Guruuje, adiga oo aan 100% wada qaldaneyn, sida aad ku qiimeyneyso nolosha dadka iyo qiimaha sarifku, waa qalad,. malaha in qolooyinka dhaqaalyahanka ah mid kuwa hargeisa jaamacadceeda ka soo baxay aad ka dhigato lataliyo, oo bishiina 300 aad siiso ayey ku habooneyd, si hawlaha xagga dhaqaalaha ay kaala taliyaan.
Well said xildhibaan Guruje isha ka riday Sawiir iyo saxeex mamuulka Xamar
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
KHATUMO SEEG ALLA HASOO HANUUNIYO WAA LA SITAAYE
Guruuje, adiga oo aan 100% wada qaldaneyn, sida aad ku qiimeyneyso nolosha dadka iyo qiimaha sarifku, waa qalad,. malaha in qolooyinka dhaqaalyahanka ah mid kuwa hargeisa jaamacadceeda ka soo baxay aad ka dhigato lataliyo, oo bishiina 300 aad siiso ayey ku habooneyd, si hawlaha xagga dhaqaalaha ay kaala taliyaan.
GEESI GEESI DHALAY NOOLOW BUUNI
Guruujow JABHAD ku dhawaaq oo iska daa calaacalka 😂
Adeerka usheeg sidu waa wasikale