Daawo Beesha Ree Warfaa Xirsi O Kalasaaray A Madoobe iyo ilyaas badal Gaboose Shir Jaraaid Kismaayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 8

  • @YudufAl
    @YudufAl Час назад

    Waa Alxamdulillah kol hadaan la kahayn reer Dhagaxbuur ayaa la isticmaalay yacnii reer Isahaaq.

  • @YudufAl
    @YudufAl Час назад

    Dhagaxbuur Axmedmadoobe ayay garab taagan tahay

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 5 часов назад

    Reer ugaas xirsi ugaas khalaf taageero

  • @seed3966
    @seed3966 5 часов назад +1

    👉👉👉 War ninkaas xasan maxamud yaa soodirey lacakna usoo xanbaariyey ee wixii khalkhal wada iska qabta hoow iyo hoow

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 часа назад

    Ninkaa Kabo ka tolanayso kabihiisaa la fiirshaa Xassan dadkii Xamar ku noolaa baa ka ooynaya oo uu xaalufiyey haduu Kismaanyo tago waa loo yaabaa.

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 5 часов назад +1

    Ahmed waa inuu baxo

  • @YudufAl
    @YudufAl Час назад

    Ma haday reer Warfaa ka dhex tolatay? Axmedmadoobe waa laga gardaranyahay. Xamse iyo Gaboose waa laba abaal laawe,waa la isticmaalay si inaadeerkood oo cidwalba oo shisheeye ah Iska celiyay loo rido. Inshallah Axmedmadoobe Guul

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 4 часа назад

    Burburka Xassan sh u rabo Jubaland waxaa ka difaacikara Axmed Madoobe oo reer Jubaland gacan ka hela Xassan Xamar ha hagaajiyo ama ha la iska qabto.