Zack Films iska dhafa sxpoyal hal vedio o boqol mar so galinaysin dadka hal fidhiyo aya ku filn like bdna ay helayn commnt bdn tida cida dawaty ay badani mrka hal vedio wa nagu filan yahy sas yeela caruurey
Heestan markaan saas madaxa ula soo baxay soo baxday waxan ku xasuustaa inaan sawir aan leeyahay heesta baydka ugu horeeya kusoo Qoray after 5 years wakusoo laabatay🥰❤️
Habeen ku waa ciid, tirsiga taarikhdu waa 15/June/2018 Ummada Muslimka ahi way wada faraxsantahay, Anna caawa waxaan macsuun u ahay xusuuso hore.,,,,xaaax... Wakhtigii school ka iyo ardaynimada ayaan dhexqaadaya cawa, jacalkuna wuxuu badana qofka kubilaabmaa xiliga ardaynimada.... I miss someone who was special for me .... Meelkastood joogto farxad igu ciid ... Hawaaro jacaylku.
nice songs abwaan xasan daahir weedhsame ereyo culus alfanaan maxamed siciid bk jago waxaad ku leedahay Meel aan hortaa jirin Wali jaanta soo dhigin very nice words
Hi, If you need video editor for your videos let me know. I am professional and fully skilled you can see my profile here fiverr.com/abdullahmiang 100% satisfaction. Money back guaranteed
Su'aasha aan badanaa isweydiiyo ayaa ah, muxuu dareenkaagu ula falgalaa heesaha Maxamad Saciid ee uu curiyo Weedhsame! Tan iyo Qiiro way ila falgaleen runtii😓
Only people from Sanaag ceerigaabo will know where bk started his music career, I remember him using pans as a drums in my uncles wedding, I swear to god man.
Sow dadki ceerigaabo iska lahaa maaha Waa nin abtigay ah oo muuse ismacila reer ceerigaabo dhan waan salamaya abtiyaashay iyo habaryarahay big love all of them❤️✌️
Subscribe my channel for more videos.
god job zack films heestan way iga gadan tahay ❤❤💞💞💕💖👍👍👍👏👏👏
mxd thy waayee
9ince
Zack Films iska dhafa sxpoyal hal vedio o boqol mar so galinaysin dadka hal fidhiyo aya ku filn like bdna ay helayn commnt bdn tida cida dawaty ay badani mrka hal vedio wa nagu filan yahy sas yeela caruurey
caadi ma aha sxb waad ka baxsatay
Maanta ay taariikhdu tahay 8/11/2024 maalintii ugu dambaysey ololaha xisbiga wadani oo ay 2 cishoo kale udhadheen xisbiyada waxaaan ku murqaamayaaa magaalada burco kabadh layidhaah FF ta oo u Dhaw cawaale sugaar anigoo rajaynaya inuuu madaxweyne noqdo cabdiraxmaan cirro waxaaana ku soo noqon donaa abdiraxmaan ciroo madaxweyne ah inasha allah qof iga dambeeyow like saara ❤
Heestan markaan saas madaxa ula soo baxay soo baxday waxan ku xasuustaa inaan sawir aan leeyahay heesta baydka ugu horeeya kusoo Qoray after 5 years wakusoo laabatay🥰❤️
iam from yemen but i really like i dont understand anything but its give me relax 😍😍
Enjoy it brother
Ahmed Almansab welcom brother Enjoy it
Ahmed Almansab second Somali song I love....gee!!
+Ismahan Yussuf yeah they are great
ahmed ar you living in aden or san'a
BK fananka faniinta inta af somaliga ku hadasha nice song and the music is unbelievible !
mahubtaa😂😂😂
Can't stop listening in 2020, my favourite song, all the way from uk
Waxaad Tahay Jannoo Kleh🤪
SAMEEE
@@aim1307 p
Same here since 2017 😢
Same shit I can't stop listening
From Kenya One of the best of his songs but may allah bless him to recite the quran with his golden voice
Wow another level😂😂😂
Hi
heestan wlhi way i taabatay waxana xasuustay marwadayda dhalinyar nimadayadii bk legend alle haku sharfo bro
2024 still listening 😂
I'm ❤😂😂💔💔
Probably one of my fav Somali songs, the instruments is just beautiful
Jeexaygi midiya ima helin jidh boholyaw waan ka helay
Habeen ku waa ciid, tirsiga taarikhdu waa 15/June/2018 Ummada Muslimka ahi way wada faraxsantahay, Anna caawa waxaan macsuun u ahay xusuuso hore.,,,,xaaax... Wakhtigii school ka iyo ardaynimada ayaan dhexqaadaya cawa, jacalkuna wuxuu badana qofka kubilaabmaa xiliga ardaynimada.... I miss someone who was special for me .... Meelkastood joogto farxad igu ciid ... Hawaaro jacaylku.
P
From Gabon but sometimes in my live i was in hargeisa what Amazing city peace and progress love from Libraville Gabon
Thank you
from hargaysa somalilad
Heestan wxy kaalmaha hore kaga jirtaa heesaha fov kyga ah.sido kalana waa hees midho, laxan,cod io hab dhac heer sare ah ku kulmeen,
Lagamana yaabo inay dhimato sida heso badano ka dambeyay ay u dhinteen oo hada aan la dhagaysan.
Hadal io dhaman mohmed bk phd ayu ka qatay saxada fanka❤
Hadad iga dampeso plz like❤
I dont understand anything but im in love with this sooong!
BadassViking117 it's a love song! :D
Please translate. I only speak little somali and it's even harder to understand songs. Thank you in advance
@Ancient Rageedi lol facts
wlhi way iga dagtay heesta bk illahay haku siyaadiyo codkagag waxad mood inay iga hadlayso heesta waaxan ka qaatay qof ku jcyl adoo jcyl nice one
waa abwaan mukhtaar xamuurad bk waa fanaan waxaan aqoon isu lahayn isaga oo aan caanbixin runtii waan ku faraxsanahay inuu caan noqday waxaan kasoo wada jeednaa isku gobol viva ceergaabo
soow johorodkaygow
Jiir kaygu kuma tabo
Jeexaygi midigoow
Ima helin jir boholyow😌😌
Anob Mohamead 😂😟😟
hlais illahy amarki halis yhy
anob mohamed
Wtf did you just say
what u wanna mr 1000 subsc that boy ?
Anob sayed somali language words Mr 1000 Subscribers With No Content
I can see no body is giving any credit for the musician, to be honest this music is another level!
true
Mani Ali somali garacay tano kle
Mani Ali wlhi musica waaba level aan caadi aheen musicada usoo raacay😲😲😲😲wuuuuf
Mani Ali true mani amazing music
Mani
li
2024 who is her 😢
Me❤
Me💗
Me❤
Me😢
Me
I still 2024 I lisining
runtii heestan waa hees iyo bar. maalin kasto waxaan dhageesta ilaa 3 jeer ama kabadan. thanks zack. keep the good work🖒👌👏👏👏👏
يا سلام على اغانينا لو يترجموها تصير عالميه 💕
حاذر
منو عيوني ما طلبتي
يا غالية
اي بس المشكله مابيصوها
Halo
حرفيا😭وربي تججنننن قاعدة اصيح عليها بدون سبب صارت إدمان اغاني بيكي بالقلب😔♥️♥️♥️♥️
Music-ga waa wax kale innaba caadi ma ahn.... waa unique
wallee Ustaad Caamir wuu shiday heestan... music-ga bas ah ayn u dhageystaa
Qof ku rabay ka jeedsiyo
Maba gayo ka joogsiyee
Jamashadu badhaadhiyo
Waxeey tahay jannoo kale
Qof ku jecel adoo jecel
Aniguna jaleecada
Geestaad iga jirtaa bey
Indhaheygu jiriyaan
Iga dhaari jiifkana
Qof jilane ma seexdee
Sow jowharadeydaay
Jiidhkeygu kuma tabo
Jeexeygi midigeey
Ima helin jir boholyoow
Ubax jaadba jaadaan
Bogga kuugu joojoo
Jago waxaad ku leedahay
Meel aan hortaa jirin
Weli jaanta soo dhigin
Wadnaha jalbeebtiyo
Jasasada codkaadiyo
Qalbi kuu jaxaamiyo
Niyad kuu jiljilicdaa
Jaahaagu dhayayaa..
caisha abuubakar
💯❤❤
queen najuum buntish
Stop being mean
caisha abuubakar masha alh this song is good for ur hearts
caisha abuubakar
Saw Jawharadaydaay
Jiidhkaygu Kuma Tabo
Jeexaygii Midigeey
Ima Helim Jir Boholyoow.
#2020
Listening in 2021. Salam brother 👋🙏🏻
Ereyada iyo magaca heesku wato ee 'jawharad' labaduba laabta kama bixi doonaan inta cirku midabka buluugga ah wato, xasuuso iyo habeenno ayay dib ii xasuusiyaan balse ma jecli inaan xusuusahaas dib u raaco ama Markle iyagoo kale la kulmo sababtoo ah waysoo dhammaadeen. .
Wooow what a music😍 waxan music lama odhan karee magac ubixiya soomaaliyeey❤
Wlhi Ruuxii aan dunida ugu jeclaa Daruuf darteed ow iiga tagay balse maanta ❤️❤️alx
Abwaan culus fanaan top ah Laxan iyo codba waa ku dhecen heesta
I don't understand the words, but i know it must be about something beautiful if makes your hear ache. Love my Somali family
Simply means its feels blessed to love and to be loved by the same person you love.
Welcome bro to the family
@@worldtoday1331❤❤
Wuu iga hantay bk inaan taagero run ahntii wa.ayo waa fanaankii qarniga boqortooyo somalilander ah:-)
Still my favourite song
Somali heesta jacayl ❤🇸🇴
Love from 🇹🇷
🇸🇴❤🇹🇷 waa jacayl ah
Inta heestan dib uso laba dhagaysaty ❤
Anu manta oo ay tarikhdu tahay 30/7/2023 ayan dhagaysanagaa
Me 5/72024😢
Thank ❤@@NajmoQaliifdahir
waaaah waaaaah wleeeeeeee bk codkaga ayabn la helayn boqorka codka.
8 sano ka bacdi ana rebly kusoo galay waxa rajena inaa cafimaad qabto wll 😢❤
@@ApdirahmanJayne-oo5rf Ani waa ikan😂😂
Bk waa fananka ugu horeeya intaa afsomaliga ku hadashaa
How many people suddenly remember and come here to watch this masterpiece song🥰🖤🔥 Bk we miss you 😢
Miss bk
Legend
Fanki wo si folxumanaya sidi u bk ugu baxy 💔🥺
Heestani markay soo baxday waxay ahayd 2017 waxa wda dhagaysan jirnay azxaaptey hada midkayaba meel buu ka dhacay intooda badana yurub ayay joogan qadhaadha ayaamuhu🥺macaana xazuuzuhu😘
3/5/2023 1:11 duhurnimo arbaca ah👍
qofku raba ka jeedsiyo😢
maba gayo ku joogsiye😢
jamashadu qadhaadh iyo waxah tahay jiroo kale 😔
qofku neceb adoo jecel😢😢
😢😢😢😟
😓😓😓😓
Qalbi Nani 😢😢ilahy haku sahlo
hhhhhhhhhh
Qalbi Nani 😂😢😢😢😢😂😂😄😄😄😂😢😢😢😢😢😢
2016
9 year's ago ku dhawaad waa laga jooga balse 2035 waxa dhageesan doona Jiilka Cusub ee aan BK Fanka ku soo gaarin . ❤
saw jawharadaydaay jiidhkaygu kuma tabo jeexaygii midigeey ima helin jir Boholyoow 😍😢
Wadnaha jalbebtiyo jasasada codkago niyad ku jil jilacda jahagu dhayaya ❤ ahmed
eshqiyask waa he's iyo badh iyo fananka qarniga way isla heleen 😍😘
aL faNaN maxMed zicid capdi xazaN BK
jir o jooG
BK qalbigaa kusalamay inder fanaan buuxa heesahagu makala dhacan
greeting from Brazil, one love somali people.
Welcome bro😘
aniguna jaleecada geestaad iga jirtaa bay indhahaygu jiriyaan iga dhaari jiifkana qof jilani ma seexdee 😍😍😍
2020 inta dawanaysa like Dhac igu sii ya🥰😪😪😪😪😪😪😪
tnks zack film
😍😍😍😍😍😍
wadnahad jalbeebtiyo'
jasasada codkaagoo'
Qalbi kuu jaxaasmiyo'
Niyad kuu jil-jilacdaa'
jahaaagu Dhayayaaaa'
💖💖💖💖💖💖💖💖💖
♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
This song never get Old 😭😭❤
ha wlhi😭
Waaaaaawww""...wllhi best waligay Heees lamida man maqlin Heeetan waxan u codeeyay heesta qarniga bk halyeeey qaran nolow waliga
Arguably the best Somali song ever!!!! 🔥🔥🔥
Heestan waxaan ku xasuustaa jacaylkaygii ugu horeeayay 2016 markaas oo ay heestu cusbayd
Wadnahaad jalbeebtiyo
Jasasada codkaagoo
Qalbi kuu jaxaasmiyo
Niyad kuu jiljilicdaa
jaahaagu dhayayaa
ani waxaan dhaafi laayay qolodan jiibta u haysa wlahi heestan waa top Bk na waa super star
Isga codkiisa waaye jibintuna
hhh
kaligii maaha jiibinta wan lagu tusayn mooye
Kkkkkk kama dherdo dhawaqa heestan
hiaghasn
*soow hawharadydaay*
*jiidhkaygu kuma tabo*
*jeexaygi midigeey*
*ima helin jidh boholyoow*
Zack Films thnkz 4 ur effort
Ubax jaadba jaadan
Bogga kuugu joojoo
Jago waxaad ku leedahay
Meel aan hortaa jirin
Wali jaanta soo dhigin .vraiment des très belle paroles touchant
nice songs abwaan xasan daahir weedhsame ereyo culus alfanaan maxamed siciid bk
jago waxaad ku leedahay
Meel aan hortaa jirin
Wali jaanta soo dhigin
very nice words
amazing walaahi ! love it! thx mudane Zakariye
You're very welcome walaal Jihaan..
Jihaan Jibril
Jihaan Jibril h
ezh qiyaazak
exyaa walaD
bk nin jira
king wlhi
qayrkaa kor u dhaFtay
zalan gacaL toyo
bro ✌✌✌✌✌✌✌
Who is listening this master piece in 2022.
It never gets old. Basically one of the best and my favourite song.
2023😩
My Mom Love this Song 🎵 ❤
Who's listening in 2024 😢
2:27 - 3:08 gives me goosebumps 😍😍😍
ASMAA YOONGI is good follow @noahforex
😂😚
Feels like africa to me
Like u fall in love in africa
Or u go to peace park in mogadishu
Hassan kaskey muxuu heestaan noogu raaxeyay team shangaani 🔥❤😂
axyaa waa heestii ugy mcnyd ee aan maqlay sanadadan danbe wxy leedahay dareen goniya qof granaya ayuun ba granya naxwaha heestan❤💚💛
Fanaanka iyk abwaanka ka sokow waxaan hmahadcelinayaa qofkii ibaray heestan iyo midhaheeda
I was remember Jeexaygii midigeeey
Sweetie thnkz
من احسن اغاني الصومالي الى تكيفت منها ي الله كلام ي جنين
حسيت بقشعريره ........😍😍😍😍😍
inaba cadi mahan bro zake videos thanks bro😍😍😍😍😍😍😍
tnx legend Zack Films ani heestan lyrics keeda wn ubaahnaaabe
Adigaa Mudan walaal.
heestan Waa hees xula inkasto anaan bk dhagaysan anuu oo cabdi hani bay igu baxda qofba wa dookhiise ❤️✌️
Waa Hees aan aad ula dhacay ! Hambalyo from Djibouti !
2024/7/13 habeen sabti xasuus walhy maxamed bk waa loo xisy 🥺😔🥰❤️
cimri dheer iyo cafimaad qab ayaan ale kaga baryeyaa wllo I love this song
Great tune.
Greetings african friends!
Appreciate it bro
Bk hasewalagadawaca
OpapaaaaY Nice One Song Of Mo BK
#Zack_Films Dadaalo Kazii Badi
thanks 100
waan ilmeeya markan heestan maqlo jacayl dartii weedhsame jiroo joog
+Hamse Ahmed Aaaax sorry
waaw nyce song
wooooooow esh cala hees wali janta sodhigin wey ii qancisey bk thanks
Still enjoying this masterpiece 2021 ya ila dawanayo 😌🥰🥰
Aniga pro
Me too pro
Saw jawharadaydaay jiidhkaygu kuma tabo,
jeexaygii midigeey
ima helin jir Boholyoow!
ka naxow nafta waa ku farxow nolow masha alaah axyaa sawd
Waxad thy janno kale
Qofku jecel adoo jecel ❤
fanan qaliya + abwan qaliya =hees shidan
✔long live bk $ wedhsamse
sweat song jawharad🌟
sweet*
akhaz
kan intu yara mu quran ka iska xifdiyoh idinkuna hasi luminina waayo qiyamaha wa la idin weydinaya ee wax usheega
hanad ahmed ✓ BK
Xafsa Yar hadi la i weydinayo
waaaaw jacaylka maha mid kuyimada hdal macaan balse bk heesahaga way imarayaan alfanan qaaliya
bk waxaad cadaysay inaad tahay fananka somaliland ugu caansan nin jira anigu xagayga pic respect
😍😍😍😍Maxamed BK nyc 1👌👌👌thanks Zacks 👍✌
Anytime walaal Jamilaaa
meel aan hortaa jire (jirin waa alad) # wali jaanta so dhigin
This song is my new obsession. I would love to feature this song as a background music for my next video. ❤
I would love if you'd subscribe my channel and share it with your family and friends as well. Thank you!
Hi, If you need video editor for your videos let me know. I am professional and fully skilled you can see my profile here fiverr.com/abdullahmiang
100% satisfaction. Money back guaranteed
Bk heestii qarniiga soo qaaday bk waxaanu kuleenahy hore usoco hasoo noqon
Listening 8 Oct 2024❤
27 Oct 2024 ❤
saw johora daydaaa
jiidh kaygu kuma tabo
jexaygii midigay
ima helin jir bohol yohow
best song
axla sound bk
2021 ya ila joogo 🖐️
fanaanka waad wada amaanteen . musikiistaha kawarama bilaa . ninka heeskaas tumay musigeda waa nin khatar ah oo wax bartay good job
Su'aasha aan badanaa isweydiiyo ayaa ah, muxuu dareenkaagu ula falgalaa heesaha Maxamad Saciid ee uu curiyo Weedhsame!
Tan iyo Qiiro way ila falgaleen runtii😓
Saw jawharadaydaay
Jiidhkaygu kuma tabo
Jeexaygii midigeey
Ima helin jir baholyow
ONE LOVE AL FANAN BK
Only people from Sanaag ceerigaabo will know where bk started his music career, I remember him using pans as a drums in my uncles wedding, I swear to god man.
When was that kkkk
Bb Bbbb vnvvbb B Bb b B Nb v b b b bb bb bb
Bb Bbbb vnvvbb B Bb b B Nb v b b b bb bb bb
Sow dadki ceerigaabo iska lahaa maaha Waa nin abtigay ah oo muuse ismacila reer ceerigaabo dhan waan salamaya abtiyaashay iyo habaryarahay big love all of them❤️✌️
@@suhaybahmed5703 ceerigaabo cusub miyaad sheegasaa muuse ismaaciil waa ku marti
Erayada Abwaanka is kaleh waa waxkale👆
musiiga waa waxkale
codka bakeeri maxumo
hessta dhan waa waxkale wlhi👆👆 simply best
🥺❤️
Mudo 3 sano kadib wxn dib udhagaysanayaa fananka bk heesihiisa
Maxa yeelay isaga isku koobay markii hore meel qudha lkn hada wuxu sheegay in uuyahay somali cid walbana ay usamintahay welcome bk
Hhhh isaaaq aya kabadan
Duriyada qurux dawlad wacni murti intaba udaa mcha allah
wooow walee Bk wuu iskay baray eshcalaa fanaan 💛💖💓
Maxamed sicid bk😻
qof ku jecel adoo jecel aniguna jaleecada geestad iga jirtaad bey indhaheygu jirayaan qof jaladani ma seexde top
I’m the last one who watched this song, one million people congrats zak filims
Axyaaa fanaaan 🥰