Suuqa Ugu weyn Hargaysa | waxaan kula kulmay dad cajiib ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 ноя 2024

Комментарии • 1,9 тыс.

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. 3 года назад +3878

    Masha allah kusoo dhawoow hargeisa walal inbadan ayaan ku taamayay inaan kula kulmo aadban ugu faraxsanahay 🤍

  • @ogaansho
    @ogaansho  3 года назад +1106

    Kanaalka Qays Qaysar ruclips.net/channel/UCzMwjNEevJUgcUyznEz-Rbg

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 3 года назад +276

    Masha allh 😍 hormar wacan wallahyn reer hargeysa❤ from reer muqdisho🇸🇴

  • @hassanfalastiini820
    @hassanfalastiini820 Год назад +10

    Hada suuqa waaheen wuu gubtay lkn AlxamduliLAAH hada ayaa suuq aad u wanaagsan la dhisayaa
    Ustaad omer inshaar waad mahadsantahay❤❤❤❤

  • @bravoboy6555
    @bravoboy6555 3 года назад +634

    IMISAA TAAGEERA QAYS QAYSAR😇

  • @dmohamed
    @dmohamed 3 года назад +16

    Hargaysa, xarunta fanka, xadaaradda, horumarka iyo qalbiwanaagga. Guulaysta reer Hargaysa.

  • @gboob5014
    @gboob5014 3 года назад +179

    From jigjiga inbadan waxaan daawaday TV yada waaweyn ee kasoobaxa Somaliland mana arag muuqaal nuucan ah Masha Allah ❤ waligay ma maqal suuqa waaheen jazaakalaah ustaad Cumar iishaar❤❤💓💖💗

    • @rodanor8674
      @rodanor8674 3 года назад

      Turgut bey waan u xiisay wallaahi

  • @acacius9903
    @acacius9903 3 года назад +169

    Somalilanders are truly blessed people. One of the kindest people and welcoming people. No wonder Allah blessed them even more with peace and much more. May Allah always guide and protect the people of Somaliland wherever they are. Ameen.
    Guuleysta beautiful people.

    • @mrprince7062
      @mrprince7062 3 года назад +7

      Somalis are generally very welcoming and very hospitable towards others.. Laakin nasib xumo ayaga aya isku daran oo xaasid isku ah!

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +3

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

    • @khalidjr5164
      @khalidjr5164 3 года назад +4

      @@c.m.a.1937 bila camal waa labartaye baro English ka

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      @@khalidjr5164
      Ingilishka inaa kaa badiyana waa macquul

    • @khalidjr5164
      @khalidjr5164 3 года назад +1

      @@c.m.a.1937 war ducuf ayaa tahee wax isku dhaan o.o iskada qoralkan aad cut and paste nafta aad kaga saartay

  • @bile10
    @bile10 3 года назад +184

    Hargaisa 2019 baa iigu horraysay waxaan joogay 3 maalin, dad aad u wanaagsan, magaalo qurux badan, waqtigaa igu yaraaday maahee anigoo jecel ayaan ka tagay.

    • @hodanyussuf6572
      @hodanyussuf6572 3 года назад +5

      Noo imo markale

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 года назад +3

      @@hodanyussuf6572 miyaad madax bannaantahey wllo haddey haa tahey ilasoo xidhiidh wllo Thanks

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 3 года назад +3

      @@naasirfaarax903 aderow melahan kagame qadhaabto naagaha melaha si live u qabo way buuxaane inta melba reply kaledahay mad madaxbanaantahay

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 3 года назад

      @@maxamedhubbi6860 hhhhhh

  • @omar33644
    @omar33644 3 года назад +91

    Hargeysa magaalo aan jeclahay maalin un waan booqan doonaa in’sha Allah🌹

    • @yasinmaxamed7172
      @yasinmaxamed7172 3 года назад +2

      Incha allh waana lagugu soo dhawayn doona wllo

    • @omar33644
      @omar33644 3 года назад +1

      @@yasinmaxamed7172 mahadsanid wll

    • @nasramaxamed6311
      @nasramaxamed6311 3 года назад +2

      Waa kusoo dhaweynayaa

    • @omar33644
      @omar33644 3 года назад +1

      @@nasramaxamed6311 mahadsanidiin dhammaantiin

    • @abdirizakdhoodhe9136
      @abdirizakdhoodhe9136 3 года назад +2

      @Somali traders Ku Soo Dhowow Walal Hargaysa✋✋

  • @axmedabokor4427
    @axmedabokor4427 3 года назад +153

    Ok sidan rabnay mashaallah
    Inta reer Hargeisa ismuujiya

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 3 года назад +9

    Somalia 🇸🇴 ma arkin lakin wan ku dhashey wan ka qaxney anoo yar lakin way iga nasiib badan yihin dad dalkoda jooga oo nabad haysta salam from USA 🇺🇸

    • @farxaanmuuse2993
      @farxaanmuuse2993 5 месяцев назад +1

      Nookalay wllo dhulkaagii hooyowanu kugu soodhawaynaynaa waawadankaagii

  • @Edbashir
    @Edbashir 3 года назад +263

    I love ❤️ Magaalada Hargeisa .. wallahi shacab qalbi wanaagsan ayaa ku nool
    From Qardho 🇸🇴

    • @abdiosman8648
      @abdiosman8648 3 года назад +2

      Aad bad u mahadsantahay bro🙌

    • @Edbashir
      @Edbashir 3 года назад +1

      @@abdiosman8648 🙏🏼

    • @soultimanabdillahi4076
      @soultimanabdillahi4076 3 года назад +2

      Ala qardho Qaaar aan sxpo nahay degan oon pubg ga wada dheelno 😃😃 qardho

    • @Ahmed-jama
      @Ahmed-jama 3 года назад +1

      @@soultimanabdillahi4076 war waa ikan dee😂

    • @Edbashir
      @Edbashir 3 года назад +1

      @@soultimanabdillahi4076 😂 igu dara dee

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 3 года назад +48

    Hargaisa amaba somaliland meel dad ilbaxa nabadu u tahay hoy so dhowayn wacan ❤️

  • @ahmedkhader4923
    @ahmedkhader4923 3 года назад +44

    waar reer hargaysa hadal wacanaa .. masha allah alhamdullilah .. waaban yaabay

  • @zubeirmohamed8551
    @zubeirmohamed8551 3 года назад +130

    I’m in Hargesia now for awhile from USA, best Somali city to be in… Hargeisa has an amazing Weather plus it has great potential for small to midsize Business ventures. All Somali people should Invest in this beautiful city ❤️

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 3 года назад +4

      Booliskeeduna ma yahay mid ka shaqeeya amaanka oo magaaladu nabad ma tahey?

    • @zubeirmohamed8551
      @zubeirmohamed8551 3 года назад +5

      @@naasirfaarax903 bro policeka magalada amaan kadigeen bila license gari mawadi kartid… Allah huziyadiyo aminga magala madhax labad oo somaliyeed❤️🌺

    • @BOGCAD_TEST
      @BOGCAD_TEST 3 года назад +2

      Hargeysa caasimad ma nqon karto oo xur uma aha qof kazta wxu rabo inu sameysto

    • @edmo8912
      @edmo8912 3 года назад +6

      @@BOGCAD_TEST hhhh are for real , ka xun baad tahy hargeisa caasimadnimadeeda noocagan waxba laga waydiin maayo rayigaaga ka xumidu ka muuqato uunbad sheegtay, caafimad baan kuu rajaynaya

    • @aymanismacil787
      @aymanismacil787 3 года назад

      @@BOGCAD_TEST futadada kawaramaysa abti

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 3 года назад +261

    Hoygii nabadda, Ilbaxnimada, xadaaradda, halganka, soo dhaweynta, sooryo bixinta, akhriska, qoraalka, fanka, suugaanta, hiddaha, dhaqanka iyo Caasimaddii Ummadda Jamhuuriyadda Somaliland, Hargeysa hadh-wanaag.❤
    Somalilanderska sii qaas ah baan u salaamayaa, Cumar Iishaarna waa ku mahadsan yahay booqashadiisa iyo muuqaalkan quruxda badan.

    • @RIHDAKAGAWA26
      @RIHDAKAGAWA26 3 года назад +1

      𝙒𝙖𝙖𝙣𝙪 𝙠𝙖𝙖 𝙦𝙖𝙖𝙙𝙣𝙖𝙮 𝙯𝙭𝙥

    • @vector_vector__
      @vector_vector__ 3 года назад +7

      Waxa fiicnaan lahayd adigo yidhaa waxan salaamaya SOMALI oo dhan waayo walaalo ayaynahay dhamaanteen diin iyo isku af .

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 года назад +1

      @@vector_vector__ iska day dad cuqdad ku jirto waaye

    • @runtumafantaa7030
      @runtumafantaa7030 3 года назад +13

      @@vector_vector__ walaalo ma nihin, afkan aad sheegaysana xataa Carabtu waa isku luuqad, inaan idhaahdo Soomaali oo dhan baan salaamayaa waa midhka keliya ee aan iska ilaalinayay, anniga Somaliland oo keliya walaalahay ah ee xaasid aan horumarkayga iyo guushayda raali ka ahayn walaalo kama dhigto. Markalaan ku celinayaaye, waxaan salaamaa Somalilanderska gobta Soomaalida ah ee qarxa haddaad doontaan.

    • @zallaama
      @zallaama 3 года назад +4

      @@runtumafantaa7030 waanu kaa qaadney wlloh qali dadkan jugta qaba ee soomaliland cuqdada ka qaadey dhag how dhigin

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 3 года назад +28

    Thank you Omar inshaar adiga iyo Qeys Qaysar iyo asxaabta kalle 🤞🤞

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 3 года назад +113

    Masha allah hargayda weligey maan arkin sallan sharaf rer hargaysa from jabuuti

    • @xasanxeefo2628
      @xasanxeefo2628 3 года назад +2

      Waa lagaa qaaday Wll

    • @BaraadTv
      @BaraadTv 3 года назад

      Ana fadumoy kuguso dhweynya wlhi hargeisa si shatf iyo maamuus lehee emailkga xgn iso dhig

    • @khaalidaadan841
      @khaalidaadan841 3 года назад

      Walaga qaday wllo

    • @shabeelweheshade4297
      @shabeelweheshade4297 3 года назад

      Waanu kaa qaadnay wllo

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani 3 года назад +4

    Qays yayser waan kuxirnaa in mudoba waana qalbi nadiif ninkaas reer somaliland dadbaa kujira aanan ilaabi doonin ale haidin barakeeyo umada muslimiinta meel walboo ay joogaan

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 3 года назад +508

    Camera + sound + editing+ Cinematography = 100% keep going omar and welcome to hargaisa ❤

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 3 года назад

      Nin wax badan fahansan bad tahay zxp

    • @khalidjr5164
      @khalidjr5164 3 года назад +1

      @@suldaanupthiali1325 Thanks zxp 💙

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 3 года назад

      @@anisoabdirahman549 hee wlk maxad igu qosli😂😂😂

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      @@khalidjr5164
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

    • @khalidjr5164
      @khalidjr5164 3 года назад

      @@c.m.a.1937somaliga wan kudhashay wanan kufana lakin adiga maxa kagalay idiga badaha maxa ku galiyay bila camal ayaa tahay markasad afsomaliga ku hoos dhumanaysa mida kale waxan kuwaydiiyay erayga camerad afsomali kudheh Wadiga af somaliga udoodaye?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 года назад +2

    Reer hargaysa ilbax hore u socda

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi8520 3 года назад +43

    Anoo ree hargeisa ah ayaan si fcn ugu raaxaysanaya muuqaalkan waayo waa muuqaal aan isaga oo kale laga samaynin hargeisa hanbalyo cumar inshaar

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 3 года назад +3

    Mancha Allah tabarkalah gurigaygi weeji iyo meshaan ku dhashay ee aan ku dhaqaaq bartay hargaysa cadey magala ka qiima badan wali man arag dadka reer hargeisa way ka duwan yiiin xita hab dhaqanada kale ee ay leyin dadka somaliyed ku mahadsanid inaad Hargaysa Cadey ka soo diyaarisay barnaamij qima badan❤️🌸🙏🏾😭

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 года назад +133

    Welcome to somaliland zxp gaar ahaan hargeysa hadhwanaag
    Gacmo furan iyo dad ku jecel kusoo dhawoow💯❣

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 года назад +7

    Soo Dhawaw saxiibyaal, Bustaan Dharabku maydhey, xaramkii barbartey, baxsney Hargeysay❤💥💯

  • @abdullahidiinaari2500
    @abdullahidiinaari2500 3 года назад +65

    MASHA ALLH I LOVE 📍HARGEYSA ❤ NABADA IYO BARWAAQADA RABI HA U SIYAADIYO ANAGNE ALLE HANA SIIYO NABADAAS OO KALE ALL THE WAY FROME 📍MOGADISHU 🇸🇴 CADEEY KU NOOLADA GUUL IYO GOBANIMO WLLHA SOAMLILAND ❤💚🤍

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 года назад +46

    Hagaag m.a 😘 *hargeysa way tagtay*
    Guuleysta😘
    *Ciyaal xamar baan ahay* ✌😘😁

  • @hipomaxamett3385
    @hipomaxamett3385 3 года назад +64

    Omg si dhawow from Hargeysa is muujiya 🥺❤️❤️

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 3 года назад +23

    MashaAllah Hargeysa magaalo qiimo leh
    From Bosaso

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 3 года назад +20

    Mnshlh dalkaygii barakeysanaa Ee Somaliland alle haynoo barakeeyo dalka iyo dadkaba Aamiin thanks alot cumar inshaaar

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 2 года назад +7

    Hadad dawaneyso muqalkan dabka kadib waxan kuleyahy🥺👇🏻
    رمضان كريم🥰☪️❤️🙌🏻

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +52

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ...

  • @husseinhassan5426
    @husseinhassan5426 3 года назад +101

    This is the most beautifull and exciting Somali video I ever seen.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +2

      Xusseeyn ✅ xassan ✅
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +2

      @Baba Foodle
      Ingilish aqoon ma ahan luuqad dhammaanteedba aqoon ma ahan

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +2

      @Baba Foodle
      Ingilish waan aqaanaa waana ku hadli karaa laakiin goorteey noqoto dadkeeyga soomaaliyeed afkeenna soomaaligaaa kuwada hadleeynaa, halkan qofkii xog usoo doonto waa qof afsoomaaliga yaqaana ma aqaani haduu dhaho waa beentiis , dadyoowga kale ee horeeyya afafka qalaad weeyka faanaan , warbaahintan ma aha mid ingilish warkeedda ku tabiso , waxwalbo boos ayeey ku haboonyihiin ,intaas waa inaad ogaataa

    • @Dhuxul9
      @Dhuxul9 3 года назад

      @Baba Foodle Af-Soomaali waa in aan ilaashano Af ingiriisi waan ku sanifnay

    • @Dhuxul9
      @Dhuxul9 3 года назад +1

      @@c.m.a.1937 Eebbe haku dhowro walaal waa runtaa waa in aan Af-Soomaali ku hadalno goortaan Soomaali la hadlayno Eebbe hadduu iidmo ❤️

  • @malikjaanuu6870
    @malikjaanuu6870 3 года назад +31

    Wadankada ada leh wlhi documentry yada aad diyariso BBC IYO ALJAZERA AMA tv kale madiyaariyo😱😱

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 3 года назад +24

    Omar waxa aad sabab u ahy alle ka sokow in aan shaqaalo nimda ka baxo oo aan noqdo qof isku filan oo iskiisa u shaqaysta. Mahadsanid walal
    Ma ilaawo talada aad nasiiso ee mararka qaar aan moodow in aad si toosa ila hadlayso.
    "Shaqaale aad tahay waxa dhaama in aad mis yar wadada agteeda dhigato oo aad adigu leedahay."
    Waa talada aan ilaabin waligay.
    Soo dhawoow walal isla hrgaysa ayaan kugula suganahy hadii aan ku arki lahana way wangsanan lahyd waliba aad, inkasta oo aan wajigaga arag hadana waan soo sari lahaa codkaaga.

  • @hiboabdihakiinesse2464
    @hiboabdihakiinesse2464 3 года назад +31

    Masha allah hargeisa Dubai da Africa 💚🤍❤

  • @fino5724
    @fino5724 3 года назад +6

    Alle ha xafido hooyoyinka shaqada xalaasha haysta ee caruurteda ka biilLa ❤🥰

  • @maxamedabshir4393
    @maxamedabshir4393 3 года назад +45

    Awladul casimah is mujiya viva rer somaliland liketa ,👆

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 3 месяца назад +1

    🗣️Masha Allah Somaliland guul iyo gawanimo 👍

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 3 года назад +25

    Mashallah muuqaal magaalada oo dhan ah ayaan ka sugana Cumar oo waxyaabaha kugu cusub ee aad kala kulantay Hargaysa ♥️

  • @farhiohassan1625
    @farhiohassan1625 3 года назад +5

    Waan jeclahay Hargaysa 💞
    Howl wanaagsan baad heysaaa omar inshaar wllo masha allah anigoon suuqa waaheeyn aqoon baad i bartay hda aqoonteyada waxbaa ku siyaaday mhdsnd from muqdisha 💞

  • @abdikariimahmed6670
    @abdikariimahmed6670 3 года назад +63

    I miss hargeisa , hargeisa meel iila dhiganta ma arag runtii wn u xiisay ma'ilamidtahay oo ma u xiistay

    • @apdyrahimbeloved52
      @apdyrahimbeloved52 3 года назад +1

      Wali ma atagin lakin i.a wa dhul somLiyeed oo qof walbo jecelyhay inuu tago Houadi fanka

    • @hoodoclaahi-ye2wh
      @hoodoclaahi-ye2wh 3 года назад +1

      @@apdyrahimbeloved52 waa dhul somaliland leedhy afkaga hagaaji

    • @apdyrahimbeloved52
      @apdyrahimbeloved52 3 года назад

      @@hoodoclaahi-ye2wh Somali iyo Somalia wakala labo Djibouti Jigjiga iyo Garisa Wa dhul somaliyed Somalia maha marka wasidas Ila Hadda Somaliye katirsantehe mala aqonsan marka sas waa🤪

    • @apdyrahimbeloved52
      @apdyrahimbeloved52 3 года назад

      @@hoodoclaahi-ye2wh Muhimadu wa inee Gobol tehe diid ama yeel😂🇸🇴💪

  • @zucaadcabdi5841
    @zucaadcabdi5841 3 года назад +6

    Masha Allah Hargaysa hadh wanaag hoyga nabada allow barake 😍😘😘💚💭❤️

  • @khadaryuusuf5053
    @khadaryuusuf5053 3 года назад +32

    Muqaalkan waan sugayay
    Soo dhawoow wllkaY CumaR InshaR
    Magaaladu waa Magaaaladaadi
    Dadkuna waa DadkaaGi wllkY

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 3 года назад +10

    🥰❤Mansha Allah wallhi Hargeis Qalbiga kajecelhy *From Gabiley* 🥺

    • @apdikanihazzan8138
      @apdikanihazzan8138 3 года назад +1

      Ana ku kenaya

    • @niciimomohamoud2511
      @niciimomohamoud2511 3 года назад

      @@apdikanihazzan8138 hye Gabiley igu imoow dee 🥰🤣

    • @ahmedkhadar1901
      @ahmedkhadar1901 3 года назад

      Niciimo hayna ceebayn madigo gabilay jooga ayaad leedahay hargaysa ma arag wllshy waa magaladii

    • @niciimomohamoud2511
      @niciimomohamoud2511 3 года назад

      @@ahmedkhadar1901 hhhh hye Abti wallhi Gabiley iyo Borma ayuun ban ka Biqilya dee

    • @apdikanihazzan8138
      @apdikanihazzan8138 3 года назад

      @@niciimomohamoud2511 oky ziz 🤣🤣🤣

  • @qalpiga
    @qalpiga 3 года назад +33

    Manshallaha welcome too Hargaysa 🙏🤴🏼🎉

  • @somali756
    @somali756 2 года назад +1

    Mujirimiinta shaydaanada ah ee xabiibkeeyna scw ku aflagaadaya wax hala qabto
    Si Alle Noga raali noqon lahaaa ha lagu dadaalo

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 3 года назад +9

    Dalku barasho ayuu inooga baahanyahay mahadsanid Cumar Iinshar Waxan rajaynayaa Somali innay garan doonto muuhiimada midnimada iyo wax WADA qabsiga.

    • @ابنحلالصومالنذي
      @ابنحلالصومالنذي 3 года назад

      somaliland midnimo somali kama rabtee waxay ka rabtaa in somali ay ixtiraamto qiyamka iyo doonista shacabka jamhuriyada somaliland , ilahay ha xifdiyo somali badankoodo somaliland way ixitiraamaan sidaa rer jabuuti iyo rer jigjiga

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 3 года назад

      waxa xaqiiq ah lkn aadan ogayn intaan midnimo ubaahnhy inaad adna ubaahanthy lkn aadan fahansanyn

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 3 года назад +2

    *Caasimadda Jamhuuriyadda Barakaysan ee somaliland waxay qaabishaa inta ugu badan dadka ugu caan-san bulshada soomaalida sababtuna wax kale maaha dadka ku nool baa laab-Furan, qalbi wanaagsan, soona dhaweeya qof kasta oo soomaali ah oo wanaag wada HOYGA FANKA IYO SUUGAANTA AHNA HOOYADA AKHRISKA IYO QORAALKA WELCOME OMAR INSHAAR.*

  • @huhuhaha6754
    @huhuhaha6754 3 года назад +99

    Welcome hargeisa brother the land of peace and prosperity

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +2

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 года назад +2

      @@c.m.a.1937
      Waa sidaa,
      Luuqadeena hooyo waa,inaan kuhadalnaa oo afkeena kor uqaadnaa waayo waxaan nahey soomaali Waxaana lahadleynaa Soomaali 👏👌👈.

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад

      @@zaalimabdilaahi4466
      Saalim ✅ Cabdullaahi ✅
      Baadiyaha ma xuma

  • @sarreyegaas7873
    @sarreyegaas7873 3 года назад +4

    Nabada Allah u Siyaadiyo reer hargeeysa, nasiib uma helin inaan tago balse waan rajeeynayaa inaan mar uun tago hargeisa borama iyo gobalkii ragga ilaa Barbara insh'allah

  • @mohamedozlo8909
    @mohamedozlo8909 3 года назад +13

    Kuso dhawoow Caasimada jamhuuriyada Barakayzan Ee Somaliland 💚🤍❤️🌍

  • @najmaasad9996
    @najmaasad9996 3 года назад +1

    Cajaa ib wllky wlhy intaad somaliya tagtay wax badan baan kaa faa iidaystay wax badan shukran akhiii

  • @khalilmowlid5034
    @khalilmowlid5034 3 года назад +8

    Waa wax aad loogu farxo walal Omar inshar in uu ina tusayo nolosha qurux da badan ee suuqa hargiesa

  • @salmamustapheali
    @salmamustapheali 3 года назад +6

    masha Allah
    Jaamacada Hargeisa inaad booqoto way wacnaan lahayd😊

  • @ayaanali422
    @ayaanali422 3 года назад +17

    Hormarka waa nabaada
    Somaliland hormarka wacaan💚

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 года назад +12

    Masha Allah Hargeisa my country 🌹❤️thanks for sharing

    • @GaBal_DaYe
      @GaBal_DaYe 3 года назад +1

      Masha Allah wllo waa magaladeenna.

  • @inaaadan706
    @inaaadan706 3 года назад +4

    Masha Allah somaliland dad qalbi fcn ayaa ku nool hargeisa waxay noqoty magaalo lagu soo hirto iyo somaliland ba soo dhowoow Omar zhp legend dirisle abdi isla kulma wuu ku taageeraa💚🤍❤

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 года назад +1

      Lkn dadka xun maxaa u aragna 24hr dad fcn ku nool ladhaha mana la arko waxaa aragna oo kaliya dad kuhaaya xamar ha qaraxdo

    • @inaaadan706
      @inaaadan706 3 года назад +2

      @@meemuunmaxamed3212 nolosha gabigeeda ayaad ka helaysaa wax ku neceb iyo wax ku jecel markaa 95% way idin jecelyihiin 5 qudha mooyaane Idina waxba hakasoo qaadina dadkaa aadka u yar waan jecelnaha somalia🇸🇴

  • @Nuurada_madow
    @Nuurada_madow 3 года назад +11

    m.allah muqaal aad iyo aad uqiima badan hargeysa waa hoyga fanka
    qays qaysar horan ugu xirna dhul aad badana wu nakala barey 👌m.allah cumar keep going

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 года назад +9

    Goorma ayaa kugu dambeesay inaa ku salido xabiibkeena mohamed scw

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 года назад +2

    Ogaansho baryahaan wadankii buu bashalayaa War odaygii dirisle ahaa melhaa ka raadi❤

  • @mantiyo2739
    @mantiyo2739 3 года назад +101

    I've been following this channel for a while and now I really consider this a great advocacy, I would also would like to give Mr Omar a huge thanks

    • @abdimalikali1930
      @abdimalikali1930 3 года назад +1

      Yaa English Ka ugu faanoosaa

    • @salmansk9551
      @salmansk9551 3 года назад +1

      Saxiib soomali baan nahaye af somali nagula hadal.

    • @mantiyo2739
      @mantiyo2739 3 года назад

      @@salmansk9551 you probably didn't hear but the official language of somaliland is English, Somali, Arabic so get your facts straight because you are asleep

    • @abdallaabdullahi5942
      @abdallaabdullahi5942 3 года назад

      @@mantiyo2739 your english is broken

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 3 года назад

    Wa magalo somalied o qurxan nabdon Muqdisha-na wax goni ah ma dhera Dad somalied o walalahen ah aya ku nool Isku af diin iyo dadba an nahay
    Agisimayasha mamaul goboledka hargaisa iyo madaxda Somalia Umbaa siyasadda isku haya balse dadku wa hal Alle siyasad xumada dadkeena haka dhex saaro🤲 Mogadishu-Hargaisa Somalia 🇸🇴

  • @Maan-Hassan_8.
    @Maan-Hassan_8. 3 года назад +50

    Aad baad Umahadsanthy wllkei🤴❤️
    Waa veddogii ugu quruxda badnaa ee ka daawaday Chanelkaga❤️

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 3 года назад +7

    Well com hargeisa caday walaalkay omer inshaar ogaan sho qays qaysar respect full my brother

  • @abdiladiifelmi7782
    @abdiladiifelmi7782 3 года назад +60

    Dadkaygu waa Dad Goba ❤🔥

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 3 года назад +10

    M.a qeys waaa wiilka i kala tusiyay wadankeyga🥰🥰🤩🤩😍😍

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 года назад +32

    Mzha allaH hargeisa iyo omar inzhaar ♥️

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 3 года назад +7

    Cumar inshaar waan Joogaa Hargeisa 💚🤍❤️ Waan is Arki doonaa insha'Allah. Welcome Hargeisa.

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 года назад +35

    Part 2 iyo Hargeisa Insha allllah waan Kaaa Sugaynaaa Bro Omarow

  • @assadabdimalik6616
    @assadabdimalik6616 3 года назад +10

    Masha Allah hargaysa wali ma arag lkn inantago ayan rajaynaya insha Allah mardhow jabuuti

  • @abdirahmanali9163
    @abdirahmanali9163 3 года назад +51

    Waiting until you are going Boorama ❤️ wll Omar

  • @caaliyaofficial7974
    @caaliyaofficial7974 3 года назад

    Masha allh hargeysa waxay noqondoontaa meesha kuso hirtaan dadka caanka e somalidu wxy noqon dontaa casimada dadka caanka😍😍😍😍kuso dhowaada hargeysa

  • @iltirehayehomar4648
    @iltirehayehomar4648 3 года назад +45

    M.a mr Omar congratulation brother definitely we are so happy for your coming at home🌹🌹🌹🌹

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
      Afkeenna soomaaliga ha duugin hana wasaqeynin oo ha ku xaarin

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 года назад +1

    Waa Reer Somaalia. Si xaasidnimo iyo hagrasho ku jirto ayüu magaalada u sawiray. Waa cadawgii
    waa basaasiin. In loo ogolaado in ay viidyoo magaalada ka duubaan maaha.

  • @hamzaanzaari6911
    @hamzaanzaari6911 3 года назад +20

    Macha'allah hrgysa wa meel wngsn dhihi karaa🥰🥰🥰🥰

  • @kashuusevenk7
    @kashuusevenk7 3 года назад +11

    Lil cato , dirisle and lastly ogansho all visited hargesa inever knew the city well before this guys
    Thanks to all we have now known well that its best quality 👌 🙌

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 3 года назад +31

    Masha Allah dal mar ayad noqotay wayadan Sasa lo bahan yahay wllky hore u soco Hargeiysa 2015 igu Danbaysay wana u xiisay inasha Allah mar un ano naba kuso noqon Dona

  • @maxamedismaciil2847
    @maxamedismaciil2847 3 года назад +1

    M.a UST wxn jogaa muqdisho wali iima suuro galin inaan tago gobolada Somalia
    Aad ayaan kaaga mahad celinaa sida quruxda bdn ee aad noogu soo gudbineeso barnaamihyadaan waxaana jeclhy inaad noo soo gudbin doonto dhamaan gobolada ama magaalooyinka Somalia gorawe waan bartay hargeysa waan bartay sido kale gobolada dhiman sidaas ayaan rajeynaa I.a

  • @oumelkhair5766
    @oumelkhair5766 3 года назад +7

    Masha Allah tabarakallah ku soo dhawoow hargaysa wallkay qaliyoow 🥰😍

  • @MOHAMEDIBRAHIM-lw5zl
    @MOHAMEDIBRAHIM-lw5zl 3 года назад +3

    Mnzha allH Omar Inshaar Welcomto Hargeisa Somalilnd

  • @maqanalas6419
    @maqanalas6419 3 года назад +19

    ماشاءالله أخي ربنا يحفظكم.
    لكن أنت تمر أو تزور بالمدن الشهيرة فقط.

  • @abdulkariimfaarah550
    @abdulkariimfaarah550 3 года назад +2

    Maashaa allaah
    Shaqo wacan baad qabatay
    Hore u soco
    Cumar Inshaar

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 3 года назад +19

    Waaaar walaaal omer waaaxay camerada aaad sidataaa waaa mid liitadata magaaladii waxaaad ka dhigtay tuuulo boodhleh
    Caasimada xaqeedii maaad siin

    • @somalitravel99
      @somalitravel99 3 года назад +2

      Haa wlhi waxa lomooda inuu tecno kuduubey muuqalka

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 года назад +2

      Editting Weeyi Isaga Ugu Talo Galay Cawlaanka Yaree Saaran

    • @qalinlemawliit7916
      @qalinlemawliit7916 3 года назад +1

      Waa runtaa

    • @AbdiazizAlibare
      @AbdiazizAlibare 3 года назад

      @@lamajofficial2446 waan u jeedaa lkn magaaaladii wuu la degay runtii waa wax laga xishoodo

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 года назад

      @@AbdiazizAlibare Haa Inamuu Wanaajin😅 Nio Qays Qaysar Baa la Joogee Ma Garanayo Wuxu Wax Ugu Sheegi Wayay

  • @self-motivationmohamedahme7100
    @self-motivationmohamedahme7100 3 года назад +3

    Soodhawow walaal cumar inshaar ,
    Ku soodhawow hargaysa somaliland ❤️

  • @mohaahmed2154
    @mohaahmed2154 3 года назад +22

    Hargeisa Allow Nabada Usiyaadi 💯🙏

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 3 года назад +4

    Halkii laygu dhalay iyo magaalada hargaysa iyo halkii aan ku ababaay. 😍🥰

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 года назад +40

    Wcz ustaad cumar aaad baan ugu faraxsanahy
    Inaa noo soo gudbiso muuqaalkaan
    Reer hargeysa guuleesta abid
    From jalalaqsi hiiraan ❣💝💞💗

    • @hoodiyoayaanleey5223
      @hoodiyoayaanleey5223 3 года назад +2

      Jalalaqsi my dream inaan tago from hargaysa ilaahay amarkii magaaladas Waan jeclaa ilaa yaraantaydii juquraafi ayan ku bartay deegeenkeeda cajiibka ah ilaahay ayan ka rajaynayaa inaan tago 🥰🥰 salaan dhamaan reer jalalaqsi 🥰

    • @hakiim2323
      @hakiim2323 3 года назад

      @@hoodiyoayaanleey5223
      Insha allh waad imaaneysaa mar uun

    • @hakiim2323
      @hakiim2323 3 года назад

      @@hoodiyoayaanleey5223 waan kaa qaday salaanta quruxda badan

  • @saynabxashi2083
    @saynabxashi2083 3 года назад +5

    First of All Welcome with open heart and arms To the city of hargeisa Bro omer inshar 😍😍Also Thanks for good information u recorded in our City 🤗😘 I HopE u come Back again Ensha allH ✌

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 3 года назад +28

    Mansha allah my home🏡💚🤍❤️ Mahdsanid wllo qli👍

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 года назад +5

    Waaheen waa bakaaro oo kale miyaa saxmada ka muuqataan arkaa sorry idam ka rabi inaad soo kabataan baan rabi idin waydiin abaarahan iyo sicirbararka suuqiyoo gubtey ku darsamey waa xanuun🥺yaa rabi 😌🤲muuqaal kan iyo gubashada ka qurxoon mar kale waaheen inaad nooga soo gudbiso baan rajeyn cumar inshaar🥰👍😍♥️

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 года назад +15

    Sooo dhawooooow wll Omar inshaaar Qalbi furan gacmo furan

  • @muunaabdi6213
    @muunaabdi6213 3 года назад +5

    Maxaa meelo badan oo aan maray soo duubtay I miss you hargeisa ♥️💯

  • @abdilazizabdilahi2068
    @abdilazizabdilahi2068 3 года назад +8

    Cumar inshaar waan kugu soo dhawynaynaa magalaada hargeisa🖐😊🥰

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 года назад +1

    Hargeysa wlhi dadka ku nool wa gob iyo nasab, waxaan xasuusta 2017 ayan hargeysa visit kubad ku imanay aniga iyo kooxdeyda waxana imanah magalada borama islamarkaana sida ay dadku noogu mujiyeen jaceylka manan filanayn hoyga fanka iyo suganta❤iyo ilbaxnimada, awlaadul casima salaan gobeed sxbyal❤👉🤩

    • @asmacarte3706
      @asmacarte3706 3 года назад

      Adi reer comment inad tahan fila Dds mad uga timaday kubad😅

    • @ZuHaYP_t0mLY
      @ZuHaYP_t0mLY 3 года назад

      @@asmacarte3706 yaad igu qaldaysa Hn🤔

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 года назад +17

    WELCOME BALADKA RAAXADA IYO RIYADAH RUMEYSA HARGYSA

  • @mukhtarabiib812
    @mukhtarabiib812 3 года назад +1

    Seexo ayaan lahaa markan arkay waan daawaday l love hargaysa soomaliland

  • @mohanke447
    @mohanke447 3 года назад +18

    mnzha allh wllky omar inzhaar wellcome to home
    meshan marti kama tihid waa wdankagii hooyo hargysana soo dhafo xgan togdheer soo gaadh 𝐆𝐨𝐨𝐝 𝐋𝐮𝐜𝐤 𝐁𝐫𝐨 🟢⚪🔴❤️

  • @IkhlasMohammed-mg7ud
    @IkhlasMohammed-mg7ud 2 месяца назад +1

    Mashaallah casimada somalilnad Magaalo laydh macaan qurxoon Dagan dad wanagsan ku noolyihiin❤️😻