Sawda Video kaste waan dhamaystaa waxaana iisoo baxday inaan sabar badanahay oon janada ku gali doon fadliga rabbi ha nagu galiyo janadiisee adigana tabintaada maa sha Allah weeye wa afsaxa Allahu lisaanuki
Was abayo Allah haku caafiyo..waxan Rabat inan barto luqada Arabiga waxaan away hooyo guriga kama baxo ilmahayga qof aan oga tagore ma haysto..ila tali mcnto onlineka keeba ugu fican
وعليكم السلام ورحمة وبركاته ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤ xabiibti 2daba waad ku cod mcadahay lkn Kan saliga wax ka ficn malahan abaayo allah ku barakeyo corkage hargabkana allha ka cafiyo ❤❤ احيبك❤❤❤
Masha allaah gabadhan Sowda ah sheekooyin xiisa badan ayaay keentaa si suura ah oo quruxbadana waa usoo tabisaa
Mansh Allaah waa qiso qurux badan sawda gaalkii ma kahuuqay
M.a waa taas rijaal nimada lagu sheegayo Allaw wiilasheena saaska wada dhig ❤allow sowj rijaalana iisoo sa khir🤲🤲
❤❤❤❤❤
Masha Allah tabaarakallah Dr's sowda dar alle ayaan kuu jecelnahay❤❤❤❤❤
❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Mashaaa Allaaaah
Allaah ha ku barakeeyo codkaada waa cod xayi ah waxaadna leedahay faseexad mashaaa Allaaaah murti iyo aqoon badan waa Kaa buuxdaa wllahi waan Kaa faaiideysanay Aniga iyo gabdhaheyga jazaakillahu khayran fiduniyaa walaaqira Allahuma Amiiiin
Codkaagu Waa caadi xbbti ❤, is amazing story ❤
Maasha Allah xabibti Jazaakallahu qeyr, wallahi abayo waxd uegthy gabar dariskeena ah oo Deka (deeqo) ladaho aad ayd iskugu egtihiin 🙏
ASC Sowda runti aad iyo aad baan u dhegtaa Qisaska quruxda badan oo aad soo gudbiso Thanks 🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Dumar dhaan gabadha aan ugu jeclahay dadka qisoyinka kasheekeya dagan qurux sharaf allah hakucafido ilxuna kua aragto amiiiiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Sawda Video kaste waan dhamaystaa waxaana iisoo baxday inaan sabar badanahay oon janada ku gali doon fadliga rabbi ha nagu galiyo janadiisee adigana tabintaada maa sha Allah weeye wa afsaxa Allahu lisaanuki
Masha Allah Sawda Qalib codkaga waa qurux❤
Niin rag ah waye ❤❤❤❤
Masha allah abaayo qaali waa qurux codkaagau shaafto ❤❤❤❤❤
Masha Allah Masha Allah Allah ku xafido mcnto wadmhsnthye wadmhsnthye ilaahye kheer hakusiyo masha Allah wllhi waa wiil wanagsn
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك ويرضاك يا الله اللهم امييييين
😂😂😂
🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Xabeebta ku qurxoon tahay xppti ❤❤😂❤ adiga inaa bil maqnaato is ka dhaafee asbuuc xataaa ma xamili karno ❤❤❤
Mashaa Allah Allaah haku barakeeyo Insha Allah Codkaadha waa Mashaa Allah mahadsanid
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah kaqabto aamiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
Cajiib waye alaah Naga dhigo kuwa balanka oofiya
Shukran abayo m.a wa qiso si qurux badaan kudamaneyso iyo jacel❤❤
Masha.ahlla
Xasan
Raga
Wadhafay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin ragadheh mashalh adayeyicajabisy qisadani
MashaaAllh xabibti wad ku quruxbadanthy xabeebta
Masha Allah axasan qiso walalkey mcn Allah ku caafiyo ❤❤❤
وعليكم السلام و رحمة الله و بركاته ماشاء الله صوتك عادي حبيبتي بالصحة و السلامة
MashA alah.swda.codoka.guwaa.quruxu.ee.hanagabaxsan❤❤❤
Maanshaa Allaah waa qiso cajiiba❤❤
😢 maasha alaah maamo waad mahadsantahay qisooyinkaaga cajiibka ah ilaahay ha ku xafido
M.a codkaada waa iska sidiisii mcneyy ❤
Mansha Allah waa qiso aad u qiimo badan. Sawda Qalib allaha ku caafiyo. Shar dhammaanti allaha kaa xijaabo insha allah.❤❤❤❤❤
Maashaaa allaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah xbbti caafimaad taama ilaahay ha ku siiyo ❤❤❤
Alle Haku cafiyo wllo qli runti waxd noso gudbisa qisoyin dhaxal gala mnshalla ❤❤❤❤
mahadsanid abaayo qaali runti qisoyin cajiib ah ayaa soqadata❤❤
Sowda abaayo waan kutagera abayo iso jawab✨🎀
Masha Allah adi codkaga markasta codkagu adbu u quruxbadanyahay
Masha allah abyo codkaagu waa quruxbadan yahay ❤ alle ha ku dhowree
Machallah qiso layaab ah
Waa ku quruxbadantahy
ماشا الله تبارك الرحمن اختي سوده الله يحفظك ويبارك ويعطيك العافيه ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wooow m.a
Kaas waa رجال القوام❤🎉😍🖐
Shukran xbbti sawdo.
I love you sawda qalib
ما شاء الله بارك الله فيك يا حبيبتي
manshaa allaah wlhi waa nin ragaa waxaa iga gadan balantaa
Mashalh huno qali Alah ku xafiido❤❤
Salalaahu caleehi wasalam❤
Manshallah ♥️
Masha Allah sister Sawda Allah ha ku xafido, cadawgaada ka guulayso insha Allah
Qiso qurux badan jacayl jacayl ❤❤😂😂
Maashaalaah ❤❤❤❤❤❤ ninku fariid sanaa waaxay geesigan ❤❤
Maansha allah xbti qurux baad kutahay❤
M.a waa wiil aad io aad u fiican
Ilahay hakucaafiyo sawad. Intaakacaafimaadasid maad iskadaasid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allah ❤
Xabiibti ilaahay haku caafiyo mar waliba wad hadal qurxontahay❤❤❤❤❤❤🎉kķkkk
Was abayo Allah haku caafiyo..waxan Rabat inan barto luqada Arabiga waxaan away hooyo guriga kama baxo ilmahayga qof aan oga tagore ma haysto..ila tali mcnto onlineka keeba ugu fican
Abayo aniga iyo maamoyin kale meel online ah on kabarana jirta hada 3bilod baan wadna buugi u horeyey baan damayn rabna 4qof o isla socotan nahay iyo kuwo hada kusoo biiray macali aad u fiican o wax bartay baa online noogu dhiga hadad rabtid wad ila soo xiiri karta
@@Naima-43abayo w rabna no so sheeg
@@Naima-43 anaa rabo wllo halkee kaala soo xidhiidhaa
wan rabaye wlshay
Abaayo aniga online kuma baran marka wn kularadinayna insha allah
ماشآءالله حسن رجال👑
Asc qisoyink. Sobade mashaallah edbas ukwnagsantah habebk
Codkaada waa halaasi xbbti allaha kucaafiyo❤❤❤❤❤❤
Allah hagu cafiyo xpptii ❤
Mansha Allah waale ninkas nini nin karagey ayu aaxha..gabadha na goob igadeh sawda. Allah xakucafiyo.
❤❤❤❤❤❤ cajiib sawda qaali I love you xabiibtii
Wa ku qurux badan thy ee hanaga tagin abyo ❤😂😂
Wa ku qurux badan thy hanaga tagin abyo❤😂😂
Masha Allah❤
Cafimad khayr qaba kuu rajana sowda bilaney xappti ❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah Hassan waan Nin Rageed ❤ Fariid ah
Alaha kucafiyo xbbti sawda qaalib codkada walaga darema xanunka hargab xuna jira 😢
Mashallah ninkasta nin manogdo
Ale hakucaafiyo wllo wanadku quruxbadantay xabeebta wllo
وعليكم السلام ورحمة وبركاته ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤ xabiibti 2daba waad ku cod mcadahay lkn Kan saliga wax ka ficn malahan abaayo allah ku barakeyo corkage hargabkana allha ka cafiyo ❤❤ احيبك❤❤❤
Ma sha Allah ❤❤❤❤
Allaah ku xifdiyo walaal ❤
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤❤❤
Wad ku wcan thy Kuma xumiid❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs xabibti gaali ❤❤❤
Masha allh 🎉
Qiso qurux badan waaye walaale❤❤❤❤❤
Nin raga waye wahi❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Wcs wllo qiili
Masha Allah alle haku caafiyo qaali ❤❤❤❤❤❤❤
Asc dhamantin ❤ Drs sowda Waa lagu xisay hargabka Allah haka cafiyo Amiin Amiin xabebtad Ku wadi karta mada Ayad nosaran tahay qisoyink hakala gon ❤ mahadsanid
Hooyo qiimo badan❤ m.a sowdo
Wcs my Queen abaayo sowda cadeey waan kusalaamay inbadan allaha kubarakeeyo
M.Allah wllhi wa nin raged waxa ku cadaynaysa naaagtisi o xalal u ah hadana anu farsaarin❤😢
Mansha Allah qofkkan shalmad rac musan ahay
Waaaw masha Allah allahu akbar allahu akbar
Kkkk waqiso cajib ah
Nin rageed
Buu ahaa
Qurux❤❤😊
❤❤❤❤❤❤may
Xabeebta dhagbad kutahay❤😂
Aadbab umahadsantahey thnks
Sawda waan ku salaamay wllshy qaali❤❤❤❤❤
ASCW SAWDA BILAN ANIGA OOKAMIAH ASXAABTAAD TALADAYDU WAA ALLABARI WAXAANA LEEYAHAY ALOW DUMARKA NOOGADHIG SAWDA OOKALE .WAXAYILATAHAY AMMAN DUCADAA KABADN INAYSANJI GABADHH ADIGA OOKALE AH AAD AYAAN UJEC LAAN LAHHAA IN AAN HELO.ALLAA MAHADLEH
Maanshallah beautiful historic
Sawda maxamuud qaalib jasaa akalaah wllo ala tolaayey maan hayso million subscribe wllhi waan kuu saari lahaa jacayl ka aan kuu qabo dartii ❤❤❤