Riwayadda magaceda iyo muqeda iyo parti 1 iyo 2 ba lo kena sawirkan afweyne xasus xun an ilowney ha na so xasuusn dhul wan ka taga lakiin dad kama tegayo wa xasus xun lakiin lan gab maxay ugu farxan iyo lalush kuwii qadan jirey
Riwaayadan waxey dib noo xashusineysaa yaraanti hhhh lakin DoqonkN soo dhigey siyaad bare oo moodaya in ay Somali odhan keckeyd afweyen damn hadu adeerka ahaa oo uu idinka wax idin tarey anaga waxan u aragnaa nin hog ku ridey somalida kalebka ehlu naar ka ah
Brings back a lot of fond memories 😢
Fadlan ayado hamwstiran meel iigus heega
Oday cabdule legend waye owkuku alaha u naxaristo
@Abdirahman barre, Manaan ogeyn inuu Odey Abdullah dhiintay, Allah ha uu naxaristo jannati fardowsana Allah ha ka waraabiyo,waxuu ahaa jilaa ah caan ah oo fican looga yaqaan goobaabinta dhamman dadka ku hadla afka somaliga, in kasto aanaan waligay arag isaago nool
Plz ruwayadaan oo dhamestiran meel iigu sheega
Hongoolka galmudug waayo waayo 1989 mushaakilkii jaceeylka intii dhimatay Allaaha u naxariisto
Waayo waayo
Hhhhhhhhah.Waa Riwaayaddii Mashaakilka Jaceylka.
Intee dhimatay alaha u naxriisto waa maalmahayga wacnaa oo dugsi sare 00 xamar lahaa iyo asxaabtayda waqti tagay sooma laqbtabo maata reer baadiye iyo atoore qabiil xukumaan
Waa kiprkii peerta karfan saarey jaceylka
Part 2 keen pleace
Mashaakilkii jaceylka miyaa riwaayadani...xasuus WALLHY
Mashaakii
Xasusta waayaha fanka
Aduunyo ilahow wadankeena Nabad nooga dhig.
1989 waa xusuus
xasuus waxaan dhageysan jiray 1997
Aniga maba dhalan
Ee hada ka towbad keen adeer
Maalayacniga daawashadooda iska jooji oo cilmiga iyo khyrka xooga saar waa iga talo adeeer mcn
Intad nafttisa mareynlaheyda tada mareysay 😁😁😁
🤣🤣 she was hungry
Part 2 Ken pleace
Somalia Hanoolaato
part 2 aaway eebow
Wadanku wadan ahaa
Riwayadda magaceda iyo muqeda iyo parti 1 iyo 2 ba lo kena sawirkan afweyne xasus xun an ilowney ha na so xasuusn dhul wan ka taga lakiin dad kama tegayo wa xasus xun lakiin lan gab maxay ugu farxan iyo lalush kuwii qadan jirey
islaantu waa amoore weeyn --- igaarka yaa aroosihaa? ......
Aamanuunka? Af somaligii hore!
Saldhigyada inta kuxiran yaakormeero iyago inbadan kuxiran gurigodana cunada looga qado dadbadan saxiixyo logaqado warqado danbiga usaxixan bananka ujogan carurtoda gudahasaldhiga sidiiaskari loguhayo lonagudibin baris yakormera saldhigyada dadmaqan dadki guryahoda dagan berahodana adin xooloqolow qaarkood oday qorikabaqay dibad gosha utahay ciyalkis yurub utahay xamar habar iyo ciyalked
Janadii firdowso allaw gee iyo guud ahaan islaamka gadaashoodna allaw hana fitneyn
Riwaayadan waxey dib noo xashusineysaa yaraanti hhhh lakin DoqonkN soo dhigey siyaad bare oo moodaya in ay Somali odhan keckeyd afweyen damn hadu adeerka ahaa oo uu idinka wax idin tarey anaga waxan u aragnaa nin hog ku ridey somalida kalebka ehlu naar ka ah
Duli Alle ku bad
Maxa halkan siyad keenay
Waa Wax lala yaabo
Cabdullahaan cabdullaha nool maaha saan filayo waa cabdulle Raage taraawiil, 2 cabdulle ayaa jirtay
Waaka nool oo dhalin yar
Wasax sxb tarawiil
Cabdule raage maahan ee odey cabdulahan hada nool
Odyaygii doofaarkaayoo afka waynaabaa meeshaan soo taagayee .
Waa lagu wasaa. U dhimo cuqdada ku haysa.
Waayo waayo
Waayo waayo