Itoobiya waxay ku adkaysanaysaa inay baabiinayso midnimadii soomaaliya madaxwayne xasan sheekh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 33

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 месяца назад +3

    Sorry somaliland mahaa somalia taa garo adaa xuman wadaan somaliland nabad ayeey rabaan maxaa ku diday in ado somalia aa in ad nabada sisid intay itopia sinayso somaliland cadow ayaad ku tahay iyaado afka somalia iyoo dinta ku la midaa sorry cadow ayaad tahay

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 месяца назад +4

    Gurguurte Oohinta jooji somaliland waa la citiraafaya zomalia way baa ba aysaa xaasidiin cadaw ah ayad tihiin jecel jabka somaliland

  • @dayaxaduula
    @dayaxaduula 3 месяца назад +1

    Hadal madaxwayne ku hadlo maaha waxd tahay asaasaq

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 месяца назад +1

    Gurgurte nagada calcalka ee quso gull sland

  • @IdrissMohamedIsmail
    @IdrissMohamedIsmail 3 месяца назад

    Af-qadhmuune, Somaliland way ku daysee idinku tashada...

  • @MaryamAli-i2s
    @MaryamAli-i2s 3 месяца назад

    Beenaleh Gurgurte. Somaliland is not party of Somalia.

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 3 месяца назад

    Xasan ooyaayee you and your failed state of Zoomalia are finished. Ictiraafkii Somaliland is near cry all you like😂😂😂😂. Guul iyo Gobanimo Somaliland 💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊👍👍👍👍

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 3 месяца назад

    Modane madaxweene dacwad fur dholka Naga heystaan walaal magalaan itobiya

  • @IndhoJacayl-wz8ct
    @IndhoJacayl-wz8ct 3 месяца назад

    Soomaliland guul guul guul viva ethiopia guuuuul guuuuul guuuuul

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 3 месяца назад

    Xasanoow adaan Rabin MIDNIMO ee beenta dhaaf, waxaad rabtaa inaad dadka iyo dalku waxuu wada laa keligaa cuntid kuna tagri fashide MIDNIMOADii adaa baabiyeye mabruuk qof yahaw greedy ahi

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 месяца назад

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 3 месяца назад

    Mudane madaxweeno dagaal diyaar unoqo itobiya kufur dacwad dholka ee naga heesato bilaaw madone madaxweene

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 месяца назад

    Somaliland is not Somalia ! You need to understand that ! Awoow

  • @YaxyemuxumedShide-rl2pb
    @YaxyemuxumedShide-rl2pb 3 месяца назад

    Midnimo dhimatay ayuu kusii dhaganyehe dhaga ugurida inayna dhacay

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 месяца назад

    SAAB TV Work with Cadowga Somaliland ! Taa ogaada

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 месяца назад

    cabaadku orgiga ka hayn !!!!!!!!!! from saylac

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 3 месяца назад

    Oohinta jooji gurguurtooy adaan rabin midnimo

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 3 месяца назад

    Haday dhoobilowda idoo itobiya dhul dhaga haysato waa balo

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf 3 месяца назад +1

    Turkey ayaad jeedaaye united nation uyeedho cadaalada cidna isma hor istaagi karto Somalia waa iney udiyaar garowdaan after identity of Somaliland

  • @MaxamedCabdi-z6o
    @MaxamedCabdi-z6o 3 месяца назад

    Maxaad samayn kartaa xasan dawarsadow😅kkk

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 месяца назад

    Sorry somaliland mahaa somalia

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 3 месяца назад

    SAAB TV= HUWANTA GUDAHA

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 2 месяца назад

    xaqiiq weeye

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 месяца назад

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤❤guul ❤❤❤loov

    • @jurganklopp9755
      @jurganklopp9755 3 месяца назад

      AdigOo isle Ku Xumee Dawlad Aad ka Goosanay Dawada Haynoogu Qaadin Cadow Soo Jireena Landers inaga Badan 😊

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 месяца назад

    Sorry cadow somaliland ayaad tahay sorry itopia ayaa noga dhow somalia sorry thanks

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 месяца назад

      Walaa layaalow walaala nahay see nogatagay saan anakana alshabaab aa naaysato

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 3 месяца назад

    Bad uma diidanid itoobiya ee ma aqoonsiga somaliland ayaa nabar kugu noqdey.

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 месяца назад

      Walaala nahay halkeed nooga tagaysaan anagana alshabaab aa nahaysato

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 3 месяца назад

      @@TewodrosBethlehemmunaafiq minaafiq dhalay ayaa tahay mada walaalkay maad hadii aad walaalkay tahay inta anaan itobia u baahan hadi aynu is fahmi wayney aad adigu I aqoonsatid Walhi itobia somaland way aqoonsan hadii anu ka waynona yuhuuda ayanu u doonan
      Adeer diinteena suuban aya ku gabataan diin diidaysaa ma jirto in aad gaalo masaalix aduunyo kula heshiiyan!
      Nabigeena suuban ayaa yuhuud la heshiiyey juhaal yahay markaa ilmada yaxaaska ooya
      Walaalo wallo walaalo ma inaga ayaa walaalo ah adeer anaga itobia nama rushayn nama cadaawadayn Nama xaasidin
      Ma waxaa rabtaan in burundi ina wada ilaaliso?
      Is xoree oo wardhiigley so dhaaf itobia may nala hadasho?
      Itobia miyaanay iyadu km4 kugu ilaalin?
      Miyaan itobia gado garbahaarey kismaayo baydhabo ciidankoodu joogin o cashuurta ka qaadin?
      Sidee itobia iyo aduunka adiga ku ilaaliya ugu qancinaysa somaland baan maamula
      Ma casrul xajarigii ayaa la jooga aduunka ukala qarsoon
      Filim hidigaa ku jira

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 3 месяца назад

    Taariikhda soomaaliyeed ma bedeli kartid mana baabin kartid, itoobiya waxaa somali ka dhexeeya cadaawad 500 oo sano ah, sidee u tirtiri kartaa xasanow taariikhdaa faca weyn.

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 3 месяца назад

    vIVA SOMALILAND AND eTHIOPIA