Bariido Wanaagsaney (Original)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Bariido Wanaagsaney Ibaano Waxaan u idhi |High-resolution audio |
    Codkii Iyo Music | Cumardhuule
    ERAYADA | LYRICS | ⤵⤵⤵⤵⤵⤵⤵
    00:12 Bariido Wanaagsaneey
    00:15 Ibaano Waaxaanu idhi
    00:21 Bogtii nabarkaygu itaal
    00:25 Waxaa igu badan kalgacal
    00:30 Naahooy
    00:31 Nabsiga lama babacdhigee
    00:38 Hadaan baradaan ogaa
    00:43 Kaa waayey habeenbadhkii
    00:46 Xageen kaa baafiyaa
    00:50 Kaa waayey habeenbadhkii
    00:53 Bal xageen kaa baafiyaa
    01:36 Badriido wanaagsaneey
    01:39 Ibaano waxaanu idhi
    01:46 Bogtii nabarkay taal
    01:49 Waxaa igu badan kalgacal
    01:55 Naa
    01:56 Bariido wanaagsaneey
    01:59 Ibaano waxaano idhi
    02:05 Bogtii nabarkay taal
    02:09 Waxaa igu badan kalgacal
    02:15 Hadaan baradaan ogaa
    02:21 Naahooy,
    02:22 Nabsiga lama babacdhigee
    02:28 Hadii aan bardaan ogaa
    02:34 Kaawaayey habeen badhkii
    02:37 Bal xageen kaa baafiyaa
    02:44 Nabsiga lamababacdhigee
    02:50 Hadaan baradaan ogaa
    02:57 Kaa waayey habeen badhkii
    03:00 Bal xageen kaa baafiyaa
    03:04 Kaa waayey habeen badhkii
    03:06 Bal xageen kaa baafiyaa
    03:51 Bukaan cudur waa jacayl
    03:54 Waa boogaan laga ladayn
    04:01 Waxuu badi kugu helaa
    04:04 Bariido afka Uun ku siman
    04:11 Naa bukaan cudur waa jacayl
    04:14 Waa boogaan laga ladayn
    04:21 Waxuu badi kugu helaa
    04:24 Bariido afka uun ku siman
    04:31 Ruuxaad isbarateen marhore
    04:38 Ayuu balag kuu sudhaa
    04:43 Naa hooy
    04:44 Ruuxayd isbarateen marhoraa
    04:51 Ayuu balag kuu sudhaa
    04:56 Markuu ku bariisadana
    04:59 Wadnahuu baal kaa dagaa
    05:03 Markuu ku bariisadana
    05:06 Wadnahuu baal dagaa
    06:00 Jacaylku waxuu i baday
    06:03 Xanuuna aan iga baxayn
    06:10 Baahida inan taan uqabay
    06:13 Oon aan wacadka ubislayn
    06:19 Jacaylku waxuu ibaday
    06:23 Xanuunaa aan iga baxayn
    06:29 Baahida inantaan uqabay
    06:33 Oo aan wacadka ubislayn
    06:38 Hooh Hooh,
    06:39 Hayeeshee badaan ku jiro
    06:44 Alaa iga bixin karee
    06:48 Naahooy
    06:49 Hayeeshee badaan ku jiro
    06:54 Alaa iga bixin karee
    06:59 Adigoo i badbaadiyiyo
    07:03 Baxnaanan rajaynayaa,
    07:06 Adigoo i badbaadiyiyo
    07:10 Baxnaanan rajaynayaa
    07:16 Hayeeshee badaan ku jiro
    07:21 Ilaa iga bixin karee
    07:26 Hayeshee badaan ku jiro
    07:31 Ilaaa iga bixin karee
    07:34 Adigoo i badbaadiyiyo
    07:37 Baxnaanan rajaynayaa
    07:41 Adigoo ibadbaadiyiyo
    07:44 Baxnaanan rajaynayaa
    07:47 Adigoo ibadbaadiyiyo
    07:51 Baxnaanan rajaynayaa
    07:54 Adigoo ibadbaadiyiyo
    07:57 Baxnaanan rajaynayaa
    08:01 Kaa waayey habeen badhkii
    08:04 Bal xageen kaa baafiyaa.
    08:08 Dhamaad.
    (℗) Socdaale Music
    (©) Copyright Projected By ADDDE JAMA 2023. Any illegal reproduction of this content will result in immediate legal action.
    It is essential to mention that I hold the copyright ownership of all the content featured on this channel, including my original compositions and performances. This means that unauthorized use, reproduction, or distribution of my music without my consent is strictly prohibited. I kindly request that you respect and support artists' rights by avoiding copyright infringement.
    Thank you for joining me,
    ➠Subscribe to see more ♪
    Somali folk music is deeply intertwined with oral storytelling traditions, where songs serve as a means of preserving history, passing down cultural values, and bringing communities together. It is a form of artistic expression that transcends boundaries and connects generations
    ❝𝑅𝒶𝒽 𝐵𝒶𝓁𝒾 𝒦𝓊 𝒥𝒾𝓇𝒶𝒶 𝑀𝒶 𝒪𝑔𝒶 𝐼𝓃𝒶𝓎 𝐵𝒶𝒹𝒾 𝒥𝒾𝓇𝓉𝑜❞
    ▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵
    Spotify:
    open.spotify.c...
    Apple Music:
    / adde-jama
    Anghami;
    play.anghami.c...
    Lebal:
    ℗ Socdaale Music,
    © ADDE JAMA,
    ▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Instagram; www.instagram.com

Комментарии • 6