Greatings To Fans. All Fans For This Chanel Are waiting To Your Wedding Day You And Maria. There Is Also When Maria Is With You. Your Happines Is Gonna Rise Up And Each Of You Understand Clirify. Get Marry As You Understan Both Of You ❤❤. Nuurdin Hassan From America
English Ina Soo Qoro Sawabta Igu Kaliftay Aya Ah Somali Hada Nahay Qofki English Ku Hadlo Muhiimad Ayan Siina Wan Qiimeyna Balse Qofka Marku Qoral Dher Oo Somali Ah Soo Qoro Wan Iska Indho Tirnaa Madaneyno Marka Qoralka Dadka Aan Uwaday Si Ey U Aqriyan Awged Ayan English Ugaso Dhigay.. I Live In Canada
Realy you are fannies wallhi three lions came back keep going sxb qurux 3 millions i .a . markii jack laweydiyay shuyuukhda iyo wadamada africa wuu sheegay balse markii laweydiyay fananiin iyo waxyabaha kale manu shegin . Runti tasi waxey natusineysaa inuu jack daneeyo wax yabaha faa iidada leh . Wan kugu hambalyaynayaa taa sxb jack horey usoco
Qurux ku dhiigle lipah lipah dhaley You tubu bar shan falas isku xad xadey Mar walbeh wa kulah socdaah like comment shere kulamah dhafo dhalin badan oo jabuuti joogtana you tube way ku xiran yihiin marka qurux ku dhiigle family baa nahy hadaa from jabuuti horey usoco qurux ku dhiigle cabtan,
somaliyey aniga hadii aan arkaba mariish iyo qurux ku dhiikgle way is ak fadhiyaan aamin mar uun maxuu ugu xigiwaayey waa yaabe maarish abaayo anagdaa ciyaarta xalwadiina baan sugaynaa adiga iyo quxux ku dhiikle
Mashaallah teamkina wanku haystaa specially jack the best talented in the team and marish oo ah the 2nd best of the team I love you all from the bottom of my heart ❤️ all the way from seattle Washington
Jack abwy sobadi video ga wyo hoyo mcn xita wey jeceshahay inad markasto muqaldada dawato abwy so nolo in badn lkn hoyo weyx kudahady Hadi an nerobi imado🤵👑 kuma arki Kara I.a one love ❤️❤️💕
Wll qalbi wanagsan qurux ku dhiiigkle, waaan ku wataa lol. aad baan uga helaaa muuqaaalada aad halkaaan soo galiso wll. Waa ku xiiiso badan , oo wax ku ool ah. Keep going pro💚
ruclips.net/video/QxyUmP-zVQo/видео.html
Chalange biyo cusbo leh la cabaayo qofkii sheegi waaayo
Hala sameeyo codsi waaaye
manta dhab ayan u qoslay runtiii kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Aameen maxamed io marish wlldy waad iga qosliseen😂😂😂😂😂 chalange mar labad soo sameeya
Soobadi wll
Hhh..Aaden Barre Ducaale , Madaxweynihi 10aad Ee Soomaaliya..
😂😂😂😂😂😂
😁😁🙃
I loved this group keep going brother's & sister
MY LOVELY SINGER HARGEYSA MANAD IMINAYN PRO
@@ZAKARIE77 fake account waye zxp
@@sharmoak4713 SHUKRAN ZHP ISAGI MODAYAY
@@sharmoak4713 SHUKRAN ZHP ISAGI MODAYAY
@@ZAKARIE77 ok zxp
Kkkkkkkkkķkkk Cajiib inta ila daawatay ismuujiya🥰🙏🙏
Wlhi wan qoslay hhhh wan kaka baxay kulahaa😂😂😂😂
VAAAR
1-Amin 6:09 6:27 Khalid 6:11 6:22 suldanka 6:19 6:24 fartun part two soo sameey aminna halagu bilabo asagoo biyo cabaayo
2- marish 11:42 itoobiya inkastoo 9 kii laga rabay uu shegay awalba za'id ay aheyd
Ku sali xabiibkeena Mohamed scw
5:29 biyo macabo ma ogtahee wuuku lalaboona gabadh taqaano xjigeeda mustaqbal ka dabeecadahiisa😁😅🤞love u guys from MOGADISHO
Scw waan nisalaamay dhamaan walaa lahayga Ilaahay hanixafido Aamiin 🤲 Aniga first time Aan wax soqoro waye marka hada waxaan iguwatay inaan sooqoro qoraar Amiin ooqiyanay qurux kudhiigle dartis qurux kudhiigle iska ilaali Amiin labo jeer ayuu sheegay suldaan seraal
Inta jcl Marie iyo qurux kudhigle iyo Amin in eey Isla joogan waligod like saar
The one and only legend of this
ruclips.net/video/13mjAfLSdxU/видео.html
Best team best talent and best entertainment i usually support and i'm fun of team qurux kudhigle love u so much bro
M.a jack 6da culimo sidaad u sheegtay alle haku sharfo wall🥰🥰maariya iyo amiin nolada inamadeniyow🔥🙏
28minute 5.4k an other level keep going qurux ku dhiigle
Jack qurux ku dhiigle wan ku wataH proH keep going ❤️💯✨
ruclips.net/video/13mjAfLSdxU/видео.html
Labo mar ayuu suldaan seeraar kusoo celiyey yaa ila arkey amiin
Qurux ku dhiigle iyo marish baarakallah
best challenge walahi aad baan ouqoslay 😄😄horey usocda "jack, mari, amin" hormar wacan from 🇩🇯🤝
Walhi waan kkkkkkkkkkk🤣🤣
walahi waa fuurey manta qosol iguma harin keep going legends
Masha allah Qurux ku dhigleh wad u dhalatay quruxda alle ha ku siyaadsho
Best challenge keep going three lions
Greatings To Fans. All Fans For This Chanel Are waiting To Your Wedding Day You And Maria. There Is Also When Maria Is With You. Your Happines Is Gonna Rise Up And Each Of You Understand Clirify. Get Marry As You Understan Both Of You ❤❤. Nuurdin Hassan From America
America one week lee majogtaneh ingriska waba kufsanosa...Afsomaliga kuhadal haisqasbine
@@abdiwelidahiye3360 hhhhhhh xasidsanaaaa ka qaleey plz. Walhi kufsi wuu dhaafay kan.
English Ina Soo Qoro Sawabta Igu Kaliftay Aya Ah Somali Hada Nahay Qofki English Ku Hadlo Muhiimad Ayan Siina Wan Qiimeyna Balse Qofka Marku Qoral Dher Oo Somali Ah Soo Qoro Wan Iska Indho Tirnaa Madaneyno Marka Qoralka Dadka Aan Uwaday Si Ey U Aqriyan Awged Ayan English Ugaso Dhigay.. I Live In Canada
@@nuurdiinaaqilchannel385 kuuga qadane sxb...peace
Keep going jack ✊
ruclips.net/video/13mjAfLSdxU/видео.html
The last challenge really made my moods active💯
Waa idinku faanaa sadexda libaax guul idin rajeenaa qurux ku dhiigle iyo marish iyo amin
Walaahi bilahi tal lahi like waaku saara
Waad dharatee like isaar hee
Waligey waan idin daawan jiray wlhi cawa saan u qoslay waligey uma qoslin waa barnamij aad u qosol badan so badiya blz
Jack,, Amiin uu idin khayamay fanaanita qar ayu ku so laba caliyay😂
Haaàa wllhi
Plse part noosoo sameeya. 👌
To be contine in the house jack cade keep up 😘👊
Keep on going my brother's
Realy you are fannies wallhi three lions came back keep going sxb qurux 3 millions i .a . markii jack laweydiyay shuyuukhda iyo wadamada africa wuu sheegay balse markii laweydiyay fananiin iyo waxyabaha kale manu shegin . Runti tasi waxey natusineysaa inuu jack daneeyo wax yabaha faa iidada leh . Wan kugu hambalyaynayaa taa sxb jack horey usoco
40 Second ma dhamo Su'aasha ugu horeysa dhicisow waa gaadey Mariya😁
Kip rocking team wayab luv u guys
Aamin qalad ayaa jiro lawo fanaan ayuu kusoo cel celiyay waa qiyaano dhicisoow jooji qiyaanada
18:41 Marsh inay mazayrtey Inta Ila aragtey Love Buuran Biibiyaal🥰😆
🤣🤣🤣🤣wan kula arkay ciyaal jano oo been daacaaya maxa waye
Amiin iyo marish jalanjiga markasta waa khaysmtan qurucku dhigle
Maka khayanadu wa xaran alle ka baqa
The three legends 🙏
Qurux ku dhiigle lipah lipah dhaley You tubu bar shan falas isku xad xadey Mar walbeh wa kulah socdaah like comment shere kulamah dhafo dhalin badan oo jabuuti joogtana you tube way ku xiran yihiin marka qurux ku dhiigle family baa nahy hadaa from jabuuti horey usoco qurux ku dhiigle cabtan,
MADE MY DAY 💓💓
I like qurux Ku dhiigle and his group marish and aamin
WLLHI AMIIN QAAR AYUU IDINKU CELCELIYAY CIYAALKII HORE AMIIN 😅
Xaqiiqdii wad fahamtey qoyanada amiin gacan baan utagay amiin
M.a wllhi wan idin jeclhy marishe aamin qurux kudhigle waxan idin leynhy inolad inta idin neceb illahey ha duleyo walalo qaliye one love
Sultan seraar lamojeer ayuu kuceliyay AMIN
Wlh challenge qusul badan wayee. Qurax kudigle. Awi shek hussien jabuti ygh.
"Adaan ducaale kenya waaye aabha iyo sujuuga tahay cun"
QURUX KUDHIIGLE waa kuwataa lipaax
You made me laugh 😂😂😂😂😂
Wlhi qosola I dily qurux ku dhegle wan ku wata bro
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏
It was the best challenge
You really made me laugh😂😂
M.a walaalo wngsan runtii aad ayn ujeclahy walalahey Qurux kudhigle,marish cadey iyo Amin cade farxada ayn idinku ogahy marwalbo waxan idin ka so salamaya godey gacalo
Keep going my king wll qali ❤️
ruclips.net/video/13mjAfLSdxU/видео.html
Maria gorme daxda galee???daxda halaku casumo plze
Hormar wacan kuligina 👍
Guleysta dhmntin👌
Allah idin wada xafido walalahey🤲
Keep going all of u ❤❤❤one love
somaliyey aniga hadii aan arkaba mariish iyo qurux ku dhiikgle way is ak fadhiyaan aamin mar uun maxuu ugu xigiwaayey waa yaabe maarish abaayo anagdaa ciyaarta xalwadiina baan sugaynaa adiga iyo quxux ku dhiikle
Keep going bro ❤
ruclips.net/video/13mjAfLSdxU/видео.html
Amin Adan bara ducale kulahah qosol igumahrin
Keep going guys
Mi Favourite Team Keep Going 💙❤👌
Wllhi waan furay madaxa aya ixanunye lkn mrkan video gaan arkay waan tagay alx shukran team qurux ku dhigle
Waan ku saalmeey my brother qurux ku dhiig iyo amiin and my sister marish beauty channel ❤👈
Qurux kudhiigle lama joojiye
Nin aan wanaagiisu qarsooneen🔥❤🧡💛
Suldaan seerar iyo fartun birimo meqa mar amin kuso celiyay VAR
🤣🤣🤣 iyo khaalid kaamil
Midba2qoorbukuceshey
Part two Amiin iyo Mizbah
Part three qurux ku dhiigle iyo marish
Yaa illa qabo
jeck wale wan ku ilobay bowe wax badan ayn ku mashqulay welcome back bowe
Qurux kudhiigle waan ku salaamey adi iyo dhicisow and marish
Alla qurux kudhiiglaa waa fuuray 😁😁😁Alle hku dhowro wllky❤❤❤
Wow qurux ku dhiigle wana washe wll
Sky is the limit guys keep rocking. The future is luminous.
Koooxda kali ah iga qosolsiiyo qurux ku dhiigle Aamin cade io Mariah allh idin xafido
Maasha allah wllo qalbi wanagsan Allaha idin xifdiyo kep goin brothers cadowgiina unolada
habeenki saq dhexe marka seexanyo idi daawada stress free aa tihiin love you guys
Mashaallah teamkina wanku haystaa specially jack the best talented in the team and marish oo ah the 2nd best of the team I love you all from the bottom of my heart ❤️ all the way from seattle Washington
Walaalayaalo sadaxdiina hakala harina plz qosolka iga dhameeseen walaahi
Hhhhhhhh keep going qurux kudhiigle iyo marish iyo amin ❤
Aamiin qiyaanoole meeqo seeraar iyo fartuun birimo sheegay
Legend qurux ku dhiigle i support you shp keep going ❣️
Walalyal noqdha Kuwa dhintodha difacan challenge wax nimaxaye lasocodha Kuwa dhinta dhibka kuhayo jazakumulah kher
La iga so hormary mnta dadka you topka nagu hayo keep going three lions❤️🙏
Qurux ku dhiigle iga qosliyy wa edeb daranthy mar danbe ha iso wicin kulaha nolaada my tiem❤❤
Jack abwy sobadi video ga wyo hoyo mcn xita wey jeceshahay inad markasto muqaldada dawato abwy so nolo in badn lkn hoyo weyx kudahady Hadi an nerobi imado🤵👑 kuma arki Kara I.a one love ❤️❤️💕
Qof ku dayasho mudan i wish have million and more then insha allah
Farahaba icun cuna hadan wax soqorin iguqata best team
.masha allah qurux ku dhiigle hore usoco walhay ano murugaysan markaan dawado waan iska qoslaa faraxd ku nolow idiga mairsh iyo aamiinba
3diina jannal waan kuxiranhy wlhi waan farxaa markaan arko adinkoo wax soogaliyo dadka ogu horeyo firsadona waan ahy💯💯❤
Asc asxabta nogusoceliya
Wll qalbi wanagsan qurux ku dhiiigkle, waaan ku wataa lol. aad baan uga helaaa muuqaaalada aad halkaaan soo galiso wll. Waa ku xiiiso badan , oo wax ku ool ah. Keep going pro💚
Hhhh Sobadiya. Challange
Plz Sucaad. Qosol wng inoo Keena
Yeam Waa Yab(Jir OO jooka))
Marish wali waan kuwaselahaay hadaan ahaam lahaaau qurux ku dhigle ama amiin naasahaaga ween weye ama futa ween
Wllhi daacad iiga qosliseeN🤣🤣🤣🤣😂
My team♥️👑 jira oo jooga
Walhy qosolka igaa dhamady hore uu socod huno
Niyow labadina waad isjeceshi hin ee isku qabsada wallhi wad isku qurxon tihiin adinko is aroosay aan aragno🥺🥺🙏
Haa wallhi
Pls part two wll jack pls farxadeena ka talisaa
Keep going bro 🤣🤣🤣 Allah haku Shaarfo
Amiin suldaan seeraar labo jeer baad sheegtay
Qurux kudhikle abowe qalbiga kajclhy wllhi
To be Continue boqortoyoo in the building WA idin wataa athii ii timkaga hormar wacan
Afkaaga amaan kaagama horeyso🇸🇴💪
Sidaan u qoslay caaawa dadkii jiifay xitaa waa igu soo kacayn
Wlh kuwaan qosol socda waaye caaadi maahan 😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣
Part two so sameey walalka funny way
Ar soo badiya wllhi said igaga qosliseen
M.a keep going walalxaaa nolal saree indhin rajenaaa
Maxamed sxb lambarkaada aan ubaahanahy wlh dan muhiim eh aa iiga kaa xidhan lambarkaada Inta iisoo dhig plz bro
Var var inta ila aragtey 11:43 in ay maria sheegtay Ethiopia dhahdey😀😆
Amiin khalid kamil iyo suldan labo mar ayu xisabsadhay jack walagu gadhay wlll🥰🥰🥰