Muuse waddanka waa laga badbaadinayaa Cadawga koowaad ee somaliland waa muuse. Sababtoo ah sumcaddii qaranka iyo xuduuduhii dalka isagaa baabiiyey oo cadaw ku noqday oo talaxumadiisa ku kala diray. Haddana shacabkii intii isku soo hadhay ayuu doonayaa inuu sii kala diro. Cadawga Somaliland waa muuse Alle ha ina dhaafiyo
Ilaahay haku xifdiyo cadowga gana ha jabiyo Madaxwene Cabdiraxman Ciro guul bi’idnillaah iyo gobanimo 🤲❤️💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😂😂😂😂😂😂😂. Madaxwayne. 😂😂😂😂😂. Nasiib ayuu leeyahay haduu xisbi ahaan soo baxo, madaxwayne daayoo.
Maasha Allah
CIRRO GUUUUL❤❤❤❤
AANEY WADANI MIDNIMO SOMALILAND DHAAFE 7 SANNO ISAAQ BAAD QUDHMISEEN YUSSAR HARTI 2023 WAA TAARIIKH DIB TARIIKHADA LOOMA QORO
😂😂😂😂😂😂
Cabdi seexanaaye waa munaafaq
ma ciro caanyocaano baqay laba raare kkkkkkkkkkkkkk calooshuu jiinis ku kala gooyay ee labraare noqtay
CIRO MEESHAA WAA AFRIKA LOOMA BAAHNA NIN HURDA OO LAGYU SHUBTO 7 SANNO CADAWAGA KUGU SHUBANAAAYEY
Hurdada miyuu kula seexday mxd ku ogatay
@@XamseCiiseGantaal mayee waaka isagoo socda gamaaya cabdi biibiile ciro caanyo waa cad bisil oo cilaaja kkkkkkkkkkkk
Ninkii hadlayaaba ha hadlee waa adiga next president looma baahna mo.farah
Muuse waa mo. farah ciro caanyo tuku baaye laba raarii jiiniska caloosh ku kala gooyay looma baahna calooshii baa laba raare noqotay kkkkkkkkkkkk
Kulmiye Somali 🇸🇴 ayay burburiyeen sidoo kale Somaliland ayay burburiyeen waxa u dhiman in ay kala diraan inta arabaqida cunta
Kulmiye keliyii muu burbunin Soomaaliya ee Snm baa burburisay waasax inay burburiyaan faqash tii baga laakiin kulmiye muu burburin Somaliland adig faqsh baad ka tahay taada ka hadal kkkkkkkk burburka Soomaaliy waanu ku faraxsa nahaye kkkkkkkkkkkkkkkkk
@@TogdheerBurco-x3p goordhow calankiii somali fasug in laga saro hargeysa welina idinku aadsartaan kooxda Ethiopia u shaqeysa waan soo afjareynaa
@@MohamedOsman-z2p adoo ayo ah baasaaraya mala ciro caanyo waxaad ugu ololaynay saa inuu saarayaad mooday adeer shacabkay taladu ka go,daa ,Midawgii aa laga tegee kagooyacaloosha taa xaarood iyo adaad wayn taaha sugin in calanka shaydaanka ee nijaastaah lasaaro Somaliland hargaysi waamagaalee maahadal
Isbedelka uu sheegaya waa xamar aynu raacnu waxa taa u raacda in uu xukunka ku helo LACAG MARKAANA UU INOO DHAMEEYU.
Muuse waddanka waa laga badbaadinayaa
Cadawga koowaad ee somaliland waa muuse.
Sababtoo ah sumcaddii qaranka iyo xuduuduhii dalka isagaa baabiiyey oo cadaw ku noqday oo talaxumadiisa ku kala diray.
Haddana shacabkii intii isku soo hadhay ayuu doonayaa inuu sii kala diro.
Cadawga Somaliland waa muuse
Alle ha ina dhaafiyo
La nac kulmiye saqajaan usgag yaaaaaaahuuuuuu!!!!
Kulmiye hadii la daba socdo inta arabaqida cunta aya kala tageyso
Hadii lagaa helo ma hanoyaynaysaa mise sidaadi ayaad SIIDHI qaadan doontaa?😂😂😂😂😂
waa la hanaynayaaawelba laguma dhegin ee saaqid kaa markuu dhaco yidhaahda waa layga hiishay ,sidarday dhacay oo macalin kaineceb yidhaahda mid kursi gii waayay oo waa lagushubtay yidhaahda midshao waayay oo waalaa lay cunsiri yad baa laygu sameeyay yidhaahda waa mar mar siiyaa saaqidka taasi kkkkkkkkkkk
Ada kalaqabiya cudur yahaw godkaladonaya
Cudur muuse ka xun dalkan kuma dhicin
Haddana xanuunkii uu dalka qaadsiiyeey ayaa la daawaynayaa insha Allah.
Xaasid godka ma qodmo waa daacad oo waa ladooranaya wadani la nac kulmiye ma dadkaad indhaha qaban yaaaaaaasshuuuuuu!!!!!
@@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Abtigaycira caanyo cudur kawayn maanu arag cabdi biibiile laba raare kkkkkkkkkkkkk
@@TogdheerBurco-x3p isagoo madaxweyne ah ayaad arki doontaa cirro.
Insha Allah
@@abdirahmansaeddhuux_yare1186 haduu nasiib ku siiyo umadiidayo abtigay haan shaar haan shaar ciro caanyo wuxuu soo kordhinayo ayaan jirinba isagaaba hurda laba raare fool xumo waynaa kaasoo bal madaxwayne noqda ka waran oo luuday luloonay hurda isagoo socda kkkkkkk
Madam weyinaha
Shanta Sano sosocda
Han balyo
Midnimo been ku baaq ciidankana bir ku laa Baqarow kala daa