Stand Up Comedy Mataan True Story 2021, Qosolka Aduunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Stand Up Comedy Mataan True Story 2021, Qosolka Aduunka

Комментарии • 56

  • @hassanwarfa9670
    @hassanwarfa9670 2 года назад +5

    Ali Mataan, You are a great Somali Man; Bravo Bravo.....! We are proud of You, Somali-Kenyan watching You at Garissa

  • @abdikaniali7493
    @abdikaniali7493 3 года назад +4

    Haha this guy even make say wallahi kids laugh 🤣

  • @carenewschannel6751
    @carenewschannel6751 3 года назад +4

    Kkkkkkk true story makes my day

  • @CaynaasheCabdicasiis
    @CaynaasheCabdicasiis 3 года назад +1

    Inta yaree hadalayo wadku waa isku caloolfuran yihiin oo wadada dhoolaceynayaan
    Masha allah MAHADSANID

  • @mjama2264
    @mjama2264 3 года назад +1

    Saaxiibkai Bistooleh aad baan kuu salaamay walaalo.......garoonkii tarbuunka aan xasuustay...........nice to see you are safe & well. :)

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 2 года назад

    😂😂😂 ninkan waa wn nin wax badan nohaya thank you matan

  • @cabdiwahabcisman9568
    @cabdiwahabcisman9568 3 года назад +1

    Mr true history

  • @naimabelel1695
    @naimabelel1695 3 года назад +9

    Master true story 😂

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad 3 года назад +1

      he is amazing......................

    • @nawaalcuuke.1396
      @nawaalcuuke.1396 3 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 INA HOOYO HALHAYSKAAN WAAN KU HAYSTAA WLHI ABTI QAALI NOOLOW KKKKK

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad 3 года назад

      @@nawaalcuuke.1396 Hal hayskaa caadi maaha ini hooyo 😍😍😍

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 года назад +2

    ODAY MATTAN MR TRUE STORY WARKIIISA WAANBA ISKA JECLAHAY

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 года назад

    Maasha alaah mataan

  • @abdikadirsiyad8299
    @abdikadirsiyad8299 3 года назад +1

    Waad iga qoslisay

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 года назад +1

    Wan ka hela mataan 😂😂😂

  • @abdishaacir5727
    @abdishaacir5727 3 года назад

    Keep going

  • @khadragaryar6362
    @khadragaryar6362 3 года назад +1

    True story

  • @ayeeyojecel3811
    @ayeeyojecel3811 3 года назад +2

    Wax la qarinaayo ma leh 🤣🤣🤣

  • @khadragaryar6362
    @khadragaryar6362 3 года назад +1

    Ninkaan waan u xiisay

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar3946 3 года назад

    Talented weeye sxbkeen.

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 3 года назад +1

    Mr mataan waligaa wax ma xday.

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 года назад +2

    Ninkaan odoga ah Soomaalidaa kasii waalaysa, Qaatumadii ayay kasii qaribaayaan. Aduunka kama shaqayso hebel waa saan heblaayo waa saan. Kuwa iska qoslaaya waxaad moodaa inay Xabeeb joogaan...Dad waalwaalan ayay u egyihiin..

  • @ciilowcadde4682
    @ciilowcadde4682 3 года назад +1

    geenyo madow aan arkaaa

  • @deqahajiawad1488
    @deqahajiawad1488 3 года назад

    Culimada weydii in qosol kan oo kale
    Uu xalaal kuu yahay inaad samayso mr true story

  • @carabahmed9894
    @carabahmed9894 2 года назад

    Asc wallaalkay

  • @mohamedmohamud4139
    @mohamedmohamud4139 3 года назад +1

    3 cml like

  • @safiadahir8593
    @safiadahir8593 3 года назад

    Gashi kudashay was daldal aa macalin duksi ayan kunacay afkas🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis 3 года назад +2

    “Somaalida ki corrupt ah oo dhanba madaxweyne ayuu u tartamaya.”

  • @aaminbada-jawle89
    @aaminbada-jawle89 3 года назад

    Ninkan waa nin ogaden ah hoyadiina murursade ah👏👏💪🏼

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 3 года назад +1

    Asc waligaa dacas malagaa xaday.

  • @saadaqcade8173
    @saadaqcade8173 3 года назад

    hhhhh funy

  • @mustaqbalyoutubechanal2469
    @mustaqbalyoutubechanal2469 3 года назад +1

    Cali mataan nin qalbi furan shaaciroola ah mashalaaye ah kkkk reer siigaalle aan isla aheeyn oo waliba xitaa aan iskuulkii hodan & iskuulkii Banaadir sare aan ka Soo wada baxnay in kastood aad aad iga weeyn tahay iigana loot horeeysay laakiin sulub ayaan faris aheeyn Bar jabuti waxbarashadana aan isku lood aheeyn kkkkkk sulubna waan salamaya sxbkey kkkkk matanow wallaalkeey wan ku salamaya ( wscww ).

  • @deeqotaliye7728
    @deeqotaliye7728 2 года назад

    ninka danbe akshin le ka fhme waxo shegayo ya i fasiri karo😯

    • @amiirkaumada9957
      @amiirkaumada9957 2 года назад

      Malaha Oromo ayaa tahay hadaa kan fahmi weeyday

  • @salmanyare8459
    @salmanyare8459 3 года назад

    Action care kooyaasee
    Raab cml ayoo u tiriye wlee

    • @yanyuur
      @yanyuur 3 года назад

      May May i like the accent tho i dont know well very peace full language:) if know it what i mean

  • @alideeq1109
    @alideeq1109 2 года назад

    🤣🤣🤣

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 3 года назад +1

    Kkkkkkkkk

  • @swiftyofficial569
    @swiftyofficial569 3 года назад

    Sheeko Ciyaal aa noosheegeeysaa Ciyaal garaabo speaking by

  • @farhiyoali8417
    @farhiyoali8417 3 года назад +1

    1

    • @Mediamidnimo
      @Mediamidnimo 3 года назад

      Farxiya cadey sxby qurux badnida jinn miyad thy hhh

  • @ahmedsurej3953
    @ahmedsurej3953 3 года назад +1

    2

  • @jumhiibrahim9205
    @jumhiibrahim9205 3 года назад

    Hhhhh

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 года назад +1

    AF SOMALI KU HADAL eelayahow Af somali ma ka faantaa kan wax xayeysinayaa ayaan layaabay

    • @aliwarfaa8946
      @aliwarfaa8946 3 года назад +2

      NACAS ADIGA AF SOMALIGA ADAAN AQOON EY EY DHALEY

    • @aliaden1661
      @aliaden1661 3 года назад

      ASC mataan maxaa heeysaa waa Cali Rafle

    • @aliaden1661
      @aliaden1661 3 года назад

      Safaari igu salaan iyo ciyaal bakaaro

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 года назад

      Xayawaan baa tahay af soomaali ayuu ku hadlayaa soomaaligu labada lahjadood ee uu u kala baxo mid ka mid ah ayuu ku hadlayaa

    • @mxmed5179
      @mxmed5179 3 года назад

      @@mohamed88466 Af somali waad taqniin ku hadlaa mise waad ku tuugsataan af soomaaliga sharaf malihidine

  • @mahadmohamed9137
    @mahadmohamed9137 2 года назад

    Hh

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 года назад +1

    True story