Wlhi caloosha iga dontay waa nolashasn soo marnay Ani iyo walalaheey kheer allaha siiyo walidinteey janadana allaha geeyo iyaga iyo intuu waliid somaliyeed alx manta waan guleysanay dhamantern intuu dhibka ku jirtaa allaha ka saaro
Wakas markii ilaahay wax kula Doonaayo deeqdiisu wa waasic meeshu doono ayu kaa siin. Burnaamijka sameer so gudbiyo ad iyo Ad ban u xiiseya mahadsanid wallkeenow
Amazing 👏 wow waalahi jasakalah qayr inshaa Allah janatu fardos acla 😢😢😢😢❤❤❤❤
alxamdulilaah ilaah baa marka hore mahad oo dhan usugnaatay adoomadiisa u naxariisto una gargaara Rabbi haka ajar siiyo farxada ay ka farxiyn walaalaha an waxba haysanin iyo kuwa dhibaataysan allaah hanaga dhigo kuwa marwalba u mahad celiya Allaah kadibna umahad celiya adoomadiisa wanaaga inoo sameeya
wllky zameer jamaal aad baad u mahadsantahay adigana rabbi hakaa ajar siiyo wll
Mansha Allah
Chanel kaaga wa Chanel aad u fiican horey u soco libaax guuleyso ayan ku leyahay adiga asxaabtaadaba sxb❤❤
Allahu Akbar
Ale haku barakeeyo waan kafaa iidnay barnaamijkan
Allaaaah❤❤❤❤❤
Maashaa Allah
Masha alah walalkey barnamijo ad u wanagsan ayaa mr walbo umada uso gudbisa wd ku mahadsantahy
Maansha Allah waan daawadaa barrnaamijkiina umadaan iimaankooda oo kale Allah hanagu
Arsaaqo aamiin yaarabi.
Zameer Jamaal team" thank you very much keep going ❤❤❤
Samir. Jamal. Horay. usoc. Tim. Culus
Maanshaa allaah
Alaahu akbar Alhamdulilaah walhi barnamish kana waan lo ooyah
Waan farxad ooyayaa wlhy yaa allah dad muxsiniin ah somaali kasoo dhexsaar oo dadka baahan wax uqabata
Walal zameer jazaa allah kheyr jazaa runtii muuqaalaadada dareen ayey leeyihiin 😢😢😢 markasto aan daawado waan ooyaa😢😢😢
Wlhi caloosha iga dontay waa nolashasn soo marnay Ani iyo walalaheey kheer allaha siiyo walidinteey janadana allaha geeyo iyaga iyo intuu waliid somaliyeed alx manta waan guleysanay dhamantern intuu dhibka ku jirtaa allaha ka saaro
Wllhi waa dareen xanuun badan qofkii maanta ku jiraa nolosha uunba dareemi karaa waa aabo masuuliyada saran garanyaa oo isaga wax laga sugayaaa baahiyihi reerkisu qabana buuxin kari laaa illahay umadada dhibaataysan & kuwoga faqriga ah u gar gaar oo meel ayna ka filanayn ka arsaaq intaa wax haystana u barakee 🤲🤲🤲
Jizaka Allah kheyr wa qisa cibra qadasho mudan.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢je pleure chaque émission de vous j regarder k Allah xaftakoum et vous récompense le jour kiham
Masha allah ❤❤
Dad wanaagsan ayaad ka dhalatay carab ayaad ka dhalatay ilahay ha u naxariisto hana aqbalo inta wanaagsan inta lunsane ha hagaajiyo.
Masha Allah ilaahay mahad oo dhan usugnaatay adoomadiisa kafarxiya
Maasha allah wll
Illah hakaa ajar siiyo
😢😢😢 mnsh alhha
M.a
masha allah😘😘
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahay mid masakiinta caawiya haigadhigo
Allah akber 😢😢😢😢😢
Masha allaah
Masha aalllaaaah.❤❤❤
Same error jamal aad baad umahadsantahay sxb sare illaahay haku xafido waxaad uqalantaah abalmarin iyo dhiiragalin ❤❤
MNSHA ALLLAH ♥️ ❤😭😭😭😭😭😭😭
Mashallah hambalyo aa
Mahadsanid walal waxan kaa codsan lahaa baarnaamij ka خاطرك مجبور inaanad ramadan ta oo kaliya ku koobin insha allah
Xalaasha nagu arsaaq
ilaahow adaakafikaro adoomadaadaيارزاق🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢
Wlllhi ma aqàn shucuurtayda ku cabiro maxa ka wngzn barnamijkan oo kalle allah haka abaalmariyo😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
🥺🥺🥺🥺🥺🥺
😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭
😢😢😢😢😢
Ninlii soo maray asago quracan qadeyn ayaa däremi kara dhibkan
😢😢😢😢😢😢❤
Wakas markii ilaahay wax kula Doonaayo deeqdiisu wa waasic meeshu doono ayu kaa siin.
Burnaamijka sameer so gudbiyo ad iyo
Ad ban u xiiseya mahadsanid wallkeenow
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢
Sxb videogan kuwo hore miya wll
Haa wa 2019
Keep going sxb🫡
🥹🥹🥹🥹😀
Sorry aaabo😢
ruclips.net/video/KeoaMoCeFho/видео.html kasoo daawo
Masha Allah ❤❤❤
Masha Allah
Maashaa allah