"Anigu Illaahay Ayaan Balan Lagalay Xalqadii 12aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 47

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman 5 месяцев назад +1

    Waaaw mashalh walhy waa ladhirigaliyay ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @XamdiC.raxmaan-lj2xd
    @XamdiC.raxmaan-lj2xd 5 месяцев назад

    Masha Allah Wlhi Qalbigiisa aad ayuu u wanaagsanyahay❤❤

  • @khaalid713
    @khaalid713 6 месяцев назад +3

    mshaa allaah wlhi.waan.jeclaan lahaa inaan.sidiisaa noqon lahaa waa qof nasiin leh qofka alle swt iimaankaas iyo caqiidadaas oo kale uu siiyo alle isaga oo kale iyo kasii wanagsan.nahaga dhigo

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 6 месяцев назад +4

    Mnsha Allah runtii waan Ku farxay wali saa'id ayaan ugu farxay Alow Ajir kiisa sii oo waliba Jano ugu Abaal gud Aamin Aamin Aamin 😭😭

  • @Abdirisaaqmaxamuud-e1z
    @Abdirisaaqmaxamuud-e1z 6 месяцев назад +1

    Ilaahoow sida ninkaa iga dhig oo i garan siih aamiin soomaali oo dhan

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 6 месяцев назад +10

    Nin rag ah oo Go'aan leh, Oo illaaheey balan la Galay, Balantiina oofinaya isagoo aan dhinacna uga leexan, Aduunyo doona aan ahayn, oo Ajar raadis ah, Xamiid Legend ku dayadho Mudan

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 6 месяцев назад

    Maasha Allaah ilaahay ayaa usoodirey khayr Aakhirana. Ajarkeeduuleeyahy

  • @abdirahmanadawe5941
    @abdirahmanadawe5941 6 месяцев назад +3

    Waxaan ku tilmaamo ma garanayo waayo dadkeena somaliyed kuma jiro kan OO kale anaga dugaaga ayaaba na dhaama sidaas waxaa uleeyahey dadka garan la xaarimnimada dhigooda sharafta walalkooda qiimaha walalnimada darisnimada wax wadalahaanshaha qof kasta wuxu ku taami in asagu heer gaaro dadka kale maya iney dhintaan ayuu kajecelyahey iney noolaadaan wilkaana hal gabar OO gurmad la aan ku dhacdey una geriyootey ayuu 10sano kaligii wado u dhisayey somalina 35 sano meeqo ayaan aakhiro u dirney 😢😢😢😢

  • @AliHussein-fu9zr
    @AliHussein-fu9zr 5 месяцев назад

    Wan ilmeeyay wlhi allow qalbi wanagsan nasii

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 6 месяцев назад +3

    Mashallah tabrka raxman qisada xamid waxy iso xasusisay oday yaro miskiin aha oo wadoyinka hargeisa hagajin jiray kadibna mayirka maglda hargeisa udhisay guri qurxbdan😢🥺

    • @abdirizakomar7491
      @abdirizakomar7491 6 месяцев назад

      Alle ha u naxariiste maalin aan sii fogayn ayuu geeriyooday

  • @sawda9566
    @sawda9566 6 месяцев назад

    Alle ha ka abaalmariyo

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 6 месяцев назад

    Mashaa-Allaah,Waa Xalqad Aad Murugo & Farxad Badan,Ku Xirnaanta Allaah Waxay Ku Jaclaysiinaysaa Maalinta Qiyaamo,Waad ku Mahad-san tihiin Soo jeedintiina.

  • @XaliimoCabdulle-m3r
    @XaliimoCabdulle-m3r 6 месяцев назад

    Maashaa allaah tabaragkallaah Wan ooyay farxat darted

  • @sahroabdiwahab2266
    @sahroabdiwahab2266 6 месяцев назад

    Masha allah allahu akbar

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 6 месяцев назад +1

    Qofki ilahay kabaqa meel usan filayan bu ka irasaqa❤❤❤❤❤

  • @ahadamohamed8093
    @ahadamohamed8093 6 месяцев назад +2

    😢 😭 😿 wlhi ilinta igaa damati Allhu akbar

  • @noor-fw2hm
    @noor-fw2hm 6 месяцев назад

    Allahu akbar ninkan adbul xamid Allah hau gargaro

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 6 месяцев назад

    Masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido

  • @SamdaSabiibo
    @SamdaSabiibo 6 месяцев назад

    walal qalbiga kaga duceyey gukayso ilahay khyrkaa hka abaliyo😢😢😢

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 6 месяцев назад

    MashaAllah waa yaqiin dhab ah.

  • @abdulkadirmao9641
    @abdulkadirmao9641 5 месяцев назад

    Masha Allah

  • @Nasradayib35
    @Nasradayib35 6 месяцев назад

    Balan cajiiba iyo dareen quruxbadan❤

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 6 месяцев назад

    Walahy waan ilamayay maanta ma jiro qof ilahay dartii ugo ay😢😢

  • @Bushraqal
    @Bushraqal 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉 mashaalah

  • @AbdiqadirHussein-zj1df
    @AbdiqadirHussein-zj1df 6 месяцев назад

    Maasha alaah Maasha alaah

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 6 месяцев назад

    Masha Allah 😢😢😢😢😢😢😢

  • @khaalid713
    @khaalid713 6 месяцев назад

    qisaba qisada ka danbaysa waa mid ku cibro qaadasho mudan mshaa allaah

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 месяцев назад

    Masha allah allahu akbar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 6 месяцев назад

    mashaAllah tabarakallah

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 6 месяцев назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢masha allah

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 6 месяцев назад

    Masha allaah ❤❤❤❤

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 5 месяцев назад

    Allow nin go,an leh iga dhig

  • @falisshale922
    @falisshale922 6 месяцев назад

    Mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumuscab1511
    @umumuscab1511 6 месяцев назад

    Mashaallah ❤❤

  • @sawda9566
    @sawda9566 6 месяцев назад

    Allahu akbar cadada ma khalaq

  • @AaminoCalisiicow
    @AaminoCalisiicow 6 месяцев назад

    ما شاءالله

  • @MaysunQali
    @MaysunQali 6 месяцев назад +1

    Wll xaqiiq wan qiirodey wlahi wll samiir jamaal xaqiiq wll qaali

  • @NasroCabdulaahinuur
    @NasroCabdulaahinuur 6 месяцев назад

    MashaAllaah 😢

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 6 месяцев назад

    Allahu akabar ❤❤❤❤❤❤

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 6 месяцев назад

    Subxannallah

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 6 месяцев назад

    Mnsha Allah tabaraka raxmn allahu akbar 😢😂

  • @cabdixakiimmuhumed8413
    @cabdixakiimmuhumed8413 6 месяцев назад

    Xaqiiq waaye mardhawayd maanta dawaday isagoo carabi ah

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 6 месяцев назад

    Anaguna qashinka kama leexino wadooyinkeena kaaf iuo kala dheeeri

  • @ShamsaMaxamed-ky4dd
    @ShamsaMaxamed-ky4dd 6 месяцев назад

    Ma.

  • @yaasinahmed43
    @yaasinahmed43 6 месяцев назад

    Masha allah

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 6 месяцев назад

    Masha Allah