Chamakh ma dhaceeso in Arteta iyo Arsenal-ba uu waa xunyihiin dhaho 😂 😂 Een een… Een.. asoo dhahaayo uu marmarsiiyo u keenaa 😅😅 Arsenal meel ma gaareeso haku daalina qabiir haduu Arteta ka tago xitaa macalin kale inuu toosin karo ilama ahan.
Manchester City have earned 27 points after 16 Premier League matches in the 2023/24 season, placing them in fifth position in the league standings. They have won 8 matches, drawn 3, and lost 5, with a goal difference of +5. The current league leaders are Liverpool, with 36 points, leaving a gap of 9 points between Manchester City and the top spot.
Asc aqayaarta sharafta leh waaniisalaamayaa tan labaad aad ayaan usugaaye barnaamijkaan sanadka 2 oo aan hal video 📹 iga dhaafin falanqeeyaasha somalia 🇸🇴 kuwaan ugu jeclahay No 1️⃣ aa iitihiin sxbkeey carab waan salaamaa
Haa, haddii aan isbarbardhigno Manchester City sanadkii hore iyo Arsenal xilli ciyaareedkan, Arsenal waxay leedahay jaanis fiican marka loo eego dhibcaha ay haystaan 16 kulan kadib. Sanadkii hore, Manchester City waxay ku heshay 27 dhibcood 16 kulan kadib, hase yeeshee waxay awooday inay dib u soo laabato oo ugu dambeyn ku guuleysato horyaalka. Taas waxaa sabab u ahaa qaab ciyaareedkoodii cajiibka ahaa ee qaybta dambe ee xilli ciyaareedka iyo qaladaadkii kooxaha kale ee horyaalka ku tartamayay. Hadda Arsenal waxay leedahay 30 dhibcood, taasoo 3 dhibcood ka badan sida ay Manchester City u heshay xilli ciyaareedkii hore marxaladan oo kale. Haddii Arsenal ay sii wadaan qaab ciyaareed wanaagsan oo ay ka fogaadaan guuldarrooyin iyo barbaro badan, waxay leeyihiin fursad wanaagsan oo ay ku tartami karaan horyaalka. Si kastaba ha ahaatee, waa muhiim in Arsenal ay ka taxadarto kooxaha waaweyn sida Manchester City iyo Liverpool oo mar walba awood u leh inay natiijooyinka beddelaan qaybta dambe ee xilli ciyaareedka. Tartanka wali waa dheer, laakiin Arsenal waxaa ka muuqda horumar iyo fursad wanaagsan.
Arteta anika waku hysaa arsenal wxa uu ka dhigay team weyn team oo hada ah teamamka lka cabsado arsenal marka lka reebo last two season 10kii sano ka horeysay arsenal wxa ay ahayd team koox weyn aan ka badan karin xifaaltami karin koox horyaalka qaado 6 point ka qaada sanada ksta kwa championka aadaana uku yran 4 point ka qaata lkn hda waa team tartamo lkn nasiibka uu saacid la yahay cilad uku weyn waa garabka mertenelli hadii la xaliyo wxaan aaminsanahay xtaa looma baahna striker
Arsenal macalin la aminaayo wey soo aragtay hadana uma baahno mid kale in ay waqtiga u dhereyso intaas oo sano waxan saxada europe uga maqneynay wa isbadal la'aanta waxaadna ka arki kartaa koxihii macaliminta badbadaly waxa ay qaanadahoda ku soo kordhiyeen halka anaga waqtigas nooga dhamaday 1 macalin
Arsenal iney horyaal qaado waxa kadhow in Somalia nuclear sameysato noole idinka dulqaad badan ma arkin 5 Sano koox le laso dhisaata waligeey ma arkin 😅😅😅
master islow iyo
Asxaab taada
Keep goin legend
Fans spurs oooo
Joga dalka saudia
Name ku wa Awad
Chamakh ma dhaceeso in Arteta iyo Arsenal-ba uu waa xunyihiin dhaho 😂 😂
Een een… Een.. asoo dhahaayo uu marmarsiiyo u keenaa 😅😅
Arsenal meel ma gaareeso haku daalina qabiir haduu Arteta ka tago xitaa macalin kale inuu toosin karo ilama ahan.
Manchester City have earned 27 points after 16 Premier League matches in the 2023/24 season, placing them in fifth position in the league standings.
They have won 8 matches, drawn 3, and lost 5, with a goal difference of +5.
The current league leaders are Liverpool, with 36 points, leaving a gap of 9 points between Manchester City and the top spot.
Asc aqayaarta sharafta leh waaniisalaamayaa tan labaad aad ayaan usugaaye barnaamijkaan sanadka 2 oo aan hal video 📹 iga dhaafin falanqeeyaasha somalia 🇸🇴 kuwaan ugu jeclahay No 1️⃣ aa iitihiin sxbkeey carab waan salaamaa
Haa, haddii aan isbarbardhigno Manchester City sanadkii hore iyo Arsenal xilli ciyaareedkan, Arsenal waxay leedahay jaanis fiican marka loo eego dhibcaha ay haystaan 16 kulan kadib.
Sanadkii hore, Manchester City waxay ku heshay 27 dhibcood 16 kulan kadib, hase yeeshee waxay awooday inay dib u soo laabato oo ugu dambeyn ku guuleysato horyaalka. Taas waxaa sabab u ahaa qaab ciyaareedkoodii cajiibka ahaa ee qaybta dambe ee xilli ciyaareedka iyo qaladaadkii kooxaha kale ee horyaalka ku tartamayay.
Hadda Arsenal waxay leedahay 30 dhibcood, taasoo 3 dhibcood ka badan sida ay Manchester City u heshay xilli ciyaareedkii hore marxaladan oo kale. Haddii Arsenal ay sii wadaan qaab ciyaareed wanaagsan oo ay ka fogaadaan guuldarrooyin iyo barbaro badan, waxay leeyihiin fursad wanaagsan oo ay ku tartami karaan horyaalka.
Si kastaba ha ahaatee, waa muhiim in Arsenal ay ka taxadarto kooxaha waaweyn sida Manchester City iyo Liverpool oo mar walba awood u leh inay natiijooyinka beddelaan qaybta dambe ee xilli ciyaareedka. Tartanka wali waa dheer, laakiin Arsenal waxaa ka muuqda horumar iyo fursad wanaagsan.
Khabiir intaan dhihi laha baa dhehday weli waxan qaba arsenal waa iney tahay kooxda loogu cabsida bdn yhy iney horyalkan naga qaado
Kulankii liverpool vs Tottenham soo dhig, waan ku sugayaa
Beri bu so dhigaya
Chelsea fans 💙 like 💙 👍 👌
Slot waxa la oganayaa markey ka tagan
Salh vandik arnold 💯💯💯💯 inu ficnyay inkle
Abirazak wu saxdinyahay pep hadana Emery waye ✅️✅️✅️
Palace 1-1 arsenal wxba uma haayo corner in la isku haleeyo horyaal laguma qaado
Arteta anika waku hysaa arsenal wxa uu ka dhigay team weyn team oo hada ah teamamka lka cabsado arsenal marka lka reebo last two season 10kii sano ka horeysay arsenal wxa ay ahayd team koox weyn aan ka badan karin xifaaltami karin koox horyaalka qaado 6 point ka qaada sanada ksta kwa championka aadaana uku yran 4 point ka qaata lkn hda waa team tartamo lkn nasiibka uu saacid la yahay cilad uku weyn waa garabka mertenelli hadii la xaliyo wxaan aaminsanahay xtaa looma baahna striker
Chamak football badan makasayo, Aarka aa qabiir eh
Hore usoco Arsenal ade ku bahanthy 😅😂
Did Artete ever win city at Ettihad? Plz answer me guys😂
Did klop win pl etihad😂?
Kkkkk yes I think champions league
No way 😅
No, bus uu dhigtaa haduu etihad tago 😂
@@najaxmohamud131of course in a champions league 😂.
Don’t ever compare Klopp and arteta!
Hadalka ka qaybiya ha wada buuquni
Chamakh Sadax aalagugu yhy runta aqbal zxp😅
Anu aarka Ayan ku raac sanahay dhibka dhan waa arteta wayo arteta waa nin ey ku jirto yaan Lagaa badin riski qaadasho malahan
Arsenal waa koox yre hysku mash quulinina 0 europ cup 😂😂😂😂😂
Waxa meesha ka jiraba kama hadleysaan arsenal sidii stoke noqotay waxay helee corner ama foul waaba dhiganee labo daqiiqo waa dhumee ayadoo waliba koox yar ubaxee dagdag firfircooni iyo horay usocod maba rabaan mantel ahaan udilay ciyaaryoda arteta out waaye marka
Artet coach xun ma ahan lkn Arsenal aya ah team cup qadhii karto oo hawar qabto dpka wa taaz
Morino iyo yarka Italian ka ah muxu ku falaaayey weeereryahan wayn buu u baahna ama garab bidix ah oo fcn
Arteta iyo arsnal wa nin iyo naag mudo is qabay wax isku dhali wayay e hakala danestan cilada ha la ogaade
Chamach su'aal walbo la weydiyo waxu so qaadana "seasonkii hore"😂
Arsenal macalin la aminaayo wey soo aragtay hadana uma baahno mid kale in ay waqtiga u dhereyso intaas oo sano waxan saxada europe uga maqneynay wa isbadal la'aanta waxaadna ka arki kartaa koxihii macaliminta badbadaly waxa ay qaanadahoda ku soo kordhiyeen halka anaga waqtigas nooga dhamaday 1 macalin
ARSENAL Wa biyo caadi 😂😂😂😂
Chamack runta iskuma sheegayo sxp kooxdada runta ka sheg
Asc aqayaarta Arsenal waa koox aad abudweyn ,Arteta macalin kafiican ,wenger dabadii majiro,arteta ilaa 22 sano insha allah uu jogayaa.
Isloow waa saxan tahay chanakh waa qal dan yahay falaqeen waxba kama ogo ha iska daayo
Arteta wa xaar caadiya
Reer arsenal sanad ku sanadkiina maaha😂😂
Arsenal waxay u baahan tahay macallin geesi ah, Arteta waa fully.
I agree with islow
AARKA RAFA HADII XASUUSI HA SADID... REINA 05/06 CLEAN SHEET ISKU SOOCODO WAAYE
Xitta city-dan oo without rodri ah artete kama badin karo
Isloow ninka layiraah chamach falan qeeye ma,ahan ee naga daa
Yarkan chamkh arteta ma adeerkisa mxaa ka galay
carab rageedii run baad shegtay arsenal meel baa laga haystaa hhhhhhhh
5sano bilaa cup weyn ah ma aqbali karno arteta waa with out luck aan kala nasiib sano
Illa fahma City home- keda ka wadaa
Arsenal iney horyaal qaado waxa kadhow in Somalia nuclear sameysato noole idinka dulqaad badan ma arkin 5 Sano koox le laso dhisaata waligeey ma arkin 😅😅😅
Liverpool iyo totaham ma duubin miya zhp
Ferguson ba waa loo dulqatay?
Arsenal will compete just top 4 this season and will win carabao cup and champions league 👏 🙌 insha allh saas bay ila tahy
😂😂
Champions league aa
Arteta kooxdiisa iskuma maleyaan in ayihiin koox awodbdn oo horyaalka awoododa ay ku qaadi karaan
Shamakh wixisa wax ka jira malahan 😂
Arteta out damiin ma gudbe ah weeye 5 sano hal koob iga tag dheh 😅🙌
Chamakh kan lagu sheegayo nio inaga daa waa hadal iyo buuq badan yahay
😂😂😂😂😂2aaaa😂😅
Isloow sax 100
Arteta koxda intu ka kenay😂 5 sano joga saxan le u qaday arsenal kahor xita saxan way qadi jirtay koxda meshede le jogta ani ahan
War nio ibraahim carab fany waye walhi😂
Chamakh iyo aarka maxay isku hayaan hortah hadaad fikradihiinu is diidan yihiin naga daaya muranka video ga dheeranaya😢😂😂
Aniga arteta 2ba an isqabanaynin ayn ku arkay waa fulay hadana islawayn cajiib😂
😂❤😂😂😂😂
1 suuqa ayaa ka qaldan 2 macalinka wax kalsoni ah. Ma heestu 😂maamulka wax kalsoni ah ma heestaan 😂 Chelsea maamul isku kalsoon ayaa macalin isku kalsoon ayay heleen 😂 man cty pep ayaa joogu 😂 unatid hada ayaa la arki doonu
System kaa qaldan arteta wu is warerinayaa 😂
Horyalka Jalsiba iskalehe
CHELSEA* 💙💙💙
CRYSTAL PALACE 1-1 ARSENAL
Aniga ARTETA Wuu ila Fiican Yahay ee waxaa Ku Yar Hubka oow ku Falgali lahaa sida Werarka oo Kale martineli waa in badal loo helo
No arteta no arsenal
Asc islow, carab, chamakh and arka cawada waxaad ka hadasheen majiro artete chapter only mida kale u wasted all the time
Best current coaches in England
1.pep
2.arteta for sure
Mida kale Unai emery arsenal wuu kufashilmay hadii arteta ka fican yahay muxuu arsenal wax ogu qaban waaye
My prediction for the game.
Crystal 2 vs arsenal 1.
Asc arteta macalin kafiican ,hadda majiro Arsenal tagero dhabta ah ee tageera Arteta wey aminsanyihiin ,mel gaban ayaad ka hadlaysaan ,bal hadda caday ku haboon taktikada macalin arteta so ban dhig mesha hadal bilaa aqonta nadaa
War nio ninkaan aarka la dhahaayo hoos u hadal dheh markoo hadlaayo maxoow la qeyliyaaa horta dad dhagoolo ah moo lahadlooyaaaa 😂
Ars 3 palez 1