DFS | JUBLAND | DOORASHOOYINKA SOMALILAND | SHIRKA ERITREA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 66

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 часов назад +7

    Ambassade caalin waa the best political commentator
    Wuxu sheegay ku waa run waana aragnay
    Thanks 🙏 👍👍👍👍

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 11 часов назад +2

    Allaa yaxfadka wayarciikah ambassador Caalim nabad kusoo noqo insh allah

  • @hassanabdullahi3788
    @hassanabdullahi3788 4 часа назад +1

    This guy is conveying his tribal sentiment

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 5 часов назад

    Masha Allah ambashatoor si sax ayaad u sheegtay

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 4 часа назад

    Amb/ caalin ummadda Soomaaliyeed usoo ducee, adna Allah hakaa aqbalo cumradaada. Thanks

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 12 часов назад +1

    Hadhowow Ambassador Caalim isbucan inaad noo gambisay ayaan u qaadaney waa ku sugeynay

  • @Taantanle19
    @Taantanle19 14 часов назад +1

    Aslm
    Caalim waa qabiileste marwalbana ladagalah dowladii timadah

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 10 часов назад

    Well come Caalim xogogaal

  • @MohamedAlasowEngAlasow
    @MohamedAlasowEngAlasow 11 часов назад

    Aniga fikirkayga waxaan qabaa ciidamada in xuduudadha lageeyo in yar mooye khawarijta ladagaasha si ciidamkuna isu aaminaa waxii latuhmaaba xuduudaha lageey.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 часов назад

    Amb caalin beelah harti jubland xuquuq dooda maxa u sheegi wayday ma mareexan kaliyah wax ka maqanyihiin ?

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 10 часов назад

    Waar Somaliland reer ma codeeye ee waxa codeeya shakhsi ( one person one vote ) . Xisbiga Kulmiye ayaa haysta taariikhda iyo sumcadda ugu sarreeysa seddexda xisbi ee tartanka madaxweynenimo وبالله التوفيق

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 10 часов назад

    Axmed Madoobe waxba ma qaban, waa run.

  • @hodana7546
    @hodana7546 7 часов назад

    Where do you guys buy your outfits?

  • @ahmedwaiss5443
    @ahmedwaiss5443 13 часов назад +1

    Cbd xafid will ninkan wuu bukaa nagadaa waa cudur

  • @SadikAbdullahi-qh9ir
    @SadikAbdullahi-qh9ir 7 часов назад

    C/xafiid mujrimkii baad noo keentay ee cid kale oo aad waraysato miyaad wayday.

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 13 часов назад

    Odigaan Gabooby wxan ugu Talina in Siyasi in iskadayo Akhiradisa ilaashto

  • @mohamudelaye766
    @mohamudelaye766 12 часов назад

    Abbashatuurku waaqabyaladaysta Wayn
    Khatarbuunakuyahay barlamigkaaga.

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 13 часов назад

    Asc Dadkan Amb . Caalim wax uun ka sheegaya ha isla xishoodan . Falaqaynta ninkan qofku runta jecel oo caqli buuxa leh unba fahma. Guulayso Amb. Caalim

  • @SadikAbdullahi-qh9ir
    @SadikAbdullahi-qh9ir 7 часов назад

    Axmad madoobe butland iyo dadka axmaarada jecel uma shaqeeyo. Muxuu noo raaci waayay.

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 12 часов назад

    Wan kan mbsadorna ma aha waa mid cudadi buuxisey

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 12 часов назад

    ADIIGU NACAAS BAAD TAHAAY

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 13 часов назад

    Kuwaas aan waxba fahmayn ayaa ku fiican Abi

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 11 часов назад

    WAAR XAN NAGA HORDHAQAAJI MABAFAHAMSANA XAALADDA,E ,ERETERIA WAXAYDHISATAY 3BIYO XIDHEEN OO AAN CIDI KACAAWIN MARKAA HADDAYNA AQOON LAHAYN SIDAY KUDHISTEEN?

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 8 часов назад

    cabdi xafiid qofkan madaxa bararan neefkan umada kahorwad ninkaan dadna majeerten kayaqan dalna budlan naceeyb dadeed haya

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 14 часов назад

    WEL COME BACK AMA SOO NOQOSHO WACAN .TEEDA KALE DOWLADA FARMAAJO XUKUNKA KUMA DHAGEN EE WAXA QASAY WAA DENI IYO A MADOWE IYO X SH MAXAMUD OO MUCARAD AHAA

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 5 часов назад

    Amb/caalin adoriskiisu sidey tahey ayuu udhacaa, caalin waa nin diinleh dhaqan fiican, runta ka hadla og waxa ka jira soomaaliya, hareeraheeda iyo caalamkaba, wax badan ayaad shacabka Soomaaliyeed u ifisaa waad ku mahadsan tahey caalin iyo xaafid.

  • @abdirizakali5851
    @abdirizakali5851 12 часов назад

    Cabdixafid wall salan sare salan kadib ninkan saar ogaden bahaya lkn insha allah walagatumaya waraysikasta wa inu ogaden ataaga ama xumaan kafifiyo

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 11 часов назад

    Ninkaani waa horyiad ku nool falanqaytiisu waa free mid qabyaladaysan maha

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 13 часов назад

    Marna wuxuu leeyahay qalab iyo ciidan looma baahna marna wuxuu leeyahay wadankii wuu kala xiranyahay waa yahaye yaa laga sugayaa ineey wadooyinka isku furaan amaanka dalkana eey sugaan

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 13 часов назад

    Xasan.sh.soomaliya..waxa
    Loogu.doortay..inuu.baabiiyo

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 11 часов назад

    Kanaalkaaga marka aan ninkaan arko ayaa nacaa sababta waa nin uurka ka buka oo dadka kala fogeeya rag positive ah noo keen

  • @abdirizakali5851
    @abdirizakali5851 12 часов назад

    Cabdixafid wall ninka cuqdad xun bahaya waxa dalil u ah wa ninka yiri raysal wasaare mj ba xaq uleh haday waayan dadwlad madhismayso billa calayk wax ninwayn lasoshirtaga miya

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 14 часов назад

    Belo sheeg xanuunsan

  • @AxmedCabdimataan
    @AxmedCabdimataan 13 часов назад

    Dhankale ayuu wax u wadaa ninkan

  • @mohamudelaye766
    @mohamudelaye766 12 часов назад

    Abdihafiid .this guy he is put your repetition down

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 9 часов назад

    Kan cumro laga aqbali maayo
    Wa danbiile ka daran
    Qori xabad ka dhaceyso
    Qalbadoo dadka ka jabshaa
    Wadankana wuu sii fogeyaa

  • @AbdidiMohamed-g2w
    @AbdidiMohamed-g2w 4 часа назад

    NINKANI SI AAN FIICNEYN AYUU U HADLAYAA. TAN QABIILKEE WAAYE SHEEQAL MIYAA MISE MAREEXAAN. AXMED MADO9BE AYUU KU WAASHAY

  • @fitaaxcadbi408
    @fitaaxcadbi408 14 часов назад +1

    Beenta😂😂😂

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 11 часов назад

    AXMED MADOOBE IYO MIDKASTA MADAX SHEEGTA OO SOMALIAH MEESHUU DOONA HAJOOGEE WAA KANSAR KUDHACAY UMMADDA SOOMALIYEED OO GUMAYSTE UGACANGELINAAYA

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 11 часов назад

    SALEEBAAN GAAL WAA MAGACIISA ISAGANU WAA KARAALLI MARKAA QOFKA UGUYEEDHAA MAKHALDANA

  • @Geranuke
    @Geranuke 14 часов назад

    Dad jagaagsan noo keen niyow

  • @farhanaaqil3027
    @farhanaaqil3027 12 часов назад

    COPY ABASATOOR WAAN KU SALAAMAY 😅

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 часов назад

    Dalka khatar bukujiraa oo Ethiopian ayaa gobaladi Wuqooyi iyo badda cas qadan rabta Muse Biixi ayaa sinayo sixixayo umada Soomaaliyeed waa iney dagaal difaac ah la galaan Ethiopian kaga siidaran aa Muse Biixi gii badda cas Ethiopian siyey dorasho ayuu qabanayaa ama hagulesto ama hagala gulesto aa fadaralka Somaliya wey aqoon saneysaa natiijada Doorashada Somaliland kasobaxdo lkn ahmed Islam Jubbaland xaq umalahan inu dorasho qabto lama na aqbali karo sidaas baad ledihiin aa masaxbaa kunfur na iney dagaal kuqado Ethiopian somaliland na badda cas ay bixisey hadana oky dorasho ay qabneyso saas miyaa xaalku wan is fahan sanahey sow ma ahan oky

  • @SadikAbdullahi-qh9ir
    @SadikAbdullahi-qh9ir 7 часов назад

    Waraysiyoow xaal qaado maxaad caalin ka waraysan waaba (3aad j) ee.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 часов назад

    Warbaxinta jamacada BBC ka OO qalinjebisey oo shahadadodu lahubo wey inoo quustey sow ma ahan

    • @John-mu3vy
      @John-mu3vy 14 часов назад

      BBC IYO VOA WAA LAGA REEYSTAY WARAR XAQIIQO KU SALEEYSAN IYO BSTV WOOW

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 14 часов назад

    Odaygan aad,waraysanayso
    Waacucdadayste
    Wana.nin.aanwaxba.garanaynin
    Wanna.odaywayn.oosaqajaanah

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore 13 часов назад

    Dalku so barlaman male Miya Ahmed se darood miyu masul miyu kayahai mise barlaman ban kulenahai

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 14 часов назад

    Ninkaan wa mucaaradka ween e dowlada somaliya mida kale been lojeedo u kugu dirqinaa 😂😂

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 10 часов назад

    Somaliland doorashada xisbiyada waxa soo baxaya. Waddani, Kulmiye iyo Kaah.
    Ucid uu ku daayey.
    Faysal Cali Waraabe waxa gawracay boqor Buur Madaw, dibna u maqli maysid isaga iyo xisbigiisa Ucid midna.
    Sida muuqata Cabdiraxmaan Ciro ayaa madaxnimada ku guulaysan doona, waa haddii Alle idmo.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 9 часов назад

    0

  • @jirojogow
    @jirojogow 14 часов назад +1

    somali inta wax fahanta wey ku ogaden abdhfidow qabyaliste weyn baad aheyd oo is qariya, ninkan waa laga cawdey logu shegay ila hatan dhageystayshada ma qiimeyn, marka waxey u egtahay nin ii qabyalad iigu hadlo weye warkinana ma maqlayo, dad badan oo Custemor baad weydey ee la soco 👎🏽

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 14 часов назад +1

    Niyow wa kugu xeran nahay no keen sida prof abduwahaab o kale dad expert ah runta shegaayo please

    • @hasansalad9058
      @hasansalad9058 9 часов назад

      Sax

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 4 часа назад

      Maxaad u daaweyneyaa sheydaan hadaad xanuunsan tahey

    • @PilotibraYare
      @PilotibraYare 2 часа назад

      @@saidahmed3524 yaa dawanayo mise waqti iskaga laminayo quf qabiil ku hadlaayo adeerka hadu yahay u sheg qabiilka ha iska daayo

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 14 часов назад

    Doofaarkii xanuunsanaa baad noo keentay

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai 13 часов назад

      Afkar la kalay cayda iskadhaf

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 12 часов назад

      @@charkoshanghai sababta aan u dhahay waxaa weeye in uusaan hadal macquul ah oo qabyaalad Ka madax banan uusaan afkiisa soo marinin

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai 12 часов назад

      @@Jacaylmohamed1 wad ka fikir duwanan karta lakin in ad caydo wa laga fiicaanyahay . Dambina wad ku dhacday illahay cafis waydiso .

    • @Jacaylmohamed1
      @Jacaylmohamed1 10 часов назад

      @@charkoshanghai walal dadweynaha Ku xidhan xitaa cabdi xafid wax ixtiraam ah Uma haayo sababtuna waxa ay tahay
      Bulshada halkaan Ku tixan ee wariye abdi xafid macaamiisha U ah 1 million oo jeer baan Ka cabanay ninkaan in uu Yan dhegaheena wasaqeynin asaga oo intaa la eg ninka maanta. Soomaalia dhibanto la doonaya weeye dulliga

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 4 часа назад

      @@Jacaylmohamed1hadaadan sheydaan aheyn maxaad u daaweyneysaa, caydana jooji sheydaan now