Masha allaah wiilkaa yar waa nin raga wuxuu hadlaa 4luuqadood somaali haduu yahay sariirta kama soo degeen kuwii lugaha lahaa qofkale bay biilka sugayaan shaqayso lagama karo wuxuu rabaa in caruurta loo biilo isaga xoolo gaara la siiyo somaalida wadankii ku nool noloshoodu jaad cun seexo soo toos waa raga dumarku iyagaa caruurtii ka masuula
😢😢😢😢ماشاء الله تبارك الله الله يحفظه((( أحب أن أمشي على يدي لأن الله أنعم على بنعم كثيرة وأحب أن أعيش بواقعي الذي أراه جميل)))) كلمات توزن وتكتب بماء الذهب..... ماشاء الله.... الأعاقة الحقيقة في الفكر والعقول و القلوب المريضة بالقبلية والعنصرية.... أخواني وأخواتي وأهلي الصوماليين خذوا العبرة من هذا الولد الموهبة والعبقرية الفذة.... If there is a will there is a way.
Wcs masha Allah tbrkllaahi jzkllaahu qeyr dhiri gelintada qurux badan waana ku mahadsan tahay mar 2aad sheikhuna bal meesha mugdiga iska ilaali Allah ku xafidee insha Allah bi idmillaahi Karim 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑👑👑👑👌👌👌👌👌🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯
Maasha allah allah ha u siyaadiyo aqligiisa iyo diintiisa allah ha siiyo caafimaad taam ah aamiin Allah waaridkii dhaley ee ku dadaaley janatul fardows aclaa aamiin Allah dhalinyada soomaaliyeed ha fahansiiyo dalkooda iyo diintooda aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha badbaadiyo aamiin
Waxay ogsataa dhalinyaro 20 jiro ahi inay intay soo toosaan shaxaad ku soo wareega ka bacdina waxii aad baryada ku soo ururisay darag ku cuna sida jaad ka sigarka
Qanib Fataax Yaa Allah u siyaadi Caqligisa diintiisa Caafimaadkisa Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲 Qatar sidaa ay diinta u cisaysay ilaahay ha u karaameeyo iyagana❤🙏 Sheekh Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Jazakuma lah Sheekh 🤳✔️
MashaAllah TabarakaAllah Allaha u siyaadiyo, sheekh Soomali waxay ku mahmaahdaa wixii casir kugu dhaco ayaa cishihii lagugu caayaa Marka Allaha na soo hadeeyo Allahuma Amiin Amiin
Illahay waxa aan ka baryayaa in ay dawadaan Somali meel ay joogan, Illahay ay u toobadkeenaa waqtiyada ay iska dayaceen, ee ay Wali ku jiraan danbiyada ay naftoo iyo nafta walaalahood ka galayaan.. Biyo gacmahaaga laga dhargaa
Yaa allah u siyaadi caqligiisa diintiisa caafimaadkiisa aamiin waalidiintiisa janadii udgooneyd allaha geeyo aamiin
Masha Allaah.Wa mucjiso Ilaahey.
Maashaa allaah sheekh maxamed Ibrahim Dulmi diid allaha ku xifdiyo inshaa allaah
Ma sha Allah.
May Allah bless him.
He really inspired us
Wcs sheikh dulmi diid wallahi waa Nimco ilaahey siiyay qaar badan oo inta ka maqan heysta ayaa jira oo aan hada ilaahey ku mahdin alx ilaahow adaa mahad oo dhami kuu sugnaatay
Jazakallah brother for reminding us everything we took for granted. If you are healthy and have lixdaada lassad heysatid you have no excuse
سبحان الله الله اكبر
Masha allaah wiilkaa yar waa nin raga wuxuu hadlaa 4luuqadood somaali haduu yahay sariirta kama soo degeen kuwii lugaha lahaa qofkale bay biilka sugayaan shaqayso lagama karo wuxuu rabaa in caruurta loo biilo isaga xoolo gaara la siiyo somaalida wadankii ku nool noloshoodu jaad cun seexo soo toos waa raga dumarku iyagaa caruurtii ka masuula
maa shaa allh qaalim al muftaaaz ily hakuu siyaadiyo awooodaada
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
😢😢😢😢ماشاء الله تبارك الله الله يحفظه((( أحب أن أمشي على يدي لأن الله أنعم على بنعم كثيرة
وأحب أن أعيش بواقعي الذي أراه جميل)))) كلمات توزن وتكتب بماء الذهب..... ماشاء الله.... الأعاقة الحقيقة في الفكر والعقول و القلوب المريضة بالقبلية والعنصرية....
أخواني وأخواتي وأهلي الصوماليين
خذوا العبرة من هذا الولد الموهبة والعبقرية الفذة....
If there is a will there is a way.
Wcs masha Allah tbrkllaahi jzkllaahu qeyr dhiri gelintada qurux badan waana ku mahadsan tahay mar 2aad sheikhuna bal meesha mugdiga iska ilaali Allah ku xafidee insha Allah bi idmillaahi Karim 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑👑👑👑👌👌👌👌👌🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯
Maasha allah allah ha u siyaadiyo aqligiisa iyo diintiisa allah ha siiyo caafimaad taam ah aamiin Allah waaridkii dhaley ee ku dadaaley janatul fardows aclaa aamiin Allah dhalinyada soomaaliyeed ha fahansiiyo dalkooda iyo diintooda aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha badbaadiyo aamiin
Jzakallahu Kheyr Sheekhunaa
Masha allah sheik jazakallah
صل الله عليه وسلم
Ameen
MashaaAllah Ilaahay Ha Ku Barakeyyoo
Wanaada ilaahay Ajarkaaga Ha Ku
Siiyo Aamiin.
Maasha allaah tabarkallah walaahi waa sax sheekh
Allaahu Akbar, Cunugu Caadi Maahan, Waa Mucjuso, Masha'Allah 🤔💟👍
Shiiwow soomaliya adoo lixad Kada qaba shaqo la an ah curiyankana waaba lacaaya wadan fiican ayu ku dhashay
Masha Allah Alxmdulillah
Sheikh qalbigade said uwangsanyahy qalbigan kajeclahy dar illahi 🙏
Sdkle anigaba walal alle haxifdiyo sheqa
M.a Daar illahi markii laiskujeclahy illahi NEH wukujeclanaa marke yakaficn adigo illahi kujeclade allahu akbar
Somaliyey aan ogaano dalka qiimihisa dalkiisii baa soo saar ay oo caawiye ee dalkeeni u duceya allaha inoo hagaajiyo dalkeeni
Waxay ogsataa dhalinyaro 20 jiro ahi inay intay soo toosaan shaxaad ku soo wareega ka bacdina waxii aad baryada ku soo ururisay darag ku cuna sida jaad ka sigarka
wiilkaan waa mucjiso run ahaantii
Masha allah barakalahu fiik👍
MashaaAllah, Sheikh xigmad
Waa mucjiso rbi wax ngu tusyo waxyaabuhuu smeynyo dadka lixda lixd leh xtaa ma sameyn kraan aad buu xtaa u ordyaa
saxiix almumino qawiyu masha alaah dadkeena wa inay kudeydan
Masha ALLAH
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم.
Masha Allah shiikh
Mashaa Allah
Maashaa allaah
mashaallah yarabi usaidey
Allahu Akbar Alxamdulilah
Sheekh mahasanid
Masha alhaa
Maasha allaha maasha allaha 🤲🤲🤲🤲👍
Al hamduli llaah. Maahuwa. Khaaliq. Laaxowla wallaquwata. Ilaabilaah. Maahuwa. Khaaliq. Maashaa. Al llaah mahuhuwakhaliq. Alahu Akbar
waarun anagoooo qabna lixda lixaaad ayuuuu sikasta noo dhaamaaaa alle hawsiyaadsh
Masha Allaah Allaahu Akbar
Mansha allah
Masha allh ilahay ha ku xafido
Mansha Allah tabarakallah xafidullah
Waa Awooda Allaah Subhaana watacaalaa
Masha Allah Tabaarka Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
ماشاءالله
Mansh alaah
بارك الله
جزاك اللهُ
Haa walee niyad jab badan ayaba ila daristey waa dhiiri galin jazaakalah walaalo
SAAX Masha Allaah
الله أكبر سبحان الله العظيم رب العرش العظيم
Haaa aniga wan ha gaajiyey sheekh ilahey ha kuxfdiyo mahadasanid
Ya allah donn ns plus Incha allah Amin
جزاكم الله خيرا
Macha Allah
Soubhanallah
Maan sha allaah allaahu akbar
Maansha allaah alaha barakeeyo wiilka yar.
Walaal Allaha Siyaadiyo laakiin ogoow Waxaa jira kuwo indha la.aan ku Dhashay oo ka Cilmi badan oo Waliba udhashay Soomaaliya Hadii Aay Heli lahaayeen Jaaniska uu kelayna Caalamka Laga Xusi lahaa
Mashaalah
maasha alaah alaah barakeeyo nin walbo siduu iskanigo waaye ama sidii uunaftiisa kadhaadhiciyo
Subaxnallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
Qanib Fataax
Yaa Allah u siyaadi Caqligisa diintiisa Caafimaadkisa Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲
Qatar sidaa ay diinta u cisaysay ilaahay ha u karaameeyo iyagana❤🙏
Sheekh Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Jazakuma lah Sheekh 🤳✔️
MashaAllah TabarakaAllah
Allaha u siyaadiyo, sheekh
Soomali waxay ku mahmaahdaa wixii casir kugu dhaco ayaa cishihii lagugu caayaa Marka Allaha na soo hadeeyo Allahuma Amiin Amiin
wax walbo waa awooda ilaaheey
الحمد لله على كل حا
msh alh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim
mashaa Allah 🥰🥰🥰
Maashalla
Mashaalaah 💯💯💯💯💯
سبحان ألله. لاحول ولاقوة إلا بالله
masha allah
manshallah ❤❤❤❤
Manshaalahaa
Mashallah mashallah jzk Allah ustaaz
Machallah 🇩🇯 jazzakAllah
Mashallah. Moreover he thanks Almighty Allah
Masha allaah
Salalahu Aleihiwasalam
ASC shiiq
Wcs
Mashallah🎉
Machallah
Alaha xafido waa wiil ilaahay karaameeyay kuwa 6laxaad qabana wuu ka awood iyo karti badan yahay runtii waa wax ku qaadasho nool oo aan arkayno ilaahay ha barakeeyo walaalka islaamka ah maasha alaaah
MASHALLAH
Haawaatukadey
Subxaanallah
Wuu dadaaly mnsh allh
Allahu akbar
Illahay waxa aan ka baryayaa in ay dawadaan Somali meel ay joogan, Illahay ay u toobadkeenaa waqtiyada ay iska dayaceen, ee ay Wali ku jiraan danbiyada ay naftoo iyo nafta walaalahood ka galayaan..
Biyo gacmahaaga laga dhargaa
asc sheekh somalidu qofka nafada ah iyaga niyad jabiya way cayaan
Supxaana laah
MashaAllah
Maasha allaah alle how siyaadiyo noloshu malaha cudurdaar waa wiil mudan kudayasho
Islaamnimadu waa sheyqaali ah haduu ahaan lahaa qof aan diin leheen nolosha ayuu ka quusan lahaaa
Allahu akbar 🥹🥹🥹😭😭😭😭
Subxanalaah
Scw scw scw scw 🥰
Isooo boqo walalkeey qaliga
War sax ah baad u sheegtay dadkaaga
wllahi ruuxa kudayasho ayuu mudanyhy in lagudaydo
ayuu mudanyhy
rabiyoow umiciin
asagoo sidaan naafo u ah inow sidaan wax u barto caadi ma ahan