Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 3 Fikradii Nimco Jokar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 3 Fikradii Nimco Jokar,

Комментарии • 148

  • @samiiroyariisey5994
    @samiiroyariisey5994 5 лет назад +156

    Hadii ad rufiyan minda necebthy like hla dhafin😁

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 5 лет назад +2

    anigu waxaan u xiisay telephonka aan ku hadhadli jiray iyo KU CADEE 😂😂😂😂 alla beerka walahay ma xasuusto xilli aan sidaaso kale uqoslo walashy naciimo jasaaka allah kheyr hawlihii ramadanka ayaad naga nasisay i love youuuuuuuuu wuuuu

  • @fatumalula8858
    @fatumalula8858 5 лет назад +19

    Walashey mcn riwayadihi keliga aya macana,ee renew plz! Surmindi qalow qalow iyo nic muluhmalah!!!!!!

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 5 лет назад +7

    Nimco Jokar Qaybtan Waa Sur-mindi oo halkan taagan inta ila aragtay like-ta

  • @hassanire1248
    @hassanire1248 5 лет назад +8

    Naima warsame love you wlh qofka kali iga qosliya waa adiga

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 5 лет назад +4

    Mood ka iga maqna jokar marka arke wa iska qosly u always make me happy😍😘

  • @katraquen6015
    @katraquen6015 5 лет назад +5

    Jookar wlhi beerka ixnuuny ma ka qalysid isna wixisa hayska dhuuqe wlley😂🤣🤣

  • @ayanjama5385
    @ayanjama5385 5 лет назад +4

    Hore ayaa waxan uladhacsaneen Nimco Joker hadana wxaa ku soo biirey liibaan guys you are so funny

  • @firdowsmohamed92mohamed22
    @firdowsmohamed92mohamed22 5 лет назад +10

    The only reason i watch this ruwayaad is Naimco jookar

    • @rayaannrayaann2378
      @rayaannrayaann2378 4 года назад

      🍸🍺🍻🍷🍹🍶☕🍵🍼🍴🍨🍧🍦🍩🍰🍪🍫🍬🍭🍮🍯🍳🍔🍟🍝🍕🍖🍗🍤🍣🍱🍞🍜🍛🍲🍚🍙🍢🍡🍥🍎🍌🍏🍊🍋🍄🍅🍆🍇🍈🌰🌸🌻🌼🌽🌹🍀🌾🍁🌿🍂☀🍃🌈🌺🌷🌴🍓🌳🍒🍑

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 лет назад +13

    kal iyo lab waxan uu tagera walashey nimco inti ila jacel ilke isara

  • @aminaabdullahi8833
    @aminaabdullahi8833 5 лет назад +10

    Chilling life is good ey taganthy
    Abaay inad inta kakacdin macibade satino Ramadan waye Bishi cibadada

  • @ROMAN77700
    @ROMAN77700 5 лет назад +19

    naciimo jokar gabadha kli aan teegero 🙏🙏🙏

  • @muzamiumu6349
    @muzamiumu6349 5 лет назад +3

    5 xabo sanbuuz qofkii cunaaa hhhh cuno ma u dhiman hhhhhh😂🤣🤣🤣🤣

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 5 лет назад +19

    Jookar mar haday ku jirto filimka iyadoon wali hadlin waaba isla qoslaysaa waaba riwaayad kaligeed socota😂😂

  • @kalagooye9200
    @kalagooye9200 5 лет назад +4

    Jookar wlhi wa wax kale Nin caqli leh ba tahay Ku teh😂😂😂😂😂 ma ninkaas sawirka ah miya caqli leh 😂😂😂

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 лет назад +9

    Abti liiiban io Nimco jookar somalida noloshooda dhan aqriyeen macbuuuudka 🤣🤣🤪🤪🤪

  • @ifrahmo5835
    @ifrahmo5835 5 лет назад

    Nimco joker waxay soogudbisaa waxa bulshadeena kajirta ,waxay soogudbisaa waxa mujtameeceena kadhab ah wllo aad baan kuutaageera waxaanaad tahay qof runta kaahdasha kunagudbisid si comedian ah wllo horre usoco wacyigalintaana sidaa kuwad 👏👏🙏💪💪

  • @shadiyaabdirashid948
    @shadiyaabdirashid948 5 лет назад +5

    Hhhhh rufyanima iqabata ku yeyn hhhh

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 5 лет назад +5

    Kulahaa awalba lagu xamanaayey
    Ninkeeday dishaaa😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanahmed8645
    @ayaanahmed8645 5 лет назад +4

    Ina adeer nimcay waan kuu xiisa qofkii ugu horeeyo daawada hadaan ahy kawarn❤

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 5 лет назад +3

    Wilka ruwayadan ku jira wa qatar jilitanka wa 👍

  • @anisaeme8193
    @anisaeme8193 5 лет назад +7

    Maafiyo is qaba yaaab 😂😂😂

  • @hafsafaysal9197
    @hafsafaysal9197 5 лет назад +6

    Fadhigan ka xanaqay inta xanaqsan like

  • @kafiyamusa9264
    @kafiyamusa9264 5 лет назад +7

    Asc kkkkkkkkkk cadi maha
    Nica jokra kkkkkk

  • @zenoritabella5163
    @zenoritabella5163 5 лет назад +8

    joookar love u abyo💖💎

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 5 лет назад +1

    kaw iyo karjaf kolee loma kalaharin malmaha nolosha hhahaahahahahahaahqa wixii so jiray iyo wixi jiri dona jookaraa jilin jagada jag jag kaa ga sisay waxbixin koban iyo talo muhiima keep doing what you doing guys i liket.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,.,

  • @ilhaamindho9050
    @ilhaamindho9050 5 лет назад +2

    Joker love Baan kugu ahy xbbti alle hakudaaye😍

  • @khadiijaabubakar4780
    @khadiijaabubakar4780 5 лет назад +8

    nimco&liibaan🤣🤣🤣 laba kala daran

  • @Fiicaneyy.abdi19
    @Fiicaneyy.abdi19 5 лет назад +5

    Abti liiban iyo naciima jookar one love

  • @saynabahmed7643
    @saynabahmed7643 5 лет назад +3

    Jokor horay usoco qof nool wye kuhystaa tolhii😘😘💋💋❤❤

  • @umuikhlasmohamed2202
    @umuikhlasmohamed2202 5 лет назад +3

    waku haystaa abti liiban jokarey ilove you

  • @deeqoosman9321
    @deeqoosman9321 5 лет назад +3

    Warjeclaaa hhhh dad saana iska jiro caku rufyaan necbiyaqqa

  • @mohamudbulle4266
    @mohamudbulle4266 5 лет назад +2

    Ilaahoow nacafi naba cafisaye kuteh islaantan xaa daaro waayaabe

  • @munomaanka7318
    @munomaanka7318 5 лет назад +2

    Wllshey waankutageeraa allaha kuxfido

  • @ismhaantaajirotaajiro7206
    @ismhaantaajirotaajiro7206 5 лет назад +1

    MASHALLAH MASHALLAH MY sister thank you 🤗👍👍👍👍👍🌷🌷🌷🌷🤗🤗

  • @azhardedumond8808
    @azhardedumond8808 5 лет назад +2

    Qamarka qofaa igusire kulaha naima jokar keep going

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 5 лет назад +3

    Maxaa ku dhacay niicimo abaayo xoogaa Waa yara badalnty

  • @sahrasiman8098
    @sahrasiman8098 5 лет назад +7

    Hhhhh wershad miyaa idiintaal ku yiri

  • @kalagooye9200
    @kalagooye9200 5 лет назад +3

    Ninkaan suurooda layaabay war wllo maaadan sidi ragiii filmka u jishid

  • @salmiinaa7124
    @salmiinaa7124 5 лет назад +2

    Jookaring 😂😂😂😂gbar fuuny ah waaye xqiiiq

  • @muzamiumu6349
    @muzamiumu6349 5 лет назад +3

    Dhago hadalka ruwayadan mama malyun kujeyda cidi fahantey likr isara🤣🤣🤣

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 5 лет назад +6

    Qosolkan uu iska keenayo karhay walhi allah muxu raga ilahy qiimo iyo haybad siiyay kii se ka weecda raganimada foolxuma dhaqankiisu😭👈

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 5 лет назад

      Gadhka uun yaa iga siiya kani nin ma ahee 😂😂😂

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 5 лет назад +16

    Nin iyo naag isqabo oo war sheegay 🤣🤣🤣🤣🤣 alla beerka

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 лет назад

    😂😂 Abti liibaan iyo Jokar funny wlhi

  • @Imfree-sg3im
    @Imfree-sg3im 5 лет назад +2

    Gacanta siduu uga jabiyy 😂😂🤣🤣🤣

  • @spicyjimin118
    @spicyjimin118 5 лет назад +11

    Ati mamo 70$ igu laheda 10$siiyey wey iga badisay

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 лет назад +1

    Viva jakar and abti liiban

  • @aragsan1432
    @aragsan1432 5 лет назад +2

    joker markaa arko waaba iska sii qoslaaa ani hhhhhhhhhhhh

  • @anisaosman6192
    @anisaosman6192 5 лет назад +1

    Naciima liibaan waa isku soo baxaysaan jiliinka! marhore inaad noo soo samaysaanay ahayd ,100kun subscribe waa gaaraysaan very soon?!

  • @abdinajiibmaxamed7599
    @abdinajiibmaxamed7599 5 лет назад +3

    Labo benaalayal inay is heleen hadaad aamin san thy like saar 😂😂🤣🤣😎😎

  • @ahlamadan1467
    @ahlamadan1467 5 лет назад +1

    Qofkii ugoo horeye ahaay liketa

  • @istahilfarah9077
    @istahilfarah9077 5 лет назад +1

    Www qofki u horeyay animaa noqday

  • @ubahubahiina7526
    @ubahubahiina7526 5 лет назад

    dacad uqosle walasokaca jikinle leskuqabana abti libaan😂😅😅😅

  • @aishaqays1636
    @aishaqays1636 5 лет назад +4

    Hhh 😂 been iyo runa iskugu daraa kkk

  • @aaminacalixuseen8091
    @aaminacalixuseen8091 5 лет назад

    Abti liibaan nin iga badiyay wlhi😂😂😂

  • @hanicadey6947
    @hanicadey6947 5 лет назад +6

    nimcoy rer cunto xumo igu dar ana lkn 5xbo sambuus waligey macunin😏

    • @simanabdi9798
      @simanabdi9798 5 лет назад +1

      Hhhhh😂😂😂😂re cunta xumo qofkiiba 5 Sanbuus cunayaa😂😂😂manooli

    • @hanicadey6947
      @hanicadey6947 5 лет назад

      @@simanabdi9798 😂🤣

  • @abdiaziizaqiyaar8021
    @abdiaziizaqiyaar8021 5 лет назад +2

    Inta sooman like ii saara

  • @khaalidxasan5392
    @khaalidxasan5392 5 лет назад

    Mnsha alaah

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein1781 5 лет назад +3

    Nimca jakar abayo
    Video welcome Minnesota oo madaxa qawantahy ka bixi youtube waxana soo galiyey xogmaal media,
    Maxaa yeelay waa dhiman karta video kama baxaya wana cawra
    Waliga jirkaga ilaali,
    Kaas lee arkay ayadoo madax banan kaas ka bixi

    • @ahassen4912
      @ahassen4912 5 лет назад +1

      Mohamed Hussein cml yeelo waraa video ga kaliya ee ku indha doogsado miyaad rabtaa inaad RUclips ka saarto xaasidsanaa

  • @ruuxiraap8042
    @ruuxiraap8042 5 лет назад +1

    surmindi Hadan arko Dar alle uqoslaa kkk

  • @user-rr6ve3ng7c
    @user-rr6ve3ng7c 5 месяцев назад

    Wlhi kal iyo laab ba iiga qoslisaa naiimay

  • @maryanshine7806
    @maryanshine7806 5 лет назад

    Hhhhh bismilah gacanta I jabisay kulahaa hhh waxa kayaby mrka ila xisabtamtid inaa isku xognahy

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 5 лет назад

    labo fataalo ah qosolkiin iga yareya waab dhiib sanoyaaa

  • @yaxye103
    @yaxye103 5 лет назад +2

    Hhhhhhh abti liban wa funny man wlh

  • @shamsasalah7779
    @shamsasalah7779 5 лет назад +1

    Love you naciimo jookar baayo

  • @fartunyahye491
    @fartunyahye491 5 лет назад +1

    Hhhhhhhhhh libaan funny

  • @raxmaroos7997
    @raxmaroos7997 5 лет назад

    Nimco jookor nasir meee ninkan buuran naga saar nimco nasir nooo doon bls

  • @sundusqueen9313
    @sundusqueen9313 5 лет назад +1

    Wwww 🖐

  • @najmaabdiabdi9287
    @najmaabdiabdi9287 5 лет назад +2

    Nicimo wankusalamy wll

  • @hodanjama7583
    @hodanjama7583 5 лет назад +2

    Jooker aheyda and libaan keep going

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 5 лет назад +2

    Manshaaalh

  • @samiirabdichannel7107
    @samiirabdichannel7107 5 лет назад +2

    Wixii war jcl likta ha ila dhaafin

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 5 лет назад

    NICIIMO JOKAAR NOLOOW CADAWGAGA CAGTA HOOSTIISA

  • @aasiyaabshir258
    @aasiyaabshir258 5 лет назад +3

    War iga aamus ninkan qosol xumaa akhash 😄

  • @shukrimaxamed615
    @shukrimaxamed615 5 лет назад +2

    Masha Allah jokar ruux qaali ah

  • @abdiazzmohamed7983
    @abdiazzmohamed7983 5 лет назад +1

    We love ❤️ naciimo jookar

  • @raxmaroos7997
    @raxmaroos7997 5 лет назад

    Waan idiin xiisay nimco jokor iyo nasir dheere

  • @safisdagan4500
    @safisdagan4500 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkkk naciimo jokar qaabka ay u hdsho ayn jeclhy

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey 5 лет назад +2

    Naciima♥️🇸🇴

  • @fatimacraxman9777
    @fatimacraxman9777 5 лет назад +1

    5Xabo kulahaaa

  • @neymaryare4251
    @neymaryare4251 5 лет назад +1

    Nimco jokar luv u sooooo much mcnto

  • @aminadaahir2844
    @aminadaahir2844 5 лет назад +2

    Abti liiban nimco jokar umadena maha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iqraudgoon7457
    @iqraudgoon7457 5 лет назад +1

    Niciimo jokar abti libaan wey ka jakirosaye ma soo buuqoyaa

  • @shukrimaxamed615
    @shukrimaxamed615 5 лет назад +2

    Bisinka rufiyanimo aaa

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 5 лет назад

    Garaac shaydhaanka

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 лет назад +1

    Namco caadi maaha Ku jeclayiyaa

  • @xayaadlaki2033
    @xayaadlaki2033 5 лет назад +3

    Lkn nacimo jokar wat babade ma karjabin bakumaqan ilhy khayr haka dhigo

  • @zamuabdi7530
    @zamuabdi7530 5 лет назад +1

    Yay naciima joker fun

  • @hanancdy3504
    @hanancdy3504 5 лет назад

    Kucadeee maku jirtaa kulahaa hhhhh rufiyansanaa

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 лет назад +2

    Shan xabo saambus aaaa Aacudu Billahi 😂😂😂😂😂 reer cunto xumo

  • @zamiyassin6627
    @zamiyassin6627 5 лет назад

    Inaan wax rufiyamo mahe maba joogi karo kulaha 😂😂😂

  • @AsAs-hj1ry
    @AsAs-hj1ry 5 лет назад +1

    I love you my life Naima Joker

  • @haniabshir1843
    @haniabshir1843 5 лет назад

    Shan xabo sambuuz kulahaaa

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 лет назад +1

    Waryaa jamamura reer jilicsanaa

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад +2

    Ruufiyanimo iqabato kulaha😂😂😂

  • @spicyjimin118
    @spicyjimin118 5 лет назад +2

    War kulel jcliya

  • @habooncabdiqorey3528
    @habooncabdiqorey3528 5 лет назад

    musican hees ay saranthy ma jirtaa

  • @kljnn4116
    @kljnn4116 5 лет назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😂😂

  • @somalibubg8176
    @somalibubg8176 5 лет назад

    Nin ilahay aqli siyay ayatahay kulahaa hh3:40

  • @safa5559
    @safa5559 5 лет назад +3

    🤣🤣🤣 bisinka