Gudiga Anshaxa doorashooyinku ha ka qaadaan talaabo Anshax marin ah Musharax Muuse Biixi oo isku qasay ururadii siyaasada si toos ahna ugu ololeeyey ururo kale
Maanta waxaa lagu yidhi horseed way dareeren magacoda ku dhawaaq dadku ma ciyaalba u haysataa musow dadku way kaa horeeyan sxb kursiga banee banee baneee
@@HindaAbdulle-fl2jj kolay ceebta uu somaliland iyo isaaq u soo hooyay 200 sano way jiraysaa waxbaa baala iga yaacay iyo haybtii laga baxay ee oromo loo galay waa nin nasabkiisa dafiray 2 jeer maxaad sheegi
Handicap Kkk Dadkaasi school ma helaan Casfimaad ma helaan Dhakhtar ma helaan Wax ay helaan oo ay sacab u tumaan ma jiraan. Qabyaalad ayaa lagu abaabulaa kk
Viva Hoorseed 💚💚💚🤍🤍🤍 guul kulmiye 💚💚💚💚💛💛💛💛
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda oo bilaa Qadiyada hawdhiibina billaahi calaykum viva horseed iyo muuse legend geesi Qaran
Qaranku orod danbe uma baahna
Wad cadifad hadlysaa qaranku caadifad ka weyn.
Kulmiyow hodho hodho
Guul kulmiye
Malaha caruur bad thy 7sano xge ku maqnayd uu wadanka biyey
Guul waddani waddani waddani waddani waddani insha allah insha allah insha allah waad dhacaysaan Insha allah
Kulmiye❤❤❤❤❤❤❤
@@nuurashaqale-sd4rwwuu dhacya insha alalh
xage alle ayu ka qoranyay mid so baxya ilahay khayr iyo nabad nogu dhame
Isha allh waad dhaceysa idabka ilaahey
Idamka ilaahay wuusoo baxayaa❤❤❤
Habaar horss loogu kariwaayay muuse
Aamiin Aamiin ya rabi u dhaceys muse judan
@Fatamaahamed-vh7or Haa isha allh alle ha rido
@@CabdirashiidDaahir-x3n
Habaar xaq daro ah hoostiina dhaafimaayo waxa idiin roon idinkoo iska aamusa
Muuse markale guul
Ilahay inoguma ka soceliyo Insha Allah
Reer ciro habaarka joojiya tartan ayaynu isu goyane 😅😅😅😅😅
Qudhmiye ha dhaco muuse cabdi dameer 🫏
Afkaada Ayaa uraayo😂😂😂.dameer waxid
@ ooyi 😭😭😭
Mw hore 😂😂😂 wali wuu hadlay subxanallah
Mbc❤❤❤❤❤
KULMIYE POWER GUUUUL GUUUUL 🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫💪
Mashaa Allah he is so cute president muuse bixi ✌️
Libaax iyo lax baa lakala dooranayaa
Viva muuse biixi
Dameerkiina miyaa
Gudiga Anshaxa doorashooyinku ha ka qaadaan talaabo Anshax marin ah Musharax Muuse Biixi oo isku qasay ururadii siyaasada si toos ahna ugu ololeeyey ururo kale
Gull kulmiye❤
Wadani baa lagugu qaatay
YAAHUU MUUSE JUUDAAN
Sadex cisho kadib illaahay naguma kaa soo celiyo ciil qabow na dhaaf
Viiva wadani ❤
Wax Allaale oo aad dib isugu soo sharraxdaa ma jiro Muusow haba yaraatee.
Saxan. Wakusidoo. Waxna. Matarin. Dhi8g. Dadkaad. Vabtaa. Muuse. Juudaan
Guul muuse geesi QARAN ninka doqonta iyo cadawga iyo tuugta iyo qaran diidka kaga cabaadiyay viva horseed iyo muuse legend Guul
SHALAY WAXA HADLAY WADANI 2024 😂😂😂 🧡🧡🧡
Saxanow adaa dalka 7sano ku soo waday awood sheegasho iyo waxtar la.aan alle ku qabay
Kulmiye hadhaco
Imshallh Saddex cisho kadib waad na dhaafaysaa
Muusow maxd nagula hadashay bal
Maanta waxaa lagu yidhi horseed way dareeren magacoda ku dhawaaq dadku ma ciyaalba u haysataa musow dadku way kaa horeeyan sxb kursiga banee banee baneee
Haha Waa qosol LAYAAB LEH,Tolow muuse garanaya in Dalkaba Isku Mideeyo, VIVA WADDANI🧡🧡🧡,KULMIYE XAAR
❤❤❤
Inshaalahu dib baanu kuu dooranaynaa
Muuse wuu ku shubanayaa doorashada, wllee maalin kale ayaad akhrin doonta commentigan akhriste insha allah lkn maalintaas waxba haysoo qorin.!
Campaine kiisa kuma arkaysid isagoo wax qabad ka hadlaya iyo siduu shacabka usoo jiidan lahaa ama xogo badan oo shacabku rabay u siin lahaa balse wuxu u muuqdaa nin sharci jebin ku boobi doona kursiga. 🤔
Caawa waa 09/November/024.
Waynu ogaan 13/November/024.
Ilaahow sidii khayr kujiro nawafaji, amiin.
Waa dubjir muuse
Mucaaradba sidiisii u hadlaysaa
Musharax hebel waa maxay.
Waa waxqabad sheego
Wadani iyo cirro way kaa badiyeen
3 cishaa ku hadhay
Madaxwaynuhu hadii aanu dadka dhagaysan oo tiisa ay u cadahay sidaada oo kale ayuu jabaa😂 Ku noqo wax laga qoro la kaalay nio
Musow qori qado si kalee maanta badiin meysid😅
Allahu akbar iligow walalo ama saani usoo duuba sida raga kale ama dee muuse nacaybkaga ku arkayso ha soo duubin
Saxane way kuu dhamaataye xil wareejinta diyaari
Waar ilaahay ka baqoo umada iskaga hor dhaqaaq waxani waa ceeb aad ku hadlaysaaye
Daarood oo kaliya ayaan arkikarin iska caytama hadaad nafiskubdareemaysaan
@@HindaAbdulle-fl2jj kolay ceebta uu somaliland iyo isaaq u soo hooyay 200 sano way jiraysaa waxbaa baala iga yaacay iyo haybtii laga baxay ee oromo loo galay waa nin nasabkiisa dafiray 2 jeer maxaad sheegi
Anaga isgaaba noo fiican inuu mar labaad soo laabto
@@XiinfiniinXawaareye
ruclips.net/video/g6JEkM-ctZs/видео.htmlsi=5LtwJGoJnXeRpSiW
@@XiinfiniinXawaareye
Hadii ceeb loo dhinto dhuloos baa udhinanlahaa hadana kasii datan baa idinku dhacaysa muusoo dhulka isku kiin dhigaybaad maalin ku joogsateen
Hoognay wuu nagu soobaxaya hadana .huu huu .hayga baqan habaar laygu kariwaaye
Bakh
Cooc
Uuuu aaaaaa wan ku fahanay saxanow
Meel ku qorta Wadani baa soo baxaayo siduu sheegay Senatar Dubbe oo Saadaliye wayn ah wax badana uu ku gulaystay sadaashiisii.
Sedexda xisbi ee soo baxaayo
1 kulmiye
2 wadani
3 Kaah
Mudane ma fawdadii iyo tuugnimadii xalay ayaad tahniyaydaynaysaa
Hilaac wuxa hogaaminaya nin 30 sano kasoo horjeeday qadiyada soomalind
Maxaa hogaamiyaasha kale kadhigay kuwo aan qaranka udhaqayn
Ilaahay kuduleeye waxaad
Kala garan wayday
Kulmiye iyo qaranka
Insha alaah waad dhacaysaa
Somaliland kulmiye ma rabto ma rabto
Oo isagu iyo ina kaahin waxa uu ku hadaaqayeen miyaanay is maqlayn malaa isma dhagaystaan nimankani
😂😂😂😂😂😂😂
Indr ma qalbiyadeena is ogaaaa
Dhagagahdal firii hilaac kusocota iyaa hogaaminaayA Horsteed mujaahidkii waynaa
Hadad isku dooratan waxa ii sawiran somaliland oo hargaysa qudha noqotay
😂
Shacabka somaliland waxay xaq u lee yihiin in ay ogaadaan caafimaadka maskaxda ee madaxeeynaha
Muuse kadaab
Nolol (WADDANI) iyo geeri ( kulmiye) aya lakala dooranayaa
Qaranku wa kee ma kaad baabisay War oradow dadka ka dhuumo
Hhhhhh😂😂😂😂 ,
Ha is dawakhinina . Another 7years 😂😂😅😅🎉🎉🎉
Cadayda
Habar jeclo iyo ina kaahin ma buudhi madhan baa laga kireeyay😂😂
Kkkkkk boorama ma maqlaysay inuu lahaa horseed iyo hilaac u codeeya kulmiye walee kani nafi kuma hadhin
Labaduba way soo baxayaan kulmiyena waa xusbi ma guuraana oo looma warwarqyo
@@HindaAbdulle-fl2jj waynu eegi
Last niiic aad dadka ka hor jeeediso😂😂
Kkķkkkkkkkk
Saxane
Saqaajiintani umuda way isku dullayn malaha umad tabalaysan nugul isla markaana jahwareersan ayay iyagu isku muuqdan
Alla muuse biixi caqli badanaa oo jeclaa ururada iyo xisbiyada bilaa taageerada ah,sida Ucid horseed iyo Hilaac iyo kulmiye 😂😂
Muuse faaruq qaranku kii aad jebisay miyaanu ahayn
War xoolayahow umada Ka fadhiiso hadal wax qabad leh ka hadal
wuuuuu jabinayaaaa muuse horseeed
😅
Marki horey kaa ahayd horseedna kuuma baahna
Handicap
Kkk
Dadkaasi school ma helaan
Casfimaad ma helaan
Dhakhtar ma helaan
Wax ay helaan oo ay sacab u tumaan ma jiraan.
Qabyaalad ayaa lagu abaabulaa kk
Sheekoy ku nacay muuse masiirka umada waxa uhaysta ciyaar loo baratamo, 13 Nov loading .....
Kulmiye ha dhaco😂😂
7 sano waxàd qaban waayday
Odaygu ma caruur buu u sheekaynayaa
Muuse beenaale
Ma caruur buu la hadlayaa
Mujaahidoow xaal qaado
Waa wasaq munafaqa nin horseed jecel ma.modaa
Cabaada waliba aad , nadaxweyne markale na hogaami .
Buura fuul maxaad adigu uhaysaa hurdaaye bilaa Qadiyad jilicsan looma baahna
Gudhuu maxaa kaagalay adoo af gudhuu qorayaa ayaad afaaro aan kuu oolin gashay shut up
Intii habarjeclo ee kulmiye ku hadhay haka yaacaan sababtoo ah muuse wuxu dhisayaa hilaac iyo horseed
Kulmiye nin habarjeclo ah baa hugaaminayee la soco
@ZaynabMuxumud muusaa wabiga kaga talaabaya kaase ha tirsan sxb,ninka isagoo nool muuse doonaayo inuu 14sano dalka kudul maamulo
TUUG TUUG . 7 Sanno AYAAD DADKA QAYBINAYSAY . Dalka orod laguma hogaamiyo jaahilyahow, maskax iyo aqoon ayaa lagu hogaamiyaa
Kan waa benale
Kkkkkk
Muuse oo wali sidaa u cabaadaya miyaa hore u ragateen horta xisbigii kulmiye wuu la dagay in xisbigu ka hadhaabay ahayde waa is raacayaan
Muuse waad ku shaqeeysta mujaadniimo beenta iskaa dada
Muuse uu tagee ciro tageer
Odeygan sifiican buu khaainimada siyaassada ufahmy horseed kulahaa muusow loodorto waaa somalilnd oo baa ba,da kani intuu idin dhamystiri lhaa uunbuu usugayaa iminkaydin lugo kutaagnyne awal buu dhulka idinku jiidey
Waad waalatay muuse Waad Jabtey xishoo Munaafaq
Guul Guul Somaliland 🎉🎉🔥🔥👏💪🏼💪🏼
car ciiidka kolba kooox la gawraco ka hadal
Car adigu gacan libaax kahadal
Faqash baa car baratay labadiinuba faqash baatihiin shut up
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 horaad umideen lahayed
😂😂😂😂😂😂
Filayga ayaa gorda
Hodhodho😂😂
Kulmiye horseed hilaac
Wuuu isduqeyay musharaxa kulmiye ayuu yidhi hhhhh
Maad laasxaanood ku difaacdid khibradan dagaal iyo mujaahidkan aad sheeganaysid
Kulmiye haa dhaco beenaleeya 😂
Wara waxan umada yaa ka hora dhaqajira hebal baa yidhi ayuun buu ku hadallayaa waxa riisan kuma hadallayo hallagan ka muxuu kulahaa hallagn mj uun baaya kaga degataya mi ina kaahin buu isa modaya isaga iyo derewan ma waka aaya ku shihiden dagallaki beellah walalah ah ilaan dagalla kalle maya gellin manay arage yaabakan balla eega 33 sano kadiba uun buu leyahay wa lasa layaye 😅
Oroda dambey lomaa bahne
awarkiiisu inagu raranayaa reer kulmiye beeeeen weeye reer horseedooow kulmiye cod inuu ku siiye daaye dad idinma moodayo
Salaxlay howd waydiiday balicabane wuu hoosyimaadaa yaarun sheegaya
iyaguba xaq ayey u leeyihiin gobol inay heela hadii gabileyba rabto lkn muse 7yrs ayaa ugu danbeysay hawd umma sheeganayo irbadcaaradeed oo wax qabada indha adkaa muxu shaly ka dooney
Waa wasaq munafaqa nin horseed jecel ma.modaakkkkk
Muuse tuuug allw naga sooogaaar
Salaxlay waydiiday howd balicabane wuu hoostagaa
Faqashta ha ujawaabin waa faqash comentigan koobaad
Caac mxaan kugu doorana bal waaye imika ood noo zheegtay ilaahy naguma kaa zoo celiyo
Muuse muxuuu sirta fahmay ree poorama markuu u tagay hilaac hala soo saaro ayuu lahaa mantana horseed kulahaaa 😂😂😂 war odaygu maxaa qalday tolow
Muuse beenale
Muse saxane dagaal baan galay oo dhiig muslin baan daadiyey ayaad ku faanaysaaye cidi waxba kugu siinmayso
Muuse nagargabe muuse jaahil Muuse dhibjir muuse masiibo muuse ciil qhabe waa caalan caass
Nin hurda dalka hogamin kari maayo musaba madhame ala inabade muse ucodeeya intu hilac inosobaxayo kasa aqon lagu tuhmayaaye
Horseeed