Barnaamijka Bandhiga Maaweelada Carruurta By Ayuub HCTV

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 29

  • @somalilandmyheartsnm1257
    @somalilandmyheartsnm1257 7 лет назад +8

    maan sha Allah muwaadin dhab ah fifa somalilanders forever laakiin waxaan idin ogadhan lahaa labadii wiigba Mar haloodhigo

  • @mohamedabdirashid2733
    @mohamedabdirashid2733 7 лет назад +5

    Mansha allaah barnaamij aad u fiican weeye

  • @hoooooye3875
    @hoooooye3875 5 лет назад +2

    Masha allah Waa arin vican

  • @جاسکاحسین
    @جاسکاحسین 4 года назад +2

    subxaanallaah war waa maxay qalafsanaanta intaa la eg ee barnaamijka caruurta ka buuxda caruurta lagama cabsiiyo ee geesinimadaa la baraa oo waa laga farxiyaa ee lagama nixiyo bahalo is cunayo iyo hilib iyo iyo madax iyo lug bisinka waa sidee maantoo dhan bisad iyo jiir iyo hilib barnaamijkan ilama qurxana aniga meeshaa hadaan joogo fikrado badan baan ku dari lahaa wax badanna waan ka reebi lahaay laakiin hadal un baan meeshan ku hayaa intaa un baa maanta awoodaa aad baan uga xumahay

  • @ayaanlebiite8435
    @ayaanlebiite8435 7 лет назад +7

    wlhy. Somaliland way horumartay caruurteni baynu Ku indho doogsanaynaa nabada darteed iyo wada jirka

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 7 лет назад +1

    dadkiinan wax masha allah dhahaaya way taryihiin. masha allah dhaha si ay somalia isku gaarto.

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 7 лет назад +4

    Wow masha allah

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 4 года назад

    mnsha Allah runtii waa barmaaji fiican

  • @khaaidpdi2067
    @khaaidpdi2067 3 года назад

    Waaw mansha Allah

  • @abwaanaxmedcabdimuuse7590
    @abwaanaxmedcabdimuuse7590 7 лет назад +5

    nice

  • @abdirisaaqmuse9550
    @abdirisaaqmuse9550 7 лет назад +3

    maansha allah barmaamij qurux badan

  • @sareedowarmoge2159
    @sareedowarmoge2159 5 лет назад +2

    Good

  • @جاسکاحسین
    @جاسکاحسین 4 года назад

    war heedhe kuwan caruurta soomaaliyeed maa loo soo diray bisinka barnaamijka dhexbartanka waan dhaafay ilaa hadana wax ilamaha ka cabsiiya mooyee wax kale uma jeedo oo kaalaya soomaalida geesinimo inta lagu ogaaday miyaa loo tashtay oo caruuta in cabsida lagu beero goaan lagu gaaray si eey markeey weenaadan u baqadaan ooy fuleeyo u noqdaan kadibna layska eryadoo ka dibna la gumeeysado waryaada caruurta cabsida ka daaya ee geesinimada bara iyo kalsoonida iyo wada shaqeeynta iyo runta iyo daacadnimada iyo samirka iyo midnimada iyo dagnaanta barnaamijyo farxad iyi faaidooyin leh oo quluubtooda dajiya caqligoodana kobciya naftoodana naxariis iyo wanaag ku beera u soo gudbiya hadaad daacad tihiin hadii kalena waa idinka iyo alihii idin abuuray waxaad wax u sheegeeysaan waa caruur masuuliyad ayaa idinka saaran afarkiga qarniyo ayeey burbursantahay oo caruurta wadooyinka jiifaan ooy dayacan yihiin ee ka joojiya fikradaha xun burbur un baad usii kordhineeysaan waa hadaad damiir leedihiin

  • @ifraaxcabdiyuusuf6340
    @ifraaxcabdiyuusuf6340 7 лет назад +4

    kkkkkkkkk sheeko carured max layaga shekyay wle wn xasusta din iyo dawaco

  • @khadramohamed3967
    @khadramohamed3967 6 лет назад +1

    Woow

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 лет назад +2

    dadkan caruurta waxay baryan in hoooyada lamaago oo ay baqdo sidi qof wayn bay ugu sheekanayan qalbigaha jebina caruurta

  • @afayyareh879
    @afayyareh879 7 лет назад +3

    isla yaap ayuup wad wanaate wa ku zidee

  • @saleebaanfaarax1689
    @saleebaanfaarax1689 6 лет назад +1

    hi

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 лет назад +1

    caruuurta walahay waad walaysan ama soo barta ama iska daaaya

  • @jayaan7553
    @jayaan7553 6 лет назад

    Maanjeclayn markaan yaraa ayuub musalsal knaan iska dsawanjiry hhh

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 лет назад +1

    waxan wa ruwayadahi dadka wawayn bisinka waaad khaldan tihiin horta isku magaysan belo dhan baaad walaysna intii bisada u sheegtay mooyee inta kale wakakac

  • @jayaan7553
    @jayaan7553 6 лет назад

    That's childish for me

  • @loveyoumama2093
    @loveyoumama2093 6 лет назад

    😊😊😊😊👎👎👎👎

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 лет назад

    walee caruurtaas way waalan doonaan sidaa uga baqadsiinaysan ilahow ha nawaalin way sasi heebkaas odhan ilamaha farxad baa loog sheekeeya ma warabe cunay baa loo sheega

  • @duubodexyar6070
    @duubodexyar6070 7 лет назад

    fhfhkkkkk