Riyaad Night & oo Cod Cajiiba Lagu Soo Bandhigay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 93

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 7 месяцев назад +10

    Salaan gobeed asxaabta qaali ah dal gobeed ❤❤❤❤ qurux ku waara qurbu waa waayo badan yahay. ❤❤❤waan baradii somaliland ❤❤ baradii dhog dheer❤❤❤somaliland guul ku waara ❤❤❤

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 7 месяцев назад +12

    Faadumo riyaad inta qof la tagero in kabadan ku tagera wllhi wlsHe🎉😮😊

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 7 месяцев назад +4

    Axsan Ustaad samiiir ❤❤❤iyo deqsan,cadceed iyo teysiir ❤❤guuleysta ❤❤❤hoooyga fanka iyo dhaqanka❤❤❤

  • @kifuuzhmohha6358
    @kifuuzhmohha6358 7 месяцев назад +6

    Cadceed and samriye are very talented mansha allah❤

  • @barwakorazhed1576
    @barwakorazhed1576 7 месяцев назад +10

    Fadumoyy dhalinyaradan so celi mar kale❤

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 7 месяцев назад +7

    Dhalintan heesaha bilaa muusiga ah qaada inkastoo ay hadda kudareen ba kabankii hadana dhalin yaradan team kan wali nin cad ceed la cod ah maan arag .
    Codkiisu Waa Unique ninkaas 100%

    • @Supr93
      @Supr93 5 месяцев назад

      I am 🎉 needs to be go on your last to reset the island new one ☝️ it's so annoying

  • @mohamedadal465
    @mohamedadal465 7 месяцев назад +2

    Keep going one day you guys will reach your goals

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 7 месяцев назад +6

    Yaaa salaam War raggaan mar kle soo celi waaba loo bogoye

  • @Estareex
    @Estareex 6 месяцев назад +2

    Yaasalam waa ku haystaa Samiir❤🎉😂😮

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 7 месяцев назад +3

    Taysiir marka laga reebo inta kale hibo saafi ahna weeyan taysiir hees kasta wuu jiid jiidaana fanku waa fahanka laxanka ,teembada iyo muusiga oo si farshaxanimo leh lagu qaadaana se taysiir siduu is leeyahayna u macaanee uunbuu heesaha ku ciyaarana .

  • @katiac8085
    @katiac8085 4 месяца назад

    Salaan qaali ah Tayasiir, cad ceed,wiilka kale iyo hablaha si quruxsan bad no maweelisaan walahy talanted baa tihiin barnaamijtiina music la aanta waa 100% dhan kasta Alle ha ina daysto

  • @moustaphask8014
    @moustaphask8014 7 месяцев назад +3

    Aniga laftarky coodba igu dhex baqtiyey marka bos iradiya

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 7 месяцев назад +2

    Wleeeee kuwanaaaaaaa wan idin wataaaaa salaan sare ❤❤❤❤❤

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 месяцев назад +1

    wow waar wxani wu cod dhaafy wllhi m.a tabarakallah❤

  • @sayidjunior17
    @sayidjunior17 7 месяцев назад +2

    Waalla yaabaye faadumo mar kale

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu 7 месяцев назад +2

    Waxan ahay dadka kubaŕtay 2024 maxad iledahy❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 7 месяцев назад +1

      Xagee kumaqnayd baadiye naad joogtay iyo meel bilaa internet ah 😂

  • @ahmedabdilaahi7256
    @ahmedabdilaahi7256 7 месяцев назад +2

    Firts wllshy faadumo riyaad❤❤❤

  • @Hadiish99
    @Hadiish99 7 месяцев назад +2

    Logada qalbiga🎤🥰💯

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 7 месяцев назад +2

    Adeerayal hadaa saas heeso u jeceshiin ordaaya fanka gala at least marka leef leef ba ku helaysan lakin hadeer bilaash ba isku xiijineysaan oo Energyga isaga dhameeneesan

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 7 месяцев назад +1

    woow heeso wa dhaafeen kuwani

  • @Barkhadlemakiin
    @Barkhadlemakiin 3 месяца назад +1

    🎉❤🎉 waxan cod waa dhaafay!!!!

  • @warmahiafarah7998
    @warmahiafarah7998 7 месяцев назад +1

    Loogadiiba way malabeeeyeen. Waa assalkiiiii

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 7 месяцев назад

    Mashallah waa dadkii Fanka tolow Ma reer Haregeysa?

  • @AyaancabdilaahiMuxumed-x9s
    @AyaancabdilaahiMuxumed-x9s 7 месяцев назад +1

    Wawumashall ❤❤❤ keepgowin walaldaye

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 7 месяцев назад +1

    Cumar dhuulah qarnigan weeeweeee

  • @abdisalanmoha4174
    @abdisalanmoha4174 7 месяцев назад +2

    Ish calaa cod❤❤❤❤

  • @Farxiyo623
    @Farxiyo623 6 месяцев назад +1

    Masha allah 😍❤❤

  • @JamaWarsame-v7z
    @JamaWarsame-v7z 7 месяцев назад +1

    Faadumo riyaad hore udoco

  • @ahmedpahzane4784
    @ahmedpahzane4784 6 месяцев назад +1

    Eesh calah barmaamij ❤😊

  • @mohamedabdukadir3631
    @mohamedabdukadir3631 7 месяцев назад +2

    Dadki layga beerow🟢⚪️🔴

  • @MindFuel364
    @MindFuel364 6 месяцев назад +1

    Waaaw❤

  • @HadiyaMaxamad-el2nv
    @HadiyaMaxamad-el2nv 5 месяцев назад

    Fananinta qaranka wan inisalamay

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 7 месяцев назад

    Fadumo keep going Wlzheiyyyy ❤

  • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
    @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo 7 месяцев назад +2

    Wax kaleh wlhi 👏👏👏💯

  • @QadarAlihusein-hy4bq
    @QadarAlihusein-hy4bq 3 месяца назад

    Axsan sowt yurub geenyo maladhihi karaa

  • @meymaabubakar6782
    @meymaabubakar6782 7 месяцев назад +1

    Yaa waduud🎸🎧

  • @KAYREIGHROBLOX2024
    @KAYREIGHROBLOX2024 6 месяцев назад +4

    Idoor caqli hess eheen malaha😂😂😂😂

    • @idirisibraahin6207
      @idirisibraahin6207 5 месяцев назад +1

      Qof gaajoonayaa ma heeso😂😂😂

    • @KAYREIGHROBLOX2024
      @KAYREIGHROBLOX2024 5 месяцев назад

      @@idirisibraahin6207 idoor iska hessa akhira na cadaab ayaa idhii dhameyso

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 6 месяцев назад +1

    Oh their voices😊

  • @hodanmuxipoh1964
    @hodanmuxipoh1964 6 месяцев назад

    Samriye codbu hayaa waleee yaa iska dhagaysta uun yarkaas😅

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac 7 месяцев назад +1

    Faadumo barnaamijka noogu noqo 😔😔

  • @najmaabdilahi-hn6qg
    @najmaabdilahi-hn6qg 7 месяцев назад +2

    Yasalam codkooda ❤️‍🩹🫡

  • @Amiirka-o9k
    @Amiirka-o9k 4 месяца назад

    Riyad io adceed codkinu waa halasi

  • @BilanAbdillahi-y8q
    @BilanAbdillahi-y8q 28 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedOsmanAden
    @MohamedOsmanAden 7 месяцев назад +1

    ahlan wa salaam

  • @FadumoYasin-cb1oj
    @FadumoYasin-cb1oj 3 месяца назад +1

    Ovvv❤

  • @QasimNour-u9c
    @QasimNour-u9c 7 месяцев назад

    War yartan cod iyo quruxba weyku dhacday ee mxa carka caanka uxoganayan lkn dadkas magacoda wey ku dhexdhumayan ee mgacina cadika sheegta

  • @SaleebaanMaxamed-o7b
    @SaleebaanMaxamed-o7b Месяц назад

    😊

  • @feis9082
    @feis9082 6 месяцев назад +1

    cfmtka ka fikir haaaaagaaaa cunta iyi cabtaaannn

  • @aqaadirweyrax8641
    @aqaadirweyrax8641 7 месяцев назад +2

    riyaad legemada caasimada kala xidhatay 😂 keep goin sister ❤

  • @caynboahmedali338
    @caynboahmedali338 6 месяцев назад

    😂😂 ma midpaaa kaga baxay tallow waxay inanta oo yaysaaa

  • @axmedxamda6905
    @axmedxamda6905 6 месяцев назад

    M.a ❤

  • @RozaAyan
    @RozaAyan 26 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqcabdilaahi8533
    @cabdirisaaqcabdilaahi8533 7 месяцев назад +1

    Cod iga dheh

  • @mustafexaaji4150
    @mustafexaaji4150 7 месяцев назад

    Heesta Samiir ban rabaa Cida qaada Cudur Weeye Caashaq

  • @MaxamedMadame-l2l
    @MaxamedMadame-l2l Месяц назад

    M.a❤❤❤

  • @ahmedalaahi4732
    @ahmedalaahi4732 7 месяцев назад +1

    Deeqsan mahamed

  • @nimcaanamir
    @nimcaanamir 6 месяцев назад

    Cadced ❤

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan1141 5 месяцев назад

    Axsan yaa fananaaniin

  • @cabdallekhadar1012
    @cabdallekhadar1012 2 месяца назад

    Deeqasa❤

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac 7 месяцев назад

    Inanta wajigeeda 😢😔

  • @hanadosmaanhero6189
    @hanadosmaanhero6189 6 месяцев назад

    Axsan cod wallhi

  • @ayaancabdi8959
    @ayaancabdi8959 7 месяцев назад +4

    Wll inanta maxad ka dhibteen Ana dhame codkuma hayso meesha 😂

    • @FaysaAbdi-jt3vj
      @FaysaAbdi-jt3vj 7 месяцев назад +4

      Codkeedu wuu ficanyahee inyar oo xabeeb buu leeyahay

  • @MaxamedGreen
    @MaxamedGreen 7 месяцев назад

    Samriye

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 7 месяцев назад +1

    First View 🎉🎉

  • @Yuusufjeego-n9z
    @Yuusufjeego-n9z 7 месяцев назад

    M.a wllo barti 22222222

  • @asmafaahiye9064
    @asmafaahiye9064 7 месяцев назад

    Wllo deeqa maahan inantantii

  • @BashiirAhmed-e2w
    @BashiirAhmed-e2w 2 месяца назад

    Halmar Aan u sacbino Kamaniista wlhi waa wax kle

  • @AxmedKhadar-i5g
    @AxmedKhadar-i5g 5 месяцев назад +1

    Heesta yaa qaday nolosha qurbuhu quruxba malahe

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 7 месяцев назад

    Samriye Laga Yaab Cajiib Tumis Kaman Iyo Cod Cajiiba 😊

  • @maxamedciiseibraahin6936
    @maxamedciiseibraahin6936 7 месяцев назад

    Cadceed axyaa sowt

  • @xayaadsiciid8113
    @xayaadsiciid8113 7 месяцев назад

    Inantu may ooyaysa😂

    • @abdiqani50
      @abdiqani50 7 месяцев назад +3

      Dumarka waxba isuma ogolan maqlijiray 😂

  • @QueenSacdusha
    @QueenSacdusha 6 месяцев назад

    lubigana xususaha ilura laacdan ubarera lulmo iyo dhulkaba waa nacaa kama lado maandhe 😩🫀

  • @FaysalMaxamed-p3l
    @FaysalMaxamed-p3l 7 месяцев назад

    AXA heesa😢❤

  • @D.p.films45
    @D.p.films45 7 месяцев назад

    Waad waydeen😂😂😂😂

  • @mohamudahmed1749
    @mohamudahmed1749 7 месяцев назад

    😮

  • @YaasmiinAbdirahman-mo7rn
    @YaasmiinAbdirahman-mo7rn 3 месяца назад

    Ax

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 7 месяцев назад

    ❤🔥🔥

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 7 месяцев назад

    Fadumo keep going Wlzheiyyyy ❤

  • @cabdikariincali-wu1mp
    @cabdikariincali-wu1mp 7 месяцев назад

    Yaa waduud🎧🎸

  • @KhadarYare-kv6ro
    @KhadarYare-kv6ro 3 месяца назад

  • @OssoboHoussein
    @OssoboHoussein 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Nashaad452
    @Nashaad452 7 месяцев назад

    Fadumo keep going Wlzheiyyyy ❤