"Mid baa Waddani ka soo baxaya dawlada ayuu soo maydhayaa uu ka baxayaa oo dawlada ..." Sh. Xuseen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 июл 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 16

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 19 дней назад

    Wadaadku si fiican buu uvhadley, HADDUU ICTISAAM SIYAASADEEDA INOO QARINAYO, ALLAHA AAN WAX U QARSOONAAN KARIN BAANU KU REEBNEY,FA NACUUDU BILLAH ICTISAAM IYO INTA DARAN EE KU DHUUMANEYSA DIINTA.

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 20 дней назад +2

    Culimadee ma ictisaam baad noo xayaysiinaysaa waddankiiba khalkhal ayay galiyeen..

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 20 дней назад +1

    Siyaasi waa khayin

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 20 дней назад +1

    Ictisaamku waa wajiilayaal suna

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 20 дней назад

    Sheekhu halkaa ishuu ka riday
    Danaystayaasha halayska fogeeyo

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 20 дней назад +1

    Marku ninku xaaran kasoo dhergo ee xisbiga laga eryo ayuu wax caayaa ee uu waayo xaraantii uu cuni jirey

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 20 дней назад

    Ictisaamku waxay ku fikirayan inay wadanka qabsadaan maxa siyaasada dhex galiyay

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 19 дней назад

    Jawaab tii larabay maad sheegin waad ka mercy saye

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 20 дней назад

    Waar ardoo salaad aada eedaan baad maqlaysaanee

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 20 дней назад

    Stop lying huwan horn cable then really cuulimo they told 100 × the truth except those who are huwan cuulimo

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 20 дней назад

    Wadaad wahaabiyo 😄

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 20 дней назад

    Waxan hadda siyaasada lagu sheegaa maaha wax sax ah waa waxku dhisan qabyaalad iyo waxka mida dhaqamo aan kuwii islaamka ahayn lkn siyaasada sharciga ku dhisan waa sax iyadu marka cidii ehelka u ahan loo dhiibo.