Maalintii uu sadaam xuseen ku sameeyay saaxiibadiis Dhacdo aan ilaa maanta laga ilaawin dalka ciraaq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 фев 2024
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 166

  • @Smaxto
    @Smaxto 5 месяцев назад +48

    ku saliya nabiga scw

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 месяцев назад +28

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @sakariyesaleebaan098
    @sakariyesaleebaan098 5 месяцев назад +28

    Ku sali nabiga scw

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 5 месяцев назад +9

    Sadam.siyaad. bare. Moy. Qadafi. Mingesde xeyle. Xusni Mubarak. Iidi Amiin. Dhamaan waxey aheyn ba??? Allah ayaa og ❤❤❤

  • @user-gq4mk2vp8j
    @user-gq4mk2vp8j 5 месяцев назад +8

    From South Africa 🇿🇦🎉

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 месяцев назад +8

    Carabtii hore xata kuwooda caqliga xumi yuhuuda way naqdiye jireen

  • @veiana2027
    @veiana2027 5 месяцев назад +6

    Ustaad baryahaan wanaga caajistay 😊

  • @maxamuudmaxamed8198
    @maxamuudmaxamed8198 5 месяцев назад +15

    Waayo waayo isoo xasuusisay sanadkii 1996 baan wadanka ciraaq booqday inkastoo aanan in badan joogin dalkaas hadana waxay ahaayen mudadaasi mid aanan weli ilaawin❤

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 5 месяцев назад +4

    ALLE HA UNAXARIISTO. WXUU. AHAA GEEESI. OO WALIBA LPHA. MUJAAHID SADAAM XUSEEN😢 JANADII FARDOWSO ALLE HAKAWARAABIYO. AMIIN YARABI🤲🤲🤲✊️

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 5 месяцев назад +4

    Waa iqanciyay muqaalka wan saaray like mahad sanid sxp 👏👏👏👍👍👍

  • @saidabdek316
    @saidabdek316 5 месяцев назад +4

    Gold voice waberi media from Djibouti

  • @Musab-mz7te
    @Musab-mz7te 5 месяцев назад +3

    Mashallah Mr waabari ku soco wllaal mar walba waa ku dhageystaa ❤❤❤

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid sxb abdirahman wabeeri 😊

  • @user-pj6po8tv2i
    @user-pj6po8tv2i 5 месяцев назад +6

    Allah haunaxaristo dhamanten

  • @user-so8gf7vg2k
    @user-so8gf7vg2k 4 месяца назад

    Tnx ustaad

  • @xaliimoabuukar9842
    @xaliimoabuukar9842 5 месяцев назад +1

    Allah uu naxriisto wuxuu ahaa nin geesi ah arabta dhan waa cabsi jiran 👊👌👍💯

  • @CUSMANYUSUF1
    @CUSMANYUSUF1 5 месяцев назад +1

    Tnx ustaad🎉

  • @kurana289
    @kurana289 5 месяцев назад +7

    Mashaalah ustaad cadiraxman cumar ❤👑🙏

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад +2

    Waa ilinTa yaxaaska dad ayuu laayay waana is ooyinaa

  • @user-vn4hr3qc4m
    @user-vn4hr3qc4m 5 месяцев назад +7

    Samigeey sadaam xuseen allaah ha unaxriisto janada allaah haka waraabiyo🤲🤲

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 5 месяцев назад +1

      Wuxuu aha dila ninka amaaneysid

    • @Liizaynaanbouofficial311
      @Liizaynaanbouofficial311 5 месяцев назад

      Haduu ahaana ma lahabaari lahaa awal 🤔​@@AbdikarimMohamed-fh8jo

    • @MRABASHEK
      @MRABASHEK 4 месяца назад

      Wuxu rabo ha ahaado muhimadu waa unu aha muslim alaah ha,unaxaristo​@@AbdikarimMohamed-fh8jo

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 месяца назад

      ​@@AbdikarimMohamed-fh8johada kuwa jooga maxey yhin iraan & marekan u shaqeya

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 3 месяца назад

      @@abdirahmanhusien6174 qofki qof dilo wa dilaa hadu hada noolye iyo hadi kale

  • @MCfilims
    @MCfilims 5 месяцев назад +1

    Ilahay haku barakeeyeye soo booqo channelkayga 😢❤

  • @user-ni7lr2re4y
    @user-ni7lr2re4y 5 месяцев назад +2

    Sadaam xuseen ❤geesigii waynaa

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 5 месяцев назад +5

    Fiiri profile kayga sadaam xuseen jecliyaaa Alle ha unaxariisto😢😢😮😮❤❤❤

    • @ADNAN.39
      @ADNAN.39 5 месяцев назад

      Keyga xita firi❤

    • @Khumayni-bl6gu
      @Khumayni-bl6gu 5 месяцев назад

      @@ADNAN.39 waa xiligii uu laynayey shiicada guulayso wllo🇮🇶🇮🇶🇸🇴🇸🇴💯💯❤️‍🩹❤️‍🩹🤝🤝💔

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 5 месяцев назад

    Alle ha unaxaristo

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 5 месяцев назад +4

    Sxp soo badi ninkaan muuqalkiisa please 🙏

  • @khadaraxmad5684
    @khadaraxmad5684 5 месяцев назад +1

    warkaaga waan jeclahay.markasta in aan dhagaysto zxp

  • @user-rs1re8bx8c
    @user-rs1re8bx8c 4 месяца назад

    ALLAH UNAXARIISTO waa shaqsi an xiseyo inan marwalbo qisoyinkisa dhageysto Ona ku daydo الله يرحمه ويغفر له

  • @user-ck5xn3df9h
    @user-ck5xn3df9h 4 месяца назад

    Allha yaa raxmah amiin

  • @AbdishakurTahliil
    @AbdishakurTahliil 5 месяцев назад

    Keep going waberi media

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 5 месяцев назад

    Waan ku tabnay ustaad ❤

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 5 месяцев назад +1

    Golden voice

  • @tersoopraya2321
    @tersoopraya2321 5 месяцев назад +3

    King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King

  • @dalmarcomedy
    @dalmarcomedy 5 месяцев назад +3

    The hero of Muslim ☪️

  • @iftimiye518
    @iftimiye518 5 месяцев назад +1

    Masha alaah sxp

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 5 месяцев назад +2

    Walal Syria kasoohadal waliba sadex muqaal I aqrigii horiyada ilaa iyo maanta❤ the 🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 5 месяцев назад +2

    Maalin walba ood vidéo soo dhigto wa maalinteyda ugu wanagsan dawashadha youtubka 😊

  • @Macalumad
    @Macalumad 5 месяцев назад

    M.a geesigii carab ❤

  • @Mr.U114
    @Mr.U114 5 месяцев назад

    رحمه الله

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 4 месяца назад +1

    Runtii waan ooyey makii la dedelaayey
    Laakiin wax waba sidey u bilaabmaan bey ku noqdaan
    Dilka aad saaxiibadaa dishaa amaba Dad in xaqdaro lagu dilo
    ma banaana 😭😭😭

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 5 месяцев назад +2

    Geesii ahaaa kuwas oo kle ubahanahay

  • @craxmaanjaamac4816
    @craxmaanjaamac4816 5 месяцев назад

    First comment

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 5 месяцев назад

    Ala yaraxma sadam husein al majid

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 5 месяцев назад +2

    Soodhamaystar😊

  • @user-ev7xi1zd1h
    @user-ev7xi1zd1h 5 месяцев назад +26

    𝐟𝐢𝐫𝐬𝐭 𝐜𝐨𝐦𝐦𝐞𝐧𝐭❤

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid 5 месяцев назад

    Allah is one👆❤

  • @wacdigaaban7537
    @wacdigaaban7537 5 месяцев назад

    Guul market waa guushaada

  • @muxiyo13m
    @muxiyo13m 5 месяцев назад +2

    Dr a.b.j kalam

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 5 месяцев назад +1

    Sadaam geesi ayuu ahaa

  • @ridwaanabdirahman000
    @ridwaanabdirahman000 5 месяцев назад

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته

  • @abdulkadirfarey5183
    @abdulkadirfarey5183 5 месяцев назад +1

    See cml hee 1979 hadii lagu daro 17 sano waxey noqonee 1996, ninkaana waxaa la weeraray 2003 asagoo wali madaxweyne ah

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 5 месяцев назад +1

    Somalia 🇸🇴 hogaamiye nuucaas ah ayeey u baahan thy

  • @user-ry6fb2ni9q
    @user-ry6fb2ni9q 5 месяцев назад +1

    صلااللهعليهو

  • @craxmaandhago6813
    @craxmaandhago6813 4 месяца назад

    Waaberi zhpkay Abdirahmaaanka

  • @user-cr8st7dh1g
    @user-cr8st7dh1g 5 месяцев назад

    Sxb hadalheynta ugu samenta baden kacusub siyasada no sogudbi isha alah

  • @khaaliddayib3354
    @khaaliddayib3354 5 месяцев назад +1

    Ciraaq wuu horu mariyay walaahi wuxuu ka dhigay dalkiisa dalka kaalinta 4raad ee quwada ciidan kaga jiray

  • @khalidalimohammad9779
    @khalidalimohammad9779 5 месяцев назад +1

    Last comment

  • @xuseenaadeerow6676
    @xuseenaadeerow6676 5 месяцев назад

    Two somali ❤❤

  • @Cabdirashiid-re8vx
    @Cabdirashiid-re8vx 5 месяцев назад +4

    Legend xage ka dhacday 😮

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 3 месяца назад

    Hehe hehe hadan la dilin asagey dili lahaayen😂😂😂😢😢😢

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw 5 месяцев назад

    Qabta kale soo daa Zadaam

  • @IftiinMedia-vt1yk
    @IftiinMedia-vt1yk 5 месяцев назад +1

    Asc uztaad halke kala so xidhidha

  • @fouedahmad
    @fouedahmad 5 месяцев назад

    king aladdin kaso hadal sxp

  • @Waxkafahan
    @Waxkafahan 5 месяцев назад +4

    @waxkafahan
    Ustaad shootout iigu Samee..muuqaalo faaido badan Ayan soo gudbiyyaa❤

  • @mustafemaxamed2587
    @mustafemaxamed2587 5 месяцев назад +1

    Midle comment

  • @products1370
    @products1370 5 месяцев назад +4

    Waa sidan yeeli dono madax soomaalida qeyb ka mid ah

  • @faz1X16
    @faz1X16 5 месяцев назад

    Sadam❤

  • @Kingshafie
    @Kingshafie 5 месяцев назад

    Part 2 ka soo samee ilaa geeridiisa🙏
    MAHADSANID

  • @ADNAN.39
    @ADNAN.39 5 месяцев назад

  • @Abby2003-m8f
    @Abby2003-m8f 5 месяцев назад

    Zxp wa mahadsnthy waxa Ka so hadasha farqiga u dhaxeeye communist capitalism iyo socialism

  • @cali_axmed_siciid
    @cali_axmed_siciid 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @user-xk4em2xr7h
    @user-xk4em2xr7h 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @suhaybcabdi786
    @suhaybcabdi786 5 месяцев назад +3

    1

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 5 месяцев назад

    Sadam Xuseen halyeey ayu aha mar somary tarikhda Islamka

  • @user-nt3li9wd2l
    @user-nt3li9wd2l 5 месяцев назад

    wll noso dhamystir ado mahadsan waxbadan Kara FAA idnay runtii

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 5 месяцев назад

    Allha u naxariisto zadam husain 😢

  • @dahaomar1810
    @dahaomar1810 5 месяцев назад

    Qisada McDonald's iyo KFC please

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 5 месяцев назад +1

    Dheer mar baad naguso celisay vedio ma doqomo ayaad ino haysataa😂😂

  • @Munasar_
    @Munasar_ 5 месяцев назад

    Ma cidbaa comment iga hor qorty xogtana iga hor dhagysatay

  • @abdikhadar9313
    @abdikhadar9313 5 месяцев назад

    Saddan xuseen seelosobaty

  • @user-uk2rd9cy8k
    @user-uk2rd9cy8k 5 месяцев назад

    Soomalia ka soohadal

  • @jaamacxuseen5773
    @jaamacxuseen5773 5 месяцев назад

    Wu sxnaa

  • @user-xc4vp7cs2r
    @user-xc4vp7cs2r 5 месяцев назад

    Magaceyga waa Abdirahmaan omar Halkaana waa waaberi media kusoo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 4 месяца назад

    Sadam
    Siyaad
    Qadafi
    Xusni
    Cumar al bashir
    All same problems

  • @realmadridsomalifuns2875
    @realmadridsomalifuns2875 4 месяца назад

    Ileen kaligii taliye ayuu aha dalka xoog ku haysta markasey naga dhadhiciyeen geesi bu aha

  • @mohammethussein9313
    @mohammethussein9313 Месяц назад

    Wa sida an samayn doono hadan xilka qabto wxn dadka u dili dona sida qudhaanjada wxn toogan doona qof kasta o an mucaridad ka dareemo wxn baabin doona qabiil kasta o xunkunkayga diida

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 5 месяцев назад +2

    dhanka kale wuxu aha madaxweyne aan hoos jogsan reer galbeedka
    Carabnimada wuu ku adka

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 5 месяцев назад +1

      Haduu carabnimo ku adkaa haveez al asad uu xilka u dhiiwi lahaa

    • @maftuuxcali353
      @maftuuxcali353 5 месяцев назад

      @@AbdikarimMohamed-fh8jo wa runta lkn wxa ku cadaynaysa sidu reer galbeedka uu necba
      Diinta kumu dhaqmayn sababta reer galbeed uu necba wa tee

    • @cawil252
      @cawil252 5 месяцев назад

      Muxu u diiday in la mideyocarabta haduba ad sida aad shegatay ahayd

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 5 месяцев назад

      @@maftuuxcali353 reer galbeed uu necba ya ku dhahe so ayaga ma huweenenin carabta madaxdi hore wax galbeed necbaa wa haveez al asad,gamal Abdul nadir,gaddafi iyo kuwa kale havez iyo gamal carbnimo lee aminsanayen bas galbeedna waxee u naceen wa falastiin darteeda

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 5 месяцев назад

    Cidhibtii hago do

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 5 месяцев назад

    Sadaam hussien xilka madaxweynimo wuxuu haaye 24 sano ee 17 sano muusan heynin

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 5 месяцев назад

    Wixi ka danbeyay shekada iyo sidi uu marecan u dilay kasheke please

  • @user-hq2in3km6d
    @user-hq2in3km6d 5 месяцев назад +1

    Daldalaadkisi kaso hadal markale

  • @user-vp7zd5iz3l
    @user-vp7zd5iz3l 5 месяцев назад

    1432 [[[[[[ ]]]]]]]]

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 4 месяца назад

    Kaligiis taliye Weligiis meel xun baa u danbeyso

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 5 месяцев назад

    Waxaa cajiib ah in Dad Soomaaliyeed eey Halyeeyo u yaqaanaan dhiigyo cabyada sadaam xuseen iyo qadaafi

  • @user-nh8um9np9r
    @user-nh8um9np9r 5 месяцев назад

    MAANTA TAARIIKHDU WAA 20/02/2024 2:07PM SALAASA

  • @user-xk4em2xr7h
    @user-xk4em2xr7h 5 месяцев назад

    Kkkk

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 5 месяцев назад +1

    Lkn khaladad badan ayuu sameyey markad dhiga dadkaga ku xadgudubto akhirka adiga is dilay

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 5 месяцев назад

    Sadaam xuseen kasoo hadal

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 5 месяцев назад

    Diktaator walba dowladisu ma Wharton o wey burburta

  • @sacadcali535
    @sacadcali535 4 месяца назад +1

    Xogtan xagaad kasoo xigatay inlayn maaha wax walba aad noosheegto inaanu qaadano wariye bilay dacaayad sadaam laga samaynaayo tahay oo reee galbeed ku ka faafiyeen iyo midakale waxaan caqliga galayn in isla goobtii uu sadaam ku xaadiriyay raga magacyadooda isla markiiba la Soo toogtay khudbadii oo socota waliba sidaad hadalka udhigayso goobtii shirku kasocday ayaa lagu agtooganaayay macquul maaha dadka shirweynaha joogay ma adhibay ahaayeen

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад

    MarkaaT dib u raacdo askarTii afgabiyada kuqabsaTay xukunka ee shuciyada waxay kamideysnaayen inay laayaan saxibadood iyo Dil Toogasho ah qofkii ay kadaremaan inuu kamabda,a duwanyahay waxay TaaS cadeynee in halmeel Laga maamulaayay bal dib u fiiri jamaal cabdi Nasir qadaafi zadaam xuseyn m ziyaad bare abdi aziz buTafliqa Al azadkii suriya iyo wilkiisa bishar Al azad jacfar numeeri xasan Al Bashir Anwar zaadad ,xusni mubaarak zaynu caabidiin waxaa kalo lamid ah boqorada sucudiga oo kala gaabshay wixii dhalila