Nimco Yaasiin | Raaxeeye Banaadiri | Music iyo Madadaalo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Nimco Yaasiin | Raaxeeye Banaadiri | Music iyo Madadaalo
    Musicians:
    Lead Guitar: Bile Cismaan
    Keyboard: Bulshawi Beatz
    Percussion: Bushar Famous
    Drums: Buulo-xuubay
    Bass Guitar: Siciid Xuseen
    Saxophone: Abdale Haji
    Camera Operators:
    Mukhaar dhuux
    Abdalla shariq
    Fuaad Cabdilaahi
    Sound Engineer:
    Shabcaan Isko
    Music Record:
    Caafi Abdirahman
    Editing:
    Ashour Garaad
    Production:
    ASTAAN MUSIC
    2024
    Musicians:
    Lead Guitar: Bile Cismaan
    Keyboard: Bulshawi Beatz
    Percussion: Bushar Famous
    Drums: Buulo-xuubay
    Bass Guitar: Siciid Xuseen
    Saxophone: Abdale Haji
    Camera Operators:
    Mukhaar dhuux
    Abdalla shariq
    Fuaad Cabdilaahi
    Sound Engineer:
    Shabcaan Isko
    Music Record:
    Caafi Abdirahman
    Editing:
    Ashour Garaad
    Production:
    ASTAAN MUSIC
    2024

Комментарии • 57

  • @fuaadwarsame3514
    @fuaadwarsame3514 18 дней назад

    Eesh Qiyaasak Nimco Yaazin Caraale Fanaanad Qaran Jsl❤❤

  • @UsaameMnuur
    @UsaameMnuur 23 дня назад

    Xasuusti khadra daahir ciidagle reer iidle bare alle haw naxariisto

  • @globalfreightsarl4985
    @globalfreightsarl4985 Месяц назад

    Axaxaxaxaxaxaxa old always best ❤❤❤❤❤

  • @AhmedmohamedAbdulahi
    @AhmedmohamedAbdulahi Месяц назад

    Nimco yaasiin caraale fananad qaran

  • @AyanAbdi-mr5wu
    @AyanAbdi-mr5wu 4 месяца назад +2

    teamkaa musicka garaacayaa wax kale

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад +2

    Heesahanu wa heesahi reer somalilnd wana qaraamigi raaxeeye

  • @LugooyoOmar
    @LugooyoOmar 4 месяца назад +1

    Woow nimco yaasiin ❤

  • @kingaaryan3116
    @kingaaryan3116 4 месяца назад +2

    Yaa salaam what a voice 😍🔥

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 4 месяца назад +1

    Waa fan kii la yaqaaney

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi861 4 месяца назад

    Greatest nimco yaasiin. Mansha allah

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад +1

    Raqxeeye maha banaadir ee wa heeso hargaysa waayo wayolaga qaadi jiray wana qaraami bililiqada joojiya maha wax ad ledahin ama ad taqaneene

  • @sofiaosman6730
    @sofiaosman6730 4 месяца назад

    Xaliima Qaliif Magool ayaa horay u qaaday saas ay u leeyahiin Banaadir😊

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 месяца назад

      Laxanka ayaa waxa saarey aun Ahmeday oo ahaa fannaankii reer Xamarka ahaa ee Indhaha la'aa ee dadka Benaadiriga ka soo jeeday, sidaas baa loogu baxshay Benaadiri

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heesaha raaxeeye wa reer hargaysa wana qaraamigi walaalo hargaysa

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад +1

    Waa heesahi qaraamiga aha ee hargaysaawiga aha raaxeeye qaraamigi hore ee reer hargaysa weeye wax banaadir shaqo ku ledahay maha

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 месяца назад +1

      Laxanka ayaa waxa saarey aun Ahmeday oo ahaa fannaankii reer Xamarka ahaa ee Indhaha la'aa ee dadka Benaadiriga ka soo jeeday, sidaas baa loogu baxshay Benaadiri

  • @blackpanther01234
    @blackpanther01234 4 месяца назад

    Ah ah ah ah aaaa ❤❤❤❤

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Raaxeeye maha maha banaadiri iyo koonfur toona wa heeso waqooyi oo somalilnd ledahay

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heestan banaaadiri maha wawalaalo hargaysa kkk

  • @walaalkaacaawijizakalahuqe8408
    @walaalkaacaawijizakalahuqe8408 3 месяца назад

    Heesta magaceeda maxaa U xusi weydeen

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heeso reer somalilnd weeye wana reer hargaysa murtidoodi wana raaxeeye oo ah qaraamigi reer waqooyi wana fanki iyo sugaanti reer waqooyi banaadir lahane

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Raaxeeye qaraami wa heeso reer waqooyi ama reer hargatsa banaadiri lahane wax adtaqaninmaha ha bililiqaysanina murtida reer somalilnd

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 месяца назад

      Laxanka ayaa waxa saarey aun Ahmeday oo ahaa fannaankii reer Xamarka ahaa ee Indhaha la'aa ee dadka Benaadiriga ka soo jeeday, sidaas baa loogu baxshay Benaadiri

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Ninka soodhigay ba raaxeeye banaadiri la yidhah ee heesta magaceedu maha banaadiri kkk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heesahan raaxeeye reer hargaysa leh maha wax koonfur iyo banaadir shaqo ay ku leeyahin kkklk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Waxan arka qar u qatay heestan in la yidhah raaxeye banaadiri war ninka soo dhigay aya magaca wata heesahanu wa qaraamigi raaxeeye ee reer waqooyi hargaysa aya heesahan laga leeyahay

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Ninka yutuberka ah ee heestan soo dhigay ba la yidhah raaxeeye ee heestu maha banaadiri wa heeso reer somalilnd leyahin oo la yidhah raaxeeye oo qaraami aha

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Raaxeeye ma ada ka dhigay banaadir kkkkk wa fanki iyo sugaanti qaraamida ahayd ee hargaysa ee somalilnd ama reer wQooyu buu banaadir ku sheegay war bal adiunyadan eega bililiqada ah war ma reer koonfur ba midhanahanleh oo yeelan kara wa heesahi hargaysa ee waayo wayo

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heesaha raaxeeye wa heeso reer waqooyi leeyahin banaadir lahane beenta dadka kada abwaanadi sameyay ba la yaqanaye oo caan ah ee yan lagugu qislin

  • @CumarObsiye
    @CumarObsiye 4 месяца назад

    Islaantan maxaa cod ku duugan yaa salaaaam😊🎉

    • @Caliya7
      @Caliya7 4 месяца назад

      Say maasha Allaah

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Reer koonfurku ma xishoodan raaxeeye banaadiri kulaha heesahan horta ma fahnaysan ba ka hiraysa

  • @zamiircali4012
    @zamiircali4012 4 месяца назад

    Waxan ahay qofkii 151 ee dawaday isagoo yaal 57 mints

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 4 месяца назад

    So beautyful hdn yra xasusty ex s hi too u world wide

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Banaadir kulaha reer koonfurku idho adaka ma heesaha reer waqooyi ee qaraamiga ah ee raaxeeye ee caanka aha ayad banaadir iyo wax an murti ba lahayn ku sheegaysa ma ma keeni karan ereyada reer koonfut banaadir uskadayo

  • @samsamaxmed5567
    @samsamaxmed5567 4 месяца назад

    Ana qofkii imiisad ban ahy talow 😂😢

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 3 месяца назад

    Qooladiinan tvgu.bililiqaad waadaana iyo taariikhsameys in laa ilaashaanayo miyaanad ogeen rexeeyaa rer somaliland baa leeh gaar ahaan rer burcaa leeh raxeeye burcaawi baa laa yidhaahdaa haa naguudayiin horeed uu bililiqaysaateen dawladnimo iyo caalaane miyaad waadan waali waa soo jeednaa bililiqo danbeen waa soo dhaamaatay

  • @sidowadem2233
    @sidowadem2233 4 месяца назад

    magaca heesta waxaa la iigu sheegay Banaadir. BANAADIRI-gu waa mid ka mid ah hababka (genres) heesaha Soomaalida.

    • @iidwarfaa9936
      @iidwarfaa9936 4 месяца назад

      Bililiqada joojiya banaadir lahanine ma heesahi qaraamiga ee raaxeete ee somalilnd loo yaqqnay ee hargaysa aad ka maqasheen bad banaadir ku sheegaysan ader xishooda

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Tuug tuug dhalay bad tahay ee ha ku soo qorin raaxeeye banaadiri dadka heesahooda been ha ka sheegin heesahi raaxeeye ee qaraamiga aha ee reer waqooyi bad ku soo qoraysa banaadiri

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heesahi qaraamiga aha ee reer hargaysa ee raaxeeye ayay banaadiri ku sheegayan kkkkk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    ader been bad sheegtay qaraamiga heesaha raaxeeye maha banaadir wa hargaysa iyi suugaanti waqooyi kk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heestanu banaafiri maha raaxeeye maha banadir kkkkk biliqada joojiya heesahanwaqooyi ba laga leeyahay e

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Babaadir kulaha xishoonmayo heesahii reer waqooyi baad baanaadir ku sheegaysa miskin miskin dhalay raaxeeye iiyo qaraamiga heesaha la yidhah reer waqooyi ba leh dadka sugaabtooda ha sheegan xoolaad tahe waxanu way duubanyahin

  • @idrisabdukadir5166
    @idrisabdukadir5166 4 месяца назад

    Qofka 320 waa aniga😂

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Reer hargaysa leh heesahan wana qarami raaxeeye la yidhah ha moodina banaadir kkkkkkk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Suugaantan waxa iska leh hargaysa waxana la yidhah heesaha qaraamiga ah ee raaxeeye marka qar waxan arkaya meshan ku soo qoraya wa banaadiri kkkkk heesahan walaalo hargaysa koox la odhan jjray ba laha 1930 ila 194ki ila 1950 ki ayaa reer hargaysa qaadi jiren

  • @khadarbinugacansaar
    @khadarbinugacansaar 4 месяца назад

    Nio qoladan musica ay tumayaan wale ninkii musica wax ja yaqaana meel ayuu taabanayaa

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Jareerti ma xishooto heesahi reer somalilnd bay banaadir ku sheegayan kkkkk raaxeeye wa heesahi iyo sugaanti reer somalilnd

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Heesaha raaxeeye maha banaadiri kkkkk wa heeso reer waqooyi wax babaadir samayn karto na maha ereyadana abwanadi laha aya la yaqan ee beenta dadka kada nijaas tuug ah bad tahe

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Reer koonfurku ma xishoodan heesahi qaraamiga aha ee raaxeeye ayay banaadir ku soo qoreen halkan. Kkkkk wax aydan samayn karin iyo midho ayadan samaynkari iyo murti ayadan weligin heli karin weeye

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkk ku qisla kan banadiri ku soo qoray heesahi qaraamiga ee reer waqooyi ee hargaysa 1940 ki lagu qaadi jiray buu banaadiri ku soo qoray kkk war dadkanu wa budhcad idho adaka ereyada heestan maba keeni karan reer koonfur oo dhami kkk

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 4 месяца назад

    Beenaale benaale dhalay heesahi raaxeeye ee somalilnd laga qaday waa hore ee qaraamiga aha buu ku sheegaya banaadir kkkkk waxu idho adaka tuug tuug dhalay