Deg Deg Abiy Axmed Oo Martiqaad U Fidiyey Cirro Iyo Xogaha Qarsoon Ee Heshiiska MOU

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 46

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 15 часов назад +10

    Arabsiyo muxaafid noqda oo qaranka la shaqeeya

    • @isxaaqsomaliland2898
      @isxaaqsomaliland2898 10 часов назад +2

      Howshan ay wadaanba wa muhiim wallahi oo CNNta Somaliland bey noqon In’Sha’Allah

  • @NimcoXaashi-d4d
    @NimcoXaashi-d4d 8 часов назад +2

    Masha Allah tabarkalaa ❤️❤️❤️

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r 16 часов назад +5

    Guul guul.somaaliland

  • @ClrisaaqZhawki
    @ClrisaaqZhawki 15 часов назад +2

    Ciroy madaxwayne inoga faa idee heshiska xabashida wx kasto lagu hosdhigi karana inaga ilaali banaankana keen heshiska aan ka doodne❤

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 7 часов назад

      Baddu maantay ugu khatar badan tahay weliba kursigii muu tegine maxaa amxaaro keenay ma iyagaa keenay cirro markay biixi dhaafi kari waayeen

  • @MohamednazimHaqqani
    @MohamednazimHaqqani 15 часов назад +4

    Gudoomiye Mohamed kaahim waa nin mug iyo misaanle wax badan tariikhda Somaliland waa odayka uugu sareeye Somaliland waa nin adkaysi u leh waayo badan halag faaiidaysto sha Allah

  • @mohamedadammohamoud1972
    @mohamedadammohamoud1972 13 часов назад +2

    Great great Mohamed Kaahin ❤

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 13 часов назад +2

    Ciro shaw kuri uun buu rabey sowka shidnaadey

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 15 часов назад +1

    Guul qaranka soomaaliland

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 13 часов назад +1

    Hore ayuu ciro iyo wadani itoobiya ugu sheegeen dib doorashada mou-ga dib noogu dhiga anagaa dekedna iyo badda idin siinayna hana na ictiraafina

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 12 часов назад

    Maanshalaah xusbiga kulmiye ee wax garadka ahaa, illaa madaxweyne bixi illaa, godomiyaha xusbiga kulmiye iyo hogaankiisa saraba wey ku habalyeyey xusbiga wadani iyo madaxweyne cusub ee ciro, Guul Guul Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto Aamiin Aamiin 🎉🎉🎉

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 12 часов назад +2

    UK IYO U N waa duli noo been guuraa ha na dhafan haday na citirafayn maxay isugu kaayo sawiran ader caqligena ku soo sarana madaxdena calamka dabada noo soo jediyay wanu ku habsanee inga wada tuura walahay bilahay ruushkaa inoago u yeedhana ino dhanta yurub iyo abeed sababto aha wa khaayimin dadkeena iska dhiibaya quraba waxay ku yidhahdan somaliland bad tahay kuma aqbalayno hadna waxay ku leeyihin kuma citirafaynao waxan maxaay ahayeen war maga oo runta u shega markasa wax la idin qabn karayee duliyintan intay ignore noogu jiiran bay markanu guulaysano isa soo tubaan why guul reer somaliland meesha idinku xumatana wa laga guura ka guuraya kuwan meel kale ka doona citirafka

    • @FINN-is6kl
      @FINN-is6kl 2 часа назад

      Wa runta wllo ruuxna ma duloobo isago isagu isduleya moye somaliland haday ingriis ka tashan lahyd hormarweynby gadhi lahyd . Aniga wxay diidmo igu siyen somaliland wa dal amni iyo kala danbayn leh o aad safe ku tahy hadana ma ogola inay wadan noqono xata mapka somaliland o ka gaar ah aya uk yaala .

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 15 часов назад +1

    Doorshadaasi Somaliland kadhacday 13 November dunida oodhami. Ayaa isha kuhaysay siiba Ethiopia UK sfcn ayey xlada doorada madaxawynaha Somaliland ulasocden

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 14 часов назад

    Ciro Cambe waa in uu raaligelin shacabka ka siiyaa qaskii iyo jabhadihii uu 7 sanadood ee u dambeeyey uu wadanka ka waday?

  • @NasirSulub-i5j
    @NasirSulub-i5j 9 часов назад

    Kahin Nagada was Ben socota

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 9 часов назад

    Guul iyo gobanimo JSL xisbi Kulmiye waxqabyo itus oo ii tabsi ah buu hirgaliya insha Allah madaxweynaha doran iyo xisbigisuu wuu sii ambadaqi idam Allah.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 14 часов назад +2

    Ciro hadii uu MOUga ishortaago guriga ayaa loogu geli oo naaraha laga waraabin xukunkana laga tuuri doono.

    • @MaxamuudCaydaruus-r3f
      @MaxamuudCaydaruus-r3f 13 часов назад

      Waayo? Qeex?

    • @xogtaheesaha530
      @xogtaheesaha530 12 часов назад

      Wuu iska yidhiye muxuu qeexi ..because dhibka ay keeni karto dal iyo dadba ma garanayo baan filayaa​@@MaxamuudCaydaruus-r3f

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 7 часов назад

      ​@@MaxamuudCaydaruus-r3fmadaxweynaha ma ethiopia tooratay mise somaliland kursigiiba muu imane badda yaan dib loo soo hadal qaadin reer somalilanow aqoonsiga ethiopia aqoonsi maaha

  • @Halgame334
    @Halgame334 15 часов назад +3

    ZUBEEER AWAL MID NIMO HJ WALA GARXAJIS. NINKA ZUBR AWALEE LACAG KUBABIYA ZUBER AWAL WAA TARGET BIRTANU DHAFINAYNAA HORGSL ZUBER AWALA WAA DILL

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 7 часов назад

      Xabad dhulbahante ah oo halaagsamay siduu wax isugu dirayey

    • @Halgame334
      @Halgame334 6 часов назад

      @halimadirie5301 ANIGU DHUL MA IHI ZUBEER AWAL BAAAN AHSY.

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 14 часов назад

    Waxaan u sheegayaa qoladaa kulmiye inay sameeyaan barnaamij gunti giijina

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 14 часов назад +2

    Hadii uu Jibouti tago Ciro waa in aakhiro loo diraa liano macnaheedu waa Somalia ayaan u wakiil ahay Somaliland waxay noqonaysaa maamul goboleed kaana yeeli mayno, waxaanu hujuumi doonaa guriga Ciro iyo ku xigeenkiisa waxaana loo diri xagii loo badnaa.

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 13 часов назад

      Ciro iyo ku xigenkisuba wa faqash dofarna ma dahiro reer somaliland wadankinu ilashada yan si dadban lo warejin

    • @MaxamuudCaydaruus-r3f
      @MaxamuudCaydaruus-r3f 13 часов назад

      Ma xaga amxaaro mise xamar iyada waanu is baranee

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 7 часов назад

      Waxaa jira kooxo abaabulan oo badda uun u ololeeya in ethiopia la siiyo oo faqasha commentiga ugu ololeeya oo reer somaliland iska dhiga ku biyo caba ethiopia bad helimayso

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 12 часов назад

    ethiopia xiligi udub way yidhaden wa idin citirafayna hadna way leeyihin ha noo dedejiyan ama iyaguna buuqa hanaga dayan

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 12 часов назад

    Ma durba nagaa dhuftee qudhaanjooy ku quuso durba shuban ayaa bilaabmay madaxwayne ciro geesi qaran maanshalaah 😂😂😂😂

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 15 часов назад +1

    Waryaadha inta dublamasiyuun lajoogaan ayuusan nagu seexan eeka ilaaliya hurda subxaalaah madaxweneba uma eka

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 10 часов назад

    Huush Media beenta jooji ya Ciro Matagayo melna inta u dhisayo xukumadisa mana amibsana MOU da

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 7 часов назад

      Haduu tago sawiro xun xun bay ka qaadi karaan ama daawo uu is garan waayo si ay waxay doonaan u marsadaan muuseba ethiopia loogama horayn firfircoonidii baa ka luntay farba wuu taagi waayey mooyi miyey sixreen

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 4 часа назад

      @@halimadirie5301 Muuse iyo heegadiisa aya ku ololaynayey oo laha ictraf uu kenayaa ethiop markastooy hadasho waxay tidhaa midnimada ayanu ka shqaynaynaa m

  • @Halgame334
    @Halgame334 15 часов назад +1

    CIIIDANKA QARAN KEE SUBEER.AWAL NINKA OOG IYO BUQDHAR KEN IYO CEERIGAABO JOOGOWW MAQAL DEGDEG DEEGAANKIINA U KAALAYA.CIISAMADA MADANIGEEE ZUBEEER AWAL
    KUSOOOO BIIIRA RERIHINII CARURTIN IYO DEGAN KIINA IFIN TEBAYA

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 6 часов назад

      hadey kaso noqdan ya dhulkoda udifacaya so dadku maywada dhalan mxd ukala wada habarjeclo cadawga inaka hortagane hadi laydinkuso fasaxo so idingu iman mayan meshina masidasa umushaxesan bd modey welign caqligu hashaqeyo

    • @Halgame334
      @Halgame334 5 часов назад +1

      @usern134-h ZUBEER AWAL HJ IYO HY AYAY 33 SANO CADAW KA HORTAG NAYEEN. SIYASIGA IYO SHACBIGA HJ IYO SALAFINTA HJ CAYDA ZUBEER AWAL SHAQAY U HSYSTAAN LAKIIN HJ LABIDA GAATAMA INAY OGOLATAN RABA
      MAXMIYAD HARTI INAY NOQOTO
      WAX BADAN BAN OGSHAY. JISYAD HADAY BIXIN EEYDO WAAD ARKI
      NUUUR BAASTO NIN KAD UTAQAN 2 WIIIG BU HAYSTA CIDANKAYGA DEEGAN KAYGA UBAAHANN..

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Час назад

    Madaxweyne Abdulrahman waxaan ka codsanayaa inuu joojiyo dhul boobka Abiy oy ka mid tahay Baddeenu.
    Ha u tagin Abiy. Abiy waa saaxir. Jeebkuu ku gashan sidii Muse. Saylac iyo baddeeda ayuu rabaa inuu Xoog amba Xeelad ku qaato. DDS isagoo haysta ayuu doonayaa inuu intii hadhayna ku darsado. Please be careful. Hana u tagin saaxir ka waligaa.

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 5 часов назад

    fiai qanjaweyne. Isagoojaahilah oobaiyo tatoonaaheyn. waxmakabadalikaraa soomaalilaand. waa kiibalaayadaiskadhigaayee balhaceliyo haduuawood leeyahey ethiopia iyo uk dadkaakasocda

  • @xiiscabdicilmi9633
    @xiiscabdicilmi9633 16 часов назад +1

    Tuug beenale