Waa w qurexleey gabdhii taariikhda nooga sheekayn jirtay waa kuu xiisnay sheeko qurexeey maariin dhallaalaya al asliya dhinac walba love your story 💖 😘
Masha Allah walaashay in ay Hassus dheer igalisay anoo Jid dheer oo High waye Truck kuwadayo baan labo jeer jidka kabixi rabay Alla I badbaadshay Walaahi qiiro aan la ooye
Hopefully, in wareysigan midka xigga aad ku qabataan Muqdisho. Boqol siyaasi oo la wareysto waxaa 100% ka doorbidayaa midkan oo kale. Thanks BRIT SOMALI TV!
MASHA ALLAH VERY POSITIVE SOOMAALI DADKAN OO KALE U BAAHAN TAHAY MAYA MID QABYAALAD WAASHAY OO CAAY LA SOO TAAGAN SOOMAALIDA WAA DAD MASKAXDA KA BURBURTAY SI LOO KABO WAA IN AAY HESHAA POSITIVE MORAL SUPPORT
Masha Allah walashay dib bay no celisay wallahi walashay been kuma shegin Muqdisho tagay maskaxdeyda way is rogtay culayski sarna ka dagay maqarkayga is badalay markay ku soo laabtay marakanka plastic surgery ma soo samaysay ayey waydinayan abayo see shegtay wa nabad meel kasta waxa noo dhiman wax yar insha Allah way dhaman donan C/Xaafid wan ku salamaya
Wlhi xasuus waayo waayo reer muqdisho qabiil iyo waxaas lagama aqoon kk galabtii dhexda soo dhuujiso then shukansi aad bes intasa laga yaqaaney ani reer S/land an ahay lkn muqdisho meelna ma dhafsaden wlhi
Cadi matihid buloborte masha allah ll saxibiw ustareska yurub intu ka maray yurub dad komboyon dawa a ah wata anka iman jiray caea qof cafi mad qabto cadabti yurub ka bad baday an ujedna masha allah an kulenahay walashen sidas u faraxsanow
Hadii lays daayo shisheeyaha dan uma aha marka hadaad yeelayso waadba yeeshayee sagaal madax wayne sacabka uu u fadsan yahay oo siriq isku gaadaaya wali daba taagnow xataa sodon sano iyo dheeraad adoo dhulka ka kici la a alaahu mustacaan
Fadumo dhalinyarada cuslaatey yaa isku midd waqtigaad ka hadleysid nolol macaan muqdisho ilaa Italy aan is dabo soconey yaa hooyo aa lanoqday lakala habaab London aan kula joogaa yaa
Ooh I love this lady ❤. Marwalbo nogeen inshaAllah. We never be bored and tired. She is amazing and a real citizen 👏
Thanks Abdihafid
Waa w qurexleey gabdhii taariikhda nooga sheekayn jirtay waa kuu xiisnay sheeko qurexeey maariin dhallaalaya al asliya dhinac walba love your story 💖 😘
Mansha Allah Faadumo Buulebarde iyo Abdihafid aad ayaad ugu mahadsan tihiin programkan. Faadumo waxay dib noogu celisay waayihì berisamaadkii ❤❤❤❤❤
Nolal macan o naxli iyo naceb iyo wasaq midna laheyn umad isku duuban o wax soosaar lahed sharaf iyo qiimo udheeraa ilahoow noso celi cabdi mahad sanid adiga iyo faadumo 🥰🙏🌺
MashaAllah walahi hawadaa igaqabsatay💕🌺🌺🌺🌺 barnamij taxana noo same please🏆🎤
Masha Allah 😂😂😂❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴aad ayaan u xiiseeyaaanahadsanid abdi xafiid😢😢❤ muqdisho iyo hiiran gaar ahan buulay my best gobal
Gabadhaan iyadaaba fanaanad ah , maanshaallah .
Hal fanaan way dhaaftay waa 100 mansha Allah. Allaha xafido. Illahay codkaas macan hakadhigo mid ay Qur'aanka ku akhrido.
Masha Allah walaashay in ay Hassus dheer igalisay anoo Jid dheer oo High waye Truck kuwadayo baan labo jeer jidka kabixi rabay Alla I badbaadshay
Walaahi qiiro aan la ooye
Really i like this mom she knows more nd she is wadani Ilaahey hano xafido
Faadumo waa qof aad noo dhiiri gilisay allaha noo xifdiyo walaasheena maashaa allaah 🇸🇴
Sieedoo kale allaha Soo badiyo 🎉🎉🎉❤
Faadumo xasuus aan caadi ahayn ayaad igilisey faadumo buuloburte waalagaa bedelaa waxaan kuu bixiyey faadumo happy abaayo calooshaa I dhaqaaqday
Mar walba sidaan ookale nooga sheekey wadankeeni waad mahadsan tahay abaayo ❤❤❤
Maasha Allah bishaarada Faadumu allah hanoo siyaadiyo.
Masha Allah waa heesaheegii aan ku raaxeysan jiray waxaasa wadan aha❤❤❤I love heesihii hore
Soomaali waa soomaali wax badeli karo majiro iloveyou my sister❤❤❤❤❤❤ qurux leey
Hopefully, in wareysigan midka xigga aad ku qabataan Muqdisho. Boqol siyaasi oo la wareysto waxaa 100% ka doorbidayaa midkan oo kale. Thanks BRIT SOMALI TV!
BEESHA HAWIYAAY DAWLADDA LA SHAQEEYA, OO CAASIMADDA DHISA, OO NADIIFIYA, OO HANTIDA LA KALA DHACAY DADKEEDII HA LOO CELIYO.
Sxb afsoomaali lama rabee hada sooma arkin dhul dadkii lahaa labaafinaayoo
I didn't listen yet.as soon as I see fadumo, I am excited to hear her voice. Thanks you my sister.
bismillah asc masha allah ee c xafiidow waxa kaa akmuuqdo feynuusti caanka eheyd ee nalakuyaqiinay allaa meeqo dhalaa jabshe adunyo waataas igadaa calool xumada illahey tan waanagasaari karaa
Manshallah walashay waya wayo ayaad na so xasusisay qof qiima badan bad tahay Alle ha ku dhawro.
Subxaanallaah allaahumma yahdiik allaahumma yahdiik allaahumma yahdiik
maansha alaah dadkaanoo kale ayaa dadka canfacaya qalbiga ayey noo dajisay thank you sister waa waxa dadka isjeclaysiinayo xumaanta ka dhaqayo
Si wanaagsan guul Somalia
Masha alllah my sister thanks
Waan ooye markaan iskuulka aadno ayaa heestaa dhageesan jiray ilaahow nabada buuxada nooga dhiga❤❤❤❤
Wlhi taariiq qurux badan ilaahow farxadaas noo soo celi
Masha Allah dalka wanagiisa Allaha noo siiwada
Maasha alaah alaha nabad iyonolol qeer qabta iyodadkoo is kumabaa dii ah ooqabiilka hankooda kaweynaado aan iskumid ka noqono ee calaaladan iyofederaalkaan faa ido nooma laha ee hala sameeyo doorasho soomaali ween ah yaa raba midnimada soomaali ween yaa se raba federaal iyocalaladan iyoqabiilwalba inaan meeshiisa xukumo abayo faduumo iyocabdi xafiid maasha alaah abaayo noosoocelceli noo qabiil ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alah waa inaga farxisay walshey fatima buulaburtay shugran abdihafid ❤
❤ waa libaaxad Dhul baraf dilay, alloow wadanka nabad nooga dhig”
Faadumo waa reer suqbacaad
Faadumo Waddani AllAH Haku Xafido adiga iyo Ummadda Somaliyeed oo Dhan.
Waayo waayo laakin maamada garbsaarka si fiican mey u xirato maamo bal markaa saga diinta soo fiiri
Masha allha
Masha allah. Waa mama qalbi wanaagsan.
Wa idin salamay weriye cbd xfd
iyo FDM blbrt. Xasusu dher ayan galay Muqudushadi todobat mayadi. Cbd Xfd sobadi wareesiga FDMA Blbrt.
Barnaamij Madax-degsi ah. Waaba fankii oo qof ah. Very funny lady!
Waayo Waayo I soo xauusay waa igu socotaa waa heesaheygii aad ayaan udhageysan jiray
Masha allah.
Mahadsanid Cabdixafiid Xasuusbaan Galley
Reer buulo burte caadi maahan waa xadaariyiin
She's amazing
Faadumo xasuus aan caadi ahayn ayaad igilisey faadumo buuloburte waalagaa bedelaa waxaan kuu bixiyey faadumo happy abaayo calooshaa I dhaqaaqday
Mar walba sidaan ookale nooga sheekey wadankeeni waad mahadsan tahay abaayo
Maasha Allaah Waad qurux badan tahay.
MASHA ALLAH VERY POSITIVE SOOMAALI DADKAN OO KALE U BAAHAN TAHAY MAYA MID QABYAALAD WAASHAY OO CAAY LA SOO TAAGAN SOOMAALIDA WAA DAD MASKAXDA KA BURBURTAY SI LOO KABO WAA IN AAY HESHAA POSITIVE MORAL SUPPORT
Noow Mamada & BOQORADDA REER BUULO-BARDE , Waa Astaan qaran , Waa & Fanaanad & wadaniyad nol. Guulayso. vita a continua. Somalia ha noolaato
Gabadhaan mar horaad soo deysey ee ma mid cusub baa 😊😊😊😊😊😊😊
haa waa mid cusub waaye
Mahadsanid
Xusuus ayey i galisay walahi safaleetiga dhididka la isaga tiri jirey iyo perfume-ka ay sheegtay Paradise primadona🙏
Love her so much thanks Abdixafid
Mansha allah ❤❤❤❤❤
❤ woow gabadhu waa midabkii hore ee somalida original ahaa ee imika inaga dabar go'ay
Masha alaah ❤❤❤
Thanks abdixaafid waxaad qaaday interview taariikh ah waar hala share gareeyo
Beautiful color. never use skin lightener ladies.
Masha Allah walashay dib bay no celisay wallahi walashay been kuma shegin Muqdisho tagay maskaxdeyda way is rogtay culayski sarna ka dagay maqarkayga is badalay markay ku soo laabtay marakanka plastic surgery ma soo samaysay ayey waydinayan abayo see shegtay wa nabad meel kasta waxa noo dhiman wax yar insha Allah way dhaman donan C/Xaafid wan ku salamaya
Asc ma sha Allah gabaadhan waa wadani
Masha allah waxaas oo qurux iyo wanag ah waxa arkayo qof caafimad qaba balse qof qabil iyo neceb ku jiro ma arkikaro
Asc maamada sideey u xafiday heesaha waxaa ka wanaagsanaanlaheyd in ay xafido quraanka aduun iyo aaqiraba asigaa wax tar leh
Mrs buula berde waan kusalaamay sister su’aal ban kuweydinataa I hope inaad aragto❗️waxaa tiri “trainka xassan sh halasoo wada raaco” maxuma lkn adigu Farmaajo wakhtigiisii mataageersaneyd❓
Aniga London ku soo dhaweyay marks musharaxa ahaa u tunay u soo ducaynay
Qabiilka Iska da farmaajo sida somali oo dhan ugu sare kacday qofkoogu kacay majirte somalinimada haku deeqo meshaan malinba qofa imaana oo nin xilka u gabtaa somali darteed waku yaryahay kuligood dantooda meesha keentay ee shibka wadanka leh yeysan nin fiirsan farmaaje ka hor uu wadankan jiray jirina doona
Wlhi xasuus waayo waayo reer muqdisho qabiil iyo waxaas lagama aqoon kk galabtii dhexda soo dhuujiso then shukansi aad bes intasa laga yaqaaney ani reer S/land an ahay lkn muqdisho meelna ma dhafsaden wlhi
Somalidii runta ahayd ayaa lagu soo xasuusanayaa gabadhan masarkay xiran thy xataa waa somalidii hore sharaftii somaliya❤oo ruuxa
Thanks ❤
❤❤❤❤ maashaa allah
Waan Jeclahay Gabadhan Maasha Allaah Maduqoobinbee Ragbaa Dumar Kalareebey Nin Fiicanbaa Dhaqaaleystey Allaha Usiyaadiyo
Cadi matihid buloborte masha allah ll saxibiw ustareska yurub intu ka maray yurub dad komboyon dawa a ah wata anka iman jiray caea qof cafi mad qabto cadabti yurub ka bad baday an ujedna masha allah an kulenahay walashen sidas u faraxsanow
Beautiful person inside and out ❤❤❤
Bright brain and beautiful lady
Waa ruwaayadii wad iyo waxad(samatar iyo seynab cige)
Wow ❤
Xasuus maansha alaah
Geesiyad kkk fac kasta ku fac sidaan usoo wada baxay kk
Kuwa xijaaban kuwa aan xijaabnewn oo kafiican ayaa jir oo qalbi nadiif ah ee ugaada❤❤❤❤
Heesta waxaa lasaari jiray 7:00 suxdii iyada iyo ardaybaan ahay❤❤❤❤❤
Thank so much
Mashalaah
Mansha Allaah edo maacanto Amiin Amiin Amiin 😂❤❤❤❤❤
Waw walashey watkaga wa ideqay walatu xalal walatu xalal dhalay atahay orunta shegeysa nolkw intay nolol jirto nadabey nasabna wuku waraysanaya nolada kuligin madha allah
Thanks ❤ all somalida oo dhan Waa Hal qoys one big family nolada
Welee in meel an ogahay ay katimid Fadumo Nuur wan ku salamay
Mashallah ❤❤❤
Maamo sharaf iyo ciso ku noloow ✌️
Aduunyada nin dhoofiyo ninkii dagan dhulkii hooyo❤
Sodhawow Fadumo Buula burde ❤🎉
Faathumo qaran haloo bixiyo marwadan.
waxaan xasuusanay waayo waayo iyo wadankii
wow we have to go back insha allah
Muqdisho ayaa nabadi taallaa isma oran sar nin dhistay horumar maaha haykal dowladeed kaladambayn ayaa loohan yahay
Daymanka modow waan salaamyw
Masha Allah laakiin walasqo ma ciyaar baa? anigu caybaan u aqaane waa loo dhashaa wadaninimada
Waaw waaw waaw wa waayo wayo iyo xigmada ku jirta sugaanteenii hore .
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxa cajiib ah Ethiopia iyo dhul ayaa nooga maqnaa laakin maanta iyagii ayaa dhul iyo bad nagu haaysto gacan ku gabad ayaa nahay. Welina anagii ayaa is haaysano. Waa ciil adduun!!!!!
Hadii lays daayo shisheeyaha dan uma aha marka hadaad yeelayso waadba yeeshayee sagaal madax wayne sacabka uu u fadsan yahay oo siriq isku gaadaaya wali daba taagnow xataa sodon sano iyo dheeraad adoo dhulka ka kici la a alaahu mustacaan
🥲🥲🥲🥲 somalidii midowdoo
Waxay i xasuusisay subax marka school u socoto ayaa la shidi jiray
Mahadsanid wll❤❤❤
Wllhi waan qiirooday.
Abahey ayaa ku jirya igashekeyay waxu ahaa darawal cidan
Jacayl dhidibka aastaan la dheeldheeliyaayaa.
Daymanda madow waa wadani
WAAYO WAAYO GABDHAA WAKHTI AAN LEEYAHAY YAA DIB KUUGU CESHA BADA IYO CIRKA RUWAAYADAHA AAD BAAN IDINKU HSYSTAA MAR WALBANA YAAN DAGAAL IYO SIYAASADSN JAHA WAREERTEY HALAGA NASTO
Of course we need a positive outcome
Waaw codkii Qalanjo
Waan Kaxumahay Fowsiyo Wixii Kudhacey
Fadumo dhalinyarada cuslaatey yaa isku midd waqtigaad ka hadleysid nolol macaan muqdisho ilaa Italy aan is dabo soconey yaa hooyo aa lanoqday lakala habaab London aan kula joogaa yaa
Bro please..XABIIB SHIRAABI XABIIB wareeysi kaso Qaad.
Waxa maqlay ino joogo MALMO sweden.
Music SOMALI 70s/80s. RAGEE MUSIC/DISCO STYLE MUSIC.
Tariiq reebka Archive nooga reeb.
He's was musician/ Dur Dur band iyo Caweykii Curubo hotels.
Golden era SUUGAANTEENA.
Somalia allaah xafido
Kkkkkkkkk anoo yar kkk kuwa yiraahdoow waa idiin jeednaa