Wax run ah wad sheegtay lakin dhawr arimood oo aad loogu kala duwanaan karo ay iiga muuqda hadalkaage, dadka la wadaaga ma cilmibaa uu buug ka so arkhriyay mise waa qof aragtidii shakhsiga ah, arimaha sidaa jacaylka ah oo akle waxy ku wanaagsan yihiin aragtiyo meel dhaxaad ah, “qofka hadaanu cutubka koobad ee buug akhriyin ma loo malaynayaa inuu fahmo cutubka u danbeeya buuga.” waa sida hadalkaagu ka dhigan yahay.
Anuu arimahaa kuguma raacsani fadlan marka aad barnaamijyadan oo kale soo daynayso soo raaci halkaad ka soo xigatay (reference) Maalinba buugaad meel kasoo aqrisaad noola timaadaaye
M.a sahanka xogaha legend always Legend 💘
Aadan sahanoow waanku salaamay 7 sano aan kugu xirnaa Comentigega ugu horeeya wuxuu Noqday salaan suwax wngsan
Ma burcaa ?! 😹
Ma 7 sano mise 7 bilood
@@jamaaljocker8205 hhhhhhhh
Macalim aadan waa runtaa
ومن آياته ان خلق لكم من أنفسكم أزواجا لتسكنو إليها وجعل بينكم مودةورحمة إن في ذالك لأيات لقوم يتفكرون(٢٠)سورة الروم
mzhlh ilahay ha ku barakeeyo
ana ilahau guur khayr qaba
ha isahlo🔥
Ustd aadan intaan ka bartay qof kama baran❤❤❤
Mahsanid walal ilahay haku sharfoh
Mahadsanid macalin
Hasawe waxan u aqana waqti lumis.
Nolashada inad dhisto intaa calafkaga kaga imanayo wax kaga fican majirto.
Mshllh waa Mawduuc Cajiib ah
Waxaan anigu ka fahmay in aynu u dhaqano sida dabiiciga ah ee allaahay nagu abuuray.
Inaad raaligaliso qofkale waa muftaaxa 🔑🗝 fashilka 🤌😒
Qofka maad dhaline ha afaaru gashan hawlihiisa 😅👍
Wll soo badi mowduyaadan arimaha bulshada
Thanks ustad adan
Keep going lipah
Wax run ah wad sheegtay lakin dhawr arimood oo aad loogu kala duwanaan karo ay iiga muuqda hadalkaage, dadka la wadaaga ma cilmibaa uu buug ka so arkhriyay mise waa qof aragtidii shakhsiga ah, arimaha sidaa jacaylka ah oo akle waxy ku wanaagsan yihiin aragtiyo meel dhaxaad ah, “qofka hadaanu cutubka koobad ee buug akhriyin ma loo malaynayaa inuu fahmo cutubka u danbeeya buuga.” waa sida hadalkaagu ka dhigan yahay.
Aadan waad asiibtay dadka badan waxay aaminsanyihiin markay haasayawyaana inay isku meel u jeedaan markay isguursadaana ay waxbo iska galin
dhalinteena waxaan dhihi lahaa wanaag iyo nolol wanaagsan hadaad rabtaan iska daaya heesaha iyo geeraarada calaacalka ah aadana looma calaacale Allah ayaa la baryaa intaad dhagaysan lahyd geeraaro calaacal ah dhagayso quraanka Rabigaa oo baro oo ku camal fal wllahi wanaag oo dhan halkaa buu ku jiraa
Mahadsnid ❤walsheyda❤ 🎉waxa thy qof wangsan hadaladad been ma.ahn Wan sida dhab ta ah
Masha Allh
M.a wllo 😁 aadan wasidee sakay wixii yoodhan kaftan nagu fahansisaye😊xage kahela kula xaliye dhibtada🤣 Good morning
Labadiinaba allh idin xfido inbadan baad no faaideyseen
Allah ku daayo wakhti badan
Waa marKa ugu horeysa Aan maqLo ama Aan arKo Qof igaLa taLinaya sida inaan u sheegTaY Sida aan ahaY ama Waxa aan Aaminsanahay!😶!
zxp ale haku xifdiyo waxad noosio diyaarisa khaladaadka guurka
AADAN WLL NABIGA SCW WAXA UU DHAHAY ISU HADYEEYA WAAD IS JECLAANYSAN MARKA SIDEE BAY ISU WAAFAQAYAAN WLL
Waxaagu waa ku adkeyn caadiya😂😂
Kk Anibo Saas CmL is dhaheY baLse Si na Waa Run hadaLKiisa
ZXP WALIGA GUULAYSO MARWALPA WAN KU WATA🥰🥰🥰🥰
adeer maxaa dhacaya hadaan single iska ahaado oo aan naftayda, aniga iyo mushkiladahaygu waqti isku helno :))))
Ma guursatay😂
Waxba ma dhacyaan
Saxiix wlhi sxb waa runtaa
Go forward bro
Alle haku barakeeyo
Aamiin
Alle ha ku sharfo sxp
Adan Cilmi
Thnks sahanka nolosha
Waa waqiica manta tagan
Nin culus wnku wataa👍
Macalinka wAyN💪💪
Adanaw wad ku saaqiday youtubeka waxbanu ka so hadal ku nidhoo namaba maqlaysid war bal ma so hadal tarikhda winston chirlchil
Anuu arimahaa kuguma raacsani fadlan marka aad barnaamijyadan oo kale soo daynayso soo raaci halkaad ka soo xigatay (reference)
Maalinba buugaad meel kasoo aqrisaad noola timaadaaye
Aragtidan yaa leh tolow
Ninka iyo xaaskiisu waa bir iyo daabaan😁😁 ardaageena baan arkay aragtidan mar hore
Shukrn zhp
Walal Adanow mahad sanis walal
Aragti ku xusnayd buga فن اللامبالاة
Thnka Aboowe
malmahan danbe wllo sidi Rer togdher kaftanki aayn ku so kordhisay sahanka xogaha .Hmmm
waa kula kaftamay wllky adan
Mahadsanidiin
Qofka madan dhaline ha mamulin 😁😁
thanks bro
Adam okay important video
Allah keep you bro
MasHallaH
😂😂😂😂😂lamana la Aan u dhimo
😂😂😂
Xifaaltanka dadka isqaba waa carqalada sababta iney Kala yagaan lamanahasi
adan saha legendary
Wll intaa waxpuu diyaarinayaa E waqtigisa suga sida l0 diyaarinay0 ha fudaydisanin ile waa taarikh wuxuye teda kale q0fka daniHisa culaysinaya
War xage ka dhacday nio waku xisay wlhi devil worshipers arrintodi ma iska dhaftay
Love ya more
WaxaBAABA aysa israaiil 2022
Saxix
wlhi cajiib weeye iska laalaada haba😀
Thanks
Nio ninkaa maxamed waa kaftan iyo xikmad miidhan alle ha daayee
Intani wa run
Jooji hooy waxa aad wado lamaane la’aan u dhimee 😂😂😂😂
Dhiblow ayaa thy dhibkiiyoo qof ah waa leyska laa laadaayaa ilaa qiyaamaha 😂😂😂😂😂😂
M.a talo njn wayn weyey
Hhhhh😂 aniga ikalay kuwega aad ixaliside
Zxp ila dhawr jeer ku watdiiye mad kasoo hadashid BTS kpop fadlan Kan ka ku xiga noogu soo diyari Zxp wa codsi
ogow wax uun
Asc sxibow walalka ciwankaaga ee soqor
Aadan khadar
Wax badan baan kaa Faaaiday macallin
Iidhaha wadanka ah sida maanta ku shegaya fikirina wadato 2qofa shaqo ku masuquusi waa ku taaban ismalahen America ku wadateena adeegasato
Arintaan ah xaaskaaga lalama tashado iyo ninka waa la iska celiyaa weysoo badatay, dadka aan weli guursanna cabsi ayey ku keentaa sababto ah hadiiba la iskula dhaqmaayo sidi dad cadow isku ah maxaa laga guursanaa uu qofka isleyahay
5:25
Hhhhhhhhhhhhkkkkkkkk wllhi xaqiiqda kahadashy wllky difaacba lagala marka lays guursado
Hayaay masuul maanta mamoodaa in,aad hablaha taargadkasareyso hhhhh
Niyow ma ilmaadeer baad tihiin
Frist person.
3:39 ninku muxuu qofta tusaya hhhhh
Asc aadanoow wllo maad ka soo hadashid BTS K POP WAA kuwa hesa ee kuuriyanka ah
𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖
Walee gabadha kula haasawdaa ba.day
Kkkkk habaarkii ugu weyn ee an maqlay lamaane la aan u dhimo
😂😂😂😅😅😄😆😆😂🤣😅
war aadano markey xanuun san thy iska day inaa cuntada joojiye 😅
markey iga xanqdo aba jcl hy inaa inan kle la hasawo😅😅
Qofka bini aadabkaa. Hadad is tidhaahdo raaligeli Aduun baaku waalan
Wax kastoo xadkooda ladhaafiyaana waa kasoohorjeedka waxaad islahayd wanaaji
Hadayna waxkaa galin maxad nogu sheegaysaa😂😂
Waxaas oo naxariiis ah intee ka jirtaaa 😳😳ee maxamed cali yurubiyaan people ka shekenosaa ku was somali mahan 😂😂
ASC
ar qoftaydaha ayan malin kastah hadiyad u sii sidaha hada laga bilaboh waan joojey xata cawa is lahaha mid u gee lkin mahdzaniid HHhhhhhhhh
Aadan waxad xogtan noso gudbisay goor xeedho iyo fandhal kala dhacen o jacayl marka an maqalnoba an sasno 😂
Aniga waxba igama galin ee waligiinba iska laalaada
Lamaano la 'aan udhimo e 🤣
Waligiin iska daba laalaada 🤣🤣
Ha
Aadanow kii yidhi ka waran Ilaahow dambiga lamaanahayga dusha iga saar aniga kkkk
Aduu almuhim in aad ka bad badiska dayso
Asc McLimu Aadan Sahan Wku saLamei SaLaan ka dib CommenteYda Ano Aqrinayo baa Wxan arkaY Saaxibo bdn 0o Kuu dirsadey Cashiro bdn io Ciwaano wx ku ooL ah iYagoo kugu Eedenaya inaad Daneneyn Mrka QoraLkygah hada arkto wxn ka cdsanYa ina Cashiradas ee walalaha ay ku dirsaden Noso diyariso Mahdsanid 🙏
Hhhhhhhhh
warnimanyow ninkani waanin garab waayay mucamar alqadaafi ayaa lagawariyay sagaan naagood ayaaila dhalatay iyo halnia ah sagaalka naagood waxuu ulajeedaa dowladaha carabta ninka kaliyana waasiyaad bare
Siyad bare ugama jeedee sadam xuseen buu uga jeedaa tuugan xumee marexanka ee xiniyhiisa maatida tusijirey anaga nin hanooga dhaiginee
𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖