Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa wareysii qiimo badan waxaa filayaa qiyaastii 1997 baa la qaaday wareysigaan
Faadumo cilmi haldhaa manzha alah ilahy qurux iyo jamaal buu siiyey
Fanaanaddaan aduunka ugu jeclahay noolow
Fadumo haldha waxan ku dawaday Riwayado Badana National theater hargeysa
cabdisalaam hereri waa wariye sare
Waa goor hore sagaashamaadkii! Mahad badan xusuusinta ku saabsan waayihii hore. Meeshu Bush House bay iila eg tahay.
Roe Maer Haa meeshu waa Bush House. Fanaanada Fadumo Fanka weey ka maqneeyd sanadadii 1994-1997 qiyaastiiMarkii ay Fanaanadu Fanka dib ugu soo laabatey 1998-2001 kii intaaney Showgii Djibouti iyo kooxda deegan la dhigin waa xiliyadaa wareysigan qiyastii
Wa sanadki 2001 wareysi Abdisalan hereri
Qiyaastii 2002 yaa filing dablin Ireland 2 September 2022
Interview in somali
waa ka hor intaanay ka bixin fanka.waa.fanad qaaliya
Good
Faadumo haldhaaa fananad qaran
Ibraahim maxamud Dhiblaawe Aad iyo aad sxb
Which qaran?
Hashaan maqasha Iska cilin Jilaalkii baay hadhaaaa
Yahuuuu
Waa Wakhti xusuus mudan
Naasir Cabdi Aad iyo aad
Fadumo haldha
Beersool fadumo haldha
Sual ayou waydiyay mana sugayo jawsbti
Waraysigani waa imisadii
2000/2001 qiyaastii meelahaas ayuu ahaa
Kalay qoftan soti fanka wan ka baxay Lahad mahan
Wax hubso weyka baxtey waa mar hore
Waxay Ladahay dagaso fananinta somaliya way naga dad badan yihin kulaha ayada ma France 🇫🇷 miya
War wa sax de iyadu somali maahan waa jubutianSomalia & djbutiXilli bey hal ahayeen lkn haatan waa laba dal de
Maya waxaykaa waada fananiinta reer somalia waynga fananiin badanyihiin waayo reer jabuti way fananiin yaryihiin
Wala waxan waa cilmi shaydan ninki gala way adagtahay sidad uga baxdo
Waraysigan ayaa horeeyey, waa wadaad.
Waa wareysii qiimo badan waxaa filayaa qiyaastii 1997 baa la qaaday wareysigaan
Faadumo cilmi haldhaa manzha alah ilahy qurux iyo jamaal buu siiyey
Fanaanaddaan aduunka ugu jeclahay noolow
Fadumo haldha waxan ku dawaday Riwayado Badana National theater hargeysa
cabdisalaam hereri waa wariye sare
Waa goor hore sagaashamaadkii! Mahad badan xusuusinta ku saabsan waayihii hore. Meeshu Bush House bay iila eg tahay.
Roe Maer
Haa meeshu waa Bush House. Fanaanada Fadumo Fanka weey ka maqneeyd sanadadii 1994-1997 qiyaastii
Markii ay Fanaanadu Fanka dib ugu soo laabatey 1998-2001 kii intaaney Showgii Djibouti iyo kooxda deegan la dhigin waa xiliyadaa wareysigan qiyastii
Wa sanadki 2001 wareysi Abdisalan hereri
Qiyaastii 2002 yaa filing dablin Ireland 2 September 2022
Interview in somali
waa ka hor intaanay ka bixin fanka.waa.fanad qaaliya
Good
Faadumo haldhaaa fananad qaran
Ibraahim maxamud Dhiblaawe
Aad iyo aad sxb
Which qaran?
Hashaan maqasha Iska cilin
Jilaalkii baay hadhaaaa
Yahuuuu
Waa Wakhti xusuus mudan
Naasir Cabdi
Aad iyo aad
Fadumo haldha
Beersool fadumo haldha
Sual ayou waydiyay mana sugayo jawsbti
Waraysigani waa imisadii
2000/2001 qiyaastii meelahaas ayuu ahaa
Kalay qoftan soti fanka wan ka baxay Lahad mahan
Wax hubso weyka baxtey waa mar hore
Waxay Ladahay dagaso fananinta somaliya way naga dad badan yihin kulaha ayada ma France 🇫🇷 miya
War wa sax de iyadu somali maahan waa jubutian
Somalia & djbuti
Xilli bey hal ahayeen lkn haatan waa laba dal de