Darik heestaan erayadeeda waxaa laga soo qaatay maanso uu tiriyay Abwaan Axmed Siciid Af-gudhiye oo la yiraahdo wankeyga cad. Soo daawo RUclips waad ka heleysaa.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kan waa fanaan, laakin heestan waa international oo cid kasta ayaa loo isticmaali karaa kkkkkkkkkkkkk thanks
wado nin weyn baa tahaye dahir calasow yusan kulu goynin ismail waa nin door xil uqalma ee hadad doneynin waa shaqsi ifka kuma warayo waa u iska dhiman ee sida somalia aya dijibouti
ficnan leheda in madaxweyne ismail omar geele laga lexdo wayo wa nin dalkisa iyo dintisa iyo dadkisa u halgamaye xasanow jisar aya thy wayo wa ninki ni so can bixiyay ayad ku jisartay wale asxan malihid balse wey ka goan thy xasanow
Hassan Wado , wa fanaanka koobad ee u cod macaan fanaaninta reer djibuti , respect bu mudan yahy , viva hassan wado !!!
Abwaankii waynaa Af-gudhiye
Heestan waxuu u sameeyay Sadam Xuseen ilaahay ha u naxariisto
xasanoow sxb baruurta iskayaree caloosha kusoo dhacdeyna iska yaree xidig ayaa tahaye aalamiito iyo jimicsi samee waa iga talo intaaaaaaaaasi Thanks bro
Alx ya raxma Abwaan afgudhiye Allah ha unxristo
Amiin amiin
Wankayga cadoow ha naaxin
Baruurtu wadkaaga weeye
waa erayo aan caadi ahayn waayo wanka haduu buuran yahay in la qalaayo shaki kuma jiro thanks hassan wado
Abwaan ka sameeyey ee afgudhiye alaha daayo
Abwaankii sameeyay heestan alaha unaxariisto abwaan afgudhiye
caadi ma ahan alfanaan xasan bille dhinbil heestaan waa hees aan aad ula cajibey rageeeda xasan fanaanka umada somaaliyeed viva xasan wado.
Waaaaw nice Song hassan wado
Waxaa sameeyay allaha u naxariistee abwaan afgudhiye from botama
Fadlan cidii sifiican u fahmaya erayada (lyrics) hanoo soo qorta
Darik heestaan erayadeeda waxaa laga soo qaatay maanso uu tiriyay Abwaan Axmed Siciid Af-gudhiye oo la yiraahdo wankeyga cad. Soo daawo RUclips waad ka heleysaa.
yaa waaye wankaaas heee waa odayga miyaaa yhaaaa
erayada heesta waxa iska leh abwaan afgudhiye waa abwan wayn oo reer jabuti ahaa lkn ismacil omar ayaa ku khaldamay nacaska nacas ku dhalay hada waxa uu ku noolyahay borama
Hda wuu dhintay afgudhiye alle haw naxariisto
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kan waa fanaan, laakin heestan waa international oo cid kasta ayaa loo isticmaali karaa kkkkkkkkkkkkk thanks
xasan wado waa rageedii wlhi .
aad baan u qoslay .wanka uu sheegayo armuu isaga yahay .kkkkk.
Nin walba calankii badbaadi calankaaga meel hasaarin kuurada weerar hanoo ahado goolku waa nin walba calankisa dooxidka meelwalba malageenkaro gacantuu alaah kuaminay hakujiro waa miftaaxa janada
Kkkkkkk caadi ma ahan waa kumaa ninka baruurta aay ku rarantahay
Erayada ,ilahy ha unaxristo ,afgudhiye .xasan wado .codka .laxanka ,daud ali masxaf ,
WAAA SERBEEB CID AYAA LOOLA JEEDA FAHAN YAAAKH
sax waye sxb asoo baruur eh ayuu heys baruur soo qadaa waxaa kaaga daran wuu sii fadhgiistay waxaa is iri wanka waa asi
\
wado nin weyn baa tahaye dahir calasow yusan kulu goynin ismail waa nin door xil uqalma ee hadad doneynin waa shaqsi ifka kuma warayo waa u iska dhiman ee sida somalia aya dijibouti
Aa ka daa dee wadooy kkkkkkkkkkkkkkk
Fanaanada soojedo wadamadoda weygobaleyen oodhisen
ficnan leheda in madaxweyne ismail omar geele laga lexdo wayo wa nin dalkisa iyo dintisa iyo dadkisa u halgamaye xasanow jisar aya thy wayo wa ninki ni so can bixiyay ayad ku jisartay wale asxan malihid balse wey ka goan thy xasanow
naaya dhilo , maxa ku haya ? madax weyn hadu caruurtisa uso jeesto , runta wa loo sheegi mrddddddddddddddd
Mouktar Abdillahi caaydu waa maxay nacas
ada wan u eg e cadi iska dhig xasan wado
hooyada ba sac u eeg , fucking u mrd
waaliga runta haaka leexan
kkkkkkkkkkkkkkk
heeataan ma isagaa isu qaaday kulahaa baruurtu wed kaaga weeye lol
Wa xasan wado sal sare
xataa daauud ali masrax oo laxanka saaray heestan baxar ayuu ku jiraa jabuti waykaga dhamaatay sababtoo ah laxanka ayuu saaray xasana wuuku luuqeeyey marka 2doodaba wadkooda weeye jabuuti wadkooda weeye, laxanka wadkiisa weeye daauud kkkkkkkkk
Jimcaale Xasan hhhhhhhhh absulatly
iladeg arooskedey kaciyarta
Waa waxad ulasaaxibtay itoobiyo ujeexatay calanka faransa unoqotay dib soolabashada soomalilen sababay inuu shabeelkis lasoodagto
kkkkkk waad kabaxsatay sidaa ujishay
kkkkkkkk
war xasan wadoow ha heesin amuska hada lagu baxaye heestu wadkaga weye wadkaga weye hestu wadkaga weye, waxan kaga wanin heesta ismacil wa soo jeestay mucaaradka oo dhan indha wuu ku egayayae, si aad labalayasha lurkooda danbiyaday baranayaan xabsigoda uga bad baado, adoo qaadi heesahaaga ayaan mucaradkaagu muuqan, wadkaga weye hesuhu wadkaga weeye
😢kkkkkk
Xassan wado indrkay allaw xafid oo idaaaaa
faroore ninkan butlayn ma iman karo maxa yelay aniga iyo maxamed ka aan dhalay ayuu wax naga sheegayaa