FAADUMO CUMAR LAYLI HEESTA DHIGTA CAASHAQ JACAYL HORNSAT MUSIC SHOW LIVE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Комментарии • 34

  • @maxamedahmed6511
    @maxamedahmed6511 4 года назад +2

    Waaaw erayo macaan iyo codka oo kadaran musiga kasiidaran 💓💓💓💓💓💓💓👍👍💪

  • @garyaqaanqaalib592
    @garyaqaanqaalib592 3 года назад +2

    Qofka dhaqanka. Sami
    Dadka. Kuma dhex jiro
    Wuu dhaafasanyahy
    Waa dharaar cad
    Dhul ramaas leh
    Iyo dhiijab biyo leh

  • @maxamedsheekh8011
    @maxamedsheekh8011 Год назад

    Waxan dawanaya manta oo ay tariikhdu
    Tahay bishii kobiya tobnaad 26 11 2022 erayo macan like 👍 isaara

  • @abwaanumal2506
    @abwaanumal2506 2 года назад

    Fananadan fadumo cumar layli
    Waa labeentii fanka somaliyeed

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 5 лет назад +10

    Erayo cuddoon baa ku jira heesta
    Qofka dhaqanka sammi
    Dadka kuma dhex jiroo
    Wuu dhaafsanyahay
    Axyaa erayo hal-abuur jiitay baa sameeyay alle maskaxda ha u barakeeyee ninka laxanka saaray na waa farshaxan aad u yaqaan naaxiyada innantuna cod dahabiya bay leeday alle ha u barakeeyee 🙏😍❤️

  • @mohammedaa1679
    @mohammedaa1679 5 лет назад +2

    Fanaaninta danbe xga dumarka islaanta kliya aan qaatay
    Axyaa yaa erayo abwanku waa garaad in la calemo saaro ubaahn😍🤩😘

  • @abdoali9291
    @abdoali9291 5 лет назад +2

    Fanaanadan inaba caadi maahan 🔥🔥🔥👏👏⚡⚡🚀🚀🔝🔝🔝

  • @cqaadirfiyore3089
    @cqaadirfiyore3089 5 лет назад +8

    Waar Igu Booba liketa

  • @muminaileeye8488
    @muminaileeye8488 5 лет назад +1

    Codka musicga intaba ma kala dhacaan gabadhan rer jigajiga weeyaan heestan yaa ila top ah barnaamujkaba

  • @haboonahmed4307
    @haboonahmed4307 5 лет назад +2

    Wooow cod macaana 👍👍

  • @abdaletajir2583
    @abdaletajir2583 5 лет назад +5

    Aayaha dhabta,ah maxaad Iiga dhumin dhaayaha maxaad dhamac iiga galin iimarin dhabaha dhuxul kululi taal anigoo Dhito,ah Ii dhigi cad-ceed
    Kamaba daalo

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 5 лет назад +3

    Fananad miyay cusubtay codkeeda iga gadane

  • @hamze7458
    @hamze7458 5 лет назад

    What a amazing voice Fathima omar layli 😍😍

  • @crisaaqgacaliye716
    @crisaaqgacaliye716 5 лет назад

    Wooow fadumo c layli

  • @safiyamaxamed4355
    @safiyamaxamed4355 5 лет назад

    cadimaha gabadhan 😍😍😍😍

  • @suhaybcabdinuur8592
    @suhaybcabdinuur8592 5 лет назад +2

    Caadi ma aha waa hees iyo badh boqorada ree Jigjiga

  • @apdleali5680
    @apdleali5680 5 лет назад

    Codkeeda wuu qurux badan yahaY

  • @laxdhunkan9157
    @laxdhunkan9157 5 лет назад

    waaw hlkkedayy dhigta

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 5 лет назад

    Gabadhan cusub cod bay haysaa

  • @bashkanuurka4617
    @bashkanuurka4617 4 года назад +1

    Axyaa cod

  • @leilanoor3931
    @leilanoor3931 4 года назад

    Mat iistajisan gawarta ayadabey kosocota heesta anaganah iskawadaf shib iskadeh

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 5 лет назад

    waxa qabey jirey alla ha u naxariiste digfeer waa fanaanad hore ma
    fadumo cumer layli

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 лет назад

    Wooow fanaanad cidkeedu caadi maaha
    Xagay ka timid hada igu horaysa heseheeda

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 5 лет назад

      hadiil chocole,,fanaan digfeer la odhay jirey ayaa qabey,,,,,,,,
      iyaduna way heesi jirtey ,,,fanka ayay brake ka qaadatey mudo dheer

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад

      @@husseinhandule maya wll tani ma aha tii digfeer qabay istaahil baaladhahaa iyaduna jigjigay joogtaa gabadhan anaa aqaana

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 5 лет назад

    COD macaan oo aan laga dhergeyn

  • @iqracadeyiqrocadey8341
    @iqracadeyiqrocadey8341 2 года назад

    Jeceyl dhiiga galy sow kugu madhicin oo kugu ma dhan ayaha dhabtaa maxaad iga dhumin dhayaha maxaad dhamac iga gelin igu diri dhabaha dhuxul kulili taal aniigoo dhintaaa idhigi cadceed