Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 20

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena Part 20

Комментарии • 266

  • @xafsaahmedxali8306
    @xafsaahmedxali8306 5 лет назад +35

    Yees ana uhoreyo nimco darta baan udawada ee hore usoco xppti❤️❤️❤️

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 лет назад +28

    iNa Daba ganTaal magacaa niciiMa jokar baa bixisaY Yaa iGu raacsan 🤣😂😂😂🤣🤣

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 5 лет назад +13

    Abdihakim br qofki ku xasuusta #cusbo like isar🤣🤣🤣🤣

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 5 лет назад +35

    Naciimo jookar filmkedani xalqadna ima aysan dhaafin yaa ila mida 💯

  • @shukriacm3922
    @shukriacm3922 5 лет назад +33

    Bud laduul iyo Naciimo joker waa labo kala daran! Galkacyo ayaa lagasoo masaafuriyey!😂

  • @user-uw7mx2tw8q
    @user-uw7mx2tw8q 5 лет назад +25

    Aniga ugu horeya 100 like oo kali ayaan rabaa ilahay haidin sahlo waxaa jeceshihin

  • @bashlleybashir
    @bashlleybashir 5 лет назад +36

    Ilma aderayalow bal maanta waa axada kaliya e an nastee like igu deeqa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ayanhealthyfood7586
      @ayanhealthyfood7586 5 лет назад

      Bashlley Bashir walal channel kayga Subscribe isaar ado mahadsan

    • @faisocadey6718
      @faisocadey6718 5 лет назад

      Bashlley Bashir Malamaha kale nasashada Maxaa kuu diiday wallo

    • @Miskidagan
      @Miskidagan 5 лет назад

      @@ayanhealthyfood7586 i subscribe and subscribe for me thanks

    • @riyaqcookingandcleaning
      @riyaqcookingandcleaning 5 лет назад

      @@Miskidagan SUBCRIBE ee saar wllshey thanks

    • @Miskidagan
      @Miskidagan 5 лет назад

      @@riyaqcookingandcleaning wan ku saaray walaal adiga iisaara thanks

  • @AhmedHassan-sr8xi
    @AhmedHassan-sr8xi 5 лет назад +8

    *HAPPY KHALIIF INTA RABTA SOO LIKETA*

  • @zaynazaytuun2666
    @zaynazaytuun2666 5 лет назад +14

    Jookareey darataada xataa maraykanka waan u imaan karayaa trump ilahayow indhaha ii qabo PIN i saar maalinkata waad igu eegtaaye jano qaylooy 😂😂😂

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 лет назад +7

    Waa surmindi wllked oo laga soo hormaray

  • @xamdi0722
    @xamdi0722 5 лет назад +6

    Alla wiilkn cod dheera walhi waa qosol miirn jokar iyo Br iyo budladuul dad jira la'aan tiin awaar

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 4 года назад

    Naciimo waa xidiga soomaaliyeet waa gabar aad iguweeyn oo aan marwalba dhageeysto waa sooraan kii konfureeyt Abaayo I love you so much as my own sister

  • @foosfrosfros626
    @foosfrosfros626 5 лет назад +1

    Koronto waa nin majaajilafa ku fiicaaan . Jecliyaa koronto😍😍😍😍😍😍😍

  • @Muna2187
    @Muna2187 5 лет назад +5

    My queen jookar wlley wey nagu yarthy ruwayada weak labo xabo ka dhig wa hadii surto gal thy

  • @farsowsoqali2390
    @farsowsoqali2390 5 лет назад +6

    Kkkkkk Waa rer wareersan inta wareer jiro😂

  • @amalabdi4572
    @amalabdi4572 5 лет назад +4

    Atooraha filmka ninka kala wada riwaayada 😍☺
    share iyo like ban kuqbty vediogiisii ololayay 😂😂😂

  • @kafiyamusa9264
    @kafiyamusa9264 5 лет назад +4

    Kkkkkk wow
    Qof culuso baabaa sogalya
    Thank you for sharing this

  • @saeedguled3275
    @saeedguled3275 5 лет назад +10

    Welcome koronto maalmihii nolosheenu iminka ayuu sii shidmayaa

  • @abdalladahir1013
    @abdalladahir1013 5 лет назад +2

    Ninka rootiga wato soo kii drop the beat Dj dhihi jiray ma ahan 😂😂😂😂
    Inta ila aragtay like 😂😂😂

  • @fathiahmedabdikarim887
    @fathiahmedabdikarim887 5 лет назад +6

    My sis joker love You xppti❤

  • @hibaaqabdiqadar2495
    @hibaaqabdiqadar2495 5 лет назад +7

    l love you xita ninkeyga madhahin waad i dhafisay idhaaf kkkkk

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 5 лет назад

    Alla habarka iska daya kulu way is habrayan ...balo kugu dhacday iyo imanka allaha ka qado badana rer barigu habar badana

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 5 лет назад +16

    Maanta nin waalanaa kusoo biirey qosol haduu bilaaabanaaa anakana diyaara nahay hhhhh 😅😅😅

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 лет назад +1

      Ninkaan C/xakiin hadda maa kugu horeyso? Markuu Minnesota ruwaayadaha ku sameen jiray sanadihii 2000/2001 iyo wixii ka dambeeyey Naciimo foodleey iskooleey ah ay ahayd.

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 5 лет назад

      Waryaa Wariiri weligay ma arag walhi hada igu horeysa

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 года назад

    👌👏🏼Isug yuotbekaan galinayaye🤣😂😗😍

  • @ibrahimabdirahman3976
    @ibrahimabdirahman3976 5 лет назад +3

    Kkkkk abdihakiim BR waanu sugaynay ✌💓

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 5 лет назад +24

    Naima joker atooraha kula matalaya filmka uu shidan yahay

    • @saeedguled3275
      @saeedguled3275 5 лет назад +1

      Waxaa kasii shidan kan caawa soo galay waa aniga aragtidayda

    • @naimamohamed1609
      @naimamohamed1609 5 лет назад

      @@puntlander8120 hhhhh uu shidan yahay inaabti kama wado 😍 hhhh
      Xagaad ii kaxaysa zxp

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 5 лет назад

      Aad iyo aad

    • @naimamohamed1609
      @naimamohamed1609 5 лет назад

      @@puntlander8120 hhhhhhh waad dadaalaysaa halkaa kaga hay kolay
      Shirkada af duubkaad ka shaqaysaaye
      Hh kaftan.co

    • @naimamohamed1609
      @naimamohamed1609 5 лет назад

      @@puntlander8120
      Kuma fahamin inaabtiye bal good bye
      Wxn filayaa wax is rabraba ayay cajalidii kaaga dhagtaye

  • @axmedxassan1720
    @axmedxassan1720 5 лет назад +2

    Anaaa manta ugu horeeya ee somali maxamed lkta

  • @foosfrosfros626
    @foosfrosfros626 5 лет назад +1

    Kkkkk waa ruwaayad qosol badanaa.😁😁😁😁😁😁😁😁😁 konto!!!!!!!

  • @anisatiiali5656
    @anisatiiali5656 5 лет назад +5

    Hhh ani fast ahay ceebmiyaa🥰❤ waa jeclahy inta iga danbayso🥰

  • @iqromaxamud9434
    @iqromaxamud9434 5 лет назад +6

    Dacadi nimco daraded baan u firsadaa kujcliyaa

  • @yahyeibraahin4695
    @yahyeibraahin4695 5 лет назад +2

    Ana uhoreye plz like ta hayga baqiiline walalaha

  • @a.a1412
    @a.a1412 5 лет назад +1

    Reer mudugii lyga beerow wn idi jeclhy walle qofn rer mudug ahyn inuusn hdl aqoon
    Viva Naciima jookat

  • @zamarajama4757
    @zamarajama4757 5 лет назад +3

    Like yan lay la dhafin qofki u horeyay bn ahaye😄

  • @codkashacabkasomaliyed228
    @codkashacabkasomaliyed228 5 лет назад

    Wll like iisaar tagare ayaan ku ahay

  • @yaasmiincqaadir728
    @yaasmiincqaadir728 5 лет назад +1

    Waaan sugaayay riwayadan dhaman way mahad San yhn jilayaasha 😍😍😍

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 4 года назад

    Kkkkkkk rootigu magac xumaa waa runteede magac xumaa kkkkk

  • @deeqdollar8968
    @deeqdollar8968 5 лет назад

    Abdi hakiin BR Jir oo joog'..

  • @farxiyoahmed5613
    @farxiyoahmed5613 5 лет назад

    Nimca jookareey nagadaa kartoonka riwaayadahaad kushidanthaye noowad 🥰🥰🥰🥰

  • @mustafesuldanjr579
    @mustafesuldanjr579 5 лет назад +2

    Qofkii koowaad baan ahay oo daawada like igu cimaamda

  • @fatimabisle5062
    @fatimabisle5062 5 лет назад

    Keeshali iyo gorgorad udhiiby budladuul😘😘😘😘BR baaa soogaly Nin aan jeclhy 💋💋💋❤❤

  • @user-ry8et1qw9x
    @user-ry8et1qw9x 5 лет назад

    Ninkan nimco qabo eeba iigu baxdaa wlhi waa qosol socda walalkey farxad kunolow

  • @hodanhassan9192
    @hodanhassan9192 5 лет назад +5

    Rer tolkay maydhaxsexdeen maxaa dad igasoo horeyey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @naimabintumoha2515
    @naimabintumoha2515 5 лет назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh kulaha rootiga aabaha dabada ka geli la dhahaa🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @deeqaismacil9653
    @deeqaismacil9653 5 лет назад +1

    Jokar iyo br o is halay qosol wuu dhamaday kkkkk alla barka

  • @mulkiabdi62
    @mulkiabdi62 4 года назад

    Qosol iguma harin thank u mizz jokar

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning 5 лет назад +14

    Walaheyga somaliyed SUBCRIBE ee saara RUclips Channel keyga Riyaaq roon Channel healthy food waad ka faideeysan

  • @AhmedHassan-sr8xi
    @AhmedHassan-sr8xi 5 лет назад +3

    *HAPPY KHALIIIIFF*

  • @sacdiyomu3862
    @sacdiyomu3862 5 лет назад

    Ninkan waa xaraabe inu runtahay camal ayuu uhadlayaa
    Niciima jookar funny🤣🤣🤣🤣🤣ina daba gantaal

  • @mariaalasow3630
    @mariaalasow3630 5 лет назад +5

    Snapchat ii cunay kuweye cuntadada😂😂

  • @ayanbolinaofficial3619
    @ayanbolinaofficial3619 5 лет назад +1

    Wafuray wlhi dugti gafanti qaranki dhan ana bixiyay kutee awalba qabil yaro ani Kali wax dhibikara kadhalanee jokarey umadena matihi😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 5 лет назад

    Ruwayada hada qiimo yelaneysaa iyo qosol hor leh inta igu racsan like kuu qabta #abdihakim pr soo galey

  • @mulkijabuuti1621
    @mulkijabuuti1621 5 лет назад

    Hhhhhhh waa fuuray saa uh qoslaaye asagoo olalaayo anaa daawaday kkkkkkk kulahaaaah

  • @maryamoruunmohamed7714
    @maryamoruunmohamed7714 5 лет назад +1

    Asc asxbta aniga ugu horeyo manta

  • @abbeochtwix3473
    @abbeochtwix3473 5 лет назад

    Rootiga abaha dabada kagali baa layiraa jah cavio😆😂😂😂😂

  • @bilana7028
    @bilana7028 5 лет назад +6

    Naciima jookar kkkkkk sawdigii faanayey ee lahaa laandheeran ahay
    Waa maxay inaadeerkaa ina dagantaal koronto aad ku tidhi reer yar ayaanu ka dhalanay laandheere iyo reer yar isma qabtaan kkkkkk

  • @Abshir252
    @Abshir252 5 лет назад

    Happy khalif wooow jilaa is huba dhamaystiran. Horay usoco bro...

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 лет назад

    Naciima jookar waa very Talent 😍😍😍😍😍😍

  • @ikhlaasali2160
    @ikhlaasali2160 5 лет назад +1

    filmku qisaad ma laha e nago so habeeya pls nicmo legend ayad tahay l

  • @malikabertan7480
    @malikabertan7480 5 лет назад +1

    Rootigii reer burco aabahaa dabada ka gali😂😂🤪

  • @indhouroon5649
    @indhouroon5649 5 лет назад +2

    Ina daba gantaal😂😂 naciimo jookar tolkeyga weeye ceeb miyaa 💛

    • @ayaanmuuse2479
      @ayaanmuuse2479 5 лет назад

      💛💛💛💛💛💛💛💛💚💘💘💛💚

  • @amiiraabdirahman9036
    @amiiraabdirahman9036 5 лет назад

    Woow br kuso biiray yeeeeesss🖐

  • @safisdagan4500
    @safisdagan4500 5 лет назад +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala maxaay wax jira ka hdshy jokar wlhy waa xaaldeena mnta kkkkkk

  • @abdirahmanahmed6123
    @abdirahmanahmed6123 5 лет назад +5

    Yaradka Naasir bixi Ninkaan yuusan kucalalshane hhh Rootiya south Africa kaso qatay

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 лет назад +3

    *NICIIMO JOOKAR FILIMKAN MIYAA UGU HOREYEY MISE WAXAY MATASHAY KUWO HORE*

  • @queenmohamed6078
    @queenmohamed6078 5 лет назад +1

    Ninka naciima jokar qeylo badana 😂😂 wale wa dulqaad badanthy nacimay malin bananka usaar maalina soceli ninka qeylada bdn keep going wllo nacima

  • @abdishakurabdinasir9249
    @abdishakurabdinasir9249 4 года назад

    Naa facebuuga ana kadawade isagoo olo laaya 😂😂😂😂

  • @zaynababdullahi9601
    @zaynababdullahi9601 5 лет назад +1

    Naciimo abaayo. Riwayada waan. Tageeraa. Lkn. Noso dedeji. Waad nagala daahdaa

  • @abdirizaksiyad2703
    @abdirizaksiyad2703 5 лет назад

    markaan baad Nimcooy shiday filmka mar hadii aad BR ku soo dartay my favority comedy

  • @quenanwara9412
    @quenanwara9412 5 лет назад +1

    Abahaa dabada ka gali🤣😂😂

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 5 лет назад +2

    Guriga I jaarka ma dhibtaan miyaa qabow badanaa kkkkkkk

  • @bashiirbodhariofficial
    @bashiirbodhariofficial 5 лет назад

    Dhag balaar best name kuhestaa wlh hadal badaa miyaadan marna aamuseen sideen u amusaa afkan illahbaa noo dhanbalee

  • @hafsaabdi4646
    @hafsaabdi4646 5 лет назад +2

    No me first🤪🤪

  • @kalagooye9200
    @kalagooye9200 5 лет назад

    Br bro ❤❤❤💕😂😂😂 dar alla iskaga qoslaa.

  • @queenofmay6455
    @queenofmay6455 5 лет назад

    Rootiga aabaha daba ka gali ladhahahaa kulahaa 😂😂😂😂

  • @asigawaye1926
    @asigawaye1926 Год назад

    ماءالله

  • @najuubbe4102
    @najuubbe4102 5 лет назад

    Hawaryartey maryan Ayad kuso dartee 💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 лет назад

    intaaan oo dada miiga soo hormareeeeen

  • @hodanabdala7161
    @hodanabdala7161 5 лет назад

    Halkaasa la'dahay boo keen keeshali anaaga kaa celinayna wlhi mid San shukansan jiray ban soon xasuustay maalin San naag is dagaalnay baan soon xasuustay

  • @alibaba8340
    @alibaba8340 5 лет назад

    Hhhhh walhi wa fani Nimco jookar hore usoco wlshy qruxbadn
    Ana subscribe ta isaar wlshy

  • @shamsacadey5163
    @shamsacadey5163 5 лет назад

    Naa ibabi kulahaa adeer caano 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hanamulah2261
    @hanamulah2261 5 лет назад +1

    Anigaa ogu horeeyo please like thanks my lovely qarabo.

  • @mariasalah7423
    @mariasalah7423 5 лет назад

    Nice

  • @fadumomaxamud2814
    @fadumomaxamud2814 5 лет назад +1

    Naagtii sacayaga dhamays u ekayd iyo ninkeeda maxad isugu dirtay kuma lahoo hhhhhh

  • @sumayajibrillsumayajibriil6856
    @sumayajibrillsumayajibriil6856 5 лет назад +6

    M,a nimco jokar dar alla kujeclahay abyo

  • @amaljuju7625
    @amaljuju7625 5 лет назад

    Naciimo jookar musalsalkeda waan fiirsada wana jeclahay lakin markan fiirsado maskaxda idasho side uwarameso Masha Allah 🙈

  • @munomohamedzubeyr9789
    @munomohamedzubeyr9789 5 лет назад

    Hhhh first ahay ceeb mia

  • @rashawabar1446
    @rashawabar1446 5 лет назад

    Hhhhh reer aqirad aya naso wacay
    Ana dhawaday fcb isago ololeya
    Wlhi wan ku qoslay si run ah
    I love nimco

    • @rashawabar1446
      @rashawabar1446 5 лет назад

      @@ayanhealthyfood7586 hadan ku siyo mxn ka fa ideya

  • @abdirahmanahmed6123
    @abdirahmanahmed6123 5 лет назад +2

    Qoftaan Nimca ah markaan arko qosol hhhhhhhhh

  • @mahmudadam2058
    @mahmudadam2058 5 лет назад

    cabdixakiin br wan jaclahay qaabka wax ujilo walib dhanka qosolka wayahan waaba weynay thanks xogmal

  • @AhmedHassan-sr8xi
    @AhmedHassan-sr8xi 5 лет назад +1

    *HAPPY KHALIIF*

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 5 лет назад

    😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 allow jokaraa kuyeh na her aqirad ba iso wacay noso dhqsada xalqada xigta

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 лет назад

    Body blood pressure 😂😂😂😂 ar my ayeeyo Naciimo Jookar

  • @abootoraxmo1423
    @abootoraxmo1423 5 лет назад

    Maasha Allaah

  • @maryandiiriye1055
    @maryandiiriye1055 5 лет назад

    Kkkkk wllhi waan qoslay

  • @nimcodaahir9192
    @nimcodaahir9192 5 лет назад

    Dee naga daaya video yadan taano taanad ah ... ama wax xoogay socon nay soo duuba ama naga daaya

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 5 лет назад

    Br waa ku aamin sanahay nin yohow ❤

  • @alikaafi152
    @alikaafi152 5 лет назад

    Asoo live ku jiroo ololoya kulahaa
    Mida kale suluu kulahaa nimca jookar waakala taqaan qabiilada wadankan

  • @3afsv602
    @3afsv602 5 лет назад +2

    11:47 11:51 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 5 лет назад

    Culeyskiiba Culeys na loogu darayhhhhhhhh

  • @ayaandheeman5312
    @ayaandheeman5312 5 лет назад

    Wlhi dar ilahay u qoslay xalqadan 😂😂 from borma ka dwnay wlhi