Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Sheekadan qaybaheeda kale waan sugaynaa
Suuradi majeerteen Naga daa cabdi shakuur😂😂😂
Waa sheeko macaan....meel macaan ayaad ku goyseen😂 waan sugayaa qeybtaa xigta inshaAllah
Rag xikmad badan ayaa is helay
Soo badiya saaxiibayaal waa soganaa
Masha allah odayaal lkn igare gormu ciroobay
Mansha allaahu tabaarkallaah
IN SHA ALLAAH…..BUUGAG QORA…..WAAD SHEEKO FIICANTIHIIN LABADIINABA MA SHA ALLAAHMahadsanidiin
Waa sheeko xiisale
At: (2:36) WAA ISLAEGYIHIIN…✌️At (2:37) WAAN TOOSIYE…🧐😳🤣At: (2:38) DUMAASHI BAA TOOOOO…🤣Mahadsanidiin, 🫡
Habaryar itobiya ma xisaabsanee ay gumrysato sidaa udhig Kusoco sheekadaa igu qotonta 👍🏻👍🏻
Baac baad labadiinuba ka tagteen,markaad gaariwaa joogtid baa ul la geliyaa ka dib waa la cabiraa intaad soo sheegtay baa lagu cabiraa ugu dambayn baac iyo gaari waa baa u dambeeya
Gammaan
Widh widh waa meel qoraxdu dhalaalisay baan filayaa من شاءالله
Yaab macawiistina cimaamd ayey isku badashy
Salwo cumamda ku mahadsanyaa
Kkkkkkk abdi shukrii macawsta maxu ku falaya sidi askar tiigreya ayuu garab ka sartey
Inamada cawiyo u sara waxay jogan mel aan ahayn dalkenii qurube adag
Docmo waxa aan ku maqlay heesta Sahra Axmed ee Baashe Waraabecadde curiyey:Nugaal daaq la ga waa Docmo na aroor qabayDad ma qaadan karayaa?
Macawista garab fashion maha waxay ka tutjumi geeljire Kuwaan yaa sahan u dirsaday dadka waaba wareerinayaanCaruur mawataan miyaaWaa sheeka baadiyeKow
Sheekadan qaybaheeda kale waan sugaynaa
Suuradi majeerteen Naga daa cabdi shakuur😂😂😂
Waa sheeko macaan....meel macaan ayaad ku goyseen😂 waan sugayaa qeybtaa xigta inshaAllah
Rag xikmad badan ayaa is helay
Soo badiya saaxiibayaal waa soganaa
Masha allah odayaal lkn igare gormu ciroobay
Mansha allaahu tabaarkallaah
IN SHA ALLAAH…..BUUGAG QORA…..WAAD SHEEKO FIICANTIHIIN LABADIINABA MA SHA ALLAAH
Mahadsanidiin
Waa sheeko xiisale
At: (2:36) WAA ISLAEGYIHIIN…✌️
At (2:37) WAAN TOOSIYE…🧐😳🤣
At: (2:38) DUMAASHI BAA TOOOOO…🤣
Mahadsanidiin, 🫡
Habaryar itobiya ma xisaabsanee ay gumrysato sidaa udhig
Kusoco sheekadaa igu qotonta 👍🏻👍🏻
Baac baad labadiinuba ka tagteen,markaad gaariwaa joogtid baa ul la geliyaa ka dib waa la cabiraa intaad soo sheegtay baa lagu cabiraa ugu dambayn baac iyo gaari waa baa u dambeeya
Gammaan
Widh widh waa meel qoraxdu dhalaalisay baan filayaa من شاءالله
Yaab macawiistina cimaamd ayey isku badashy
Salwo cumamda ku mahadsanyaa
Kkkkkkk abdi shukrii macawsta maxu ku falaya sidi askar tiigreya ayuu garab ka sartey
Inamada cawiyo u sara waxay jogan mel aan ahayn dalkenii qurube adag
Docmo waxa aan ku maqlay heesta Sahra Axmed ee Baashe Waraabecadde curiyey:
Nugaal daaq la ga waa
Docmo na aroor qabay
Dad ma qaadan karayaa?
Macawista garab fashion maha waxay ka tutjumi geeljire
Kuwaan yaa sahan u dirsaday dadka waaba wareerinayaan
Caruur mawataan miyaa
Waa sheeka baadiye
Kow