SIXIR: CANADIAN Boy OO AFKA Laqabtay Xaaladisa Cafiamad Hada Lagula Tacaalayo Canada Maxkamada DAh..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 53

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 4 дня назад +3

    Abuujudan waxa tahay nin illahay ku xiran ee wiilka waa inaad kula dadaashaa inuu illahay isku xiro quran la saaro walidiinta uu ka cabanaayo ha iska cafiyo isagana illahay aya caafinaayo cafiska aya guul badan inshallah guul ayan illahay idiksga baryaa ❤❤❤

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 4 дня назад +3

    😢😢😢 ilaahow caafi ya alaah wiilkaa yar ee miskiinka ah aloow culayska caafimad ugu badal abu dijaana alaha ajar iyo xasanaad hakaa siiyo walaal qalbi wanaagsan baad tahay❤❤❤❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 дня назад +1

    Waan ka naxay maxamed inuu guulaysto ayaan jeclahay way sixreen quraan haloo akhriyo

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 4 дня назад +3

    Family sixir iyo quraafad yaqaan aya warid u ah hooyadiisna waalay

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 4 дня назад +1

    Ax walaahi Waan ooyay ilaahayoow maxamed yare maanta looyar aan adiga eheen malahan yaarabii caafimaad sii wiilkeyga oo kale waaye walaahi xanuunka aan dareemaayo ilaahay baa og yaarabii adiga kaaga dacwoonay kuwa maanta saan u galay maxamed yare iyo hooyadiisa iyo walaalahiisa 🤲🤲🤲😢😢😢😢😢

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 4 дня назад

      Xaqisa Allah sosaro so duceya

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 4 дня назад

    Allah caafiyo Mohamed yare its so sad so soon walahi nafaqo daro aa heeso waxaan rajeyna in qabow lee yahay maadama Nairobi ki qunfacayey Caafimaad taam Allah siiyo

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u 4 дня назад +3

    ALAAH AYAA LA JIRO MAXAMAD WAXABA MAKA HALABAYAAN INSHA ALAAH MUMINKA ADUUNKA AYAA LAGU DHIBAA😊

  • @AxlaamAxmed-xk5zp
    @AxlaamAxmed-xk5zp 4 дня назад +2

    ❤❤❤❤ Allow ku arsaaq cadimad taaam ah

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 4 дня назад +2

    Ilahaay ayaan ugaa bar yaa cafimad taam ah

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 4 дня назад +3

    Illahow caafi yaarabi

  • @IimaanAbdalle23
    @IimaanAbdalle23 4 дня назад +1

    Umada somaliyed aad baa ay udheban tahe Alaha nacawiyo Amin.😢

  • @abdiyusuf7949
    @abdiyusuf7949 4 дня назад +1

    Waa madadaalo dadkaan illaahay umadda hakagabto aamiin

    • @Fatima-r5r7k
      @Fatima-r5r7k 4 дня назад

      Yes no more free money😂😂😂

  • @SaynabWehliye
    @SaynabWehliye 4 дня назад +2

    Allaha caafiyo waa illmayar oola dhibay

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 4 дня назад

    Allah ha caafiiyo hana uu gargaaro Aamiin

  • @عدالرحمانيوسف
    @عدالرحمانيوسف 3 дня назад

    Alle hkucaafiyo aaamiin aaamiiin aaamiiin

  • @letitrain34
    @letitrain34 4 дня назад

    Illahayow caafi 😢😢😢😢

  • @ruqiyaguleed7161
    @ruqiyaguleed7161 4 дня назад

    Assc waa qabow galay Allaah ha caafiyo Aamiin

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t 4 дня назад +2

    Wiilka yarkaa Allah kaliya ayuu ubaahan yahay cidii dhib ugeeysataana weey sugee goortey noqoto wax walbaa Allah ayaa kaweeyn

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 4 дня назад

    Amiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiin 🤲 😮

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 дня назад +3

    ABUU JAAHIL SIXIRKAADI NAIROBI, AY XABIIBO INADEERTA KUGULA BALLANTAY, ALLAHA KA SHIFEYO, XANUUNKA HAYA UBADKAAGA ALLAHA KU WAREEJIYO.

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 4 дня назад

      Abu dujana ana huba Inu aqoon waxas

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 дня назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @DuniaIsmail-of1oe
    @DuniaIsmail-of1oe 4 дня назад +1

    ilahey hacafiyo wiilka miskinka ah

  • @foozia426
    @foozia426 4 дня назад +1

    Subxanallaah

  • @Farxiyaali-p8v
    @Farxiyaali-p8v 4 дня назад

    حسبى الله ونعم الوكيل

  • @NasroTahliil-f6b
    @NasroTahliil-f6b 4 дня назад +2

    Alahacafiyo

  • @AyuubXasanmaalim
    @AyuubXasanmaalim 4 дня назад

    Malaria aaheeyso Johar kucunty ilaahow caafi rabiyoow

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 4 дня назад

    Willkas yar ciilba labaday dhibato badan ba gadhay yaa rabbi. Cafiimad si cadwigisana calamoyin kamuji

  • @Pronabil-x9i
    @Pronabil-x9i 4 дня назад +1

    Bonjour for me

  • @aishayusufhassan8931
    @aishayusufhassan8931 4 дня назад +1

    Allow caafimad tam sii isbedelqeyr qaba

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t 4 дня назад +1

    Walaahi waad udadaashey ilaahey fii miizaani xasanadkaga hakuugu daro maxay tahay marka suaasheyda waxay tahay aawey qaraaba nimadii iyo waalidnimadii reer cabdi maxamuud ilaaheyow bini aadan hanoo bashin kii walaashood oo jiran dhashay hadeey saan ula dhaqmeen cid kale eey axsaan usameeynayan majirto ilaahey isagaa xaafid ah ee hanaga xifdiyo min kuli balaain

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 4 дня назад

    Ninkaan miyuu qabaa cunuga acuudubilaahi minasheydhani raxiim

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 4 дня назад

    Quran ha laSaaro

  • @UbaxCalixaraf
    @UbaxCalixaraf 4 дня назад

    Way sixreen

  • @sadiahussen8608
    @sadiahussen8608 4 дня назад +1

    Amiin

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 4 дня назад

    Sixir beel kaneeco soo cuntay wiilka

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 дня назад

    Amin amin amin

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 дня назад

    Amin amin amin mina

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 дня назад +2

    ABU JAAHIL, SIXIRKII AAD KENYA UGA SOO DHARJISAY, YES MAN, AAD KA DHIGATAY, ADIGO INADERTA XABIBA WADA SHAQEYSAN, CIDNA KAA MAQLI MEYSO SHEEKA BARILEYDA IYO BAROORTA BEENTA AH, MUNAAFAQ AYA TAHAY,

  • @KoosIlmi
    @KoosIlmi 3 дня назад

    Cidaas ka daba har adaa waalaayo wiilkaas

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 4 дня назад +1

    Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 4 дня назад

    yarka waki qufacay ee sambabad halaga badho

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 4 дня назад +1

    Cugaan dhafar ayaa diley

  • @SiciidoMohaxirsi
    @SiciidoMohaxirsi 4 дня назад

    Xaqii baaqabtay

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 4 дня назад

    2:24- 5:21 why ay adiga kuu soo waceen telefonkada xagee ka keenen? Bal wuxuu abu dujana noo sheegayo arka, maxamed waa adult 20 jir xitaa familkisa loma wacayo, ee waxaa dhahdaa isagaa i soo wacey. ninkan control freak waaye runtii. Hadaladisa iyo sida uu u kontoralyo cidii la hadasha waxaay ku la hadleen isaga in loo soo maro bla bla waxaan oo dhan dhaqan fiican ma ahan. Abu dujana wuxuu u ek yahay qof rabo wiilkan in uu isolation gashto, sababtana wali ma garan. Jamal ninkii la dhahayey ee kow wiilka airport ka soo kaxeyey hadal uu ka yiri qolka Aj iyo sida uu abu dujana u caroodey markuu wiilka hadalkaa yiri. Iyo sida abu dujana isu badeley wixii malinka ka danbeyey ayaan la yabaa. Hadalka wuxuu ahaa “ airport ayaan maxamed ka soo qadey waxaan dajiyey hotel si uu ugu nasto, 2 malmod ee weekend ah. Waxaan u diyariyey qol gurigeyga ah single father ayaan ahey 3/2 wiil oo an dhaley ayaa ila degan. Waxaan ku iri maxamed waan ku soo noqonayaa ee iska naso lacag la igu soo dhibeyna waan u dhiibey markas ayuu igu yiri lacagta abuu dujana u dir” Markuu intaa yiri abu dujana iyo maxamed yare halmar ayey isla soo booden, arbushad bilaben si ay hadalka u kalo gooyan. malinkaa ka dib abuu dujana xaqiiqadisa ayuu bananka soo dhigtey dadka qaar in uu ku dhaho hadal tiro badan marabnee dhiig ma shubeysaa iyo caro tiro badan deyro iyo lacag ha la keeno.

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 4 дня назад

    Ma fiilaayo abtiyaashii iyo habaryartiis iney sixraayaan waayo ayaa soo korsadey ilaa uu20sano ka gaaro.waxaal laga yaabaa iney ka naxeen hadaladiisii iyo sirtii reerka ee uu banaanka keeney.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 4 дня назад

      Maxay koriyeen ilmo bilaa iskuul ah nafoqo daro dishay jiko seexan jiray illaahay inkaar hakurido cidii dhibtay

    • @NajmaRaage-x5i
      @NajmaRaage-x5i 4 дня назад

      Kuwas wey dhibateyen moyo wax umey qaban intey ka koriyen kuwas noloshey ku cadaben alalha cadabo adun iyo aqiro

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 4 дня назад

    Subxanalah