Sahra Dawo iyo Qoomaal Damaashaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 209

  • @mikaleyosef9157
    @mikaleyosef9157 2 месяца назад +2

    Im ertrian so I love somaliyane music

  • @lilaali7072
    @lilaali7072 4 года назад +19

    In Djibouti 1994✌✌👍👍 still watching in 2020 love this song🤓

    • @mpasuakichwa
      @mpasuakichwa 4 года назад +1

      Hadia Ahmed 1994

    • @nassir49
      @nassir49 4 года назад +1

      Hadia Ahmed I assume you meant 1994!

    • @lilaali7072
      @lilaali7072 4 года назад

      Haa

    • @bellafances
      @bellafances 8 месяцев назад +1

      2024😂

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 8 месяцев назад

      ​@@bellafances hhh warega joji 🎉

  • @abdinasirmohamed4044
    @abdinasirmohamed4044 5 лет назад +16

    Heestaan waxay ku jirtey riwaayaddii la oran jirey RIWAAYADDA ADDUUNKA ee uu alifey AUN MAXAMED CALI KAARIYE laxanka waa Jiim Sheekh muumin qaadista asalka ah Xasan Aadan Samatar iyo Sahro Abuukar Cabdi SAHRO DAWO heestaan ayay magaca ku qaadatey.

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 4 года назад +14

    2020 viva Qoomaal oo hadda towbada Rabi waafijiyey MAASHA ALLAH CIMRI BARAKAYSAN IYO CIBAADO SUUBAN

  • @sagalahmed1767
    @sagalahmed1767 3 года назад +5

    My favo group of all time durdur djibouti 1994 shyt time went so fast remember like yesterday

    • @moremath3378
      @moremath3378 25 дней назад

      Hargayasa brother's group is where some of Somali finest musicians/music comes from
      Music School of Hargayasa

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +4

    22/7/2022💔
    Ilove this song 🥰🥰
    heestan wan jeclahay

  • @CSCShow
    @CSCShow 5 лет назад +25

    Legends waa raga musig tumaya 😍 yaa ila arkay

  • @maftouhabdirashid4423
    @maftouhabdirashid4423 6 лет назад +42

    Am Still Watch This Song 2018 Like My Coment Hadad Ila Mid Tahay

    • @أبوراشد-ه5ع
      @أبوراشد-ه5ع 2 года назад

      ,

    • @deeqoballe2857
      @deeqoballe2857 2 года назад

      2022 ala maraaya abaaaba

    • @abdirachidawaleh316
      @abdirachidawaleh316 2 года назад

      Ça remonte en 1994 ,alors que j etais adolescent. Ce soir là j etais au saline et ça restera aggraver dans ma memoire.
      Bravo pour les chanteurs et chanteuses

  • @sooyaalmedia11
    @sooyaalmedia11 4 года назад +7

    Raga kabanka la taagan wa legends wlhi si heer sare ah ayey ula xaragoonayaan

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 4 года назад +10

    qoomal fanka inuu weenin kusoo galay moodi jiray ileen waa legend hore😜😜

    • @saidfarah3535
      @saidfarah3535 4 года назад +2

      Waliba markaan wuu weyn yahay... oo waa qaxii ka dib... ka waran isagoo kooxdii CIRJIIR..ku jira... amaba kooxdii ONKOD ee ciidanka asluubta...!!

    • @ramlanor3713
      @ramlanor3713 4 года назад

      @@saidfarah3535 marka waa sida hassan adan cml yaraan fanka kusoo galay miyaaa

  • @biiwayebaarubax7325
    @biiwayebaarubax7325 9 лет назад +13

    heestaan xasuus ayeey ugu reebtay xasuus sahra dawa iyo qoomaal nice song

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 лет назад +4

    QOOMAAL WAAD DE-DAASHAY LKN WELI SAMATAR MA'aadan Gaarin LKN Zahruuni waa Caadi waayo iyada & samatar Ayaa heestan horey u-qaaday...thankz.BARISAMAADKII...

  • @abdiladiif701
    @abdiladiif701 5 лет назад +20

    Still 2019 heestan kama xiiso dhacaba markasta yaa kale oo wLi ila haya hobolada durdur 👍

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 3 месяца назад

    Eraydi AHUN maxamed cali kaariye iyo AHUN laxanki Jiim Sh muumin iyo kooxdi durdur kama caajiso heestan runti thanks

  • @mouniramin2142
    @mouniramin2142 3 года назад +1

    Je regarde juska present cette chanson ❤❤❤ 2021🙏🙏

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 7 месяцев назад +1

    Both legends durdur band brothers legend never tired

  • @ismailabdourazak7683
    @ismailabdourazak7683 2 года назад +2

    Am still watching this song 2022 whit mirqan

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +7

    Qoomal wa lafihii hore ileen😊codkiisa Still sidi waaye inkasto fan ilaah ka reebay

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +3

    walahi vida waan kuwareeray walal iga qabooji walal Farax Xabad Ibrahim Geel nashaye

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 5 лет назад +7

    This was when Somali was the best country.

    • @abdihashi2310
      @abdihashi2310 3 года назад

      @@sagalahmed1767 . Kooxdu ma Jabuutiyaan baa ? Ma dameer baad tahay misse doofaar ? Kkkk mise garacyadii faransiiska ?

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 Год назад +1

    Waa la kala aarsaday. Sahro Dawo iyo Xasan Aadan oo heesta lammaane ku ahaa, ayuu midiba fannaan kale u yeertay oo dib u la qaaday. Sahra & Qoomaal. Samatar & Rooda Maash.

  • @libandahirbulhan43
    @libandahirbulhan43 6 лет назад +13

    Aniga fikir ahaantayda Samatar Ninkaan ayaba igala fiican heestan. codkiisa waa nadiif xabeeb dhan maku jirto. taas waa fikirkayga shaqsi

  • @xoriyosomali
    @xoriyosomali 6 лет назад +6

    My favorite!.. et le beau temps a Dj..

  • @nagueyehmoumin9186
    @nagueyehmoumin9186 2 года назад +1

    My favoris song

  • @samirehyoussouf270
    @samirehyoussouf270 Месяц назад

    In Djibouti 🇩🇯 this song 1994

  • @csalaanmaanka6580
    @csalaanmaanka6580 3 года назад +1

    Waaa kuwan kuwii fananinta heesta hore caday Qomal iyo sdawo
    Orginal

  • @pokemonprincess6144
    @pokemonprincess6144 9 лет назад +10

    love this song

  • @ifkie1539
    @ifkie1539 3 года назад +2

    Laxankii Jim sheikh Mumin 👌💕

  • @yusufabdulle5295
    @yusufabdulle5295 3 года назад +1

    3 oktober 2021 yaa daawanaayo inta iga dambeyso like iisaara 🌹❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +1

    Raga musica tumin ayaaba heesta mcn u sii yeelin xaqiiqdii.❤️

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 3 года назад +2

    Heestii dawo orjinalka waatan

  • @abdiazizhassan6055
    @abdiazizhassan6055 5 лет назад +5

    Heestaan xili walba iyo goor walba kama xiiso dhigo 2019 April

  • @sumayasiman5437
    @sumayasiman5437 3 года назад +2

    2021💃💃

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 года назад +1

    Dalka Shacabka Somaliyeed ma ogala sidaa u daya iskadaaya waxad doonta ka heli meeysid daa kuwaa Somali layiraah waa caqli badan baa Allah siiyey ka daa dibindaabyo ma deen baad kuleedahay noo sheeg
    Hacafin deeynta deeyta 5 billion wan kusiin walah intaa kudaa Somalia

  • @laylaa2425
    @laylaa2425 11 лет назад +4

    fist song of qoomal i liked

  • @Ahmedsadiq58
    @Ahmedsadiq58 5 месяцев назад

    Waa wayo wayo & Waqtigii samaa Xusuustu wa qaali.1988.

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 года назад +2

    Fanan Qomal waa reer luuq Ganane sur native by origin

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +4

    what ever might say Automic bond of electron and neutron study sir

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 года назад +2

    Shacabka Somaliyeed waa xiiso badan jaceeyl xambarsan lasim akhir weey israaci doonan ha kudaalin maka celin waa wada dhalasho taariiki waadaga. caradu weey dhamaan xaqiiqada waa asal sabab midkoodba kaligii awood uma leh kheeyradkiisu ilaalalshado waa Shacab dhoowr iyo toban million wadajir beey kuwaadagi kuna ku difaaci waa Danta tabar daro kala qeeybsanantu kheeyraadkagu Shacabka Somaliyeed weey kuqasbayiin iskadaa carado ha iloowdo Somaliland sidaa koonfur waa jawaab mudan kheeyraaddkeedu kunabad galeeyso xagsadaan dalka iyo Kheeyraadkiisu kuwada ilaalsankarayaan waa danta caruurta Somaliyeed iyo kuwa dhalandoona. Garo xigmadaa Shacabka Somaliyeed waqooyi iyo koonfur wadajirtaan hadii walaguboobi.

  • @sharifsouleiman4257
    @sharifsouleiman4257 Год назад

    04 décembre 2022
    Still watching.

  • @bashka587
    @bashka587 4 года назад +4

    We need remake for this one 😢

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 5 лет назад +3

    Still olso I am watching 2019 02 March

  • @Saimka
    @Saimka 11 лет назад +10

    Fanka waligaa taageer ... heeskaan iyo xiligeeda qoomal wuu ka baxsaday .. kudara xisaabta live aye u heesayaan dadkaan CD maahan
    Manta waa yaryihiin fanaan somali live u heesi karo

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 2 года назад

      War hadda manoshahay waas iga dhaafoo😳😳😳😳

  • @MohammedSaed-be4vp.
    @MohammedSaed-be4vp. 9 месяцев назад

    Love ❤ this music

  • @mohanzodeking9700
    @mohanzodeking9700 4 года назад +5

    I am here 2020

  • @oliyo
    @oliyo 14 лет назад +18

    qoomaal iyo xasan miyaa kala jeceshihiin ma ii dan maqlin hadba hooyadaa ninka qaba waa adeerkaa..qabiilayste

    • @axmedxuseen2305
      @axmedxuseen2305 4 года назад

      lama kala jeclee rag isku miisaan ah maahan sxb hassan aadan waa legend singer waa nin somali wada leedahay

    • @abdinur6959
      @abdinur6959 4 года назад +2

      @@axmedxuseen2305 qoomaal xitaaa waa legend

    • @ProductivetyPro
      @ProductivetyPro 3 года назад

      Oliyo ahmed ma NozHeHay taLow bro🤔

  • @somaaaliweyn3757
    @somaaaliweyn3757 5 лет назад +5

    Still malin carafo ah 2019 manta waa CID gaarisa WB kenya

  • @ahmedstar5977
    @ahmedstar5977 7 лет назад +3

    maxamed...axmed..qoomal...kooda...onkod....

  • @abronesenior
    @abronesenior 6 лет назад +16

    Sahro Dawo yaa wax contact ah ka haya, si aan ula xidhiidho waan salaami lahaa uun.... old is gold.......any one please help.

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 лет назад +4

      A.Ghani Abrone Ohio Colombos USA 🇺🇸 ayay joogtaa hadaad taqaan cid halkaas joogta raadi waad heli markaas fanaanadii qaaliga ahyd ee Sahra Abokor Abdi Dawo

    • @abdiladiif701
      @abdiladiif701 5 лет назад

      Abrone Vlogs hhhhhhhhh

    • @libanjama5545
      @libanjama5545 5 лет назад +1

      fb baan friends kunahay waxaa ugu qoran sahro abukar

  • @faahiyechannel2410
    @faahiyechannel2410 4 года назад +1

    2020 Old is gold❤

  • @jamalhuha
    @jamalhuha 14 лет назад +11

    Ma ogtahay daawadow ina Zahra lagu naanaysijiray Zahro Carabiyo markii ay yareyd ee ay dhiganjirtay iskuulkii 15 may ama Qasabka ee ku yaalay Magaalaga burco waa intii aanay xamar u soo wareegin ee aanay fanka bilaabin loona bixin Daawo .cajiib

    • @farhanmotto8698
      @farhanmotto8698 6 лет назад +2

      Ben Isaac sxp waxa meesha ugu hordaawadayba Adi ku hayaa hadii noshahay alla cimriga ha ku dheereyo kolay dadkii hore tahay guul pro

    • @hodanabas4545
      @hodanabas4545 5 лет назад

      @@farhanmotto8698 1

    • @TheZackfilms
      @TheZackfilms 5 лет назад +4

      Waa iskuulki aan ku galay imtaxaanki aan dugsiga dhexe ku dhamaynayey (fasalka 8aad) 2009, xasuus gaaru igu leeyahay dugsigaasi.
      maan dhigan jirin laakin dugsiga aan dhigan jiray ayaa ardaydiisu ku galaysay imtaxaanka dugsigaa qasabka.

  • @user-mi2he7jk3p
    @user-mi2he7jk3p 5 лет назад +4

    2019 jaceyl ayaa dareemaya 😝

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    WAA XASUUSTII HASSAN AADAN & SAHRA

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 Месяц назад +1

    kuwaygii kabax❤❤❤❤❤

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 5 лет назад +1

    Legend Qoomaal

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +2

    waan saluugya electronic dwaqiis wada

  • @TumowssissHanfaxeh
    @TumowssissHanfaxeh 9 месяцев назад

    Best song,❤

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 года назад +1

    waatuma sahra Dawa was Somli jawaab Nimca Jabuuti

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 года назад +1

    long live somalia.

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 3 года назад +2

    Heestan waxbahdilay samatar

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 6 лет назад +4

    Plz iwant to see iftin if you one iftin band i am in honland Rotterdam plz

  • @jabshe09
    @jabshe09 12 лет назад +7

    megawarfaa maasha allaah 50 years kale na waa idiin rajaynaynaa kuwiii farxad ku dhameesto ilaa inta bakoorta laga cuskado

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    Kadaa Somali wa noocaa ka daa gardaro ka joog waa nimco Allah siiyey daaya waan u dhimin Dalkeeyga walah

  • @ibrahimhajji9588
    @ibrahimhajji9588 2 года назад

    Xasuus iyo nageyle waan idin Salamayaa dhamantina waa Ibrahim gatamow

  • @laylaa2425
    @laylaa2425 11 лет назад +2

    go bulls maansha allah

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 4 года назад +3

    Masraxa heesta lagu qaadayo wa halkee? 🙏

  • @tikkakhan3729
    @tikkakhan3729 4 года назад +3

    From chunkz

  • @Aviaro25
    @Aviaro25 12 лет назад +1

    nice song. wow

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +2

    I did hold Falcon bird but standed go upper rest ordered

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 6 лет назад +2

    Wow a old woman i love Goomal u or my Brother

  • @Blue_oblivion
    @Blue_oblivion 8 месяцев назад

    Magnificent ❤

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    By careful process Dalka Somalia kusoo celi caadi midno qaran walal aad talowadaag

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 лет назад +5

    Where and when this show??

    • @abdihashi2310
      @abdihashi2310 7 лет назад +2

      GH boy . It was around 1987 or 88 kooxdii durdur ee Mogadisho , waa berigii ay Soomaalidu lahaayeen Quality .

    • @shoukriasayf9148
      @shoukriasayf9148 6 лет назад +3

      It was in Djibouti this show

    • @asmahoussein3193
      @asmahoussein3193 5 лет назад

      In djibouti en 1994 i think

    • @lilaali7072
      @lilaali7072 4 года назад +1

      it was Djibouti in 1994

    • @saidfarah3535
      @saidfarah3535 4 года назад

      Waxay ahayd jabuuti 1994 markii la soo qaxay ka dib... kooxdu waxay ku sugnayd Addis iyo jabuuti markuu dhacay dagaalkii sokeeya...!

  • @mwali2012
    @mwali2012 7 лет назад +2

    Hassan adan samatar iyo sahro dawo ayaa qaadi jiray

  • @laylaa2425
    @laylaa2425 11 лет назад +1

    daawo caafiimaad maansha allah ubaaxey waan dilaaca

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 6 лет назад +2

    Goomal i miss you

  • @Muran25
    @Muran25 5 лет назад +2

    Still watching 2019

  • @maxamedcalibulaybulay8292
    @maxamedcalibulaybulay8292 3 года назад +1

    Sahara daawo

  • @BuKsNaBuKi
    @BuKsNaBuKi 5 лет назад +1

    svaka cast

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    Too Somali fulfill wasare it you can sir

  • @vincenzorossi825
    @vincenzorossi825 3 года назад +1

    2020,ayandawanayaa,heestaa,lo,aankudawanayo,milaano,wxana,iigudanbaysay,2009,wxan,xsuustay,yarantaydii,oon,heestaa,kadhagaysan,jiray,TV qaranka,EE,hargaysa,xsuuuuubay,igalisay,rntiiiii

  • @shireomar3713
    @shireomar3713 4 года назад +1

    Qajaar isagoo madaxii kafiiqmey

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    Wakaa Sugaata dalka Somalia is ku hayey electronic bond of Somalia

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 3 года назад +1

    Sahro dawo manoshahay geesiyad igadhe

  • @RobbyCoburn
    @RobbyCoburn 2 дня назад

    Lee William Wilson Mark Perez Robert

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 Год назад

    ❤ yaa salam ❤❤❤

  • @ser.mahamedabdi9231
    @ser.mahamedabdi9231 3 года назад

    Sahara dawo waxay aheyd laciibad qomal iyo maxamed karama iyad Soo sartay intaba waa fananda kaliya ee ku heesta labaf af baa somaliyeed may iyo maxaad tidhiba Sahara dawo

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 года назад

      Waad kaftameysaa ayaan u qaatay. Qoomaal waa ka horeeyay Sahra Dawo. Waa nin fanaaniinta waaweyn ka tirsan ee is qabooji. Sahra Dowo waa horaantii 80 meeyadii.

  • @zamiiraabdilahi8886
    @zamiiraabdilahi8886 8 лет назад +3

    heeees xusuuus mudan nooolada dawo us qoomal

  • @MahaddiiriyeDiiriye
    @MahaddiiriyeDiiriye Месяц назад

    😢

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 года назад +1

    Tan sahro dawo miyaa?

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    utilimida no idea sir

  • @KennethThomas-r1j
    @KennethThomas-r1j День назад

    Hernandez Larry Lewis Donald Smith Brian

  • @muniracadey440
    @muniracadey440 5 лет назад +3

    Qomaal waqtigas oo jirey miyaa. Dadkan cusub hada soo baxay ba mooday

  • @yaasinahmad4312
    @yaasinahmad4312 6 лет назад +1

    me hassan adan samatar iyo sahra axmed jamac oo hestani si talantali u qadaya so geliya hadad haysan pervafore

  • @dhagax
    @dhagax 12 лет назад +1

    Maashallah isku raaga.

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 5 лет назад +1

    Ruwaayadan hargeysa lagu dhigay waxa layidhaahdaa bidaari sibiqsibiq ayey kugu gashaa waxaana leh abwaan xasan ganey dhamaan heesaha iyo majaajilada

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada9957 3 года назад

    Qoomaal xaafada Hayes Ed galbeedka London Ayaa ku arkaa isagoo sheikh noqdey kahorna wan aqaaney wuxuu kamid ahaa London tiki hire EE fanka shidi jirey

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 лет назад +1

    Meel layiraah 36 was garoon ku yaal dagaal kii lamagac Weeridi Xabashiin in 1935 sir intaa waa aqoon tariikhda Somalia bal Kenya intaa gaarsii

  • @АльбертТянников
    @АльбертТянников 4 дня назад

    Lewis Barbara Allen Thomas Gonzalez Sarah

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 6 лет назад +1

    Somalië wa noshahy ha isracdo i ivoe gom