Alhamdulillah habaryar Allah kuu saaidiyo caafimaad ka Allah na ku barakeeyo Muslim iyo gaalaba Allah kuu qasbo ❤️ Inta kucaawinaysana oo uu ugu horeeyo Abuudijaana iyo inta kalaba Allah kheyr badan hasiiyo Aamiin Yaarabi
Inaad cunugaan miskiinka ah lacag ku heshid un baad rabtaa oday yahaw qoorta gaaban. Wiilkan yar ee dhiban dhibta Allaah ha ka qaado faraj qeyr qabana ha u sahlo insha Allaah. Aamiin
Dijaal ayaa walay risaq uu ka radina ka jooji baraha bulshada adi maa dhashay islaanka ka leexo risiq kale raadso ha waalin cunugaaas adi ma dhalin alle ka cabso
Away kuwii say walahi aa nahay anaga wax uu qabaneeno dhahayay away iyo tii isku shegesay😂 Qumaayo markas ayan yabayay qof la baxay quumayo inu wax qabanaayo ar maxe botesay sas ayan been uu shegi karin Subxanallaah
Abu dujana 2 qof uu hada uu ka dacwonayo sacad ka hor wuxuu lahaa labo qof ayaan u direy oo la jooga sacado badana la joogey, maxamed siyasi ma ahan waa wiil cidwalbo in ay cawiso u baahan, abu dujana markii hore qof wax cawinaya ayaad u ekeyed hadse, ? Ayaa ku dul saran run hadad rabto.
Cunugii yaraa meey sixireen xasbiyaa allah wanicmal wakiil ilahoow caafi maskiinka yaa allah ilahoow kabadbaadi sharta insiga iyo jinka yaa raxmaan yaa xanaan yaa manaan🤲😭❤️
sixir ayey maskiinka uwaden.illaahey
haku shartiro amiin amiin yaarabi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALAAHUMA AAMIIN
Alhamdulillah habaryar Allah kuu saaidiyo caafimaad ka Allah na ku barakeeyo Muslim iyo gaalaba Allah kuu qasbo ❤️
Inta kucaawinaysana oo uu ugu horeeyo Abuudijaana iyo inta kalaba Allah kheyr badan hasiiyo Aamiin Yaarabi
Ilaahow caafimaad taam eh siii wiilkaan oo Hooyadisa io walaalahiisa ukeen meeshow joogo😢😢😢
ilahey hacafiyo maxamed waxan filaya waala taagey sixir ayaa loo adeeg sadey
Ilahay cafimaad degdega hasiiyo insha allaah wiilka yar ❤
ILAAHOW CAFI AMIN😢
Bisa millaahi raxa man illhaaya ha kabuuriyo sixirak alhu akabar sixiro le matanado aqiro Jahaan bo aya udiyar ah illhaaya hacafiyo
May hakadhin please 🙏 abuuduujala allaha janada kugayo wa miskin abo lahayn abti lahayn hoyadi way bugta illahow caafi
Rabi ha caafiyo cungaas waa u duceenee aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin
ASC ABU DUJANA WAA KU SALAMEY ILAAHEY QEYR FARA BADAN ILAAHEY WAXAN KAGA BARYAYA JANATUL FIRDOWSA ACLAA KUGU BISHAREYO AMIIN YAA RABI
Alaha xafido wiilkaan walaahi waa ka naxay alaha caafiy
Ilahayow ku caafi
Masha.allaah.❤❤❤❤❤❤❤❤
اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفي ويعافي
Wiilka waa in Una soogalin onlaynka
Allow cafimad tama sii yarabi
😢😢😢😢
Allah caafiyo wiilkan yar
Alxamadu lillahi illahay mahad iska leh
DULMIGA WAXAA UGU XUN KAN WAALIDKA KUGU SAMEYO SABABTOO KAMA AARSAN KARTID MAXAMEDNA ALAHA CAAFIYO XAQANA ALAHA U HIILIYO AMIIN
WAR DAAHIR CALASOOW WIILKAN MAXAA KUUGU DIRAY EED U SHEEGA NAYSAA?? WAA MAXAY DAROOGADU?? WAR ALLAAH KA BAQ
Waki wufacayey ee halaga badho sambabad
Sixirka allaa kaweyn
Mashallah
Somali shaqo la'aan cunugii ayeyba waxkale ka dhigeen, mise waxaan war ah waa view raadis.
xaqa laga qadaya muxu yahay haduu helo sharciyadiisa tan habaryartiis waa inay cadaysaa si warqadahiisa loogu helo passport kiisa u doona canada sababta aad lawyer maxaa looga bahan yahay hadu haysto sharciyadiisa bal yaabkan eega
Rikatu kujira
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Fawdo maaha waa run wiilka fasax aad gadaal marsatay oo aadan wax u qabanayn
Alaa wey sixreen
Acuudu bilaah
Waarid sixir yaqaan dhibkaan ayuu leeyahay
😂😂😂😂😢😢😢
Waxan is weydiiyaa ninkanow wiilkan dhiigisa malihidee maxaytahay waxa kudaba dhigay will iyo ehelkiisa dhaxdooda waxan waan fahmiwaaway waxan kusookoobay xasbiyalaah wanicmal wakiil ilaahaw waxaa jiro dad insi u ek laakiin sheydaan ah ilaahay baan kamagan galnay shar oodhan subxaanalaah
reerkaagu hadaanay waxba ku tarayn dhib mooyzane mxay ehelnimadoodu taraysaa
amaan sii ninka
Ehelku ku dhibaya oo ku dulmi Aya qof ku cawiyan Ilaha ajar Kasinaya Abu dujana kiwa dadka dhibateya shedan Jin iyo insiba leh
Ma ehelka dilirabo ama xabsi daain ila hada daba taagan mar argigixi Marna darogiste bal maxa daba dhigay Abu dujana Ilaha uso diray
Inaad cunugaan miskiinka ah lacag ku heshid un baad rabtaa oday yahaw qoorta gaaban. Wiilkan yar ee dhiban dhibta Allaah ha ka qaado faraj qeyr qabana ha u sahlo insha Allaah. Aamiin
Walaaleey ilaahay ka cabso qabri baa nawada sugaayo 😢
Aamiin dhibka allaha ka saaro bini aadam aamin ma galo
Dijaal ayaa walay risaq uu ka radina ka jooji baraha bulshada adi maa dhashay islaanka ka leexo risiq kale raadso ha waalin cunugaaas adi ma dhalin alle ka cabso
❤
Imisa ayaa loobahan yahay
Mahad ciise haduu tolkaa yahay maad wax u qabatid haku waalan aqoon yahankena samaffalhen
😁😁😁
Asc daahir
5656 haduu ku agyàlo namarkeeyga fadlanni isoo wac
Quransaar badan biloyin soconayo
Waxana socoda hargab xun jirka xanujinaya aad qatar u qofka tabarta daran
Hashu maankayga gadaye ma masaaray liqday? war jiraaba cakaaru iman 🫣
Wuu daalay
Dadka soo bookhanaaya ayaa loogu soo dhex dhuumanayaa.
SIDAAN OGNAHAY
😢😢🎉 25:50 25:50 25:50
Maxaa kudaba dhigay
😂😂😂
Lasoco
Away kuwii say walahi aa nahay anaga wax uu qabaneeno dhahayay away iyo tii isku shegesay😂
Qumaayo markas ayan yabayay qof la baxay quumayo inu wax qabanaayo ar maxe botesay sas ayan been uu shegi karin Subxanallaah
Abu dujana 2 qof uu hada uu ka dacwonayo sacad ka hor wuxuu lahaa labo qof ayaan u direy oo la jooga sacado badana la joogey, maxamed siyasi ma ahan waa wiil cidwalbo in ay cawiso u baahan, abu dujana markii hore qof wax cawinaya ayaad u ekeyed hadse, ? Ayaa ku dul saran run hadad rabto.
❤
😁😁