WAXAAN KA BADBAADAY TUUGADA KENYA | S-2 Ep-6

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 313

  • @xamsexasan9074
    @xamsexasan9074 2 месяца назад +117

    Zx0 markaad baxasid adkaarta iyo aayatul kursi sii akhriso wax ku dhibaya arki maysid wayso qabkuna waa muhiim guul kuu rajaynayaa zx0

  • @BanCawl
    @BanCawl 2 месяца назад +77

    Niyow Waad socod Xuntahay Xaqiiqatan. Dadka qaar Iyo Meelaha Qaar ahmiyad hasiin hana isu taagin e Xuf ku dhaaf. Savetigaga ku jira.

    • @samiroahmed8626
      @samiroahmed8626 2 месяца назад +5

      Gesibaa thy

    • @OrdaayeHaji
      @OrdaayeHaji 2 месяца назад +7

      @BanCawl lipax Waad socod xunthay Marka ledahay isaga ayaa canananeysa waa hadal nin ragg ah uu wax ku fahmo anba kula fikir ban ahoo waa lipax somaliyed oo haddi manta ay dad shisheye wax gaarsiiyaan inaga unbay dhibkena tahay salutYowG

    • @husseinmahamed4154
      @husseinmahamed4154 Месяц назад +1

      Wax kasto qadarta alle ayey kudacan marka kugumaracin hadhalka

    • @khadramohamed1818
      @khadramohamed1818 Месяц назад

      Mashaalah ningisiya ilahay hwku smaansado

    • @MohamedAshraf-h6i
      @MohamedAshraf-h6i 5 дней назад

      Qofka marku luqada garanayo cidna wax ma yeeleyso

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 месяца назад +70

    Anigoo hargeysa jooga ayaan is iri ma gaari kartaa faysal sheekh aad tuugada ka dhiciside walahi,,hadaad ka badbaaday alxamdulilah good luck brother

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 2 месяца назад

      Adiga jinni maatahay 😂😂😂

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 2 месяца назад

      @@casiocurious8744 maya wll waxaan ahay wiil somaliyeed (isaaqa) oo u damqaday wllkii ,,waxaan is mooday in aniga laygu goobtay oo kale jirka ayaa i dubaaxiyay walahi

    • @yousufibrahim1208
      @yousufibrahim1208 2 месяца назад

      @@casiocurious8744 hhh ha la yabin isagoo mirqaamaya ayuu qoraalkan soo qoraye

    • @RAMINO_7
      @RAMINO_7 19 дней назад

      😂😂😂

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 2 месяца назад +13

    Wallo faysal alle hakaa qariyo isha cadawga alle haku xafido wallo wax ku dhibo alle kuma tuso

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 2 месяца назад +21

    Walalow safar ba tahy. Heesta iska daa quraan ama muxaadaro wahel kadhig alle hku dhowre

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 2 месяца назад +14

    Million buu U qalma faysal shiikh

  • @ehel000
    @ehel000 2 месяца назад +59

    Tuugo hadaad aragto live ayaan ku jiraa ayaa la dhahaa camera da iyo Facebook ga ayaa iskugu kay xiriirsan hab Bluetooth ah hadeerna caalamka oo dhan toos ayaa lagaag daawan ayaa lagu dhahaa markaa waa kaa leexanayaan sxp

  • @abdirahmanfaahiye5120
    @abdirahmanfaahiye5120 2 месяца назад +28

    Wiilka hala dhiirigaliyaaa somaliyey 🎉❤

  • @techlearn2237
    @techlearn2237 2 месяца назад +100

    Dont attract too mch unnecessary attention by engaging strangers on the road quite often....take care....do prior road research to know what to expect.....make informed decisions.....take care

  • @AwilOsman-ub3bq
    @AwilOsman-ub3bq 2 месяца назад +8

    Waryaa faysal iska daa fulanimada tawakal cala Allah waxba kuhilimaayaan inshaallah xasbiyalaah wanicma wail Quran dheh

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 2 месяца назад +7

    Wallo faysal waan ku so ducaynayaa alle haku xafado

  • @madeyabass5198
    @madeyabass5198 2 месяца назад +20

    Saxib qof walbo ha u istaajinin wadada meelaha cidlada

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 2 месяца назад +6

    TALO "ADVICE"
    Fadlan tires ka hawada kayareey markii jidadka carada badan aa maraysid
    ( Reduce the air from your tires when crushing in off-roads with lot's of sand)
    2) markii aa maraysid laamiga si mootada ey u boodboodin raac tire pressure ka laamiga loogu talagaley) si aadan u bounce gareeynin when riding
    I wish you all the best with your innovative idea Masha Allah

  • @adamcabdulle16
    @adamcabdulle16 2 месяца назад +4

    Allow wadankeena saas nabad uga dhig sxb guuleyso wax ku dhibana alle kuma tuso guul soomaalia meel walbo joogto

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 2 месяца назад +5

    Wr nio alaha Ku amaanyeelo wll sre cadankiiba adaa nagabarekeeyay❤

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 2 месяца назад +10

    Zhp inta aad safarka ku jirtid waxaa aad ugu darashaa ducada Waa laguu aqbalin insha”alah ❤

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 месяца назад +6

    Aad iyo aad waa safar xiiso leh.

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 2 месяца назад +8

    Sxb nin akhyaara tahay si reer magaalnimo ah ayaad uga fakatay legend

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 Месяц назад +3

    What a vedio War vedio Gan goormuu idhaafay😅 walahi waa waxkale zxb

  • @ArafaadAliMahamet
    @ArafaadAliMahamet 2 месяца назад +6

    Guulayso wll wax dhib ahna alle kuma tuso from lascanod😊

  • @HawaCiise-ju1qw
    @HawaCiise-ju1qw 2 месяца назад +4

    Ma shaa alaah ku soco feysal,

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 месяца назад +3

    Haawda milah ayda u baxadaya cida walba hala istagin ali haku nabda galiye amiin

  • @IdirisCisman-o6i
    @IdirisCisman-o6i 2 месяца назад +4

    Zxb waan soo duceeye rabi haku nabad galiyo inshallah

  • @Naasir_Alaska
    @Naasir_Alaska 2 месяца назад +2

    Adbaad sxbow xusus ii galisy kina ayan ku dhahy (maua meru) Ayan kusoo bar baray kuna so aqristy wax iigula yabka badan niyada ayan kelyhy inta mu kaleexdo xusteyda 10yers ban moghy siksta mhdsnid brother guuleyso I.a wana dgsdy video Ga❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 месяца назад +3

    MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH COD AYUU ALLAAH KUGU MANNAYSTAY ADIGOON QUR'AANKA KU AKHRIYA AYAA FIICNAYD

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 2 месяца назад +8

    Ogow libaax baa jooga dhulka ha is taagin ❤❤❤❤❤

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 2 месяца назад +5

    Feysalow habaryar ALLE ha badbadiyo

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 2 месяца назад +25

    Faysal nin madow waligaa ha aminin sababtoo ah wuu damac badan , ha u istaagin aad u taxadar bro

    • @abdikhadarahmed
      @abdikhadarahmed 2 месяца назад +1

      nin cad ka waran😁😁😁😁

    • @Naxariislowga
      @Naxariislowga 2 месяца назад +3

      War sidaa maaha dhogshe yacni nin african ah laga wadaa😂​@@abdikhadarahmed

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 2 месяца назад +1

      Anaguba dad midab madow baan nahay. Ee waxaad dhahdaa dadka wadamada aad maraysid ha aaminin

    • @mohamedabdullahi5974
      @mohamedabdullahi5974 2 месяца назад

      @@faridfarid6561anaga dadka african ka madow aya dhahnaa. Kuwa cadna cadaan. Somali waa somali

    • @ismailmahamed
      @ismailmahamed 2 месяца назад

      @@abdikhadarahmed ka cadi isaga ayuuba ka baqaya

  • @zakiaskarofficial9407
    @zakiaskarofficial9407 Месяц назад +1

    Masha Allah saaxiib waa muuqaal aad soo jiidasho leh music saaranna dhadhan aan caadi ahayn ayuu u leeyhay Stay safe and take care my friend

  • @LifeIsAdventurousJourney
    @LifeIsAdventurousJourney Месяц назад +1

    Don't stop for suspicious people in the first place. Know how safe the land you are heading to and passing through is! I'm an adventurist too, from Canada, and glad to have come across your videos. I love Kenya too, which is where I came from before moving to Canada. We can connect some time in the future inshaAllah. Be save brother.

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 2 месяца назад +31

    Heesaha maad ka daysid wll😢 aan ku raacnee😢

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  2 месяца назад

      ruclips.net/channel/UCxX9R5UfNI3aGrBapO0cutwjoin

  • @Mohamedmohamed8079-m9u
    @Mohamedmohamed8079-m9u 2 месяца назад +3

    Masha allah waxan ka codsan lahaa in aad daqiiqadaha muqalka xooga dheereysid maadama aan ku raaxeysano badankeen 🎉

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 2 месяца назад +5

    Masha allah

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 2 месяца назад +3

    Ha is taagin hore u soco

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Месяц назад +2

    Hadalkaaga boowe intabadan kumajiro in sha Allah iyo Allah hayfududeeyo mise hoos baad ka tiraahdaayoo oo aanan maqley boowe isticmaal oraahdaas wey ku saaci safaradaada salaadahana ilaali😊

  • @Rifaax-c7u
    @Rifaax-c7u 2 месяца назад +2

    Guuleyso habaqin alaha ayaa kulajira❤

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 2 месяца назад +2

    Bro may Allah keeps you safe for your journey and always remember dua for the safari make quran your friend wherever you going be careful everywhere you are going

  • @mrcurious144
    @mrcurious144 2 месяца назад +6

    Sxb always take care, May God protect you.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 месяца назад +18

    Heesaha badan mafiicna iska ilali quran shido dadkasta hala hadlin

  • @HodoMuse-sx8sp
    @HodoMuse-sx8sp 2 месяца назад +3

    Wlhy wajiyadoodu cabsi la haayeen Alle haķu Aman sado wllo

  • @kalloofficial5153
    @kalloofficial5153 2 месяца назад +2

    Faysalow wll muuqaalka wadada xoogaa badi si aan ugu indho doogsano safarka wadada wll adoo raali ah ducadana cusko bixitaankaaga i.a🎉

  • @AbdiShakur-dz8wk
    @AbdiShakur-dz8wk 2 месяца назад +1

    Because I support you always

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 2 месяца назад +1

    Walal mcn Allah ku nabad yeelo wax ku dhiibo Allah swt kuma tuuso amin Allah ku xifdiyo amin Yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @najmasulaymaan904
    @najmasulaymaan904 24 дня назад

    Sidi musasal bn laba cisho dawanaya Alle haku amansado wlkey🎉

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 2 месяца назад +1

    Shaqo wacan.guul iyo khayr ayan ku rajaynaya

  • @AbdirahimHassan-q1q
    @AbdirahimHassan-q1q 2 месяца назад +2

    Malinta ugu horeesay aad aad socdaalka bilowday ilaa hada kudawanooya zhp guul wacan

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 2 месяца назад +2

    Be safe out there man Nairobi hadeer wey xuntahay.

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 2 месяца назад +2

    Aad u taxadar allaha ku ilaaliyo waaa saafar adag oo halis badan

  • @Qalitakoye
    @Qalitakoye Месяц назад +1

    Bismillah raxmani raxiim wllo anigo firinayo kamirada ban kumabaqay subxanallah ducada kudadal wllo 😢

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 месяца назад +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    استاذ فيصل
    سفر السلامه
    Safar salama

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 месяца назад +1

    Wat an adventure. Now one milestone is done. We r here for you brother. Safe trip any moment.

  • @radybwoy7548
    @radybwoy7548 2 месяца назад +5

    Adkaar akhrisoo walal❤

  • @idirismohamed-ps4qw
    @idirismohamed-ps4qw 2 месяца назад +2

    Faysal shaikh pls 40 daqiiqo nooga dhig waan inaan dhulka si fiican u daawanaan rabnaa

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 2 месяца назад +3

    Save trip hore uu soco

  • @AbdiwaliibrahimAgadahab11
    @AbdiwaliibrahimAgadahab11 24 дня назад

    Allah kuu fududeeyo wllkei 🤲☝️wixii adiga samaynaysid wll waayo mar walba waan kuu Soo duceeya Allah kaa badbaadiyo wixii dhib aa ka horyimaado hdana mar arkidoontid wax ki dhibaayo wllkei i.a meel walba aad tagto in kuu fududaato ayaa kuu rajeeya wllkei duco Walid ayaa qabtaa wllkei 🙏 m.a waa lagaa dareemaya sxpkei 🙏 Allah kuu fududeeyo wixii kaa horyimaadaan keep going sxp never give up 🤌☝️ video yaasha nasoo badi sxpkei 🙏

  • @user-sayfodiin
    @user-sayfodiin 2 месяца назад +1

    Best somali traveler ❤

  • @cabdinuuryaasiingeelle2396
    @cabdinuuryaasiingeelle2396 Месяц назад +9

    Socod xumada daa nio dadkaan yaanay ku dilin baabuur nuuca dheereeya ayaa anigoo wata waddada la ii galay isla kenya dhexdeeda.
    Safe journey sxb.

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed 2 месяца назад +8

    Heesaha ka daaa wll aad saarayso ilaahay ka baq waa macsi

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  2 месяца назад

      ruclips.net/channel/UCxX9R5UfNI3aGrBapO0cutwjoin

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 2 месяца назад +2

    Masha allah dhulbadan ayaad na bartay walaal

  • @MohamednoorAbdullahi-w8d
    @MohamednoorAbdullahi-w8d 2 месяца назад +2

    Allah hakuwanawad galiyoo wll qali

  • @Madaaale377
    @Madaaale377 2 месяца назад +2

    Mel walba istaagayso iska daa kaliya qof Somalia 🇸🇴 ah hada aragto warayso take care bro

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 2 месяца назад +4

    illaahay ha ku nabad geeyo sxp

  • @Carafaat4
    @Carafaat4 2 месяца назад +6

    Faysalow waxaad tahay ninka kaliya ee soomali youtober travel gacantiisa ku aaday, soomaali oo shan ayaad ia dhexaysaa oo isha kugu haysa kuna ilaashanaysa, kuu ducaynasa, lkn cid aanad garanayn ha u istaagin, xigta wadooyinka iyo waxaad u baahan tahay huteelada aad wax ka cunayso waydii ilaahna talo saaro oo adkaarta akhriso waad guulaysanayaa inshallah

  • @farxanxasanmaxamuud
    @farxanxasanmaxamuud Месяц назад

    Waaw nin culus sxb horay u si soco

  • @MohamudMuhumed-cl5jq
    @MohamudMuhumed-cl5jq Месяц назад +1

    Sxb safarka markaa kujirtid hadii adan wehel heysan qof walbo hala hadlin hadii eydhacdo inaa lahadasho live baan kujiraaa kudheh si aney kugu xad gudbin howl wanagsan baaad wadaaaa hore usoco

  • @abdisamadmnor3316
    @abdisamadmnor3316 2 месяца назад +2

    Watching you always Canada.

    • @Hum-baale
      @Hum-baale 2 месяца назад

      😂 from Alberta or Ontario right?

  • @mohamedalfaatixahmed4709
    @mohamedalfaatixahmed4709 2 месяца назад +2

    Talo sxp marna haka dagin mootada hadad kashakiso dad hore u soco oo xawaaraha badi

  • @Ahmedomar-ie4hd
    @Ahmedomar-ie4hd 2 месяца назад +3

    Take care always ndugu❤
    I hope utapitia carasant....Ijara na mslni😊❤

  • @zeiqalbinuur5105
    @zeiqalbinuur5105 2 месяца назад +2

    Ilah baa kaa bad badiyo Alhmdulilh

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 11 дней назад

    Allaha ku Aaminsado Sxb.

  • @AbdiShakur-dz8wk
    @AbdiShakur-dz8wk 2 месяца назад +1

    🎉 my brother keepgo and GOD save

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 месяца назад +3

    YOU NEED NOT HAVE TO STOP VERY OFTEN😂😂😂😂😂😂

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 месяца назад +3

    Safe journey's insha allah bro.

  • @najmasulaymaan904
    @najmasulaymaan904 24 дня назад

    Congratulations 70k🎉

  • @SayidCismaaan
    @SayidCismaaan Месяц назад

    Keep going pro ❤

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk 2 месяца назад +1

    Always safe journey sxb sare🎉🎉🎉🎉

  • @AbdullahiAbdi-v2v
    @AbdullahiAbdi-v2v Месяц назад

    Keep going brother

  • @yussufmaalim2442
    @yussufmaalim2442 2 месяца назад +2

    Keep safe brother.

  • @CabdicasiisCumar-o9o
    @CabdicasiisCumar-o9o 2 месяца назад +1

    Faysal Shekha Heesta Iga Badan

  • @fadumohassan6150
    @fadumohassan6150 20 дней назад

    Wll faysalaw illaahay ha kugu amaansado safarka dheer hamigaaga aduun iyo aakhiroba allaah ku rumeyo❤

  • @AxmedjamacGarre
    @AxmedjamacGarre 11 дней назад

    Waar sxb ilaahay haku badbaadiyo wllhy scodkan waa khatar

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 2 месяца назад +2

    Sawir buu ka qaaday.
    Waa rageeddii.
    Laakin heesaha jooji wllo.

  • @babayaobashka6171
    @babayaobashka6171 2 месяца назад +1

    Home land benane❤❤❤ much love bro

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 месяца назад +4

    Subxanallah😢

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 2 месяца назад +4

    Sxbo waxaa kugula dardarmayaa inaa isxoojiso tuugada melaha joogtane aad iska dhiciso ama qof aad wadato ❤wllsre

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 2 месяца назад +1

    Ilaahay ha ku amaansado

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 месяца назад

    ‏سلم سلم الله يحفظك أخي العزيز.

  • @ahmet20042
    @ahmet20042 2 месяца назад +1

    Wan ku dageraaa ❤

  • @AbdullahiAbdimalik-m3g
    @AbdullahiAbdimalik-m3g Месяц назад

    U doing good brother take care

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 месяца назад

    Salamad just be careful. Illahay ha ku xifdiyo

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 месяца назад +1

    Nin madaw oo meel Vidal ah mareyo hadad aragto horay udhaf xowli usoco

  • @hasandhacarbe2009
    @hasandhacarbe2009 2 месяца назад

    Guul bro from galkacyo

  • @abdirahmanhassan969
    @abdirahmanhassan969 2 месяца назад +1

    Zxp nabad baad ku tagi insha allah

  • @MADIINOMAXAMED-o8i
    @MADIINOMAXAMED-o8i Месяц назад +1

    Faysalow.khuraanka shido

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 2 месяца назад

    Hore usocco wll ❤❤

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 2 месяца назад +1

    Keep going 💪

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 2 месяца назад +4

    War xalku waa xunyahay beryahan Nairobi aad uga taxadar Alla wax ilaaliye

  • @UmuMucaad-o5u
    @UmuMucaad-o5u 2 месяца назад

    Walal Allah wax dhiiba kuma tuuso

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 дня назад +1

    Fb kala socdaa Manta RUclips ku so biray 17.1.2025
    Guul baa ku rajeen in. A iyo in aad 1m gaartid iyo ka sii badan ba in. A jidku qodox maleh wax ku dhiba rabi kuma Tusiyo in. A❤

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 2 месяца назад +4

    hub sameyso sharciyeyso, sxb safar stress la aan qaado, afka kagali wixii kusoo haweysto