PART 2 |STILL UNBOXING (omg 🤯 the dress!!!) | ITSSAWO 🎀💗

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Asc my darlings I hope you are doing well x 🎀
    Asxaabta qaaliga ah, waan idiin mahadcelinayaa taageeradiinna iyo hadalladiinna qiimaha weyn ii leh. Aad baan ugu mahadcelinayaa dulqaadkiinna iyo sidaad iila socoteen. Fadlan hoos ka eeg links / names of everything mentioned!
    The dress
    (Shop Debenhams )
    Coast
    Pearl Embellished Bodice
    Bridesmaids Tulle Skirt
    Dress
    The bag
    (Shop TKmaxx )
    COACH
    Coral Cross Body Quilted Bag
    The Dehumidifier
    (Shop Argos)
    Challenge 10 Litre Dehumidifier
    Code 849/9493
    Instagram @itssawo
    Snapchat @awoxih
    TikTok @itssawo

Комментарии • 66

  • @Bilcan
    @Bilcan 26 дней назад +4

    Dulqaadka wd nagu ogtahey keep going wll😍vediogu Waa cajiib m.a

  • @aragsanahmed-gt7dn
    @aragsanahmed-gt7dn 27 дней назад +6

    shukran hppt saan kuuu jecelnahy allah ku jeclaado😍😍

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 26 дней назад +5

    noloshaydu way isku dhex daadsantahay meeqa sanaa kuwadaa inaa kala guro ilahay sidii khayrleh haka dhigo

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 27 дней назад +5

    Naa wllo wan ku jecelahay wllahi 😂😂 routine waapa iigu baxdaa ❤

  • @munamohamed4850
    @munamohamed4850 27 дней назад +3

    Nooga faaiidee wlo buugta❤❤❤

  • @samiirasuulay5769
    @samiirasuulay5769 15 дней назад

    Awo your henn is so beautiful mash allh tabaarakalah

  • @Hamiida-hn2vv
    @Hamiida-hn2vv 27 дней назад +1

    Awo wllo adeg mudan wallah sedaan ku jacelahy laga hade karayo vedo waxan dawad ang dhuuxay oo sii jacelsan vedog ayuu iska dhamad wllha qof Somali sidaa uma dawd, wllo illah haku barakiiyo gurig illah haku barakiiyo

  • @Sabrin_aqil
    @Sabrin_aqil 27 дней назад +7

    Wallahi I just love you Awo walalo you're stunning especially i really like the quality of your videos Allaahuma barik 😍🤎

  • @Dheymonqurux
    @Dheymonqurux 27 дней назад +1

    Maanta qofkii 3xaad baan ahay 🎉😂
    naacawoow wallo nosobadi video yadaada waanu jecel nehe waliba routine ❤

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 27 дней назад +1

    Awwo can u imagine i was talking about u,i was like i like everything about awo walahi wan iskajeclahay walalo❤😊

  • @muniabdulahi1529
    @muniabdulahi1529 27 дней назад +8

    Omg I was thinking about you I was like where did she gone 🥹❤

  • @eprohoda
    @eprohoda 27 дней назад +1

    ‘sup?. yeah!you created outstanding footage!😌

  • @rahmaabdi4652
    @rahmaabdi4652 22 дня назад

    May Allah protect you wherever you are and may He also protect you from the evil eye Allahum amin.

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 27 дней назад +2

    Naa cawo video yada nagala soo dhakhso

  • @MuniiraDhalgoped-wp8iw
    @MuniiraDhalgoped-wp8iw 27 дней назад +2

    Nayaa cawoy waan ku xiisay xitaa ano safar ku jiraa kudaawanayaa balwad bad jno qotayba❤😂

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 27 дней назад +1

    Good cawooy buugta noso badi wllo wa cilmi wlhi wad ubaladhan in laga faaido iido wan bilabaya insha allh ana manta 20/ 8/2024 Tue day

  • @fatimanuh5279
    @fatimanuh5279 26 дней назад +1

    Awo war badan ❤😂

  • @nadamuuse4439
    @nadamuuse4439 23 дня назад +1

    Cawoy wll aroosku ma mid aan dhicinba😂

  • @najmoclladiif5011
    @najmoclladiif5011 26 дней назад

    Ahhhh cawo san malin walba channelkga u eegaayy waan dly😂🎉❤

  • @AsmaYasin-rl8xm
    @AsmaYasin-rl8xm 27 дней назад +1

    Allla cawoy qalei ❤wlhei fariid tahe codsi wll sidee english isu baraa

  • @sagalmustafe7565
    @sagalmustafe7565 25 дней назад

    Wow wow waa lagu dawanaya malintaas cawoy 😢😂 I love you so much pretty wllhi ❤

  • @kawsarabdi7574
    @kawsarabdi7574 27 дней назад +1

    Finally I'm the first person 😂🤚

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 27 дней назад

    Awo waa ju jeclahy ❤

  • @rahmaabdi4652
    @rahmaabdi4652 22 дня назад

    My favorite RUclipsr forever 👑✊️ Awo i thousands likes Sister 🤍

  • @MuunaFarxaan-fg1np
    @MuunaFarxaan-fg1np 23 дня назад

    Awo wll

  • @Kaltoum-e4j
    @Kaltoum-e4j 27 дней назад

    Salam sister I love all ur videos and I love u too keep going sister

  • @zahraYassin-cx4pi
    @zahraYassin-cx4pi 22 дня назад

    ani buuga waa iska akhriya walhi wakhti lumis caadiya 😁

  • @KowsarHassan-tu2dj
    @KowsarHassan-tu2dj 18 дней назад

    Cawo noosogali gacmaha luga waxaad marsato mcnbadaney❤ 🙏

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 27 дней назад

    Videogaga qualitygisa waa high ma cameradad badashay mise waxad editka ku samaynayso

  • @Runeeeyyyyyyyy
    @Runeeeyyyyyyyy 27 дней назад

    Ala first ahay Maanta❤🎉

  • @mumtazahmed9720
    @mumtazahmed9720 25 дней назад

    Oh no one day marku yaalay ayan dawanaya manta awalba 1h isago gaadhin dawan jiray 😭💔

  • @IstaHiLHagio
    @IstaHiLHagio 27 дней назад

    Naya AwoYyy GuLaYso ❤

  • @fatimaibrahim4803
    @fatimaibrahim4803 27 дней назад

    Nice my sister, u are so funny wallahi ❤

  • @NAIMAjamal-b4w
    @NAIMAjamal-b4w 27 дней назад

    Alla cwooy ku jecliya m.a

  • @SuleeqoAhmed
    @SuleeqoAhmed 27 дней назад

    Mnsh allah

  • @Cayni842
    @Cayni842 27 дней назад

    Abyo alaabtan ku qancin sidee loo celiyaa plz jwb

  • @Maproukamouse
    @Maproukamouse 26 дней назад

    Na awooy maxad timaha ku bixisay ka soo hadal plz❤❤

  • @ikramindho370
    @ikramindho370 24 дня назад

    Awo walalo routine ama waxa so galinaysid RUclips Haa ahadan wax Is leh hadaba Meel aa ubodaysid wax ka badal

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 22 дня назад

    M.a

  • @hodmanmahmah
    @hodmanmahmah 27 дней назад

    Awo abaayo su’aal ayana rabay inaa ku weydiiyo😊

  • @hodanahmed3399
    @hodanahmed3399 27 дней назад

    Love you hppti❤🎉

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 27 дней назад

    Awo qali mobil iigad❤

  • @Fayza612
    @Fayza612 27 дней назад

    Nayaa walalo wan ku xiisney halke ka baxdey 😩😂

  • @ayanomar3703
    @ayanomar3703 26 дней назад

    Dear tell us book name

  • @Is_Sheverthing
    @Is_Sheverthing 27 дней назад

    عووو حبيبتي 💖

  • @aminaabdixabiib4631
    @aminaabdixabiib4631 27 дней назад

  • @shukriabd6552
    @shukriabd6552 26 дней назад

    Awo intaas video ku dubnaaya la maqneed bilaa waji 😂😂

  • @ciiltirahaween4580
    @ciiltirahaween4580 27 дней назад

    wll cawooy waan kujaclahay ilahay amarkiisa waan kugu dayada wllo muuqalada soo badi dee😢😢😢

  • @queenaaliya6563
    @queenaaliya6563 27 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @KhadaryasinYasin
    @KhadaryasinYasin 27 дней назад

    Cawoooy yaan kaaga dacwoonaaa inadeeer 😂

  • @user-jr8ud8rx9c
    @user-jr8ud8rx9c 26 дней назад

    Cawoy we miss you ❤nosobadi video yada kii instagram kana away

  • @sumayarashid3049
    @sumayarashid3049 27 дней назад +1

    what is called the book?

    • @aishaomar6052
      @aishaomar6052 26 дней назад +1

      I think she said the book called,the code of the extraordinary mind

  • @hamdajaamac1994
    @hamdajaamac1994 27 дней назад

    Qofki 4 noqday😂😂

  • @user-pe8en4uf2y
    @user-pe8en4uf2y 27 дней назад

    17 ila manta marwalba adi dartaban RUclips ugosalayay

  • @asmayare7814
    @asmayare7814 27 дней назад

    Wn xanaaqbadanahey anoo dagaalkii galay ayan is arkaa😂😂😂

  • @Saabiriinaa-iv6tc2fb2g
    @Saabiriinaa-iv6tc2fb2g 27 дней назад

    Wadba yartehee mxd uguursatey xbbti

    • @munahusen4621
      @munahusen4621 27 дней назад +1

      Abyo maxaa dhiba hdey gursaty iyadoo yar mustaqbal hdy sameysaty waa farxd mashallh udheh

    • @BilanHassn
      @BilanHassn 27 дней назад

      ​@@munahusen4621 naa wll horta many caruur dhalin

    • @Xxxxxxx-s2s
      @Xxxxxxx-s2s 26 дней назад

      Oo maxa ka lumey neh naa bal aamu yaan lagula yaabine

    • @nasroCumar-cp5yp
      @nasroCumar-cp5yp 25 дней назад

      Malaha guurkaaad qalad ka fahantay huno 🤨🤨

    • @NawalHussein-yq2uv
      @NawalHussein-yq2uv 20 дней назад

      guurka ceeb ma ahn hadi qof kugu haboon heshid

  • @Maryamshire26-zn3vm
    @Maryamshire26-zn3vm 26 дней назад

    Book name &full name 😢😢

  • @NimcoHassan-p5v
    @NimcoHassan-p5v 27 дней назад

    ❤❤❤❤❤