DEGDEG: "Maxamed Abiibow Ma Youtuber baad Tahay Maxaa Maayirka Dhakada Ka Saaray" Boqor Axmed iimaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 16

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 9 дней назад

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK
    MR BOQOR IIMAAN

  • @haboonadan
    @haboonadan 9 дней назад

    Masha Allaah tabarakallaah ❤❤. Suldaan gooba.
    Ina abiib wuu ka badbadiyaay. Shaqadi loo dortay ayuu garan la’yahay. Halkii laga soo dortay ayaa uga baahan in uu ku mashquulo oo uu wax uu qabto. Ina mooge Waa Nasab halkii laga soo dortay horumarinaya. Ina mooge in ay guni rifto uma bahnin.

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 9 дней назад

    Ina Abiib doonayayaa in la xidho oo hodhana la yirahado free ina Abiib how bixana haska wadhac wadhaleeye

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 9 дней назад +1

    Oo ma imanka ayaad ogaatay ina abiib

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 8 дней назад

    Cirabaqatay badtahay lakiin maxamed magadhi kartid

  • @farxiyasiyaad4167
    @farxiyasiyaad4167 9 дней назад

    Sida aad u yaabantahay baanu u yaabanahay

  • @ALI-em3me
    @ALI-em3me 9 дней назад

    kofiyada wa ti ciyaalka xafadakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 9 дней назад

    Haddaa ma adigaa shaqadaadii haya ma afhayeenkii maayir isku sheegaad noqotay. mise baloodhbaa lagu siiyay

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 9 дней назад

    Waxa uu doonayaa in loo habeeyo baloog dhul ah ooyaaye.

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 9 дней назад

    Sudaan aad ayaad u asiibtay

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 9 дней назад

    Maayirku waxaasuu k helaa
    wadooyinbuu sameeyay iyo fooqbuu dhisay. Liilalooow da beenta ah.
    Ina abiiboow lagama hadho kaasoo kle ee ku dhil.

  • @dacar2345
    @dacar2345 9 дней назад

    Yaabkii oo yaab kale la yaaban. Adigu adeer ma af hayeenkii maayarka ayaad tahay mise shaqaale ayaad ka tahay dawlada hoose kkkkk waa la hadlaa ayuun baad garanaysaaye dadkii hadalka lahaa u daa

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 9 дней назад

    Oromada gudaha waaye kan

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 9 дней назад

    Suldaaan waaa sheekadii muuuse kusoo dhiibey

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 9 дней назад +1

      Bacaac , muse muse muse Allah maxay dhakh muse baratay,