Dadka Reer Sheek Isixaaq ee Lagu Bara kiciyey Dawlad Deganka Somalida ETHIOPIA iyo Xaalkooda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2024

Комментарии • 19

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 3 дня назад +2

    Dadkaa walaaleheen haloo gurmada

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 дня назад +3

    Cadawnimada reer sheekh isaxaaq ay u hayaan ayay u dhibataynayaan maatidaas

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 дня назад +2

    Maasha Allaah Xamse Xaaji Xasan. Si fiican oo qoto dheer ayaad uga hadashay.

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 дня назад +2

    Reer abtigay geesiyaal baad ahaydeen iska celiya kuwani waa cadaw somali galbeedna naf uma hayaane inshallah guul

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 3 дня назад +2

      Shaadhka dawlada ayay maatida ku dhibateeyaan

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 дня назад +1

    Akhonyahan baad edeen bishu hortadey imaan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 7 часов назад

    Abadi. Rxm. Indeer. Waa. Ku. Salaanay.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 дня назад +1

    Liyuu ogaadeen deegaan isaaq wallaahi qaadan karin beesha cid degaankooda qaadi kartaa ma jirto kuwa dirayska sita qabiilkooda u hiilinaya xad baa inoo dhexeeya hadii damac idinku jiro cid aad dhulka qaadaysaan jirto maamulka jigjiga waxaanu leenahay qaladka kibirka naga taga xabad waanu naqaanaaye

    • @canbaro-p4r
      @canbaro-p4r 2 дня назад

      Way qaadeen wakhtigii cabdi ilay mee dhulkii reer liban Ogaden aynan isuba dhaway. Aya hoosta Ka soo galaxy deganadeenii

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 дня назад

    Reer Sh.Isaxaaq deegaankodu waa balaadhanyahay oo Hawd iyo Reserve area ah waanay ka seexdeen horu markooda waxana loo baahanyahay in laga hawl galo sidii Hawd iyo Reserve area loo hoos geyn lahaa Dawlada Fedaralka ah.

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 дня назад

    😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 3 дня назад

    DAWLAD DEGAANKA INTAAN SI GUUD LOOLA HADLIN, MIYAANAY JIRIN DADKAN LA DHIBAYO MASUULIYIIN DAWLADDA JIGJIGA AMA ADDISABABA U JOOGTA OO KU METELA OO KA HAWL GALA.
    DADKU DHULKOODA HA KU MITIDEEN OO YAAN TAAKO LAGA DURKIN, MAAMULKA JIGJIGANA HA LA ISKA CELIYO OO XUQUUQDOODA DADKA REE RESERVE AREA AND HAWD HA U MIDOOBAAN, CIDI ISU TUDHIMAYSEE.

  • @JiifQuaran
    @JiifQuaran 3 дня назад

    ♨️♨️♨️📛📛السلام عليكم📛📛♨️♨️♨️ REER SHEHK ISHAAQ MAXAY SOMALIDU KU NACDEY OO CADOW ULANOQOTEY MEEL EY JOGAANBA. ???

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 дня назад

    Cadawallay itoopia Dee isaaqqa ayaa Ku haysta !!

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 дня назад

    Walalo waxan cabdi ilay Aya bilabay oo reerka reer liban dhulkoodii oo dhan siiyay ogadeen markii laga dagalami wayay ayay Arab ku bilaben badan la soo Celine waxay Ku soo socda. Ciidagale