DEG DEG Ciidamada Somaalida O Dib uga Soobaxay Saldhigyadii maanta Canfarta Laga Saaray iyo Sababta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 29

  • @UbahhassenAhmed
    @UbahhassenAhmed 2 месяца назад +7

    Mash Alh inder guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv 2 месяца назад

    🎉🎉🎉 guulisata waligin soomaliye toolky ❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 месяца назад

    Inshaaallahu waad guuleysanaysaan .

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 2 месяца назад

    Safari iyo Oromo Allaha jabiyo.

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 2 месяца назад +2

    Canfarta Af somaliga taqaano ayaaa commentyada qoreya 😂😂.

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 2 месяца назад +7

    Warya runta nooso gudbi oo inta faanka Nagadaa markay inaga guulaystan sheeg marka Aaynu guilaysano nooso gudbi

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 2 месяца назад +1

    Waxaa ceeb noqon doonta in dawlada Ethiopia dhahdo kabaxa meesha Iyo in garbo ciise candhufa la qaban waayo waayo Wali magaalooyinkii Iyaga Ayaa haysta

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 месяца назад

    Haday ka yaada
    Soo dhulkii soomalid
    Maaha war yaan
    Loo tidhi canfar candho
    Qaawan

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 2 месяца назад

    Alx guuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 anaga hadeer waa duco mar dhownah garabkiina ayaan ka dhex dagaalameenaa insha ALLAH

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 месяца назад +2

    Maxay dib uuga soo bexeen ciidamada somalidu waa inay ku sii waddaan dagaalka

  • @user-yp1qg8ed5z
    @user-yp1qg8ed5z Месяц назад

    Ok2

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад +2

    Guul iyo gobanimo

  • @khayrechannel
    @khayrechannel 2 месяца назад +1

    Anfac warka ninkan halodayo

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 2 месяца назад +2

    Xoori? oo miyaa laso riixay somalida 😂

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 2 месяца назад +1

    Somalida hadaysanba qabsan cundhufo, cadheyto ,garbaciise mahan in guul been ah sheegtaan

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 2 месяца назад +1

    Guul Guul soomaali Galbeed
    Iyo maamul DDS
    CABDUNUUR ninkaan ma Tababarna Mise Afarta soomaaliga ayaa ku Adag
    Marka Qoraalka marka Hore iska Aqri ku dheh Qoraalka iska jilci Horaanba

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 месяца назад +1

    haddiiba diblooga soo baxay guusha aad sheegayso maxay tahay

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад +1

    see uga soobaxaan war waxani waa ruwaayad hadaa waayo dhul ragkudhinteen sidee looga soobaxaa xayawaaniintu maxaay ahaayeen

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 месяца назад +1

    Dhulkaad dhagax madowgu waa Dhul Colthanka Iyo colompite ka Iyo Coper,ka. Alla maxaa Aduunkii Xumaadey oo interest noqdey Waar Macdan Iyo Resource baa Hakala riixanayaa 2 qoloba waa la isticmaalayaal, Aqoon,laaney ba,Maskaxda Laga abaaroobey,
    There is Signe of Stone Industriel, plve me or Not, Dadka wax Soo Duubayaa maaha Professionnel,

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 месяца назад

    Somali guushu waa LA saaxiib. Dhulkoodii ayaa Anfar ay taageerayso Itoobia ka qaadaysaa.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 месяца назад +1

    Ciisow hogaanka dagaalka lawareega idinku oo dib hawga soo bixina meeshaad qabsataan. Amarada Mustafe cag-jar iyo general Gafeydhe Addis-Abeba laga soo siinaayo ha dhageysanina dad iyo dal baa idinka maqan

  • @FarahHassan-fm1pw
    @FarahHassan-fm1pw 2 месяца назад

    Bien😂😂😂😂

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад +1

    Sabab siide loga sobixi makarto dagalba

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 2 месяца назад +1

    Please, runta no so sheeg. Ciise waa geesi- Ogadeen waa fuli.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 месяца назад

      Xanuun ogaden Aya Ku haya ogaden Hadu dilay yahay ciisaha Aya laga waraysan in ogaden fulay yahay

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 месяца назад

    Toolow maxa
    Looga soobaxay
    Waa kaaryo ciida
    War yaan Laga hadhi
    Ku daafad kidaafadu
    DHA shay wayo
    Hadii itoobiya loo
    Tidhi way kibrayaa
    Ee hala lunoqdo

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 месяца назад

    Maxaa kahalay
    Itoobiya waa in lahubaa
    Lilohood canfar waa
    I lajabiyaa waydana
    Yaan looyudhin maxay
    Xoolaha halkaa dhigay