Sida Loo Dhacsado Waxaad Xaqa U Leedahay Loona Yeesho Shakhsiyad Xoogan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

Комментарии • 182

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 5 лет назад +56

    Waxan ahay qof mar walpa xaqeeda udeysa siyeesan ucaroon Dadka kle Lkn waa inaan joojiyaa cadadaas maanta laga pilaabo insha allah una istaago siyaan ku heli lahaay waxaan xaq uleeyahay😶😶😶mhdsnd macalinka Nolosha👏👏

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 лет назад +4

      Hbbti kula mid ayan ahay se wa inaynu joojinaa

    • @ahmedjamahassan6976
      @ahmedjamahassan6976 4 года назад +3

      Kula mid runtii

    • @ibnuahmed2023
      @ibnuahmed2023 4 года назад +2

      Walahi anaa saaasa lkn waan joojineynaa insha Allah

    • @Khawlabintazwar12
      @Khawlabintazwar12 3 года назад +1

      Wllhi kula mid ayan ahay hno 🤔😢

    • @caamir_siceah1269
      @caamir_siceah1269 3 года назад +2

      Insha Allah weynu wda joojineynaa
      Wll aad bad ugu mahadsan thy sidaad
      Nooga braarujisid waxyaabahaas oo kle

  • @cabdiraxmanxasan722
    @cabdiraxmanxasan722 5 лет назад +105

    Inta jcl channal waz ka barro like iisaar

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 5 лет назад +32

    Ustaad adiga Waxad xaq ulee dahay inaa kuu mahad celino thanks 🙏

  • @kayse9381
    @kayse9381 5 лет назад +32

    Chanelkan xaqiisa ha la siiyo faaiido badan ayuu leeyahay♥️

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 5 лет назад +4

    mudo aan *WAXKA BARO CHANNEL* ku xidhnaan noloshayda ayaa is badashay waxaanan noqdry qof adag oo kalsoonidiisa dhisantay, aad bad u mahadsan teacher abdirisaq farah big love brother insha allah videos ka noocaan ah aad usoo badi jazakalah ❤💯👏

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b 5 лет назад +5

    maashaa allaah walaalo aad baa umahadsantahay taladaada waan jeclahay ilaahay hakuxifdiyo jasaakalaahu kheyran wall

  • @mawliidmacaani3444
    @mawliidmacaani3444 5 лет назад +7

    Wax ka baron channel FAA,do badan yahay inta igu raacaasan please like isaar

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 5 лет назад +17

    Abdirizak faaraH teacher of life go forward AllaH keep you

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 5 лет назад +3

    Mahadsanid zhp mcn Hadafkaaganah ALLE hakuu rumeeyoh

  • @musedeere5672
    @musedeere5672 5 лет назад +2

    Thnks mudane Abdirizak farah waxa xaqiiq ah in ay talooyinkaadu yihiin kuwa wax bdn inaga cawinaaayaa

  • @daganadde412
    @daganadde412 3 года назад +3

    Mashallah well done wllo waa talooyin aad iyo aad u wanaagsan

  • @Gudbi755
    @Gudbi755 5 лет назад +10

    thanks cbdirisaaq high techar

  • @queenisjecel6729
    @queenisjecel6729 5 лет назад +3

    Waxan aad ugu faraxsanahy inad ka so hadasho arinkan runti waa muhim inad u shegto ood ku dhirigaliso inay dadku xaqoda u istagan xili ay aad ugu bahnthy bushada qaar badan o kamid ah wan kaga mahad celinaya sida quruxda badan eed uga hadashay wll mahadsanid

  • @khadarxiis6065
    @khadarxiis6065 5 лет назад +3

    Macalin abdirisaa you are great teacher 🖐

  • @hizbullah2638
    @hizbullah2638 4 года назад +2

    Mashaalah waa cajiib oo waligay (maya) ayaa igu adkayd laakiin cashirada waan qaatay

  • @yakubhussein4256
    @yakubhussein4256 5 лет назад +4

    Masha aad ugu xiranahay WAX KA BARRO CHABNEL, taagerahaga kowaad....

  • @cabdirashiidal-cabqari2752
    @cabdirashiidal-cabqari2752 5 лет назад +1

    wlhi aniga ayey cilladaasi i hysaa markasta wuxuunbaan odhanayaa hye,haaa waayahay.
    xittaaa aniga oo islahaa ha sameyn sidaa
    hadhowna werwer iyo murugo iyo fikirbaa bilaabayaa.
    Aadbaad u mahdsantay ustaad Waan dabiqi Qodabadan inshaallh
    .

    • @user-ks6cp7lu7p
      @user-ks6cp7lu7p 4 года назад

      Isku mid nhy sxp wlhi gadaal KA KA qoomeya wlhi 😭😭

  • @user-ks6cp7lu7p
    @user-ks6cp7lu7p 4 года назад +5

    Wlhi aniga ugu adagthy jawabta My 😭markasta waa Haa 😡wan iska jari lá ahay wlhi balan waaye Wan iska jaraa wlhi 🤲🏼🥰

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 4 года назад +2

    Walahy runtii mamarka qaar anoo laygu xad gudbay ayaan udulqaataa si aanaan qofka uuga jiidhin runtii

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 5 лет назад +5

    Jazakalahu kheyran

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 2 года назад

    Mnshallh tabrkaallh macluumad xoog uqiimo badn alleh hakaa jazaaisiiyo

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 лет назад +1

    Mahadsanid wll c.risaaq

  • @ilhanali7907
    @ilhanali7907 5 лет назад +13

    😭😭dhibka i haysta weye wlhi saan haye haye u laha ba Hda kalsooni daro dareemay

    • @asiya140
      @asiya140 Год назад

      sorry anba kula mid ahay

  • @ashaahmed7567
    @ashaahmed7567 3 года назад +1

    Mshllh runtii.illhy haku barakeeya wllky qaali mclln cabdirisaaq faarax inshllh.

  • @mohamedabdiali4602
    @mohamedabdiali4602 5 лет назад +3

    Mahadsanid crisaaq faarax ❤

  • @musabmukhtar6344
    @musabmukhtar6344 5 лет назад +8

    Keep going pro aad ban kuu taageeraa

  • @nadaabdirisak5802
    @nadaabdirisak5802 5 лет назад +1

    Thnk u for ur advice Abdirisak

  • @khadraabaadir3963
    @khadraabaadir3963 5 лет назад +2

    Masha alaah wax ka baro wax badn ba ka faiday

  • @yacquupisinka6715
    @yacquupisinka6715 2 года назад +1

    Guulyso ustaad 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 wx badan wn kaa fidey

  • @fadumohussein8041
    @fadumohussein8041 3 года назад +1

    Masha allah jazakalah aniga waxan ahay dadka an xaqoda ushegan siwadax ah oo suga qofkas garashadisa iyo siduu wax urabo lakin markan arko inusan wax garasho a lahayn dib uga daga

  • @badrudiinibraahim9968
    @badrudiinibraahim9968 5 лет назад +17

    11 naad ahay✋😆

  • @yasminmahmoud7278
    @yasminmahmoud7278 5 лет назад +1

    Masha allh mahadada maso kobikaro shukran teacher ❤️❤️

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 5 лет назад +4

    Tnx huuno qali 💖

  • @nimcanabdi4292
    @nimcanabdi4292 5 лет назад +3

    Teacher of life 👍

  • @user-cu2vq6by6s
    @user-cu2vq6by6s 2 месяца назад +2

    Who is still watching in 2024❤😊

  • @cabdishakurcali9032
    @cabdishakurcali9032 5 лет назад +8

    Wll Barmaamijka xiga nooga dhig sida loo barto luuqad cusub

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 5 лет назад +1

    Caqliga hawaayin mudane waa mowduuuc xiiso leh🙌🙋

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 2 года назад +1

    Walaalayaal ila taliya gabadh aan habo u ahay walaashay hooyo iyo aabe nawada dhaleen baa dhashay.walaashay way dhimatay anigu gabadhan naftan u huray waan xiririyaa.oo waan wacaa lacag waan siiyaa jeceyl baan tusaaa. Ayadu somaaliya joogtaa anigane Norway. Waxay igu samaysaa sida.aan aniga.hadalada wanaagsan u dhaho sida habo mcn Allaah ku xafido adne sidoo kale xitaa ima dhahayso aamiin unbay dhahi.haday doonto telefankaba iga qaban mayso ilaa markaa wax dana

  • @hamdahassan4466
    @hamdahassan4466 4 года назад +7

    Best motivation somali
    Well done wllo

  • @caish3987
    @caish3987 3 года назад +1

    MashaAlllah shukran Apdiruzak

  • @norhassan8678
    @norhassan8678 5 лет назад +1

    Mahadsanid macalin qaali ah ayaa thy🙏

  • @jimcaalexaaji5197
    @jimcaalexaaji5197 Год назад

    Yuutubkan wn ku xidhanahay ilaa mudo lkn manta ka horow comnti maso qorin walaalayaal like isara

  • @abdallahussienjunior2841
    @abdallahussienjunior2841 5 лет назад +2

    Mclin Abdirisaaq Faarax Allaha ku sharfo 🙏❤

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 5 лет назад +1

    Masha allah thank you walal

  • @saynabxoosh9267
    @saynabxoosh9267 5 лет назад +2

    Mnsha alh thank you alot brother Keep going to your idea

  • @wiilsoomliyedh.c.x7978
    @wiilsoomliyedh.c.x7978 4 года назад

    Masha Allah aad iyo aad Ustaad waa run runtii siween

  • @shankaryare8055
    @shankaryare8055 2 года назад

    Zxp walahivwaxbadan ayaad isiisay oo iga qiimo badan nolosha

  • @khayrekhayrdoonmohamud3559
    @khayrekhayrdoonmohamud3559 9 месяцев назад

    Waa xasan shiikh oO gaalada kuraaligaliya masiirka dalka lodhiibay

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 лет назад +1

    Jazakallah kheyr

  • @cabdifataaxjaamac3661
    @cabdifataaxjaamac3661 4 года назад

    Chanell ka faaido badan weli intaan chanell dawanayey ma arag alla ha ku sharfo macalin A.risaaq

  • @badacs1272
    @badacs1272 5 лет назад +3

    Faylasuuf Waxbadan daraaseyo
    Hormar wacan Cabdirisaaq faarax

  • @shakourskofficial7932
    @shakourskofficial7932 5 лет назад +5

    m.a ustaaad

  • @cawoabdirahman1682
    @cawoabdirahman1682 5 лет назад +1

    Mahadsanid walal

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 5 лет назад +1

    Sax weyen runti shugran wall qali ❤😍💐👌👍👈

  • @abdishakuurcmc1544
    @abdishakuurcmc1544 5 лет назад +2

    Mahadznd zxp farxad dhamaanteed 💯💯🙏🙏🙏

  • @nuurayusuf2461
    @nuurayusuf2461 5 лет назад +2

    Maansha allh allha ku xifdiyo

  • @moohavlogsfasion3196
    @moohavlogsfasion3196 5 лет назад +6

    The best Motivation somali👍👍

  • @AbdiladhifAbdullahicares-ij8qb

    Wllhi runta kadashay macalin waxba kafaday allaha kubarakeey an sido ke hooyo iyo aabo sido kle dhamaan waxi musika sido kale waxa kafaidan allaha wax igu tar siiyo amiin xooga waina saaray mida ugu fiicani xajabsay waa dhaqso qofka ku dheh ana kasoo walaga yabaa ina dagdag santay balse ani xtaa dag dagsanay waa sabta hortada imaday hadalkaas waiga gadan yahay waligee mahilmameeyo good night wa hapeen 1: 23 pm

  • @sayid-aliadem.11
    @sayid-aliadem.11 4 года назад +2

    Mashlh WLL caqliga hawaayin
    Lkn WLL ma,nala wadaagi krtaa
    Bartaad kuleedahay fb
    Run ahanti wxn kaa faaiday waxyaabo xattaa mararka qaar waxyaabo badan oo aan kafikiri jiray ayd igusii dhiiri galisay
    Mahadsanid walal

  • @xaraggoelmi4417
    @xaraggoelmi4417 5 лет назад +11

    Qofka dislike saaraya videogaan baan layaabnhy
    Tnx teacher😍

  • @najaxcabdi9186
    @najaxcabdi9186 5 месяцев назад +1

    Insha alah

  • @farxiyomohamed2586
    @farxiyomohamed2586 5 лет назад +1

    Wll mahadsanid

  • @darajosweden692
    @darajosweden692 5 лет назад +1

    Thnkn wllll Tack wlll Mahad Saniiid wllll ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmanxasan722
    @cabdiraxmanxasan722 5 лет назад +5

    Dawaada igu horeya

    • @abdishibiin4788
      @abdishibiin4788 5 лет назад +1

      Wad mahad santahay c/riisaq hore usoco wax badan bad naga cawisa

  • @kaaahanuura6938
    @kaaahanuura6938 4 года назад

    Mashllah ilaahay cqliga hku brkeeeyo wllo

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 3 года назад +1

    MaashAllaah

  • @mamisaara3960
    @mamisaara3960 5 лет назад +1

    Walhi inoo aniga iga hadalayo umalyay 😢😢markasta wixi leewedyo dadka waan siyaa xataa hadaan ubahanahy maya ba.inakasayo mamleenaye markaan isdhaho ikadhaaf sixanaaq aan.udhahaa kabacdi waxaan isdhahaa mxaa usameesay 😞😞waan ubarty lkn waa iskudaya inaan iskajoojiyo thks wll😓😓😓

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 5 лет назад +1

    Thnkz Macalin☝👍

  • @haadicade7366
    @haadicade7366 3 года назад +1

    Realy i dont what to say you are inteligent go forward pro

  • @asmadaauus280
    @asmadaauus280 5 лет назад

    Maashaa allh alle hakuu barakeyo aqliga wngsn akhii hore usoco

  • @user-by4xj7oy9k
    @user-by4xj7oy9k 8 месяцев назад

    Run ahanti wan ogalaadaa wax walba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-fl9bb7te2c
    @user-fl9bb7te2c 8 месяцев назад

    Mahadsanid❤

  • @d-y-a5208
    @d-y-a5208 5 лет назад +1

    Wlhi anaa ka mid ah MAYA weey igu adagthy inta bdn thanks 🙏wll

  • @kingarashiid3353
    @kingarashiid3353 5 лет назад +3

    good bro

  • @sacadqolaab1260
    @sacadqolaab1260 7 месяцев назад

    Best motivation ❤

  • @hoodmohamed8171
    @hoodmohamed8171 5 лет назад

    Aad bad uu mahadsanthy wll abdirisaq faraha
    Aad bad iii dhirigalisa

  • @aamiincrisaaq985
    @aamiincrisaaq985 5 лет назад

    Thanks teacher valuable

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 5 лет назад +1

    thanks teacher

  • @user-yj2us1ks2e
    @user-yj2us1ks2e 10 месяцев назад

    Thanks brother ❤❤

  • @Dailyenglishdialogue
    @Dailyenglishdialogue 5 лет назад

    Wllhi aadbaad ugu horysaa dhaqanka bulshada iyo psychology gaba

  • @nakriimamukhtaar-mb6vd
    @nakriimamukhtaar-mb6vd Год назад

    Tanks macalin

  • @zakariyemaslax4510
    @zakariyemaslax4510 Год назад

    Mahadsanid

  • @user-vj7mq6ig2e
    @user-vj7mq6ig2e 6 месяцев назад

    Ustad waxa xaq u ledahay in lagaasoo Garbaxo 😢🤕👍

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur5154 3 года назад +1

    Thanks bro 👍

  • @mohamedalimohamud422
    @mohamedalimohamud422 2 года назад +1

    Wll waxaad xaq uleedahay like &subscriber

  • @shaafiaskar2482
    @shaafiaskar2482 5 лет назад +4

    Shukran bro

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 5 лет назад +2

    Sax masha alaah

  • @horjoogmedia3153
    @horjoogmedia3153 5 лет назад

    Cabdirisaaq intii aan Ku xidhnaa wax badan ayaan ka bartay

  • @iftiinchannel3284
    @iftiinchannel3284 5 лет назад

    Wan kahelay runti clip kan..thanks brother

  • @zaara.queenzaara5899
    @zaara.queenzaara5899 5 лет назад

    Masha Allah keep going bro waa xaqiiq

  • @user-er9rn6rb8y
    @user-er9rn6rb8y 7 месяцев назад

    Thanks

  • @samdasuuban2368
    @samdasuuban2368 4 года назад

    Thnk you wll🙏

  • @xamsexassanbarre
    @xamsexassanbarre Год назад

    Mahad sanid zxp waxbadan aan school aan kaborto waxaan kajeclahy waxaan adi kaa barto

  • @beerjaceeyl1433
    @beerjaceeyl1433 5 лет назад

    Wa run sxb mar hadi ad uskujilcso dadka qar doqon bey kumodaan

  • @shamsaxasan3331
    @shamsaxasan3331 4 года назад

    Mansha alllah mahadasnid wllky

  • @murayomohamed7453
    @murayomohamed7453 3 года назад +1

    Mansha allah

  • @salmoo5582
    @salmoo5582 5 лет назад

    Jasakalhu khayr 👏👍

  • @zakariayousuf8421
    @zakariayousuf8421 5 лет назад

    Waan ku salaamay c rasaaq

  • @ikraanbaalcade6105
    @ikraanbaalcade6105 5 лет назад

    Thanx wllo

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 3 года назад

    Thank you