Heestii Galkacyoow Maxaa Dhacay Abdirisaaq Gaadaco iyo Anisa 2018 4K

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 169

  • @nemokookie97
    @nemokookie97 6 лет назад +36

    lov u soo Much glkcyo pilan guri gopeed intii reer galkcyood ila ah like yan la iga ilaawin

  • @osmanabdiladiifosman8593
    @osmanabdiladiifosman8593 5 лет назад +31

    Galkacyo Guriga Xoriyadda
    Nabad Iyo Nolol🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @sooyatakar3056
    @sooyatakar3056 6 лет назад +44

    I love galkcyo❤❤❤💋🇸🇱🇸🇱

  • @naimacaddey2852
    @naimacaddey2852 6 лет назад +28

    Gaalkacyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 3 года назад +15

    Heestaan waxaa tiriyay Abwaan Reer Galmudug waxaana qaaday Fanaaniin Reer Galmudug
    Viva Gaalkacyo Galmudug 💪🏿💪

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 года назад +17

    Gaalkacyo Puntland Somalia waxaan u rajayn barwaaqo iyo bash bash🇸🇱💐🇸🇱🌹🇸🇱 Galmudug waxaan ugu baaqayaa nabadgalyo. Gobalka Mudug wa inagu wada filan yahay aynu ka shaqayno sidii uu xasilooni iyo sharaf u yeelan lahaa. Dadka qiimaha leh ee ka dhashay Gobalka Mudug waxaa ka mid ahaa PM iyo MD hore Abdirashid Ali sharmarke, PM hore Abdirisak Haji Hussein, PM daakhiliga Abdullahi ciise, Ex. madaxwayne Abdullahi Yusuf iyo aabihii calanka Maxamed Cawale Liibaan 🇸🇴🇸🇴

    • @jamha3683
      @jamha3683 3 года назад

      yup,,PM hore cumar abdirashid ali sharmake, abihii xoga dhalka general daud!!!....waaan kudhanahay

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 8 месяцев назад

      Caydiid halkee uga tagtay? Mise afkaagu maqaban karo

  • @bashiirmaxamuudxasan7367
    @bashiirmaxamuudxasan7367 6 лет назад +19

    wan jeclhy galkacyo
    inta jecel galkacyo like sara

  • @xawaahmed3056
    @xawaahmed3056 Год назад +5

    Heestaan galkacyo waxxaan soo booqda 9 September 2023 maalinkii lawaayey haldoorkii mudug D.R.Sakariye rabbi hakuu naxariisto 😢❤

    • @shugrimohamed946
      @shugrimohamed946 Год назад

      Wlhi ama Hadaan soo raadiyey September 11/23 Ilaahow u naxariiso Dr zakariye 😢

  • @jamha3683
    @jamha3683 4 года назад +22

    galkacyo galmudug.....rer abo,,sacad..farale ah,in fact abdirisaq Gaadaco is my adeer,,
    galkacyo puntland ...rer hooyo macaan,, cumur maxamud,,rer mahad..
    labada dhinacba waan jeclahay....dadkeygow isjeclaada...labada qabiil ee somalia ugu gobsan baad tihiin ee PeacePeacePeace......No MORE DAGAAL ABDTIYAAL IO ADEERAYAAL,,,,,,,,,,,

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 4 года назад +7

    Galkacyo meshan ku dhashay ku bar baaraay guuri goobed Galkacyo❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏❤🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @callmeqaali6638
    @callmeqaali6638 6 лет назад +8

    Kala go.i mayno kala guuri mayno galkacyo wa gurigena ❤💓💯puntlnd and galmuudug

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 6 лет назад +13

    *Gobnimo ku waar galkcyo* ❤❤❤ cadow kum haleelo dadkaygi 💪💪 *frm badhan* 👑

  • @sacdiyocabdi1159
    @sacdiyocabdi1159 4 года назад +7

    Galkcyo Galmudug maxay ku darsaty wa yabe ma qusasatan daris nima idinku xurmaynaaye naga xishoda indho adayg ba idinka bate baraxley miya ku qadaten glkacyo waa gori puntland🇸🇱❤👊

    • @MCX6244
      @MCX6244 4 года назад +4

      Taariikhda dib uraac

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 8 месяцев назад +1

      Baraxley baan ahaye bal kaalay imow adeer dhinaca aad joogtid somali ayaa iigala kaa hadashay oo itiri daaroodkaas taagta daran iska dhaaf

    • @jijoahmed2063
      @jijoahmed2063 7 месяцев назад

      jaahilad yaz ku dhahy baraxley baa xaafad ah

  • @vizzelo9909
    @vizzelo9909 5 лет назад +4

    Galkacyo gayigaan ku dhashay
    Gobanimadi udirirki midii goolka dhalisay leegada gunteeday gurigii xoriyaday calanka shan geeska midii golaha keentay geesiyo nin weyn dhalaay galkacyo ma nabadbaa. Allow Nabad waarta reer abtigey iyo reer adeerkey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 Год назад +3

    Galkacyo taan ku dhashy samo nabad ku waar 🥰 ilaa hatana,dhex jooga meelan kugu dorsan kara na jirto💯🇸🇱💙

  • @Bruno.18-e4c
    @Bruno.18-e4c 2 года назад +5

    Galkacyo bilaney🇸🇱💉Sama ku waar Magaladaydii miss you😩❤️

  • @ghammarcali3122
    @ghammarcali3122 3 года назад +7

    My Home galkcyo bilan 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @saahidadeysey9407
    @saahidadeysey9407 6 лет назад +8

    Wlhi way iga qiraysisay hestan. Allow glkcyo dhowr.

  • @zamiasaid5803
    @zamiasaid5803 6 лет назад +10

    Glkacyo bilan bulshadii mudug aan kadhashay uxiizay iniguye inbadan

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 4 года назад +6

    Galkacyo Puntland republic

  • @zalmanuura1138
    @zalmanuura1138 4 года назад +5

    🇸🇱🇸🇱❤️🇸🇱🇸🇱 galkcayo jecliyaaaa allaw barkee🇸🇱❤️💋

  • @deeqa1151
    @deeqa1151 4 года назад +6

    Galkacyo😘🇸🇱

  • @fromgalkayco3808
    @fromgalkayco3808 5 лет назад +6

    One love GALKACYO guri gobanimo❤

  • @abdifatahfeereysane1554
    @abdifatahfeereysane1554 6 лет назад +6

    I love my home galkcyo wn u xiisay wlhi🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤️❤️❤️🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @hoygagujir7170
      @hoygagujir7170 4 года назад +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 3 года назад +3

    Gaalkcyo puntlnd somaliya hlkan ku dhashay

  • @simansiinaay6037
    @simansiinaay6037 6 лет назад +5

    Ilove you galkacyo dhulgeeykii aan ku dhashtay alloow dhawr duleeyka aabe💖😙😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 6 месяцев назад

    😢😢😢 ax jirkaa i dubaaxiyey allow adaa dad sharaf leh oo nanadda jecel naga dhiliyey waagaas dhibkii jirey iyo maanta xoriyadda iyo is jecaylka aan ku noolnahey Alxamdulilaah

  • @habibmohamed3476
    @habibmohamed3476 2 года назад +2

    Galkacyo Puntland dadkii Boqortooyada🇸🇱❤️

  • @fartunfatusha9127
    @fartunfatusha9127 5 лет назад +2

    Mshi dulka ugu jeclahay waaa galkacyo galmudug guri xariyada allow daaa

  • @ahmedigal8340
    @ahmedigal8340 6 лет назад +13

    Waa erayadii habaryatey dhoofo cabdi geele

  • @sharmakeosman1428
    @sharmakeosman1428 6 лет назад +3

    Galkio my motherland nabad waarta insha alah rabbi haku irsaaqo❤❤❤😍

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 года назад

    Maasha Allaah Farxadda iyo nabadda Allaha idiin adkeeyo. Gacmaha isqabsada oo mid qudha noqda. Aamiin.

  • @gaalkacyocitygalmudug
    @gaalkacyocitygalmudug 5 лет назад +5

    Gaalkacyo City Galmudug ❤️

  • @faatimafaarax4610
    @faatimafaarax4610 6 лет назад +8

    maxaan kuu xissey gaalkacyoooy

  • @khabiirka55
    @khabiirka55 3 года назад +1

    galkacyo guri gobeed nolashayda meelna kuma badalanayo 🥰😍🤩

  • @ayshaosma2166
    @ayshaosma2166 6 лет назад +5

    galakcyo mgaaladeydii
    Love you

  • @nomoretalk7851
    @nomoretalk7851 2 года назад +1

    Geesiyoo nin weyn dhalaa gaalkacyo♥️

  • @som-gamer-football6740
    @som-gamer-football6740 5 лет назад +1

    ❤️❤️❤️Geesi iyo nin wayn dhalaaay galkio waaku xisay

  • @najaxmohamed218
    @najaxmohamed218 6 лет назад +4

    kala bixi mayno
    kala guuri mayno
    Galkacyo my gurigeyga hooyo allow daaa GURIGII xuriyada
    calnka 5 gees tiii golaha kentay
    GALKACYOOY MAXA DHACAY

  • @MohamedHassan-by6yk
    @MohamedHassan-by6yk 6 лет назад +5

    Guri gobeed Galkacyo Puntland Somalia💚💚💚💚💚💚💚

  • @fatimakhalifzakria3631
    @fatimakhalifzakria3631 2 года назад +1

    Galkcyo🇸🇱clanka🇸🇴 tiii golaha keentey geesi iyo nin weyn dhala

  • @abdikarimgedi2773
    @abdikarimgedi2773 6 лет назад

    Waa cajiib,Waa miro aad u xigmad badan waa ku mahadsanyihiin intii ka shaqaysay.Suugaanleeydu waxa ay qayb ka yihiin wacyi galinta bulshadda.Gobalka mudug waxa uu xudun u yahay Dalka Somalia waana muhiim in laga shaqeeyo Amnigiisa.Nabad baa dadka deeqda hormarkuna amniga ayuu lasocdaa.

  • @mohamedAhmed-wv6kx
    @mohamedAhmed-wv6kx 6 лет назад +4

    Galkacyo galmudug Somalia

  • @ifrahindho5910
    @ifrahindho5910 6 лет назад +2

    Galkcyo my city ilaah ha ka dhigo janadi aduunka

  • @fadumodaahir2535
    @fadumodaahir2535 4 года назад +4

    Galkcyo love u💙💬💚

  • @mamedawilo948
    @mamedawilo948 4 года назад +1

    GALKACYO MY EVERY THING I MISS GALKACYO ❤🌹❤🌹

  • @asiyaahmed7739
    @asiyaahmed7739 6 лет назад +1

    Galkacyo guri gobeed 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴

  • @mamedawilo948
    @mamedawilo948 4 года назад +1

    I LOVE GALKACYO ❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @maskaxasad7151
    @maskaxasad7151 6 лет назад +2

    Galkaco magalo gobeed💔💟💗💛💚💗💛

  • @shaakiryare1852
    @shaakiryare1852 Год назад

    2023 /9/11 Dr qaaaliyaa lgu dilay galkacayo

  • @NasroHussein-lr7ch
    @NasroHussein-lr7ch 9 месяцев назад

    Mi home Galkacyo bilan baa idinkaso salamaya❤😊

  • @Aragsanmedia
    @Aragsanmedia 5 лет назад +6

    Gaalkacyo waa hooy lawada dagan yahay maaha ilay qolo ay qolo kale ka xigto hadii wax la isku qabsanayo dhulka itoobiya naga haysato aan ku qabsano maaha dhexdeenaa inaan is qabsano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kadraabdishakur9123
    @kadraabdishakur9123 6 лет назад +23

    glkcyo glmudug dhulka meshn ujclhy allw nbd yel 😘😍

    • @kadraabdishakur9123
      @kadraabdishakur9123 6 лет назад +4

      +Yusuf Said xolo hoyody wxka shegin cwaaanyhow
      hda rabtid ina hadashid ani tos iso aaad dayuz bilaaa rabaaayad aaathaye😈😈👊👊👊👊👊👊👊👊👊

    • @ayoubjama
      @ayoubjama 6 лет назад +2

      @@kadraabdishakur9123 labadiii tuuulo hobyo xaradhera miya glkcyo kula Nappy

    • @ahmedysn4865
      @ahmedysn4865 5 лет назад

      Xoolo magalada hakala qaadin

    • @maxameddhajac1642
      @maxameddhajac1642 4 года назад

      @@yusufsaid4168
      Ragaan sidaan aya ka daacad ah iney gabdhaha la ceytamaan sxb goorma wax la qeybsan doontaan rag ileen dad ilmo iyo duqow iyo gabdhaba aya hormuud u tihiin hada tihiin dhalin yaro adiguna gabdho la ceytan aya ku ceytameysaa

    • @maxameddhajac1642
      @maxameddhajac1642 4 года назад

      @@yusufsaid4168
      Mid kale an kuu sheego hab u dhaqankaagu ama hadalkaagu wuxu ka turjumaya guriga ad kuso kortey sida u yhy

  • @sacdiaawil3724
    @sacdiaawil3724 6 лет назад +2

    Ilaahoow Nabad Nooga Dhig Galkio...
    😭

  • @cawaaleyare4005
    @cawaaleyare4005 6 лет назад +5

    Magaalo aan taageero gaalkacyo bilan

  • @Said_haji
    @Said_haji Год назад

    2023 iyadoo aano qabiil darteed la isu ugaarsanayo galkacyo dhexdeeda ayaan daawanayaa. Illahay hanoo hagaajiyo galkacyo bilan.

  • @sacdiyoolad9514
    @sacdiyoolad9514 6 лет назад +2

    My homeland Galgacayo 😘😘😘

  • @abdifatahosmangaas1360
    @abdifatahosmangaas1360 6 лет назад +5

    We love galkcyo Puntland Somalia

  • @fardowsosaid7200
    @fardowsosaid7200 6 лет назад +4

    Gaalkcyo Barxleey maaha Barxleeyna Gaalkcyo Maaha😂😂Barxleeyey Maxaa Dhacay Dhahay Iluve My Home sweet💋Bud Dhigii Dhul udugeeY

    • @saidhaashi3096
      @saidhaashi3096 5 лет назад +6

      Hee eedo galkacyo suusacley miyaa marka hhh diid ama yeel Galkacyo Galmudug Somaliya

  • @ahmedandnafisoofficial5694
    @ahmedandnafisoofficial5694 6 лет назад +4

    Ilove you galgacyo

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 3 года назад +2

    galkacyo mi homeland u xiisay wlahay anoo nabada allaha i geeyo

    • @mahameddekabdi379
      @mahameddekabdi379 3 года назад

      Isku racaynaa ani xtaa waa uxiisay gormaa baxaysaa mudo ma arkin 2015 iigu danbaysay

  • @abdullahizoofechannel8713
    @abdullahizoofechannel8713 6 лет назад +3

    Nice songs geesiyo ninwayn dhalay galkacyay maxa dhacey magaldaydii jecliya galkacyo guri gobeed

  • @DrAyman-oh5ot
    @DrAyman-oh5ot 3 года назад

    Galkacyo galmudug Somalia waa kufaanaa

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 5 лет назад +1

    galkacyo my home town love you so much

  • @happygrilbeautyofficial6532
    @happygrilbeautyofficial6532 5 лет назад +3

    Galkacyo guri Galmudug 💪💪💪💪💪

  • @iqroqalanjoquman9873
    @iqroqalanjoquman9873 4 года назад +2

    glkcyo bilan magaladaydii dadkaan calanka butland lasoo ordaaya naga qarsada magalada anaga leh idinka suusacle lee dagantihiine

  • @daaarah
    @daaarah 5 лет назад +2

    🥀♥️❤️galmudug

  • @umuasiaahmed7621
    @umuasiaahmed7621 5 лет назад +9

    Inta kufsiga casha kadib firsanayo like. 😭😭😭😭😭

  • @SacdiyaAOmar
    @SacdiyaAOmar 4 года назад +1

    Where i call home galkio...❤🌹🥰

  • @dheemaluula53
    @dheemaluula53 3 года назад

    Galmudug state 💙💚💙

  • @badriadaahir248
    @badriadaahir248 2 года назад

    galkcyo always galkcyo no more✊♥️

  • @shukrimohamudabdirahman4042
    @shukrimohamudabdirahman4042 4 года назад

    Nacaaam nacaaaam ❤❤❤❤❤❤✌✌✌✌✌✌

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 4 года назад

    Waxan daawnaya 2020 july 11keeda galkacyo bilan ilahaw balayada hareer mari

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 4 года назад

    maasha alaah

  • @nasteexocrisaaqafgaduud716
    @nasteexocrisaaqafgaduud716 4 года назад +5

    Galkcyo magaalo puntlan💚💚💚👂💙💙

  • @farxaanfiyoore9287
    @farxaanfiyoore9287 5 лет назад

    One love ✌❤✌❤ galkacyo✌❤✌❤

  • @jamadahir5677
    @jamadahir5677 5 лет назад +4

    GALKACYO PUNTLAND

    • @jamha3683
      @jamha3683 4 года назад +1

      Galkacyo waa mid abti,,,,dadku waa tol io xigaal,,,,Aniga sacad waaye abaheey hooyona waa majeerteen,,,Marka dadku waa hal

  • @fadumoaxmed9157
    @fadumoaxmed9157 6 лет назад +2

    Galkio guri gobed my homeland

  • @maria-ij1qg
    @maria-ij1qg 6 лет назад +7

    Alx galkaio waa nabad anana ku nool labo sano hada dagal manan arag

  • @azadzaed424
    @azadzaed424 6 лет назад +6

    Baraxlay Guux baan maqlayaaa

  • @shipiskadheh7794
    @shipiskadheh7794 5 лет назад

    waah waah

  • @yusufaden4090
    @yusufaden4090 2 года назад

    Home❤

  • @sharmakeosman1428
    @sharmakeosman1428 6 лет назад +5

    galkio🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @xuseenxasan3419
    @xuseenxasan3419 5 лет назад +2

    dhibata dhacdy dhimasho dhawc joogta galakio way xanaq santy😈😈

  • @sacdiyoziman9036
    @sacdiyoziman9036 6 лет назад

    😂😂😂😂😂😂😂Gaaalkacyooy maaxaaa dhacay

  • @iqroqalanjoquman9873
    @iqroqalanjoquman9873 4 года назад

    glkcyo bilan magaladaydii jecliyaa

  • @abdicuud4492
    @abdicuud4492 3 года назад +2

    Galkacyo Guri Sacad saciid 🥰

  • @khadraabdul3022
    @khadraabdul3022 6 лет назад +1

    Galkacyo Mel an jclahy Ina Mar un tago

  • @farhanyare4900
    @farhanyare4900 6 лет назад +3

    fariin nabaded alow fahansi somali ninba ninka kale in uu walalki yahay dhul maran Ayaan iskuhaysana dadkina badi iyo dhulkahostisa Ayaa ladhisana

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 4 года назад

    mmm viva mmmm

  • @libaanartan1717
    @libaanartan1717 3 года назад

    Calanka Soomaaliya iyo midkii Galmudug ayaan ii muuqanaayo. Nowlaada reer Galmudug.

  • @akramhirsi2164
    @akramhirsi2164 2 года назад

    Galkao mesha ay ku taalo ayaa waxpa ka qaalisan runtiii

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 3 года назад

    daadku ma xaay la qiirooden maxa ku dhacaay galkacayo

  • @akmoha9482
    @akmoha9482 6 лет назад +3

    galkcyoo

  • @amiircadde864
    @amiircadde864 6 лет назад +1

    glkio allow ku daa

  • @mindideafact6782
    @mindideafact6782 6 лет назад +9

    Baraxlayey maxa dhacay

  • @abdiwahabmire1365
    @abdiwahabmire1365 6 лет назад +4

    midi iyo tii bey kla dhahyan ya ila arka 😂😂😂

    • @shipiskadheh7794
      @shipiskadheh7794 5 лет назад

      Abdiwahab Mire Erayada ayaa sidaas loo sameyay sxb mcn wana sax deel qaafka

    • @fromgalkayco3808
      @fromgalkayco3808 5 лет назад

      Xooolo miraha heesta sida ah

    • @odayroy3099
      @odayroy3099 3 года назад

      Xoolo Abwaankii heesta tiriyay baa ugu talo galay si qof walbo siduu u garan karo loo fahansiiyo

  • @ahmedabdiafrahofficials6700
    @ahmedabdiafrahofficials6700 6 лет назад +2

    Ninkaan Maxaa ku dhacay wuu fadhiyaa fadhi uu ku heesaa

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 6 лет назад

    galkaio

  • @kadraabdishakur9123
    @kadraabdishakur9123 6 лет назад +2

    galkacyo my mother land😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💕💕💕💕💖💖💖