- Видео 51
- Просмотров 295 431
Gamaan TV
Добавлен 15 июн 2024
Видео
DEG DEG Gabadh Soomaali ah oo islii Laga afduubtay
Просмотров 381Месяц назад
DEG DEG Gabadh Soomaali ah oo islii Laga afduubtay
Arooskii igarre yaasiin iyo Muuqaallo Xiisa leh Q3
Просмотров 2,8 тыс.2 месяца назад
Arooskii igarre yaasiin iyo Muuqaallo Xiisa leh Q3
Arooskii igarre yaasiin iyo Muuqaallo Xiisa leh Q2
Просмотров 2,7 тыс.2 месяца назад
Arooskii igarre yaasiin iyo Muuqaallo Xiisa leh Q2
Sheekadii Madaxa iyo Muuqaal Kooban
Просмотров 1,2 тыс.2 месяца назад
Sheekadii Madaxa iyo Muuqaal Kooban
DHacdo Cajiib ah oo Buuhoodle ka dhacday
Просмотров 2,2 тыс.2 месяца назад
DHacdo Cajiib ah oo Buuhoodle ka dhacday
Arooskii igarre yaasiin iyo Muuqaallo Xiisa leh
Просмотров 5 тыс.2 месяца назад
Arooskii igarre yaasiin iyo Muuqaallo Xiisa leh
Noole Bahan Ha dhafin oo aad wax Tari karto
Просмотров 1342 месяца назад
Noole Bahan Ha dhafin oo aad wax Tari karto
Gabadhii Labada Jeer Ninkeeda Lagu Meheriyey
Просмотров 8122 месяца назад
Gabadhii Labada Jeer Ninkeeda Lagu Meheriyey
Geel dhalay iyo Muuqallo Cajiib ah
Просмотров 1,2 тыс.3 месяца назад
Geel dhalay iyo Muuqallo Cajiib ah
Xoola aan Caanohooda La cabi Karin waligaa miyaad Raacday
Просмотров 5753 месяца назад
Xoola aan Caanohooda La cabi Karin waligaa miyaad Raacday
Gabadhii Xanuusatay iyo xanuunka Laga Helay Noociisa faah faahin dheeriya
Просмотров 1,1 тыс.3 месяца назад
Gabadhii Xanuusatay iyo xanuunka Laga Helay Noociisa faah faahin dheeriya
Jawaabihii barnaamijkii aad sugayseen saxiibayaal waa kan
Просмотров 6754 месяца назад
Jawaabihii barnaamijkii aad sugayseen saxiibayaal waa kan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidani xeer ma ah malaa
Просмотров 2,8 тыс.4 месяца назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidani xeer ma ah malaa
Maah maahyo Cajiib ah iyo Fannaadada Caanka ah
Просмотров 8134 месяца назад
Maah maahyo Cajiib ah iyo Fannaadada Caanka ah
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk we iga Qosliyeen Saxiibaday
Просмотров 3734 месяца назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk we iga Qosliyeen Saxiibaday
DEG DEG Carruur Laascaanood Laga Xaday iyo Abihii dhalay
Просмотров 7 тыс.4 месяца назад
DEG DEG Carruur Laascaanood Laga Xaday iyo Abihii dhalay
Aabihii baa hooyadii kufsaday kaddibna wey dhashay
Просмотров 4614 месяца назад
Aabihii baa hooyadii kufsaday kaddibna wey dhashay
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Bahashan Halkeeda ma dhigay mise waa la iga badiyaa Saxiibayaal
Просмотров 2585 месяцев назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Bahashan Halkeeda ma dhigay mise waa la iga badiyaa Saxiibayaal
Xerada Libaaxyda oo aan booqday muuqaal Cajiib ah
Просмотров 6 тыс.5 месяцев назад
Xerada Libaaxyda oo aan booqday muuqaal Cajiib ah
Ninku Sagaaro Hadduu Cuno Maxaa Gabadha Loogu Diidaa !
Просмотров 3045 месяцев назад
Ninku Sagaaro Hadduu Cuno Maxaa Gabadha Loogu Diidaa !
Alle hacaafiyo qalaalkeen
Allaha ha caafiyo hana u gargaaro.
Galgalita
Geelu labi ku ladana Kaanbuli kadaaqya Koor Loga gooya Kuraygi ufuulyaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa juglayda iyo dhabadda
Alle ha sahlo
Allaw soo dhaweee
Waax xiidka
Dee Egarrow. Gabadhu mawalashaabaa ka yar fogoow. Ma muxrambay kuu tahay 🤔🤔
Waa pranks baan umalayn siduu ukaftamayo Egarre 🤣🤣😂🤣😂🤣😂
Soow ma ogid wa illaahay xalaaleetayna. Oon kutubtu. Xaaraamayn in laciladeeyo. Maaha
Igare adigu madaxa waad ka alla baridaye. Maxaad ku ciladaynaysaa ama aad kuceebaynaysaa
Kkkkkk
Soomaali Dheeko Musal ah duubay waxaa igula fariidsanaa Sh Mustafa Caanood!!!
Docmo waxa aan ku maqlay heesta Sahra Axmed ee Baashe Waraabecadde curiyey: Nugaal daaq la ga waa Docmo na aroor qabay Dad ma qaadan karayaa?
Ku soco shukri.. Sheekooyinka aoo badiya
Subxanalah dadka qaarkii qalbi adkaa sidee ereyadaa damqashada xanunka leh kuugu quudheen wlle qalbiga allaha bogsiiyo waa arxanlawayal bilaa damiir ah wlle alxlilah hadey gabadhii noo bogsatay aad baan kuula ooyay islamnimo somalinimo iyo bini,adamnimo darted
Igarre waa runtaa waa xiligii iigu kaa dambeysay xiligii ay gabadhu kaa xanunsaneyd aad baan kuula murugoday
Asc wlle igarre waan ku salaamaya halkeed ku luntay
Asc wllyal A shukri iyo igarre long time waan idin salaamayaa
Asckm igare yaasiin waan ku taageera shekadani waa ilahayow ceeb astur ee Adoguna haka sheekan
Macawista garab fashion maha waxay ka tutjumi geeljire Kuwaan yaa sahan u dirsaday dadka waaba wareerinayaan Caruur mawataan miyaa Waa sheeka baadiye Kow
Qisadii aaway?.
Isdhaf shibirka wa wirwira
Galgalad
Ala maxu sayax gabdh ku shugansadey hhhhhhhhhhhhhhh
Garaaad sheegada dhamaystir qabyo ha uga tagin
Mash alha igare waa dhaqan yaan Da yar
Tolaa ay oo tolaay haday maanta ahaan lahayed odayga lacag baan u soo dirilahaa
Qaybtii kale away saan usugayaan daale kkkkk
ماشاءالله
Alxamdulilaah reer Qasali hadaad nabad qabtaan, Nairobi , Allaha idin nabad yeelo🎉🎉🎉🎉
Masha allah huno
Maash allah
Baac baad labadiinuba ka tagteen,markaad gaariwaa joogtid baa ul la geliyaa ka dib waa la cabiraa intaad soo sheegtay baa lagu cabiraa ugu dambayn baac iyo gaari waa baa u dambeeya
Maashalaah waa sheeko qurux badan igare mahadsanid walaal
Waa sheeko xiisale
Mansha allaahu tabaarkallaah
Good story 👏!
Waa inoo qeybta xigta inshaAllah. Wey igu socotaa sheekada❤
Waan uga tacdiyaynayaa arintaas igare 😂
Igare waa nin kufaana dhaqankiisa
Maa shaallaah waa sheeko xiiso badan Inshaallaah
😂maansha Allaah🎉
Maxay kugu falaysey qof xanuunsanaya ayaad egtahay.
waa nagu badh goysays sheekada
Tolkale ma livid aan ninka layiraaho Gunburi ahayn.
Kkkkkkk igare waaa riwaayad ana iiguuriya
Alla sheekadu macaana
Inaad soo dhamaystirtaan ayey ahayd