Madaale ayaa dhahay liido Fisqi ayaa ka jiro hala qarxiyo Asigaa fatwooday" Xil Faiza..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 69

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +4

    Illahow nabad iyo xasilooni sii dadkeena iyo dalkeenaba. Illahow adigaa awood lehe ummadda ka qabo cadowga baa bi'naayo.
    Allahuma aamiin ya allah.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaashoXaanshi-bi7we
    @CaashoXaanshi-bi7we Месяц назад +3

    Masha allha allha ku xifdiyo gabadhaas Halaga war qabo xildhibanada kale illhay Ka baqa garab istaag gabadha

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Месяц назад +1

    waa run liidi goob cibaado maaha

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 Месяц назад +2

    Allahu akbar alla hano gargaaro waa la bislaadey meel loo kaca malayaqaan talo alle ayaa ku filan xanuun waaye arintaan yaarabi noo miciin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @muwaadhinsomali1794
    @muwaadhinsomali1794 Месяц назад +3

    Kkk idinkaa kenten shalay dawladan. Hadana idinka maa qaylinaaya hada iyo adi maa isa soo sharaxaaya talaw😊

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 Месяц назад +2

    Liido fisqi iyo fasahad baa ka jira
    Hala laayo dhihi meyno
    Wax fiswigaa iyo fasahaadkaa suuliya Allaha keeno

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад

    Subxaanallaah Illaahoow Shacabka U Miciin 🇸🇴🙏😭

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +1

    Soomaalia waxa halkaa dhigay waa Parlamanka ku shaqaynayo musuqmaasuqa iyo korruption ka.

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 Месяц назад

    Wasiirka diinta asigaaba gacan ku dhiigle ah maa la xabsiga la geeyo.

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 Месяц назад +1

    Maxaa laguugu tilmaamikaraa waxaa isaga kaqaldan mucaaradnimada iyo wadaninimada adiga maalin awalba inaad baarlamaanka banaankiisa kahadasho maalinwalba kuuma fcna wixii aad tabaneeyso baarlamaanka hortiisa kasheeg iskana daa telefishinadaan aad kahadleeyso sidii dadka fadhiista maqaayadaha tareebiyaano sidaa iskabadal

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Месяц назад +1

    Liido waa meel macsi taalo lakiin in la waniyo oo dawladu dhaqan xumada qabatay hayan in ladilo sharci mahaa

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 Месяц назад +1

    ASC Abaayo Rag Musuul Ummadeed Soomaali qadikaraa ma jiraan Dadka waa iska qaadaa Duliga Soomaaliya oo kale hala Shacabka ha iska qabto

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Месяц назад

    Guul Faiza

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Месяц назад

    Dowlad diid ayey awal ahaayeen....hadda waxay maraysaa dalka dadkii lahaa laaya oo dalka Itoopiya iyo Imaaraat ugacan galiya

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm Месяц назад

    Dowladda waqtigeeda u daaya,oo hala gaari bisha May 2027
    Wax iskula har waligaa Farmaajo lama hadlin
    Raali ahaaw oo xishoo😢

  • @MahadcabdiMuxumed
    @MahadcabdiMuxumed Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 Месяц назад +1

    Runta haduu sheego maxaa lagu heestaa runta miyaad diideysaa quraan maa lagu akhrinaayey hadaan fisqi iyo fasaad aan lagu heynin fisqigase maxaad u taqaanaa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Месяц назад

    Beelaha hawiye

  • @CalicadaaweCadaawe
    @CalicadaaweCadaawe Месяц назад +4

    Faiso guul

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Месяц назад +2

    Faaiza allaha kuxafido, allaha kaa jeediyo khiyaanadooda, waxaa tahay qofka waddankii ubaahantahay allaha ku shardi.

    • @MohamedAli-n2b
      @MohamedAli-n2b Месяц назад

      Gabadhan in aay dilaan ayan ka baqaya wayo marwalbo wixii jiro ayaay cadeyda waa gabar gesiyad ah faaiza abyo ilahey shartoda ha ka qabto waxaa tahay qof waxtarle dadka wadanka xilaalka u ahayo waxan jeclan laha adiga camal in ay noqdan

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Месяц назад

    shacabka.soomaali waa dheriga labaad dhinac ka gubtay kuwa qarxiyan iyo kuwa ku owr kacsadan

  • @silverloola726
    @silverloola726 Месяц назад +1

    War iska erya Hasan Ayax

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 Месяц назад

    Saxiix weeyo

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Месяц назад

    Xassan shiikh 😅😂😂😂 berlihii shalay lagu oleoleynaayey meeye

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi Месяц назад

    Faaiso guul guuleso

  • @libanabdi133
    @libanabdi133 Месяц назад

    Shacab xoolo waye kuwan

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Месяц назад

    Libaaxad

  • @zamzamsarajog9842
    @zamzamsarajog9842 Месяц назад +1

    ManshaAllah
    Balaayo Allah haka xijabo
    Geesiyaf Guuleyso

  • @joyaiyc
    @joyaiyc Месяц назад

    afkadey tan waalasoodiray amankee kaxunteh

  • @sacdiyomaxamedaxmed
    @sacdiyomaxamedaxmed Месяц назад

    Xildhibaanad mug iyòmiisaanĺeh

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Месяц назад

    Golaha Tuugta aad ka mid tahay ayAa Dawlada keenay
    😂😂😂. 😂😂😂. 😂😂😂
    5000$ ayay Qaadataa DAnM

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 Месяц назад

    hadii aan fisqi ka jirin ma meel cibaado loo tago miyaa habeen madoow sheeydaanyaay

  • @user-hv2ji5db1m
    @user-hv2ji5db1m Месяц назад +2

    Alaah yacizak waa xildhibaanad xaalaala guuleyso

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm Месяц назад

    Cid kuu joojineeyso maleh😢🩸

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Месяц назад +4

    Xil faiza wa wadaniyad taqaan xilkay u dhaaratay allaha ku xafido

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Месяц назад +1

      maxay wadaniyad kutahay umada ayay iska horkeenaysaa ee fikir kaaga waaliitaa ee alshabaab iska saar oo sabaayada dub mishahar kaakaga bixi 1 bil kudeeq hadiikale wax hakahadlin dawladana mucaarad waxna haqabanin afnooli waa hadlaa ayna waaciyaa

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Месяц назад

      ​@@safiasheikhahmed5170 FAIZA WAASAXANTAHAY SHABAABNA MADAXTOOYEY JOOGAN EE YAALALA DAGAALAA WAARUNTEED FILO BILILIQO

  • @joyaiyc
    @joyaiyc Месяц назад

    dadkaa waxkasheegee xamar iyagaleh

  • @AsmaWali-fi3mu
    @AsmaWali-fi3mu Месяц назад +1

    Masha Allah alle hakuxifdiyo hooyo mcn

  • @user-cf5qr2tb1t
    @user-cf5qr2tb1t Месяц назад

    Tan ma uqalanto xl waayo wadankanawad makajirto dalka

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Месяц назад

    Yaaabka yaabkiisa

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d Месяц назад

    Islaantaan maalin walba mic ku dhegan bal horta ookiyaalaha ha bixiso markay hadlayso haddii kale waxay sheegayo waxba ku hoosjira

    • @MohamedAli-n2b
      @MohamedAli-n2b Месяц назад +1

      Adiga waxaa tahay an u maleynaya kuwa ay xiildhibanada ay ka hadleyso in aad ka miit tahay wayo okiyalaha ay wadato maxaa ka galey 😂😂😂😂

    • @user-rj3fw9fp3d
      @user-rj3fw9fp3d Месяц назад

      @MohamedAli-n2b qof hadaad aragto makii uu hadlayo indhaha isku qab qabta ama ookiyaalo xiran been buu sheegayaa midakale waa xildhibaanadii imatalaysay wax badan oo kale ayaan ka sugaynay

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Месяц назад

    War gabadhaan ilmaheeda qiyaasa waxa ay cunsuriyad baraso dalkaas xasili nayo macallinkaa xun

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 Месяц назад +1

    Allahs akbar ilaahay dawladdan ay dhacda

  • @tarikaden
    @tarikaden Месяц назад

    Dhalinyaradiii kiniiin daroga ayaa dhameeyey

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Месяц назад +1

    Naagan waa xilibanad kaliya noo hadasho faiso jeeyto

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +1

    xildhibaanad faaysa waa matalaad dhab ah walee runtaay ka hadashay idinkaa doortaye xilka kaqada waay fashilmeene anana waan idinku garab taaganahaye isna ilaali xidhibaanad faaysaay

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Месяц назад

    Kuwa bananbaxaye waa kwa ah fadlan igu shubo

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah Месяц назад +1

    Dadka somaaliyeed kamadhamaan qof wanaagsan sida xil faaisa noolow

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Месяц назад

    Waa runteed xildhibaan Faa'iso

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Месяц назад +1

    GABADHAAN WAA GEESIYAD GARABWEYSAY EE ILLAHEY SHARTOODA HAKA BIXIYO WAR AYADA YAA MADAXWEYNO NOOGA DHIGI

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t Месяц назад

    Xildhibaano aan adeb lahayn waa soomaaliya oo kaliya aduunka lamasocdaan waa jaahiliin aan waxbaran

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 Месяц назад

    CBB Careysan Waay Nagtaan .Nag Jirta Mabaa 'Aha .Waa Qaraan Dumes .Aad Iyo Aad Loo Soo Raaray. ( She's So Stupid, Has Big Mouth ) Uur Dheeh' Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Iyo Hamza Abdi Barre .Jiira Oo Jooga.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Месяц назад +1

    DALKAN MADHOWA WAA DULMIGII HAWIYO GALAY AYAA BAHAYA MANEBSANEYSIN YAA ISGARAY,

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 Месяц назад

      Danbiga yaa HAWIYE ka galey
      Bal af xumadaa eega.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Месяц назад

    GABADHAAN HADII WAX GAZRAN DOWLADAA KADANBEYSO GUULEYSO ABAAYO

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 Месяц назад

    Wuxuu fahad yaasiin kuu soo dhiibay ha noola imaan

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Месяц назад

    😂😂😂 ILAAHOOW HAWIYE XAMAR UGAR GAAR VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB QABRI FAAG ROOBOW CALI DHEERE SOBE SHAMOW HARGAHA SAMAHA XASSAN SH QABYO VIDIO IMARAD KA DUUBAY SIR CUKUS WALAAHI

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 Месяц назад

      Sidaas anagaa ku rabnee ma noo dhaafi kartaa
      Mise xaasidnimad la qosleysa

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Месяц назад

    😂😂 XASSAN SH QABYO INTUU RABO WAA DAGAL SOKEYE INUU RIDO BALANTT IMARAD OOFI xassan sh 1991DII AYAA LOO NOQONAA VILA FAMILY CALI GAAF VILA BILILIQO ALSHABAB ROOBOW CALI DHEERE QARAXA NUUGA HAWIYE 😂😂😂😂