CEEB LOOMA DHINTO CIYAARTOOGA KAKA LACAGTU MACAL WAX WAY UTARI WAYDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • SUBSCRIBE SAAR RUclipsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Комментарии • 144

  • @Khadar_Hassan
    @Khadar_Hassan 6 месяцев назад +13

    Old Dirisle is back 😂😂😂

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 6 месяцев назад +1

    Dirisle dumarku waxay rabaan BAD BOY kaka isna waa nice guy.

  • @guurepro1013
    @guurepro1013 6 месяцев назад +9

    Imika saxdaadii horaad kusoo laabanaysaa dirisle abdi keep going legend

    • @djiboutitalent115
      @djiboutitalent115 6 месяцев назад +1

      Haa wlhi sidiisii hore ayaan dareemaa aniguba.
      Horey u soco dirisle Abdi oo dhaandhaan nimada iska dhaaf walal qaali

  • @moussamoustapha2898
    @moussamoustapha2898 6 месяцев назад +20

    From Djibouti

  • @madinamoumin8873
    @madinamoumin8873 6 месяцев назад +6

    Welcom back disle qu’on connaissait ❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 месяцев назад +3

    Mashalla Allah ilahay haku xafido Aqaliga hakuu daayo ❤❤❤❤😊

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 6 месяцев назад +3

    Maca dhuusanareeb iyo guri’eel ayay u dalxiisi kartaah 😂😂😂😂 wan ku watah my role model darisle abdi ninka kula hadlayah wa youtuber Abdalla Gaani.

  • @bisharcabdijamac2605
    @bisharcabdijamac2605 6 месяцев назад +13

    Darisle abdi best RUclipsr ❤

  • @husseinmoyale190
    @husseinmoyale190 6 месяцев назад +1

    Hhhhhh niyow dirislow 10 birii ma anan qosilin wad iga qosolisy 😅
    Keep going legend of All time somalia RUclips channel forom
    moyale gaarii

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 6 месяцев назад +2

    Xagad ino dartay naagtas diinlawada ah waxa kaa maqan oy tabayso waa iimaan io alhamdulillah inay dhahdo sure meel uma socoto bal kuwo rafaadka io gawjada ragoda ku sabra ayaa jiraa yacni isku mid maahan dadkan aad isku mizaantey😊

  • @farduusMahmoudNour
    @farduusMahmoudNour 6 месяцев назад +3

    Waa abuur Allah wll tasiye

  • @Mokaamil-bd6ih
    @Mokaamil-bd6ih 6 месяцев назад +8

    Dhusa mareeb eey adi kartaa kulahaa 😂😂😂

  • @abdinourali9662
    @abdinourali9662 6 месяцев назад +4

    Best youber

  • @AbdihaliimAbdulahi
    @AbdihaliimAbdulahi 6 месяцев назад +5

    Dadka lacagta dira Maa loo soo celin
    Mise way ka dhiman 😂😂😂
    Markaas kuwa khasaray waa lacag dire

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 6 месяцев назад +3

    The best RUclipsr 😂

  • @yahyemaya1082
    @yahyemaya1082 6 месяцев назад +4

    Keep going

  • @mohamedosmanadam5650
    @mohamedosmanadam5650 6 месяцев назад +2

    Diinta iyo iimaankaa lagu wadajoogaa

  • @fatoumafatoumaabdidayah1119
    @fatoumafatoumaabdidayah1119 6 месяцев назад +1

    Funny wlh ninka ugu aqliga badan😂😂❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 6 месяцев назад +1

    Naarta Allah ha ku geeyo nagta da hysee

  • @Ugbaad246
    @Ugbaad246 6 месяцев назад +1

    Isaaqu sadaqo moye kibir waxba kuma bixiyaan I amina wll

  • @AHMEDABDI-qd2hr
    @AHMEDABDI-qd2hr 6 месяцев назад +4

    Doqonba doqontey ka folxumtahay ayay ka harati kululshahay😅

  • @idrisali212
    @idrisali212 6 месяцев назад +1

    Naag gaalad ah ha la simin hablaha soomaliyed ee Muslimka ah.

  • @HiboaldaniMaxamed
    @HiboaldaniMaxamed 6 месяцев назад +6

    Dirisle abdi from somaliland❤❤

    • @DUNIDACUSUB155
      @DUNIDACUSUB155 6 месяцев назад

      Gobolkee hoos imaataa deegaanka Somaliland

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 5 месяцев назад

      Gobolka somalia ethiopia ayu hoostaga😊​@@DUNIDACUSUB155

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 6 месяцев назад +2

    Dhuuso-mareeb🩸my city❤️kaka naag habaaran lee ka tagi karto nimanka soomali iyo kaka kaaf iyo kaladheeri weeye

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 6 месяцев назад

      DHUUSO XAAR😂MEESHAYDII😂😂😂😂

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 6 месяцев назад

      @@shukri114mohammed2 Naa xaar hadu kaa socdo orad aad wixii futada isku kaa furay dhiloyahey futada duleesha😏

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 месяцев назад

      @@NashaadHassan dhuso mareeb kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdirizakbaroud5691
    @abdirizakbaroud5691 6 месяцев назад +3

    Legend

  • @umalkhayrismacil1305
    @umalkhayrismacil1305 6 месяцев назад +8

    Moye waxa nalo fahmi layahy😂😂😂😂

  • @worldssecret7855
    @worldssecret7855 6 месяцев назад +1

    malinna dila malina dubai geeya mushakal macnaha😂😂

    • @Binthlm
      @Binthlm 6 месяцев назад

      😂😂😂

  • @abdikafigedi836
    @abdikafigedi836 6 месяцев назад +1

    Wllhi dirisle woo damay

  • @Zuu_zuu
    @Zuu_zuu 6 месяцев назад +2

    Kaka tan ka tagty wallahi waa xoolo iaamina ani j😅aaniskaas maba is dhaafinin

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 6 месяцев назад

    Ha is liidin adba piza ha iyo flower ka waa iibin taqaanaayee😮😮😮😮

  • @MouktarOmar
    @MouktarOmar 6 месяцев назад +1

    Vive Issa

  • @hodanali5744
    @hodanali5744 6 месяцев назад +2

    Horta afsomaliga sax ka dib waa laguu jawabayaa

  • @ZiyaadYare
    @ZiyaadYare 6 месяцев назад +1

    First darislow 😂

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf 6 месяцев назад +3

    legend ❤

  • @nimcodaimond4183
    @nimcodaimond4183 6 месяцев назад +1

    Wlhi waligay comment makusiqorin manta wamutaysatay xaqiiq nin caqli usaaxiibatahay muhiimadu waa inay lacag labaduba rabeen lasiiyay xiiqaaye isagay utaalaa qbiil kutageer ama waxkale iskumid tahay un💯

  • @helborone5756
    @helborone5756 6 месяцев назад

    the legend dirisle from burco

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 6 месяцев назад +7

    Marka ma mj bad ku dhaga hadlaysaa 😮
    War orod camal yeelo waxba fahmi maydid budhuu badhaa baad tahay dee

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 месяцев назад +2

      Hadanad waxisku ogayn maxaad inanka ku magaysaa waxba mabuu odhan layligu biyaha kashiisa ku jiruu ka didaa

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 6 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3p adna candho ku nool baad tahay kuwii candhada dumarka tilmaamidooda arsaaqadu ka gashay tahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 месяцев назад

      @@Aliinaliiban1780 kkkkkkkkkkkk candhaduna waa maxay ma candhaad iga maqshay bisinka

    • @Burcogril
      @Burcogril 6 месяцев назад +1

      ​@@TogdheerBurco-x3p Mj candho io futo UuN bay ka sheekeeyaan ee HaLa yaabiN wllo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 месяцев назад

      @@Burcogril waa runtaa

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix 6 месяцев назад

    Dirislow heesta sharma boy kasoo gaar waa ku sugaynaa reaction kagii walanaa hee😂😂❤

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x 6 месяцев назад +2

    Suaasha ashwaq weydii bal wexey kusoo jawaabto 😂😂😂😂 mala waad is fahmi weydeen de beryhn laydinma hayaa any update waryaa ashwaaq meeday

  • @zumayainahmohamedzumayalak2269
    @zumayainahmohamedzumayalak2269 6 месяцев назад +1

    Idirisle fikirkan ku jcly❤

  • @aliaddn55
    @aliaddn55 6 месяцев назад +2

    Idirisle Somali qabyalad iyo Quran makadhamato really anaakuusheegaye bro

  • @Ardaa_fardowza143
    @Ardaa_fardowza143 6 месяцев назад +2

    Idrislow dumarka hanagu dirin please

  • @ElliAli-hn2cd
    @ElliAli-hn2cd 6 месяцев назад +3

    From somalia

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 6 месяцев назад

    Macaal dh mareeb ayey aadi karta yaah. Kkkkkkkkk. Runtii caawa run ayuu ka hadlay

  • @zuhaypxuseen2290
    @zuhaypxuseen2290 6 месяцев назад +2

    Legenoow ma arsenal bad taageerta tusaale walba arsenal ayad ku soo qaadataaye 😂

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix 6 месяцев назад

    Farst waa ani like❤

  • @MadinaMoussa-c7c
    @MadinaMoussa-c7c Месяц назад

    Woow❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hanihappy1359
    @Hanihappy1359 6 месяцев назад +2

    Woow ❤❤❤❤❤

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 6 месяцев назад +2

    Wallhi maanta waad iga qoslisay😂😂😂 Dumarka sas iska ehed 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmaanhassan7516
    @salmaanhassan7516 6 месяцев назад +3

    Legen❤

  • @zackmediaproduction7245
    @zackmediaproduction7245 6 месяцев назад

    Benma aynwalaahay sxb riyalatig adkahadashay😂😂

  • @Mohamedgooleh22Mohamedgooleh22
    @Mohamedgooleh22Mohamedgooleh22 6 месяцев назад

    iima jig gareyniin wamaxay isheeg wll mafahmin ee

  • @mohamedhussein8384
    @mohamedhussein8384 6 месяцев назад +4

    GAME Dawarsi casriya waar shaqo taga.....

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 6 месяцев назад +6

    😂😂😂 REER DHUSAMAREEB IS MUJIYA HADE WAAN KA HELAY WALAHI DHUSAMAREEB AYEY AADI KARTA WAAW WAAN KU DHASHAY LAKIIN KAMA SOO JEDO QABILADA DAGA AAD AYAAN U JECLAHAY GUUL GALGADUUD❤

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 6 месяцев назад +1

      masha allh Thank you qaali aniga beel ahaan ayaan kaso jeeda balse waligey ma tagin inaan tago ayaan rajeyna sanadkaan insha allh❤️

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 6 месяцев назад

      DHUUSO XAAR😂

    • @ruqiaali7490
      @ruqiaali7490 6 месяцев назад +2

      @@NashaadHassan waa meel aan qabiil laga aqoon waliba waan aadaa anoon kansoo jedin ku dhashay waliba ku koray ❤️

  • @adamandmohamed3588
    @adamandmohamed3588 6 месяцев назад

    Malaha gogosha ayuu ku litat, sariirta muhiim u aheed nagtaas 😊

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 6 месяцев назад

    Dirisle arrinku saa maaha wll anigu mudo 20 sano kudhow ayaan xaasle ahay dumarkana sidaa aad ufahamtay maaha waa sheeko dheer si gaar ah inuu guugu gudbiyo waxa aan kudheerahay waan jeclaan lahaa waliba adiga kaligaa maaha dad bdn baa kila qaba hhhhh

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 6 месяцев назад

    Dhuusamareeb looma ogola habarta xuntaa.😂

  • @worldssecret7855
    @worldssecret7855 6 месяцев назад

    ilahay wuxu igu ogyahay inan gamekas war ka hayn dadka ciyaarayana dayax ban ka gartay😂😂

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 6 месяцев назад +1

    Cabsii dumaar ayaa ku haysoo , a women need and don’t need money… don’t try to understand a woman just love and give her baby’s 😊

    • @maxamedqadar9874
      @maxamedqadar9874 6 месяцев назад

      Majiran tahay wax cabsi dumar ladhoho majire Waxay tiri waxwalba wuku fiican yahay oo fiicnaasho badan darteeda uga tagaya ileen qoftas beryahan wala hadalhayay oo dumarka ayaa lalayaabana meel loraco aan laheen

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y 6 месяцев назад

    Dhusomareeb 😂😂😂😂

  • @adnanaboubakar8326
    @adnanaboubakar8326 6 месяцев назад

    😂😂😂 ala bayeey 😂😂😂😂

  • @YassinHassan-x7t
    @YassinHassan-x7t 6 месяцев назад

    Waxan aa aa da haye mu isyeelyelaya mise afraid ku adag

  • @rodaali169
    @rodaali169 6 месяцев назад

    Maanta ma anagaad nagu keentay luga basto qoralkii baa diday luga basto😂😂🤣🤣

  • @MohaMustafi
    @MohaMustafi 6 месяцев назад +2

    Ooooooooooh

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 6 месяцев назад

    Dhaka weynaha ku yaradey marka raxa fiican baney daremayn

  • @Optiontrading2023
    @Optiontrading2023 6 месяцев назад

    Nin idadabacsan aya saamayn igu sameeyn kara sideen u waydaran kara naagtan tolow ninkan halken umara😂

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 6 месяцев назад

    ✅✅✅✅

  • @DaahirMaxamed-sl5jl
    @DaahirMaxamed-sl5jl 6 месяцев назад

    Sixirow ugu Wayn Malaysia waà Asad hajiyow

    • @Binthlm
      @Binthlm 6 месяцев назад

      سبحان الله اتق الله

  • @hamdashow8904
    @hamdashow8904 6 месяцев назад +2

    Allha kaliy i fahmi karo wlhi 😢

    • @Khaled-Qanciye
      @Khaled-Qanciye 6 месяцев назад

      dadka jeeb koodaa lagu socdaa Waxani qabiil mahee waa tuugsi

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 6 месяцев назад

    Waa runta

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 6 месяцев назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 6 месяцев назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 6 месяцев назад

    Wasax.walahi.anago.rabno.dhahna.marabnoh

  • @abdulahiOmer88
    @abdulahiOmer88 6 месяцев назад

    What you talk about dirisle 😂

  • @thelight-kn8hu
    @thelight-kn8hu 6 месяцев назад

    Naarta ka naa naa leeg naag ha na oran😅

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 6 месяцев назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @DaahirMaxamed-sl5jl
    @DaahirMaxamed-sl5jl 6 месяцев назад

    Aaaway

  • @ciiltirahaumada5514
    @ciiltirahaumada5514 6 месяцев назад

    Adigu caacbadnidaa fildaro

  • @mohammedhashi6881
    @mohammedhashi6881 6 месяцев назад

    Ala ba.ayeey 😅😅😅 kulaha

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 6 месяцев назад

    Dirisle tooxow maxaa ku haysataa😂😂

  • @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
    @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge 6 месяцев назад

    Illha naga dhige

  • @RunshegCabdi
    @RunshegCabdi 6 месяцев назад

    TOXOOW ADIGAA RAADSADAY

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 6 месяцев назад +2

    Adu dumarka dabadooda maxa ku daba dhigay ey xuntahye markii hore candho dumar aad tilmaamaysay ayaad ku so canbaxdaye

  • @kowsarmohamed4312
    @kowsarmohamed4312 6 месяцев назад

    Maybe is Biriq

    • @maxamedqadar9874
      @maxamedqadar9874 6 месяцев назад

      Majiran tahay Waxay tiri waxwalba wuku fiican yahay oo fiicnaasho badan darteeda uga tagaya ileen qoftas beryahan wala hadalhayay oo dumar ayaa lalayaabana meel loraco aan laheen

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 6 месяцев назад

    Waxaa loofahmi la,yahay.
    Waxey rabaan maya ayey yiraahdaan😂.
    Waxeysan rabinna haa.😂

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @ZahraAliAbdi
    @ZahraAliAbdi 6 месяцев назад

    Hhhhhh

  • @saidaliadan1991
    @saidaliadan1991 6 месяцев назад

    Mey😅😅

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 6 месяцев назад +4

    dirisle neef orod baraha bulshada isaga tag wad ku fashilantaye kkk

    • @mohamedissa5857
      @mohamedissa5857 6 месяцев назад +2

      Adiga aya fashilaan e ninkan wa la hadhay ha Ku dalin ruxdani wayka dawayntahy

    • @crixiinmaxamud3654
      @crixiinmaxamud3654 6 месяцев назад +1

      Muu ku wasi lahaa😂

    • @abassabdillahi726
      @abassabdillahi726 6 месяцев назад +1

      Ya ku balamiyay😂😂
      Orod adu iska bax anaga dayasha disa ku faraxsan ee bro😂

  • @NuraAbdi-nh4rs
    @NuraAbdi-nh4rs 6 месяцев назад +2

    Nin kii najecal e daacad no ah bes lee nafahmo

    • @dhacdooyinkadunida86
      @dhacdooyinkadunida86 6 месяцев назад

      Kaka wuu Jeclaa daacad buuna ahaa haddana waxay tiri fiicnaan ta iyo toosnida badan ma rabto yacni waan ku caajisay kkk

    • @maxamedqadar9874
      @maxamedqadar9874 6 месяцев назад +1

      Adiga muuqalka waxba kama aadan fahmin😂😂

    • @dhacdooyinkadunida86
      @dhacdooyinkadunida86 6 месяцев назад

      @@maxamedqadar9874 waxaad moodaa in qisada kaka ku dhacday aysan dhagaysan ba

  • @SadiaHusein-uh7kj
    @SadiaHusein-uh7kj 6 месяцев назад +2

    Asagoo ufiican manacikarto Miya

    • @maxamedqadar9874
      @maxamedqadar9874 6 месяцев назад

      Dadka adiga oo kale waa dadka maskaxiyan wax iska naca waa dadka dhaha jinigeyga iska neceb camal sababto ah ninkas waxwalba oo naag ay ubahan tahay wuuhaya naagta hadalkeda ma maqlin miyaa waxay dhacdey fiicnaasho badan darteda kunacay macnaha naagtas maskixiyan waxba kaqaldan qof fiicnaasho lagu nacayo waa yaab😂

  • @DaahirMaxamed-sl5jl
    @DaahirMaxamed-sl5jl 6 месяцев назад

    Asad hajiyow waà Sixirow

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 6 месяцев назад

    😂😂😂

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 6 месяцев назад

    Qabiilka somali o dhan ba ku dhaqanta ceeb ma ahan habargidir aya badisey uquur

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 6 месяцев назад

    Tooxow 😂😂

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 6 месяцев назад

    Farax cabaadka jooji

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 6 месяцев назад

    Waxa loo fshmi laayahy dumarka feer qaloca ayay ka samaysan tshsy hadii isku dayo way jabaysaa

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 6 месяцев назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 6 месяцев назад

    Dee sifiican buu u wasi waayey hadii runta laga hadlo sorry

  • @ciiltirahaumada5514
    @ciiltirahaumada5514 6 месяцев назад

    Afku foolxumo badeeda aamus