Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan

Комментарии • 167

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 дня назад +6

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend, CALI XARAARE, La Daadihiyaha Barnaamijka YAASIIN ABUUKAR & Bahda SATV. Runtii Waa Kaftan Xalaal Ah, Waxaa I Soo Jiitey ( IL KATOOGTE ) Aad Baan Idiin Salaamayaa

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 дня назад +4

    Bal siyaasada layasu dirayo aduu adeer kuuyahaye nala soo heshiisii ama aduu kula qabiil yahaye madax weynaha lasoo heshisii?subxaanallaah, Wadhaqankii suuqa xoolaha lagu kala gadan jiray! Ilaahay kuwaaa somaali ha dhaafiyo.aamiin aamiin yaarabi

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 3 дня назад +5

    Aac cali xarare labiskaada masha Allah I like t

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 3 дня назад +8

    Who care Qabiil Qofuu Qabiil Waxsiiyo, Majire, Wiil iyo Gabar Somaaliyeed ayaa kaaga filan kadibna isguursada, Dhalinyaro, Qabiliiste Waa Xaar Walwaal ee ogaada❤️‍🩹🇸🇴🩷👍

  • @BaashiFarax
    @BaashiFarax 2 дня назад +1

    Cali good style labiskaan waa ku soo badly maasha allah

  • @abeezofficial4888
    @abeezofficial4888 День назад

    Viva somali american tv.. ali hareere...❤❤

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 3 дня назад +6

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 2 дня назад +3

    Viva Kaftanka Siyaasada 👍

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 дня назад +3

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin ❤❤❤

  • @apdulfatahabajak3843
    @apdulfatahabajak3843 2 дня назад +1

    Cali xarare waxan ka codsanaa warqadii aad safaarada u qortay xiligad Yemen 🇾🇪 joogtay isoo dir ana aan udirtee

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g 2 дня назад +3

    Suxufiga somaaliyeed ali harare

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 дня назад +2

    Maansha Allah wariye Cali Qadhaadhe Ama Cali Caraare Shacabka Soomaaliyeed Ka Faaiidaysta

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 3 дня назад +2

    First person woow

  • @AbdiAbdirahim-pf2fz
    @AbdiAbdirahim-pf2fz День назад

    Thanks cali and yassin

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 дня назад +2

    Mashallah

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 2 дня назад +1

    Kaftanka siyaasadda❤❤❤❤

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g 2 дня назад +2

    Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin

  • @Dalnuriye
    @Dalnuriye 2 дня назад +2

    Walaahi waxaan leeyahay dabeecada ah hadaan xanaaqo ilaa aan seexdo ma cara baa'bao

  • @SalmanMaxamuud-z8s
    @SalmanMaxamuud-z8s 2 дня назад +1

    Hargaysa ayaan kaa daawdaa cali xaraare wll❤

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 3 дня назад +1

    Soo dhawaada Ali haraare iyo saaxiibkii yasiin yare warka soo daaya

  • @CumarHaybe-gi8js
    @CumarHaybe-gi8js 3 дня назад +1

    first it's me 😮

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 3 дня назад +4

    Xasan shiikh maba arki karo ciidan dhisan oo isku toosan hadana danab oo ah rajada soomaaliya ayuu kala daadin rabaa ee ciidanka danab halaga gaaro.

  • @timacadealimaadhle4310
    @timacadealimaadhle4310 2 дня назад +1

    Cumar finish miyaa diinta iyo owqaafta ahaa inaga hubiya

  • @yasinmohamud7575
    @yasinmohamud7575 3 дня назад

    Waa sax lee meesha u fadhiya

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 3 дня назад +4

    SCW ALI ANIGU LABA RAGCADOOD BAAN TUKADAA MARKAAS AYAAN NAFISAA.
    GUULEYSO GUULEYSO GUULEYSO ALI HARAARE IYO YAASIN.
    NABADGALYO

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 3 дня назад +1

    Asc kudarsoo cali harare aniga ayaa hadaan xanaaqo waan seexdaa madaxu haduu i xanuuno waan seexdaa mana cuno wax kiniina totalba

  • @HassowGaani
    @HassowGaani 3 дня назад +3

    Soo dhaawada Somali American Tv iyo dhab kahadla caawa

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 3 дня назад +1

    Me too Aliyoow Markaan Xanaaqo 2 days oo dhaan baan Hurdaaa 😂

  • @mahadtaleex841
    @mahadtaleex841 3 дня назад +1

    Haa wa aqaana anigu saxibkay ayaa sidaaas ah .

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 дня назад +2

    Wadamada dhiiga iyo Uuska leh ee damiir wanaagu huwadey Hassan oo kale umma sii noolaadaan ama xabsi dheer ayey galiyaan. Hassan wuxuu sababi doonaa in Soomaalidu maryo dhiig leh kala furato

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 дня назад +1

    Asc SOMALI américain TV Cali iyo yasin guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AMSvlogs-w7g
    @AMSvlogs-w7g 3 дня назад +3

    Wlhi calow isku mid ayeynu nahay keligey ayaan ismoodi jirey markan xanaaqo Waan seexda markaan soo tooso kiiba Ma yihi

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 3 дня назад +1

    2nd person

  • @ismailhersi6242
    @ismailhersi6242 2 дня назад

    Asc:
    Safarka Xasan Sheekh wuxuu ka dhigan tahay: "Waal-waalatee Xerada Gal".
    Mahadsanid.

  • @mohamedabkowahmed4530
    @mohamedabkowahmed4530 День назад

    Aniga waa ka hela ali xarare barnamishkada waa walalka mohamed ilko togte waa ku salamay

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 2 дня назад

    Mahadsanadiin

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 2 дня назад

    Xaragadii oo qof ah
    Ali Xaraare

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 2 дня назад

    Cali adaa maanta il katoogte ah

  • @AbdulkadirAweisAbdulla
    @AbdulkadirAweisAbdulla 3 дня назад

    Wasslasmantihiin Cali iyoqoslaaye

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 День назад

    Sacad wa Ogaden Muqabul

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 дня назад

    Ali asagga waa perfect 😅

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 дня назад

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 3 дня назад

    Yasin junior you can’t serve to master at once try to avoid phone while ur on live and ur subscribers are eagerly watching you thanks

  • @mahamudomarrageh185
    @mahamudomarrageh185 2 дня назад

    Asc, Caliyow waxaan ogaaday inoow Axmed Madoobe ilma adeer leeyahay cajiin, waxaa kaloon ogaaday inaan xaalda Soomaaliya xalkeedu weli naga dheer yahay. Allow sahal amuuraha.

  • @CabdiqaniSiciid-p1l
    @CabdiqaniSiciid-p1l 3 дня назад +2

    Ok

  • @abeezofficial4888
    @abeezofficial4888 День назад

    ❤❤

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud904 3 дня назад

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah

  • @JibriilMaxamuud-zp5xk
    @JibriilMaxamuud-zp5xk 2 дня назад

    Guryahan.lkenya laga dhisayo haddaynu Kenya inaga qaado yaa ka soo dhivinaya

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 3 дня назад

    Hargeysa yaan dugsiga sare yaan kagabaxay,koonfurta somaaliya yaan kasoo shaqeeyey oo aan shaqadii qaranka ka sameeyey,reer cadmeedna yaanu ahayn.
    Bal arintaa Ali xaraarow iswaafagi.
    وبالله توفيق

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 3 дня назад

      Sxbow Dalku Wuu Isku Furnaa ,Dowladna Balaadhanna Weyn Shaqey Neysay,, Ali Waa Runtii Marka Dugsiga Sare Laga Baxo Waxa Jirayay 2 Sanno Oo Shaqa Qaranna ,Waa Hadba Halkii Lagugu Qoro, Tusaale Waqooyi Ama Togdheer ,Awdal Waxa La Keenaayay Ardeyda Gobolada Dhexe ama Koonfur kuwa Waqooyina , in Koonfur loo Diro ayay U Badneyd

    • @cabdikariim4745
      @cabdikariim4745 3 дня назад

      1970kii ayuu kasoo qaxay qayb reer macalin quwaaxa oo uu kasoo jeedo ayaa ku hadhay fahan.

    • @maryam-cd3gt
      @maryam-cd3gt 2 дня назад

      ma qof yar baad tahay. suaalahaaga ayaan ka yara yaabay. May be aabaha hadaad qisada cali xaraare u sheegtid wuu fahmii karaa.

    • @mariamabdulle4047
      @mariamabdulle4047 2 дня назад

      Waa runtii xalane ayaa lagali jirey markaa gobalada dalka ayaa loo qaybiyey

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney 3 дня назад

    Asc Ali waxad ucheegtaa dalkaa turikigaa inu tagero iraan hadikalee wad ku xiigtaa ku dhee intad sml ku walatay

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 2 дня назад

    War caliyoo aniga sidan ah isma dhahey

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifatahaliElmi
    @AbdifatahaliElmi 3 дня назад

    Maantaan ogaaney xamse inuu xasan sheikh lajiro

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 2 дня назад

    Sh ahmed ilka toogte kkk

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure 2 дня назад

    Caliyoow war ina adeer xagee kahee anagaa 30 sano baaga muudo naxaarataye

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 3 дня назад

    Asc calow salaan sare.
    Tan kale yaasiin yare waxaan u hayaa dawada samboorka because aniga ayuu mushkilad wayn igu hayey oo ka biskooday ee ha ilasoo xiriiro.
    Mida kale waan islasoo jabnay sxbkay yaasiin waayo waayo aduun

    • @abdiwahabadan6584
      @abdiwahabadan6584 3 дня назад

      Sxb sanboor iyo xasaasiyad aniga kudhib qaba mxad igulatalin lehet

    • @june6206
      @june6206 3 дня назад

      @@abdiwahabadan6584shinfax cun

  • @xiinfinin
    @xiinfinin 3 дня назад

    waxaan maqlay qaar bay ilkihii riyaha uugu soo xidheen

  • @abdullahihussein7459
    @abdullahihussein7459 3 дня назад

    Mr Ali waxaan kaa codsanayaa macnaha jeegaan

  • @AbdukadirAli-u1t
    @AbdukadirAli-u1t 2 дня назад

    Waxaa layaabay cali xaraare waxa ay kuu geysatay dawalada xasan sheekh kolay waxaad tahay ciil qabe ku dhimo ciilkaada

  • @abdiganiahmed6042
    @abdiganiahmed6042 2 дня назад

    Su,aal ayaa qabaa waxaan jogaa DRC Congo English kana sifiican Uma aqaan qof iga fog ama wadan kale jooga Sida Kenya ama Uganda ma,ii qorikaraa oo ma,u dirsankaraa somaali American tv jawaabta fadlan

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 3 дня назад

    Asc kudarsoo cali harare ma qurxin sida siliga maydhista mise waa macal beerista sida ilko suusle jajabay dibloo hagaajinayo

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 2 дня назад

    Arinka shalay isoo marayba iyo sanad kan laba jeer Germany jogaa Nin dhalinyara oo shalay aan masjid kuwada tukanay Ayaa igu dhahay xagee hilib xalaal ka iibsadaa markas Ban utilmayay Meheradii kadib waxan waydiiyay wadanka uu ka imi wadankamida muslimiinta rushku haysto ayuu kayimi waxan way diiyay wadanka aankami mataqanaa markas igu dhahay iisheg markas ku dhahay Somalia se mataqanaa kulahaa waa markii igu horaysay een maqlo ku horana waxuu igu dhahay maka sucudiga Miyaa Somalia ku taalaaa yaab wlhi shaqo aan laynoo dirsan haynaa Somalaay

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 3 дня назад

    Yaasiinoow,sxba Shinidu boqor Maa laha Boqorad ayey Lee dahay.a little learning is a dangerous thing.

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 дня назад +2

    Somali waalaneey ! Gaarisa ood guriyo iyo dukaano ka dhistaan ayaa dhanta, beri ayaa Sawaaxili idinka qaadayaa

  • @ahmadjamacmohamod8288
    @ahmadjamacmohamod8288 2 дня назад

    Walahi dabeecada ah qofka markuu xanaaqo seexdo waan leyahey iyo niyadjab dareemo iyo niyad xumo oo aan rabey waayo ama anan faraxsaneyn murugo dareemayo waan seexdaa neervayaadha iidago iyo madaxa hadhowna aniga fresha ah so kacaaa oo wixii idaayeen 😂😂😂😂😂 caliyow isku dabeecad baanu nahey sxb

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 дня назад +1

    Adeero Nairobi ma anigaa leh maxaa Hargeysa iyo Muqdisho iyo Garoowe inaan ka dhisto.

  • @FaaidMahmod
    @FaaidMahmod 3 дня назад

    Waad la dadah deen beenta kaftanka talo xumada malmahan

  • @abdirahmanahmed9466
    @abdirahmanahmed9466 2 дня назад

    Cabdixamuud waa jilib hoose adigu ma fahmi kartid waa intan ku qoslay kkkk

  • @luqmaancimraan5714
    @luqmaancimraan5714 2 дня назад

    Taylaan waxaa kuyaalo masjid phone ka la dhigo
    Qaanado ku yaalo iridda masjidka

  • @abad6229
    @abad6229 2 дня назад

    Ohio used to swing state but not anymore. It is red state now

  • @AhmedHassan-cd7jx
    @AhmedHassan-cd7jx 2 дня назад

    salan sare Ali iyo yassin kaftanka siyaasada wa midka kaliya e somalido waxy tahay sheega wax dhalilana an lga shegan ila qabti 119 wan ku.xidhanahy

  • @mamayow
    @mamayow 3 дня назад

    Yaasiin anigaaba kuugumashquulay markaad sheegeeysay qolada udhalay

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 3 дня назад

    Cali.walee wax yaalo badan baan iska dhabahnaa aniga sidasaan ahay hurdo ku qabtaa hadaan caroodo

  • @KhadijaAbdalla-i2s
    @KhadijaAbdalla-i2s 3 дня назад

    Guryaha dhaadheer waxaa ka fiican mid gooni ku ah oo dhul ah house, hawo iyo qoraxba kahelayso

    • @ElmiGouled
      @ElmiGouled 3 дня назад

      Ha warunta
      Gurigaarkuu ah
      Aya wanaagsan❤

  • @roblemohamed-p7i
    @roblemohamed-p7i 3 дня назад

    10ka isku dabeecada tihiin iam one of 10

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 2 дня назад

    Riwayada xasan bay nacen

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 3 дня назад

    Ali harare ana tabeecadas leh iyo waliba familkayga oo dhan waliba naneys ayay noogu baxday awoowahay lkn hada halkan kama sheegayo 😂😂

  • @jannagele6549
    @jannagele6549 2 дня назад

    Dadka igu xeersn aya igu caaya Canada iyo hurda

  • @IsmaaiilAbdiFaarah71
    @IsmaaiilAbdiFaarah71 3 дня назад

    Caliyow sax anaa sidaas kunafisa 😂

  • @AbdikadirMuse-y1j
    @AbdikadirMuse-y1j 3 дня назад +1

    Aniga alabta aya riiqaaa 😂 😂😂

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 3 дня назад

    Eritrea asxaan ayey Somali u haysaa,waayo Maxamed Siyaad barre ayaa xornimo in ay qaataan ka shaqeeyey,markii uu saraakiishoodii taba baray Passa poor Somali ah siiyey, ciidankoodii gudaha Somalia ku tababaray si ay UGA xoroobaan cadowgooda, sidaad awgeed ayey wali Somali u jecel yihiin,wax kale Maa aha.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 дня назад

    WAA BEENTOOD MARBA KII UYIMAADA BEY YIRAAHDAAN

  • @accountingchannel4198
    @accountingchannel4198 3 дня назад +1

    Ree mocalima qubaax yee ahaayeen hadane yaab?

    • @sekeriyecabdullaahi1960
      @sekeriyecabdullaahi1960 2 дня назад +1

      Ree macalin qubaax micnaha waa dad isku reer ah ama isku qabiil ah uu kawadaaa h

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 3 дня назад

    Iska hagaajiya Xafiiska dhinaca dhabarkiina

  • @KatitowKatitow
    @KatitowKatitow 2 дня назад

    Warkas.wakaàyn.wakawel

  • @CabdulaahiMaxamed-f4n
    @CabdulaahiMaxamed-f4n 2 дня назад

    Caliyow raggii kale ee barnaamijka kula wadi jirey meeye ninkan qosol kiisaan dhibsaday

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 3 дня назад

    Asc Ali xaraare iiwrn setahay Ali dhoor jeer ayan kaacodsadey inaad icaawisid alle dartii 😢😢😢

    • @faclon.
      @faclon. 3 дня назад

      kani ku caawin maaye umada ilaahay taqaana wlalo icaawiya dhe

    • @june6206
      @june6206 3 дня назад

      @@faclon.Cali Ma qabyaalad bad ku nacdey

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 2 дня назад

    Waligay ma arkin kuwaan oo run ka sheegaya waxqabadka dowlada dhexe!! Joojiya garta dhinaca ka raran!!

  • @SuldaanQani
    @SuldaanQani 2 дня назад

    Ilka toogteh

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 3 дня назад +1

    Caliyo barnamijka kaliya waqtigiisa una hala sugine marka sidaan oo kale xaalka jiq yahay soo badi barnamijka dorasha somaliland ka jiro dowladi somalia iyo mamul gobaleedki qorta iskula jiro

  • @GuuledMaxamud-o5q
    @GuuledMaxamud-o5q 8 часов назад

    Cali asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 дня назад

    Nin doqon ah ayaad ka hadashay 😅

  • @farascadefaraslechannel1057
    @farascadefaraslechannel1057 2 дня назад

    Yaasiin qosolka beentaa nagadaas

  • @footballweekend161
    @footballweekend161 23 часа назад

    Cali xaraare barnamisyada wa dhagestaa lkin xayeesima aya ka dhagesan la nahy 😂

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 3 дня назад

    Quraanjada xitaa Boqorad ayey leedahay,Boqor Maa laha.wax Barta.

  • @AyanleAhmed-t6x
    @AyanleAhmed-t6x 3 дня назад

    Wlhi saxibkey markuu xanaaqo wuu seexdaa bustaha ayu isa saaraa wlhi

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 дня назад

    Guryahah lagah dhisayoh kenya 🇰🇪 berih ban kah carari donah markay isku dhabaqdoh gurih Africah ku yalah berih bah lagah xogih

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 3 дня назад

    Waraa bee ha'uki camarina hana faaninina .team Somali gurigaada dhiso not wadankale

  • @abdulmohamed608
    @abdulmohamed608 3 дня назад

    Aniga ayaa ka mid ah

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by 2 дня назад

    Dv ga labo dal ma ku kala xareysan karaa?