ABU DAJAANO, HOREY AYAD CANADIAN BOY, QAYAANO AAD UGU SAMEYSAY, TAASO AH IN AAD JAMAAL WIILKA KA ADEEJISAY, HADDABAO, AJ , WASIIRKA ABU DAJAANO KULLIGIIN QAAIMIIN WIILKAN LOO WADA ADEEGSANAYA AYA TIHIIN, WAR MUSLIMNIMO IFINKAMA MUUQATO, TUUGO AYA WADA TIHIIN.
Asc abuu dujaana somal8da waxey tiraahdsa ninkii tiisa daryeela ayaa mid kale ku dara marka abuu dujaanow ninka aad wax ka sugeysid waa ninkii diiday hooyadii macaan inuu qanciyoh oo uu dhiiga DNA da Ah qaado si ay u qanacdo inuu wiilkeeda yahay iyo inuusan aheyn wuxuuna ku xiray 100,000 oo dolar in lasiiyo haddii kale ay hooyadaas ay geedkey gaarto miro ka soo goosato waa ninkaas ninka aadvl wax ka sugeyso hadalkeygan si fiican ugu fiirso jawaabta ka soo npqoneysana la soco iney ka sii darto maahane car haka soo hagaagto. Bye abuu dujaana
Mash allahmahamed yare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abuu dujaana wada saxan tahay wiilkan boliska u geee bes❤❤❤❤
Ilahay hakuxafido abudijaana
Wasiir waayo u soo raadin weyday numberka abuu dujaana
WARYADA , XABIIBO IYO CANADA BOY QARAABO MA AHA, WAA HABAR BURCAD AH, WIXII LA XIRIIRANA WAA BURCAD KALE, WAR WIILKAN AMAAN SIIYA.
Acww
Can you please give time
Mohamed to fight for his rights
Yaahu yaahu
MAXAMAD CANADA OO DALKI AAD U DHALATAY AYAD JOOGTA, POLICE KA U TAG SHARCIGAGA DOWLADDA AYA HEYSA, CID KALE HA LA HADLIN.
Habayarta ti sharcigisa iyo hawlihisa didan so ma aha waxas hooyo ma aha abu djana wa nin fican ilahay ajar ha ka siiyo
WARYA....CANADIAN BOY, ARRINKA HOOYO GADAAL U DHIGO, XABIIBO IYO NIMANKAN WRY KU HESHIYEEN, POLICE KA U TAG.
Wad kaniten aab
Aniga cadow ma ahi wayxanuunsantahay gabar aantacsi kuarkay oo reer jowhar ah ayaa ii sheegtay maamadana wayxanuunsan tahay
Wiil kaansheekadiisa wareer eekadhigeen qoyskiisa hala hashiisiin nabad alaha ka dhigo Somali halfamil ayuu ka soogalaa hala heshiiyo hadii uu hooyadiis jecelyahay
Wlhi abuduajana iyo dadkaan isku maskax ma ah
War yaa muslima ah
ABU DAJAANO, HOREY AYAD CANADIAN BOY, QAYAANO AAD UGU SAMEYSAY, TAASO AH IN AAD JAMAAL WIILKA KA ADEEJISAY, HADDABAO, AJ , WASIIRKA ABU DAJAANO KULLIGIIN QAAIMIIN WIILKAN LOO WADA ADEEGSANAYA AYA TIHIIN, WAR MUSLIMNIMO IFINKAMA MUUQATO, TUUGO AYA WADA TIHIIN.
Adeer cadow hel ma noqdo taas ogow
Abudujana dowlada ayaa joogtee maxaad ka faaideysa reer tiktok war nin.sidaas u jilicsan maanan ku moodeyn adeerow cunugan bahdilada kadaa fadlan
Waa run mamada waydhiban tahay xitaa waytugsataa jowhar halakeeno mamadaas iyo ilmaheda plz
Cadow baa tahay maad timaadid tiktok oo sheegtid inay tuugsato