Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ifraxey routine kaaga iyo sheekadaada macan waan iska jeclahy ima dhaafo 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Anigu ma haysto qof Afurka ii diyaariya walal iyo xaas ba lkn waxan ilahay ka baryayaa xaas wanaag san in ilahay igu soo aadiyo inshallah malin kayga iska sugayaa 😢😭
sorry abwe illhay xaas wanagsan Ku siiyo insha Allah ❤️
Marka adiga ma gacmo laadahayna see cml
Adigu hadaad wngsntahay bad gabadh wngsna aad heli hadii kale kashub aboowe
Mshallah mashallah tabarikalaah Allah wllshy Ifrah khaliif waan ku wataa ilaahay ha kugu asturo gurigaa Mshallah gabadh waxkasta fahmaysatahy qli qalbiga kaga soo ducaynayaa ❤❤❤❤❤
Abyo sacuudi carabi ayaaa kaala socdaaa Somalia 🇸🇴 ♥️ bes lakaama daaawado ❤❤❤❤Ramadan Mubarak ♥️ ❤️ ✨️ 💖 horay usoco xabiibti ❤❤
😂😂😅 ifrax iska jeclahya ❤❤uur ledhahya laga yaba ale haku cafiyo 😥
I l from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Mashaallah afur wanagsan❤
Mashallah Allah ha idiin xafido 🤲♥️ aniga waxan ka dawada jarmal
Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family yes haboo use❤️😘😍
Masha Allah like tii waan kala dashay ifraax maan dswadan video gan maan daawan hunguri ayaabad bagu dishay walahay gaari dhaaf ayad thy
MAASHA. ALAAH. IFRAAX. QURUXGACANTAADA. ILAAH. KUUBARAKRRYO
Duhurdabadii doqon ayaa maalin moodo
Manshaallah afur wanagsan xabibti ❤❤ raga basasha way u fican tahay sabata ma shegayo 🤣
Sometimes wey dhacda in daalka ka xoog badiyo. Keep going mcnto Allah ha idhiin xifdiyo Ameen yaa Rabb ❤💙
From soomaaliland hargaysa aan kaadaawanayaa ❤
Masha Allah ilaahey ha ku caafiyo afur wanaagsan quruxeey ❤❤❤
Ifraax ansalaatada bahalo xajiin ku dhunta intaadan jar jarin plz iska dhaq abaayo
Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰
Moi aussi je suis une Djiboutienne enchantée chérie ❤
ifrax canadan ka dawada from somaliland ❤
Ninkaan qofta amuu Cunaa😂😂 subxanalah halagagaaro qoftan intay daba qabashada leedahay
Abyo somalia kalih maaha am from kenya😂😂😂😂
❤❤❤ i am from Djibouti
Ifrah i love from Djibouti
Manch allah ifraax wanku taageera from somalilan ❤
Faanbaad kawnagaga siisay ifraaxeey 😂😂😂❤
Masha Allah ifraaxey ❤
I love you ifraah Khaliif from somaliland 🇮🇹
Am from somaliland 💚🤍❤️like
Magacaga slland aad sheegaysi
Abayo America baan kaa daawada❤
Come from galmudug state❤❤❤❤❤
masha allah ❤❤❤❤ afur wanagsan
Duhur hortiisa doqon aa maalin moodo my family ❤you
Ifrah I love you from Djibouti
Mashaa Allaa Anba Norwey baan kaa daawad👍
From soomaliland 💚🤍❤️
Ani lawada Mel wan kuxiranhy adi qofn ehen maba dawado telkyga adi Lee kabuxo ifka nolosha ❤
Soma liland anly reply ifrah qalif
Ifrax abayo uur mad ledahay
maasha allaah abayo Ramadan mubarak Insha allaah aamiin yaarabi Xabibtii ❤🎉🎉🎉🌙🌙🌙🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎈🌹🌹🌹🌹🌹💐
Maash allaah
Masha allha
I am from boram🎉🎉🎉
ifrax dar ilhy ban isga jeclhy ❤😂😂
Nairobi xita wa lga dawada qurxy😂
Anigaba canada ayaan kadawada
Masar ban juga abayo machallah
Horay usoco abyo❤❤❤❤❤
Mash Allah
Doqon ya duhur gadashis malin moda😂😂 waye
Canada kàa dawada anigu
Canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦 ka dawada saxip
I,m in canada abaayo aana kafiir sadaa
Doqona casir dabadiis duhur mooda wye
Waxa la dad à Djibouti
MaashaAllaah Tabaarakallaah Saha wal caafiya
Masha allah allaha idin xafido abaayo❤
Wan ku tagera runti from Djibouti 🇩🇯 jano 😊😊
Moi aussi je suis une Djiboutienne enchantée
Love you dumashi from duriyada
masha allh afur lamida
Ifraaxdo dhami waa qaari jah
Maashaiiahwey
Mashaallah abayo
M.a love you guys ❤❤❤❤
Mashaa alaha wall
Duhur gadaashisa doqanaa maalin mudo waaye mahmaahda
Kenya kaa dawadaa ifraxey
Wllhi qaahira joogaa cidaa ka jeclahay majirto😂😂
Walahi Aniga xita qaahira joga inte ka jokta Adiga Aniga rihaab ka jogaa
manshalla
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik ❤❤
Abyo duhurki lama cadeysto ajarka kaa nuqsamayo ee iska ilaali
Ma duhur mise casar
waa caadi xilagaa donto cadeysan kartaa
@@umumascuud3307 Waxad cilmi ulahayn waa caadi hadhihin cilmigeda ana aqristaye
@@khadramaxamud1632 Waqtiga ugu danbeyo ee qofka soman cadayan karo waa qabla zawaal oo mcnahedu tahay inteysan qoraxda zulin kahor oo an duhur lagaarin marba hdi bacda zawal lagaaro oo duhurki ah lama cadayan karo ajarka kaa nuqsamaya
❤❤❤❤❤
Doqon duhur gadashiisa malin mooda waaye
Ifraaxey adi faan maxaa idin kla haysta 😂😂😂
Gaari hada tahay mahan ina adiga isa sheeg sheegto
Somali horay wexey ku mahmah tay amaan afkag kaga ma sohoreyso marka waa caadi ineey is amaanta 😊😊
Siduu hadalkagu iigu socdo kalay arag never seen never had miyay ahyd kalmadadina😂😂😂😂
😂😂😂
Sax

MAASHA. ALAAH. IFRAAX. QURUX
GACANTAADA. ILAAH. KUUBARAKRRYO