Acuudu bilaahi war dadku fidma badanaa war ilahey ka baga oo ninkaan isaga hara acuudu bilaahi war dadku fidmo badanaa war ninkaan islaameed isaga hara war adiguna dariigaas mar yaa kugu dhagi kara subxanalaah
Calasow iyo hanaa qabrigo ha idin ku dumo meel aan wax jirin wax ka doontaan wilkan waa la yaqaan cumar Mohamued hooyadis waa idin la hadashay islanta dacwada qabta wiilkeeda ha raadsato
war ninkan majeerten ma ahaan iyo darood mida. haduu noqon waayo reerku sheegan ninkan case ayaa lagu soo oogi kara maraykan loga masafiriyo ama citizenship laga laabto sababto ah waa beenale 3 magac ayaa lagu sheegay.abshir. Xasanow.abdikhadir.
Ala labadaan khaain say afka u kala jiidaan arag war xishooda oo reerka wiilkooda uga hara somali badan baa far go ane u raadiya waxay dhashay duqda ee reeka ka xishooda wiil koodana u daaya Bisinka yaab!!!
Masibo allah ku rido dahir umada ka Dana hat beentada adiga hoyada keen iyo walalahaa mj nacayb a ku hayo
Doftar baa tahay dahirow saqajaanyahow eyga ka har umada alaah
😂😂😂
Allaha u sahlo Mamada Xasan Fareywaa dhashe Allaha u jilcoyo
Waryaa dahir isagaba raxweyn ah mansha,allah.❤
dahir calasow qof af maaya yaqaano raadso si wanaagsan uu yaqaano af raxanwayne.
Que d’Allah aide la maman qui a perdu son enfant amine 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😪😪😪
DAAHIR CALASOW ISAGAABA U BAAHAN IN LOO RAADIYO AABIHIIS IYO HOOYADIIS
kkkkkkk dahir calaasow yaa dhalay asaga?
Daahir hooyadeey af itoobiyaan ayaa ku hadashaa anig a ma aqaanin taas qiil kuma an daahir dutuus😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wiilkaan cunsuriga oo majerteen ahaa musiibo Allah haku rido 😢
Subxaana' Allah.Qof Weyn oo ilmo leh baa lagu murmayaa?? Immisa Sano ayaa ka dembeysey? Waa dhibaatada xasuuqii Xamar😭
Aj waa caasi
Wallee kan raan wuu ilobay kani islanimo lama barin miyaa war hooy dahiraw wad dhimane joog alahu akbar
Wiilkaan cunsuriyaddii majerten haysa hooyadiis ma diidano
Saagalsano haduijiray hooyadiis waogyahay maxkudhacay
Nacaam bontii wan lugu heeli
anaga,hadaan,nahay raxawaan hadlka mawasno barbies Ayaan liknaa
Mamma faaduma baa dhashay waxba yasn la inkirin
Hooyadiis af Somaliyay ku hadashada af may may hooyadu ku egyahay
DUQDAAN WAXAY U EG TAHAY IN.LACAG LA SOO SIYEY
Acuudu bilaahi war dadku fidma badanaa war ilahey ka baga oo ninkaan isaga hara acuudu bilaahi war dadku fidmo badanaa war ninkaan islaameed isaga hara war adiguna dariigaas mar yaa kugu dhagi kara subxanalaah
Afrax runtiis waaye arintaan hoos haloo xaliyo warcad waaye
Ohoole walahi Dahir in layska qabto waa xaq hada
🎉
Cedceda sacabo laguma qariyo ba somalidu kumahamada e arntan qofkasta wa u jeda lkn hadu dido de wa lagu qasbaya dhiga wa ladacwnaa maxa kale😢😢
Dulmilow daahir of buu rabaa inuu nasabiyada kasaaro
Daahir dulmi badanaa
AJ hadalka inti xun uu kaso duubey inti fiicana maba dhmeystiraayo qabyo uu ka soo qaadey
Dadka indha adakaa dadkaan cadeen ku kala baxno maxaa waaye hooyadii dhashayba haday hadashay maxaa layau xiijinaaya
Islaanta naagtan baa ku shaqaysanaysa nolol u quudhiwaa duli daahir calasow
Dahir calasoo daalim waye
Daahir codka waa jer jertay beenloow qaa in😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Calasow iyo hanaa qabrigo ha idin ku dumo meel aan wax jirin wax ka doontaan wilkan waa la yaqaan cumar Mohamued hooyadis waa idin la hadashay islanta dacwada qabta wiilkeeda ha raadsato
war ninkan majeerten ma ahaan iyo darood mida. haduu noqon waayo reerku sheegan ninkan case ayaa lagu soo oogi kara maraykan loga masafiriyo ama citizenship laga laabto sababto ah waa beenale 3 magac ayaa lagu sheegay.abshir. Xasanow.abdikhadir.
Ciyaalka say wallahi afsomali mafahmaan?????
Munafaq manaqano hoyaday luuqada aytaqaan dahir beenale
Wasax
Dadka maxaay u inkastande dadkii aay kadhasheen ninkaan 9 wax walba wuuxasuusan yahay war shanjir iyo lexjir kulli Waan xasuusnahay marka nin yahoow dadkii kenya dugsiga aadka dhigan girtey baa jooga oo majiirteen ah cadeeyey wiilkaan wuu dhumey majeerteen baa gacanta ku dhigey marka aduunka waxaa ugu daran gabadhii fanaanada aheyd ayadoo weyn wallaasheed inkirtey reer waqooyi aheed marka aduunyo gadoon aaqurasamaan war hooy aaqira fiiri dad aanku dhalin xageed ugu dabafeyli maku sixteen
Ala labadaan khaain say afka u kala jiidaan arag war xishooda oo reerka wiilkooda uga hara somali badan baa far go ane u raadiya waxay dhashay duqda ee reeka ka xishooda wiil koodana u daaya Bisinka yaab!!!
BONJOURE MAMAN MAMAN ELLE BIEN UN PEU LÀ MAMAN KAMÈ DÈ TOUER LE MADE
Beenlow majeerteen naceyb baa kaa keentay candho calasow week waa ku qaraabatay wax kale raadso ogaado dabka ku shidato enough is enough 😂😂😂😂😂😂😂😂 sheekadan waa dhamaatay
Ma handadooye wa waaninoyaa mamada nin diidan maxu u taraaya
Sax ani xataa waalayabanhy
Pourquoi ils veulent pas l’ examen àdn ❓️❤️🩹❤️🩹❤️🩹🤲🤲🤲🤲