Nimanka & Naagaha Kee Jacaylku Ku Dambeeyaa? Sir Gabadh Kastaaba U Baahantahay 🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 217

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +7

    Please subscribe To
    Fathia Absie English Content Channel
    ruclips.net/channel/UCQzqi1uT6dnitgIjMnLRyFQ
    Hoyga Jacaylka Channel Sheekooyin & Baraarujin Ah
    ruclips.net/channel/UCQ1FDwRZ9RVEZV06PjRKqkA

    • @abdullahmaakhir
      @abdullahmaakhir Год назад +1

      Fatxiya Abti Horta Waan kulasocdaaye Laakiin Goormuu Dhamaanayaa
      Barnaamijka Ragu Kankanlaan Sifiican
      Uga QaybQaadane

    • @Miski-n8c
      @Miski-n8c Год назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AyaanMustafe-ye7rx
      @AyaanMustafe-ye7rx Год назад

      Ku jecliya wall farhia

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Год назад +8

    Ala caawa waaba aniga walaahi waligay macaban oo madhihin ifur halmar ayaan kaligay fadhiistay dhinackasta ka eegay kadib waan usheegay my go'aan anigoon cadhaysnayn oo caayin subxaanallah Subxaanallah and I never looked back saaxiibtay waxay tidhaa hada alow aanad inicin naawamaxay sidani markaa waarun laakiin dumarka waxa yar naag go'aan le

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +6

    Salaam beautiful soul 💕
    I ask Allah swt to grant you good health, happiness, and a long life.
    Aameen 😘

  • @kubra8
    @kubra8 Год назад +5

    Allaa run badanaa, Maasha Allah.
    Maxan adhkay mid madhlabaad solaba jiireyey

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Год назад +7

    Masha Allah tabaraka Allah fadxiya you look absolutely gorgeous 😍 and I like the topic you are talking about but I have never been heart broken 💔 Alxamdulilah

  • @AbshirAwad
    @AbshirAwad Год назад +4

    What a beautiful,outstanding voice u got ..u don’t even need a musical instrument….

  • @nura2876
    @nura2876 Год назад +5

    You are telling the truth

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 Год назад +3

    Alahaa noo fahan siyo Ragena somaliyed in ay reerkoda usoo jestaan dulqad yeeshan subxanalaah casharo badan bay u bahan yihin kuwo badan

  • @NaturalEnvironment224
    @NaturalEnvironment224 Год назад +4

    Habo Fathiyaay Gabadhu way kuu Qalbi waramaysaa Marka uu Qofku arin Sidaaz Emotion u ah kaaga sheeekanaynayo Waxaa fiiican Inaad La dareeen ahaaatid Iminka Inanta aa waraysanaysaa way ooyaysaa becouse Marxalada ay soo martay Adna Waad Qoslaysaa 😰😰

  • @nasramohamed3479
    @nasramohamed3479 Год назад +6

    Salaan sare sister fatxiya love you sweetheart 🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖

  • @saammu8231
    @saammu8231 2 месяца назад +1

    Farhia Allow ku xafid s/times beautiful memory aya noo tahay ❤❤❤

  • @zainabtranslationinterpret5188
    @zainabtranslationinterpret5188 Год назад +10

    Don’t let him to control you that’s all if he comes to you begging you let him to have some money donations but don’t let him again to canrol your life your heart your feelings and your personal space the minute he leaves you close the door behind him and change your keys, the keys that you need to be protected are your heart and your feelings, losser stays looser wiser stays wiser don’t get confused between just a male and real man 📖🖊

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Год назад

      Jacayl iyo Somali waa cirka iyo dhulka waxa tusaaaale ku Filan
      Mucaaaaashiqiiin somaliyeeed
      2 ba is guuur Sadat ma maqal
      Cilmi hadan
      Qays Layla
      Khadra huryo

    • @zainabtranslationinterpret5188
      @zainabtranslationinterpret5188 Год назад

      @@abdifatahnor1338 jacayl waa jira lkn Somali maha dadka jacaylka loogu talo galay marka ay sidaa tahay noloshada dacad u noqo qofka aad nolosha wadagaysana ixtiraam ku wada noolada ku kala taga lkn masuul noqo oo ha noqon xaya waan sidii wax dhale ka dhaqaqa 👍🏾

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 Год назад +1

      @@zainabtranslationinterpret5188
      Raga iyo dumarku ragu ha u badnaaaaadeeee waxa inagu badan is khayaaaaamaynta
      Waaaana arin aaad halis u ah in 2 caruuuur ka dhaxaydo is yalaaameeeyaaaan waliba ku darsoooinagooo muslin ooo quraaaankiii naqaaaana
      Ooo suuurad dalaaaaqa wada yaqaaaaana si fiiican isku fura ama suuuradaha kale laaaakin midbaaaaan arkay dadka aaaad isu dhiba 2 qof midbaaaa qaldan
      Ooo khayaaaaamasa wada
      Kaaaas waxa uu eryanayaaaaa aduuuunyo

    • @abdicalisoyan7723
      @abdicalisoyan7723 Год назад

      😭

  • @khadrahassan624
    @khadrahassan624 Год назад +3

    Hadaad ciida hoos gashid meel careeriyo Aloow kuu naxariiso khadra

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Год назад +3

    ASC Mansha Allah Allow maxaad run sheegtay,oo aad u fiirsatay Nin somalliyeed Thanks ❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aliyahhassane8872
    @aliyahhassane8872 Год назад +6

    Today you look different Fathia 😂Masha Allah! Malaha Camera daa kugu dhaw.

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 Год назад +1

    Mashaa Allah Tabarakallah Fathiya Cabsiiye waxan kugu jeclahay walalo sidaad
    runta ugu sheegtid raga Somaliyeed iyo dhaqankooda. Kanaxoow naaqus .Mashaa Allah keep going sister, and never ever hesitate telling the truth. Our creator loves His creations who is sincere and telling truth.. 💫💯👋❤.

  • @fatoumafoureh
    @fatoumafoureh Год назад +2

    Masha Allah walashey ad IYO ad walahi runta ayad sheegtey huno ku jecliya nolow

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Год назад +8

    Salaam Fathia qurux, I think it depends on each person , we all grieve differently . Some believe the bad times outweighs the good and some believe the good times outweighs the bad and with that feeling they just move on with their lives. Some are conditioned to love regardless how you are loved

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +5

      Hello dear girl! So good seeing you, it been a while! Your right but research shows that men break hearts first but usually come back often for selfish reasons. Women sticks around till it’s unbearable but once healed, move on for good!

    • @chailatecookies7341
      @chailatecookies7341 Год назад +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Same here quruxey . I absolutely agree with you , I have seen a lot of people experiencing this as they were the ones to be left and now they’re being bothered by those that abandoned them. The tables can always turn

    • @mounahassan8637
      @mounahassan8637 Год назад +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰💯💯❤❤

  • @khadijahassan5066
    @khadijahassan5066 Год назад +1

    Waa runtaa dumarkaa hadee sii jeensato ,horay bee uu socotaa

  • @hodoabdirahman4866
    @hodoabdirahman4866 Год назад +2

    You always tell the truth, my beauty inder

  • @SahraMohamud-k7n
    @SahraMohamud-k7n Год назад +1

    Masha allh habo waanku jeclahay 🥰🥰🥰

  • @bisharinamakeup7103
    @bisharinamakeup7103 Год назад +2

    Ilove u so much habo everday dulayste ku fiiriya iyo qoyan baan isku haysanaaa quruxdada iyo shacnigaga ,iyo cod karnimadada hod bless u habo ❤❤❤❤❤❤

  • @yasmindahir969
    @yasmindahir969 Год назад +4

    Habo qurux miiran tahay masha allah

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw Год назад +3

    The lady on the phone is so hilarious 😂😂😂😂sorry habo it took you to find out at that ages men are bad.

  • @samiiraaliamin2447
    @samiiraaliamin2447 Год назад +5

    Because as a woman when we love somebody we give it all over been with that person we respect them we are honest with them but a Somali man are not like that's the reason when we left we will never come back to them because we give already all we don't have anything else to give that's the reason

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 Год назад +5

    Anuu wan kaa baxay qooyan nimadi 😂😂😂😂😂

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 Год назад +2

    Wan ku salaamay baayo fathiyay❤ Talayinkaga aad ban ku jeclhy🙃💗

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 Год назад +2

    Mansha allah fadxiya maanta qurux badan tahay 😍

  • @drsanabyassein6009
    @drsanabyassein6009 Год назад +1

    Nimanka somaliyeed si wacan bad u taqaanaa noolow habo mcn

  • @fatumaibrahim8010
    @fatumaibrahim8010 Год назад +2

    fatihia you look gorgeous today mashallah ❤️ nassisstic men have grass is greener on the other side syndrome. Ladles don't keep pick them when they come back they are coming to finish you off.

  • @fatmahussain3509
    @fatmahussain3509 Год назад +1

    Habo adigoo kale dad nasiib leh bay ka dhalataa
    wax sheegaaga aad banu u jecelnahay♥

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Год назад +2

    Masha allllh farxiyo ilhow nokaaxafid❤❤❤

  • @Tamamali1991
    @Tamamali1991 Год назад +9

    Habo inaad isoo qabato ayaan jeclaan lahaa I really have top story about my life situation now .

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  Год назад +3

      Email iisoo dir habo aan ku balano TikTok Fathiaabsienetwork@gmail.com

    • @suadguled3056
      @suadguled3056 Год назад

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel anigana habo aadban kutagera maskaxdayda ada kaguxaya

  • @suadguled3056
    @suadguled3056 Год назад +1

    Ina cabsiye ilove you so much you're brilliant

  • @farhiaadeed2227
    @farhiaadeed2227 Год назад +1

    In my life I never went back because I just can not go to problems twice once is enough lesson for me

  • @Somalihooyo936
    @Somalihooyo936 Год назад +4

    Ala Farxiya maxaan ku jacelnhaye anaga oo dhan❤❤❤❤

  • @cilaamoissa2020
    @cilaamoissa2020 Год назад +1

    Asc sis sheekaadan qeybtii labaad Ka keen All heart broken oo dhan waan xiiseyneynaa maybe more dumarku dhageystaan maybe healing ayeey u noqon soo plz dhowr taxane Ka keen thank you Allah swt ajar hakaa siiyo

  • @sabahmawlidsulieman4681
    @sabahmawlidsulieman4681 Год назад

    Fatxiyaay hore u,soco habo aduunyada dulayste ayaa cusleeyay qo,yana ma yara ilaahay hareeraha haynaga ma,riyo

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 Год назад

    Inta noo hadsho weyba hadalaan inta amusan waan idin ognahaye inta naga weyn waxey mareney inta yeran daba hayaan walee

  • @sucaad3425
    @sucaad3425 Год назад +3

    Habo bogsiiyay wan ku jecelahy qalbigayga kugu xasila talooyinkano kale❤️❤️

  • @hamdaaahassan9158
    @hamdaaahassan9158 Год назад +1

    Dabyshii alle u soo diray dumarka habo noolow💯💋💋💋💋

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Год назад

    Wow Wow masha Allah my sister you are brave woman live long👑🤲🌹💯👈💎👈⭐️👍🌎🏆🥇👏👏♥️💋♥️🇨🇦💋

  • @caishocawil1806
    @caishocawil1806 Год назад +2

    Macaanto wax walba aad kashekeso anigoo garin baan arkaa wlahi horo usoco gacaliso fatxiyo cabsiye

  • @hodanhussin792
    @hodanhussin792 Год назад +1

    Masha Allah you look beautiful fathia ❤❤

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 Год назад +1

    Waa xaqiiq waxaad ka hadleysaa waa Sax farhiya 🌹👍💞

  • @bananabrowny5070
    @bananabrowny5070 Год назад

    I just find your account ❤ I really love it masha allah habo

  • @mamaakram7034
    @mamaakram7034 Год назад +1

    Soo iyaga heesta wadaaqaadaya amay matalayeen🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Год назад +5

    ❤ dumarka. jaceyl ah❤

  • @Aq12368
    @Aq12368 Год назад +1

    100% I agree

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Год назад

    Masha allah you so beautiful Fathia absie ❤️❤️

  • @khassan6449
    @khassan6449 Год назад +1

    Mash alla allah yaa aqti uqati

  • @xamdaxannan1545
    @xamdaxannan1545 Год назад +1

    Wlhi waxa badan baad ka hadazhy adunkan inta gabadh hooz u oyayaza waad yaabayza wlhi ee daahzon wankugu taageryaah inad ka hadzho xaqa dumrka zomliyed

  • @amuu8286
    @amuu8286 Год назад +1

    Asc walaashey, i like your make up. you look beautiful💞 masha Allah.

  • @najaxqalanjo4293
    @najaxqalanjo4293 Год назад

    Dumarku hadey waxey nacaan abid ma eegaan wankugu raacsaneyy fathia💯

  • @fowziyo121maalin6
    @fowziyo121maalin6 Год назад +2

    Xormo iyo xishood maleh.
    Xabiib kaa moodaa xaawoo wataa.
    Xaraga doodu wa in ay xalus leeyihiin.
    Xanaan yo xariir hadaad u dhashaa wa in ay dib u uxasuuqaan.

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Год назад +1

    Farxiyo cabsiye habo wan ku tageera wlhi hada waxa so bataba ragii fcnaa xitaa inay dirayaan duleystayaasha oo leeyihiin naagu wa cadow iska celiya

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Год назад +2

    Hada kahor my cousin nin xumeeyay he broke her heart then she called me waxan u sheegay something aan in badan arkey my previous experience wey iska oyaysay calacal like she wasn't expecting so waxan ku iri don't worry wuu so noqonYaa laakiin sidaan samee ha wicin don't call just view days maalmo kooban hawicin xitaa 5 to 7 days hadey u badato 2 week because qofka wax jecel wey ku adag tahay inuusan qofka wicin marka haku waayo wa kugu kibraye wuu kuu xiisayaa markuu ku waayo isagoo masayrsan oo is leh wey ka maarantey markasu leeyahay oo iba soo wici mayside oo shibtadad xushay oo ma cidkalaad baratey bal maxa ka galay maasaga qaba watuu shaley xumeeyaye maanta danbe kusoo wacayaa is your choice inaad diidid iyo inaad ceshato ood ka maaranto adey ku jirtaah laakiin gabadhii ninkii wu usoo noqdey dib bey ulasii sheekaysatey laakiin is ismayna calfan laakiin skills kaas wey isticmaali jirtey weyna ku guulaysatey ana wey ii mahad celisay marka ragu dumarka waligoodba kama haraan wey soo noqnoqdaan marka horana waysii firxadan ee la sheekaysanayo marka gabdhow hadii laydin xumeeyo wicida joojiya be strong hadhow ba dib laydiin baryi inkastoo qofka mar hadaad ka niyad jabto aad nacayso ooba lagusoo celin Karin eve again 😁maasha Allah fathia cabsiiye your voice so sweet and emotional jacal beenu ba kugu ridayaa 😁 just kidding 😂 💖

  • @maan-bila6230
    @maan-bila6230 Год назад +1

    Fatxiya wa qofka kaliyoo yuutuub leh oo aan ku riyoodey anoo lajoogo runtaan kujeclahy iyo sida ay jaceylka wax ugataqan hbo nairobi hada imato iisoo sheeg i will contact u

  • @zuhourmohamed3250
    @zuhourmohamed3250 Год назад +1

    Waan kuu xiisay baryaha kjma daawan fathiayaay

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 Год назад +3

    Wakhtiga ayaa waxkasta kaadhayidoona😊

  • @NoRainNoFlowersz
    @NoRainNoFlowersz 13 дней назад

    14:23 psychopaths....aunti really made me laugh 😂

  • @khadijaw1490
    @khadijaw1490 Год назад +3

    Asc,nimanka soomaaliyeed Ayada qur’aanka ku jirto ayey si aan sax ahayn u fahmaan afar baa Allah ii baneeyey aayada kale wey iska madaaliyaan marabaan in ay fahmaan

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 Год назад +1

      SOMALI MARYOLEY DIIN WAXBA KAMA YAQANAAN RUNTA HADII LARABO

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 Год назад

      Khadiijo kuuseey halke ku so xanuntay Dee waa sax 4 Aya naloo baneyay kuusey maserka dhaf idinku waxad ino tihin macan macan lagu daray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Год назад +1

      abdi khadar aayaadaha quraanka ayaad qalad u fasirataan ee .4 laguma banayn oo shuruud ayaa ku hor taalo mana samayn kartaan, Nebigu csw wuxuu dhahay hal naag guursada wuuna ku celceliyay shuruudaha idin hor yaaalo ma buuxin kartaan marka 4 la idinma banayn walaaa

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj Год назад +1

      @@Fowzia69 Nebiga madhihin Allah ayaa yiri

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Год назад +1

      @@Maria-wb7lj waxaan ka wadaa asxaabtii markay warayteen nebigeenii nasteexadii uu unsheegay , mida kale 4 guurso lama oran ee sharuudo ayaa hor yaaalo yaan la isku khaldin, guurka sharuudo ayay ku xiran taas lama sheego haday fahmi lahaayeen mana ogolo marka sidaas ayaaaba u diidaysa in guursadaaan 4 adigaa tiriyo xataa 2 in ay guursadaaan

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Год назад +1

    I never bring back man that left me acuuudkow

  • @naimahmohd3918
    @naimahmohd3918 Год назад +3

    Fadxiyaay ka soo hadal qoor gaab iyo Asma.musal sal Ann caadi eheen

  • @rahmamohamedabdi6224
    @rahmamohamedabdi6224 10 месяцев назад

    Qofki doonya hakula colobo balse aniga aadban ku tageera wllo ❤❤

  • @القرآنالمجيد-ث8ه
    @القرآنالمجيد-ث8ه Год назад +1

    Habo mid aan jeclaa oo wlhi ii qalmin baa beentiisa markaa ogaaday in uu caruur soo dhalay ka tagay uma ooyin waayo uma qalmo waana ka booday, 2sano iyo bar baa ka soo wareegtay ilaa hada wuu i raadiyaa anna maalin baa go'aan ka gaaray

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Год назад

    Alla duleyte muxuu ina dhibay alle kuwaas xaqa alle ha tuso

  • @hibaaqegal252
    @hibaaqegal252 Год назад +1

    Newly broken 💔 haboo waxba kamaan tagin runtii wax kasta sameyay but never change so wn iskaga tagay

    • @zulekhajama2894
      @zulekhajama2894 Год назад

      If you had to do everything to change, it was already too late. You'll meet someone who would appreciate you as you are.

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 Год назад +1

    Farhia waxaad u eegtahay Nima Dualeh gabadha RUclips rada ah

  • @ahmedaleela4440
    @ahmedaleela4440 Год назад

    Kolay raga waxan la shegayo waxba ka jira qaarkod maxaa kawad qayli siyay hady wax Jirin hablaha wa hoyo marna wa walaal iyo ilmaheena eragow hacilina sida qarurada udhawra

  • @mariamabdi5932
    @mariamabdi5932 Год назад

    Interesting topic, mhdsnid fathia booga dhayaay

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 Год назад +2

    true

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Год назад

    Woow I like your makeup fathiya

  • @hamdivan7046
    @hamdivan7046 Год назад +1

    Xaqiiq ina abti waxba ka ma tagno marka hore ayan hubinaa
    Ma aniga ayad iga hadlaysaa quruxey 💋💋

  • @nimcoginbaar941
    @nimcoginbaar941 Год назад +1

    That is so true wllo

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +2

    Fathia inantu way kuu xaal waramaysaa adna waad qoslaysaa😆

  • @ikramkadar3783
    @ikramkadar3783 Год назад

    He’s married with children still on my doorstep bleeding. They always come back..

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Год назад

    Habo mcn waanu dhuwnahey lakiin waligey waxaba kaamaan codsan maanta codSibaan wataa habo waxaad wareysikaqaadaa taakhiikh nololeedkii oo dhameytiran faadumo Ibrahim gabadha hargeysa hada falaqeysa heesah iyo ciyrah iyo siyaasada habo waa aqoonyahan sidaan dareemayo faadumo

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 Год назад

    ALLA MAXAAD RUNTA KA SHEEGTEEN!!!!

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 Год назад +1

    👏👏👏👏👏👏👏👍✊✊✊✊✊✊🥰✅❤️❤️❤️❤️✊🥰yasalam Fathia Mashalah Gorgeous well done ❤

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 Год назад +1

    Nabsi baa adeegee naxdin ders manoqoteen naasiiiiibkaa makulanteen ana mayska noolahay. Dulayste toow

  • @nimam7846
    @nimam7846 Год назад

    Fathia absie nimanka somalida magac fican bad u heshay dulayste lakiin lugooye na ku dar waayo wa lugooye midhan. Gabadh bay lugeynayaan caruur anay korinayin ba ku xiiga xiita shukansiga way lugooyan iyaga on gabadha rabin.

  • @khadijaw1490
    @khadijaw1490 Год назад +2

    Soomaalida Ragooda imaanka baa ku yar.

  • @salma.abdirahman3134
    @salma.abdirahman3134 Год назад +1

    Video wan ku so noqn dona isago so noqday oon ka jaray wuxuu iso baday 😅

  • @shugriabdilahi4214
    @shugriabdilahi4214 Год назад

    mnsh Allah.hbo mcn waxda.tahy qof nolo

  • @khadraali8829
    @khadraali8829 Год назад

    Anaa inta la i ximeyey heestaas la ii soo direy

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Год назад +2

    🤣🤣🤣qosolaa igudishay

  • @mabsuud124
    @mabsuud124 7 месяцев назад

    Kadra Dahir ❤

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 Год назад +1

    Run badanaa♥️♥️♥️🥰🥰

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 Год назад

    Markasta waxan isugu shekeeya muu ahayn the right one for you but still i miss him so much, i miss his hugs, voice, laughs every little thing about him. Even tho aan isku sheego wuu kaa tagay kumaba rabo ee nabad gali still iskama dayn karo xiisihiisa iyo rabidiisa. Its been 3weeks now

    • @svlwvvally4258
      @svlwvvally4258 Год назад

      Accept the feeling abaayo,it takes time it’s very okay to feel that way lakin marwalbo xasuso wixi aa ugu tagte don’t let someone hurt you that much also abaayo please pray and make lot’s of dua ilahey ba qalbigada kaga so celinayo and InshaAllah you will forget about him and you will find someone 100% more better for you 🥺🥺🥺be a strong woman quruxee

    • @monasahal5295
      @monasahal5295 Год назад

      Is adkay iskoday inad baxdid asxab badan yelated wax kasta waxa dawo oah waqtika waqti se sad o ilawded

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Год назад

    That’s so true dear marka laga tashado ayay soo cararaan, dulaystaan beri is jeclaanay anoo qofkii I arkaaba iga helo ayay igaga dhegtay😂 then he broke my heart.
    guess what I found an angle ilaahay ha xafidee, . Afar sano ka dib anoo magiciisii xataa ilaabay mise waakan!

  • @zahrasiyad3083
    @zahrasiyad3083 Год назад

    Beautiful and grace

  • @dunya2jannah
    @dunya2jannah Год назад +1

    Baayo boowe ban ku qoslay 😂😂

  • @FaadumaSomaliaGreens
    @FaadumaSomaliaGreens Год назад

    Sax waaye 😂 marka hore game ayeey cayaaraan Weyna Been badan yihiin

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 Год назад

    Waaaaw 🥰❤️ habaryar codmacaan ayaadledahay

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Год назад +5

    Somali maryoley Jacayl mayaqaanaan 100/95 ,, Waa Dad Dhintey Dhintey Dhintey 😂😂 Yaahuuuu ,Qof Damiir Leh Ayaa Wax Jeclaada ,Caalamkaa Kale Waa Laga Helayaa lkn Somali maryoley waa U Dhamatey Malaga Helayo Wax Isjecel Wey Isfuulaan Sida Dameeraha 😃😃

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj Год назад +1

      Kkkkkkk

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Год назад

      Guurkoodu waa is fuulfuul uun iyo caruur sidaa daaniga loo dhalo. Waa sidaa aad sheegtay sidaa xayawaanka ayeey isugu yimaadaan candhada isku camcamiyaan markey dhameestaanaa tabtii xayawaanka ayeey kala dhaqaaqaan. Guurkaba waa in laga mamnuucaa casharo nolasha saxda iyo guurka micnihiisa waa in loo diraa labada raba in ays guursadaan license guur ah na la siiyo. Iran ayaa programme sidaa ah sameesaysay markuu furiinka aad u batay casharo guurka ka hor ayaa loo diray lamaana badan ..dhowr sano ka dib kuwii barnaamijkii tababarka ka qayb qaatay ayaa la booqday weli ways qabaan oo weliba waysku faraxsanyihiin.

  • @najaxahmed2519
    @najaxahmed2519 Год назад +1

    Run badana mid an dhowr sano kala harnay ba hada isolabtay ana niyad ba umahayo maba tagan

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Год назад +1

    Oh Samira sorry!

  • @fadumomaful3973
    @fadumomaful3973 Год назад +1

    Asc fathxia walal raga ma heyni good point waa lowlifes yes is because they think they want confuse woman some woman take them back dumar badani wry ku waashen

  • @fartunahmed5457
    @fartunahmed5457 Год назад +1

    Anaa ka kow ah fatxiyay kuwa qalbiga laga jabiyay balayo nin somali hajeclato necbiyaa