الوهابية وتكفير المجتمع الصومالي الشيخ أمل نموذجا.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 44

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 года назад

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu 4 года назад +3

    Wahaabiyada markaan maqlo waxaan soo xasuustaa al-shabaab

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 Год назад

    Masha Allah allahu Akbar
    Wahaabiyo iyo ibn taymiyah
    Soomaali waa ku dhumeen
    Masaakiin caqligooda yar

  • @جيلي-ه4د
    @جيلي-ه4د 3 года назад +1

    شيخ محمد عبد الوهاب دعى إلى التوحيد اقرا كتبه ان كنت من الصادقين

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 4 года назад +1

    Jasaakallaahu kheyr sheikh. Wahaabiyo toobadkeen waa ku adag yahay waayo aad bey u fogaadeen, lacagna waa ku helaan fidinta mabda, aan kaligii muslimka ah.

    • @abdirahman1384
      @abdirahman1384 3 года назад

      mid shiici ah iyo mid suufi ah haku caytamaan wahaabiyo wahaabiyo ayagoon hal Caalim horfadhiisan karin.

  • @AbdulAllaH7
    @AbdulAllaH7 4 года назад +1

    War ninkanu cadaalad xumaa.
    يود المجرم لو يفتدي من عذاب يومئذ ببنيه* وصاحبته وأخيه * وفصيلته التي تؤويه * ومن في الأرض جميعاً ثم ينجيه

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 5 лет назад

    ماشاء الله جزاك الله خيرا اخي الحبيب حفظك الله من كل سوء وشر ومكروه وبدعة وطول الله عمرك

  • @abdirizakmohamed4602
    @abdirizakmohamed4602 5 лет назад +2

    Umul waa qabiili ilka dheer ah ahmed dhuxul mumin ayuu ka dhigay abdulahi yusufna gaal buu ka dhigay

  • @mohamedabdikadirsigat1244
    @mohamedabdikadirsigat1244 4 года назад +2

    Adeer qofka waxa uusheegi rabo inaad oogsii hormartid kadib aad shidid macadeyneyso in uu khaldanyhy. Hadii wahabiyo ay khaldantahy Ashaaciro ayaaba diin waxbo kayaqanin oo oo qubuurta cabuditankeda kuabaabiyo umada ilahey.

    • @abdirahman1384
      @abdirahman1384 3 года назад

      @Carro Edeg Dahir Qofka haduu maraayo in Walaalkiis Muslimka ah Kutilmaamo Xaaraan aan xalaal kudhalanin waa layaab.

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 4 года назад +1

    Jkllh Sheikh Abdirahman Sharif ilaahay haka abaalmariyo shaqada wanagsan umada Soomaaliyeed aad u haysid

  • @mohamedamiin90
    @mohamedamiin90 4 года назад +1

    اتركك من مشكلة الحنابلة انت ما مشكلتك يا مرجئ
    ان كان تابع احمد متوهبا فانا المقر بانني وهابي

  • @cabdiraxmansheekh2991
    @cabdiraxmansheekh2991 4 года назад

    ماندون ظاهرهم الإسلام وباطنهم الكفر والزندقة

    • @cabdiraxmansheekh2991
      @cabdiraxmansheekh2991 3 года назад

      الشيطان من يجعلك تظهر الإسلام وتبطن الكفر.

  • @رقيهيوسفحسن
    @رقيهيوسفحسن 4 года назад +1

    Soomaaliyey ninkaan muqadimadiisa. Waxaa muuqato inuu kamidyahey rawaafida الروافض yuu idiin khaldin. Afkaada kaleexi umul magaqrtid

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 3 года назад

    Ninkan sheikh umal iyo sheikh shibli midkood aan ubalamiyee inteen kaheli karaa ninkan beenta badan

  • @رقيهيوسفحسن
    @رقيهيوسفحسن 4 года назад

    Ninyahaw mawaxaad rabtaa in diinta aanka qaadanno iiraan qum umadda halumin allaha kuhalaago

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 3 года назад +1

    Dajaal waa laga qaaday galaduud iska barooro

  • @abdirizakmohamed4602
    @abdirizakmohamed4602 5 лет назад

    Umul kismayo wuxuu ku heysta dhul islameed waliba si xoog ah mar uu noogu yimidna kismayo qoray aya lagu ilalinayay shalay iyo maanta maxa iska badalay ogadenku waa u muslim ninkan dadka kalena waa ugaalo

  • @أبوعبداللهألاودويني-ل5ر

    Maandoon waadad iskudhaxqariyaan dadka muslimiinta

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 лет назад

    Albaani kasoo diyaari waa ninka fatwooday is qarxinta

  • @mukhtarshire9473
    @mukhtarshire9473 4 года назад

    iiraaniyiinta wacdi.... Toobad keena kulahaa. Culumadu way ku yaseen oo kuuma Soo jawaaban lakin ANAGA ku nasteexaynayno Go to Iran.

  • @somalisomali5161
    @somalisomali5161 5 лет назад

    La dagaalama wahaabiyo tii suubanaha iyo saxaabadaa loo noqanayaa

  • @Asad21m
    @Asad21m 5 лет назад +1

    kani waa jshiico raafidi ah